Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): SOOMAALIDU WAA DADMA , YAA BAREY, QABIILKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Wednesday, November 01, 2000 - 06:59 am
Waxaanu raadinaa oo saansankeenu yahay mandiqada, isla dabacarar qabiiled, ayaa idinku beeran, waa lays hagaa oo doonteenii reer soomali boqalaal naakhuude ayey wadataa, halkeebey sirtu ka qurunsatahay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Wednesday, November 01, 2000 - 10:32 am
Somalidu waa dad african ah, waxaana u maleynaya
in aynu ka soo jeedno Ethoipia, qabiilku waa wax
jira, laakiin waxaa si xun u isticmaalay nimanka
qabqablayaasha ah, waa niman qabiil kasta ka
kooban waa dhiigyacabyo aan wax naxariisa laheyn
waxayna dhiiga shacabka soomaaliyeed ku qubeysana-
yeen ilaa iyo taariikh aad u fog, nimankaas ayaa
ina halaagay welina way wadaan halaagii shacabka,
waxayna caan ku yihiin kuna xeel-dheer yihiin sida
laysugu diro qabiilooyinka ama shacabka somaliyed.