Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Soomaaliyay ka ducaysta Reer Sh. Isxaaq: Haddii kale waxba idiin hagaagi maayaan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad Ilaahay

Wednesday, November 01, 2000 - 04:03 pm
Dadka isaaqa sidii loo dulmay miyaad illowdeen? Sidii loo bililiqaystay xoolahoodiii ma illowdeen? Sidii anshaxumada ahayd ee loola dhaqmay gabdhahoodii miyaad ogeydeen. Waar dad ahlul beyt ah oo nabigii ku abtirsada sidaa miyaa loola dhaqmaa. Wallaahay inaydaan weligiin ka guulaysanayn nin dhiiggii Rasuulku(calayhi salaatu wa salaame)ku jiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaq raac

Wednesday, November 01, 2000 - 04:07 pm
Waxaa la yiri maleeshiyadii dowlada c/salaam uruurisay way is dirireen hubkiina way la yaaceen. Taasaa ka markhaati kici wixii ninkii iga horreeeyay dhahay.

C/Qaasim/Galeyr?dabadhilif ha dhaceen