Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Abbow Sharafta ha iska Qaadin sidii( Shaati Gaduud iyo Cabdulaahi Yusuf)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaaal

Thursday, November 02, 2000 - 06:32 am
saxiibayaal

Maanta waxaa cad iyo shaati guduud iyo c/yusuf ay
ugu liitaan sharaf laawayaal aan ogeyn diin iyo
xeer somaaliba maxay rabaan aan ka aheyn rafaadka
dadkooda )darood iyo digil iyo mirif Ma laba daas
ayaa iib sadey aawe shraftii lagu yiqiin,
maanta waxaa ugu liita aan shraf laheyn beesha
ay ka dhasheen darood shraf laguma ogeyn oo dimbiilahooda ma qabtaan, lama oga moowqifka digil ay ka qabaan shaati guduud kala doorta
shraf iyo xaraan,