Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): KANA SIIB KANA SAAR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LULE

Friday, November 03, 2000 - 09:22 am
Kanaxoo nafta waa. Somaliland waxay gaadhay horumar lataaban karayo. Maxaa yeelay somali qadhmuun isu tagtay oo waa ta halkaa nac nacda haysa. aduunkoo dhan baa layaabay sida wadan(somaliland) yari uu u awooday inuu gaadho horumar ay wadamadii afrikee dawladuhu ka jiraan gaadhi waayeen. Waar maanta waxay socotaba, Daarood dhuusa wayne iyo hawiyooooo tumaal baaba maanta isla meel dhigaya somaliland. Waar wax ma idiin sheegaa, mar hadii aad geedkaa isla gaadhi waydeen, iska fadhiista oo qaxooti kasheegta hargaysa, sababtoo ah anigu waxaan ku noqonayaa Somaliland oo aan ka noqonayaa Immigration officer, ilaahay haduu yidhaahdo maxaan dhali hawiyeeee iyo daarood daba dibi soo xidhan doonaa.