Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Horta Calankan Shanta Gees leh yaa sameeyay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED

Saturday, November 04, 2000 - 01:34 pm
Xageese lagu sameeyay?
Waa maxay ujeedada ka danbaysay?
Yaa hirgaliyaay?
Yaase awalkiiba is hortaagay?
Maxayse u muuqataa maanta?


Gabagabo Somaalay ma iska dhaafnaa mise waan u halgnaa?

Halkeen kaga biloownaa?

Sideebaan isku qancinaa?

Yay dani ugu jirtaa?

Waa Suaalaha taagan ee asaaska somaalinimada.
Jawaab sugan ha loo helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliyad

Saturday, November 04, 2000 - 01:40 pm
Walaal calanka waxa sameyey reer woqooyi.
ujeedado waxa wyaan shanta gobal ee somaliyeed.

d-jibouti, Norht,South, Ogadeen and NFD