Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): 75 Wasiir iyo ku xigenada 36 ka mid ah waa Haiye iyo Daarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Sunday, November 05, 2000 - 10:22 am
Waxa layaab dawladan in qaasim ee carta lagau sameeyay,maan arag wax ka cadaalad daran.
waxa wax lala yaaba ah somaalidu ma hawiye iyo daarood oo kaliyaa, xagay qabteen umadaii kale.

Hadii ay xataa ku guulaysan lahaayeen waxba ma ahaateen ee haiye iyo daarood intooda badani ma raacsana.aad bay dawladan u nasiib darantahay.

Waxa kale oo jira reero kala noqday Kalsoonidii iyaga oo ka cabanaya in aan laga qayb galin maamulka.maxay galbsadeen sowtan lagu widhwidhay meesh.
Tani hoteelka sida ya uga baxdaa way adagtahay.
Guushuna inat cirka dhulku u jiro ayay u jirtaa.

Daacad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mucaarid

Sunday, November 05, 2000 - 10:24 am
Daacad waad ku daacad laadahay ee meesha ka carar yaan lagu gadaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadeeye

Sunday, November 05, 2000 - 09:20 pm
cadeeye; to; daacad walaalkeeyow dadku markuu xaaro muxuu gadaashiisa ka eegaa ka jawaab af janjedha lahayde.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Sunday, November 05, 2000 - 11:04 pm
Cadeeye xaar wayne
maxaad futadaada eegtay adoo muufadii kaa soo dhacayso iyo gooryaankii waawaynaa yaa xaarwayne.