Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): WARAR LAGU KALSOON YAHAY AYAA SHEEGAYA IN HOGAAMIYE KOXEEDYADA SOMALIA IN AY U SHAQEEYAAN WADAMO SHISHEEYE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danqade

Sunday, November 05, 2000 - 04:35 pm
Waa yaab in dad isku sheegaaya Somali gaar ahaan hogaamiyayaal ay u shaqeeyaan wadamo shisheeye si Somaliya ay nabad uga dhicin. Waxaad ku garan kartaa 10 sano dawlad l'aani dalka ka jirtay in ay sidaas raali ku ahaayeen markii wax la dhisayna ay ka horyimaadeen oo weliba ceebtooda la soo tashanaaya wadamo shisheeye wixii ay ka dhihi lahaayeen dawladda cusub waa yaabe ila arka markii la yiraahdana Ithiopia ama kenya maxaad ka qabanaysaan ay ku jawaabaan caafimaad baan u joognaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Sunday, November 05, 2000 - 04:45 pm
DANQADE LOL!!!! WARUNTAA WALAAL EE AAN KATASHANO TUUGTA.