Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Yay Soomaaliya ka dagi la'dahay? Maxaase Soomaaliya hortaagan? Nagu xaawiya fikradaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Monday, November 06, 2000 - 02:12 am
Waxaan dhamaantiin idinka codsanaynaa inaad nagu xaawisaan cidda ay soomaaliya wax ka qabsan la'dahay.Maxaa se hortaagan.

Sida:
- ma qabiilbaa hortaagan
- ma calooshiis u shaqaystaa hortaagan
- ma shisheeyaa hortaagan
- ma cadaab allaah baa qabsatay dambila galay dartii
iyo waxa aad u aragtaan inay Soomaaliya ka socon kari la´dahay.

Arday Soomaaliyeed oo arintaas wax ka qoraysa ayaa u baahan.
mahadsanidin.