Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Habar/joonis waxay ka soo jeedaa samaroonkii hore.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudane

Monday, November 06, 2000 - 01:43 pm
Waxaan ka soo xigtey ruug cadayo tariikh fog oo
nasabiyadaha si qota dheer ugu dhex jirey bari horeqoomiyadaha ku nool gobaladda waqooyi waxay ii xaqiijiyeen in ay habaryoonis hayb iyo dhiigba ka
soo jeedo siciid samaroonkii hore muddo fog,taasi oo sameysay tadawiro fara baddan oo ku timid xaga juquraafiyadda iyo isku milamka qabiiladaa waqooyiga oo ay ku ab-tirsaddeen isaaq hadaba fadlan cidii habar yoonis ah ama makadoor siciid ah waxana ay ka soo gaadheen taariikhaha nasabiyada ila soo xirriir