Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): QURBAHA KUWEENA JOOGAA QABIIL KU SHAQEEYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waryaa

Monday, November 06, 2000 - 10:29 pm
waxaa in la la yaabo aheny in soomaalida qurbaha joogtaa ay kala daadsan yahiin oo qabiilnimo
ay isku aqoonsadaan dhamaantood.waa nasiib daro in ay dibadaha wada joogaan kuwa la gu soo kaxeeya
adeeroow.waxaaba taas ka sii daran kuwa qabiilka ku qarinaayo kitaabka ilaahay.soomaali waa wax laga ordo hadii ay kugu qabsato qurbaha.