    KEYSE | Tuesday, November 07, 2000 - 02:37 pm As we all know Abdulahi Yusuf is very sick and old. I was wondering what's gonna happen when this man finally dies? Are they gonna wisk his son from the USA as Aidid family did? |
    Politician | Tuesday, November 07, 2000 - 03:04 pm Abdulahi haduu dhinto si sharaf leh ayey Puntland uga soo mid noqonaysaa dowlada cusub ee Soomaaliya. |
    gar-yaqaan | Wednesday, November 08, 2000 - 12:52 am salamu caleykum waxaan u maleynaya in aya ka qeyba qadaan donaan daka yar yar ee ku nool dalalkan westeranka kuwaaso aya u surto gelin donto in aya tix racan waxay abayashood ku soo bayiyeen taaso ah qabiil iyo qurunimo hadaba si kastaba ha ahaate waxaan is |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 02:07 am ISAGA OO NOOL!! miyaan laga hadli karin gobolada W/Bari Somalia? haa bay ila tahay oo go,aan D/weyne ayuu cuskanayey maamulka P/land D/weynaha ayaana maanta iska leh inay aayahooda siyaasadeed ka tashadaan ee hadduu nin qudha Somali u talin karo Gen.Maxamed Siyaad ayaan ka dhaceen, maxaad ka filaysaan ama u filaysaan kaligii taliye taag daran oo meelo kamid ah J.Somalia ka amar ku taagleynaya(dhowr degmo) sida S/land,P/land RRA iwm. waxay ila tahay ani dadka yaa wahsanaya ee hus bay dhihi karaan, wayn iman doontaa la ahaanshahaygii. ha soo korto wax yar dawlada cusubi, ha dhaqaaqo barnaamijkeedu, ha la shaqaaleyso D/weynaha dacdaradu dishay shuruud la,aan iyagoon la oran xageed ka timid iyo yaad taageersantahay,waagaa ku baryi doona Dictators-ka taagta daran. |
    real Keyse | Wednesday, November 08, 2000 - 03:59 am Haduu dhinto waa wax xaq ah oo qof walba sugaya bedelkiisuna wuxuu uyaala reer puntland laakiin ilaah waxaan ka rajaynayaa inuu u cimri dheereeyo wolow. |
    Wiil-Qardhood | Wednesday, November 08, 2000 - 04:19 am to:kuligiin Cabdullaahi dadbaa u doortay jagada uu hayo iyagayna u taalaa cidday ku badalanayaan(marka lagaaro wakhtiga doorashada ama haddii tii ALLE u timaado.Puntland waa dawlad goboleed 2sano jirta isla markaana cadawgeedu aad u badan yahay kuwaa soo isugu jira kuwo u dhashay Puntland oo danaystayaal ah, meeshii jago iyo lacag loogu sheego ayay calanka u qaadayaan sida: X.ABSHIR, INA GALAYDH IYO KING KONG . Waxaa kale oo jira kuwo daaroodnimo uga soo hor jeeda iyo ku MAANGAAB ah oo CUMAR FAARUUQ kaliya CAABUDA oo wuxuu u sheego maaheen aan waxkale la marsiin karin isagoo ka dhaadhiciyay in Puntland tahay dowlad gaalo ah sidaas darteed ayayna uga soo hor jeedaan Puntland. Marka sidaas darteed Puntland waxay ubaahantahay hogaamiye aad u adadag oo hor istaagi kara dadkaas aan soo sheegay. Sida ilmo 2jir ahi ugu baahan yahay waalid aad ugu roon oo ka ilaaliya dhibka iyo rafaadka ayaa dadkeenu ugu baahanyahay hagaamiye aad u ad-adag. |
    Real Keyse | Wednesday, November 08, 2000 - 06:08 am Salaan kadib: Wiil qardhood waad mahadsantahay laakiin hadaladaada dood ayaan ka iri. Marka kowaad aniguba wiil qardhood ayaan ahay laakiin maan jecli arimaha Puntland inaan meesha ku faaqido ninka furayna waa intuu rabay. Anigu Puntland kama soo horjeedo bal waan u dhashay waana jeclahay nabadeeda horumarkeeda. Laakiin ma ahi qof caabud qofkaan arko maamulkiisu inuu wnaagsan yahayna waan waan raacayaa qofkaan arko inuu keli talinimo,iyo musuqmaasuq isku darsadona waan tuuraya mana doonayo. Wiil qardhoodoow ragaan aad ku sheegtay lacagta meeshay ku ogyihiin inay dabagalaan cadaalad maaha waxaani waa siyaasad nin aad maanta difaacayso ayaad arki isagoo caato&caydiid daba socda! waa wax wasakhaysan marka ragaa tolkaa ah waxba meeshaan haku rifin waaba hadaad tahay nin reer Puntland ahe. Mida kale Puntland waxaan u dhisanay inaan ku gaarno dawlad soomaaliyeed ee umaanan dhisan in nin naga mida soomaali ku adoonsado. Adiga talo ayaan kusiin siyaasadi waa wax wasakhaysane ha deg-degin. Walaalkaa Keyse |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 09:06 am Marka doorashada la gaaro ku lahaa! Mar hore ayaa la dhaafay waqtigii C/laahi yuusuf ee farsamo ayuu meesha hada ku joogaa iyo dadkii la tartami jirewy oo arimo kale ku mashquulsan. |
    A. Hussein | Wednesday, November 08, 2000 - 06:53 pm Ma waxaa la waayey wax kale oo lagu hadlo? Ma haatan baad keenteen inaad saadaalisaan waqtiga la dhimanaayo? Wax kasta aad tihiin amah aad ula jeedaan waxaan idiin dhihin midaan: 1- Arrinta Puntland ummadda u dhalatay bee u taala. 2- Waxaan filaaya hadii uu xag Ilaahey u timaado Abdullahi Yusuf waxaan rajeyneynaa iney reer Puntland doortaan rag asaga oo kale geesi ah, caloolshaqeestana aheen, marnaba isu dhiibeen "Mooryaanta" sida King Kong, Galeyr, Hassan Abshir iyo kuwa ay isku maskaxda yahiin! Ayaga ayaa mindhaa ka dhaadhiciya A. Salaad (Aabahooda cusub) iney reer Puntland dawladiisa lagu soo dhisay Djibouti ay tageersan yahiin. Asaga iyo ina Caydiid maxey is dhaamaan? Asagoo magac dawladnimo xambaarsaan ba uu doonaaya waxii lacag soo gaarta inuu afka gashto inta soo hartanah ku dhisto ciidan Polis, Militari, NSS, Asluubta, qaaliyaasha, baayacmushtariga oo u dashay reerkiisa iyo kuwa waligood lagu yaqaaney dabadhilifnimada. Waxaa is weydiis leh aaway lacagtii amah hubki soo gaartay mar horray? Maxuu wax uga qaban waayey qolada tuugada isku sheegeysa bayacmushtariin oo Xamar lacagta fara badan soo gelisay haduu la laheen? Yaa awood u siiyay inu ciidan reerkiisa ah uu ku sameesto magaca dawlad somaalinimeed awgeed asgoo qofnah la tashan? Maxaa kale ayaad ka fileesan ninkaan oo ahaa ardaygii S. Barre labaatan sano. Beenta aad isu sheegeysaan iska daaya afkana ha ku taaginah dad lugahooda isku taagay, iskuna kalsoon maamulnah sameystay sida Puntland. Waxaad ka heshiin dawladda A. Salaat waxba ha inaga siinina! Waad mahadsantahiin. |
    qalaafe | Wednesday, November 08, 2000 - 07:50 pm A. Huseen, maxamed abshir iyo dowladan waxbay ka dhiseen laakin af guduud soo kii Caydiid aaday oo raiisul wasaare ka tuugay maaha? waaa laga duubay markii loo sheegay dowladu waa dowlad hawiye raiisul wasaarana abgaal ayaa lasiinayaa ee wasiir ku xugeen ayaa lagu siinayaa. Mudane caydiid halka qof oo laga hayo waa C/yusuf waana la hayaa cajalka uu ku tuugtamayo. C/Yusuf waa ninka Caydiid jago u doontay kadibna Cisman Caato iyo ina Caydiid oo xulufadoodu Kismayo waxay ku hayaan la ogyahay ku casumay Garoowe. Inaa Af guduud wax tareyso aa u maleysaa laakin adigaa sheekadu meeshay u socotay kasoo leexiyey ee hakaa saarto. |
    garoowe | Wednesday, November 08, 2000 - 09:16 pm horta waxa iswaydiinleh ninka dooda furay yuu u dhashay ileen inta ka jawaabtay garanayoo kuli waa rag dalkaa u dhashay oo dantooda iska waraysanayee waxa ayaan daro ah inagoo dad walaala ah isku dagaana sharaf iyo cisna kala mudan inaan internet iska canbaarayno halkaan dood cilmiyeed iyo wixii dhulkeena u dan ah ka wada xaajoon lahayn hadii wiilyari inoo furay dood macno daro ah oo geeri ku saabsan inaan inagu halakan isku aflagaadayno waxaa jawaabtu ahayd inaan niraahno wiilka dooda furayoo c/laahi yuusuf hortiisna soomaali sharaf baanu ku lahayn gadaashiisna waa ku yeelanaynaa haduu dhintana imisaan halyeey xabaalnay ma isagaa ugu horeeyey nin geeriyooda xasan iyo kingkong waa laba nin oo majeerteen ah rayigoodaana geeyey meeshay maanta joogaan inkastoo aynu badideen diidanahay hadaba inagoo aan walaaleheen canbaarayn aynu oraahdeena dhiibano |
    Anonymous | Thursday, November 09, 2000 - 12:01 am Qabiilkeyga sheegi maayo oo rayigeyga ayaad meelikale u fasiri, laakiin waxaan is weydiin cadaalada qabiilku inta ay la,egtahay maxaa yeeley waxaan is weydiiyaa Xasan Abshir iyo Ina Yuusuf koodee Majeerteen wax u qabtay ama waxqabadkoodu muxuu ku kala duwanyahay? Ina Yuusuf Majeerteen iyo Soomaali 12sano oocolaad ah ayuu galiyey waxaana ku dhimatay 8000 wiil oo Majeerteen ah iyo tobaankun oo Soomaali ah,waxaa ku burburey dhqaalhii MAJEERTEEN IYO MIDNIMADOODII,soomaalina wuu inagu direy Cadawna wuu na garb joojiyey!!! Xasan Abshira wuxuu ka soo saaray dhalinyaradii ku baaba,day dagaalka sokeeye ee SSDF ayuu Xamar iyo Magaalooyinkii Soomaaliya ku soo xareeyey,Faadiidana u dambeysay kana maydheen oo dhisyeen mustaqbaklkoodii iyagooncidna eed ka galeynin,W/Barina waxa loo dhisay jidad dekado iyo horumarino kale haddaba Majeerteenow ama reer P/land ha is garabdhigaan waxqabadka iyo waxtarka dhankee jiraa.Hadeerna waan rumaysnahay guusha iyo sharafta harti ama majeerteen Soomaali ku dhexleeyehay in rag uu Xasan Abshir ugu horeeyo Soo hayiyeen,waxbaan diley læaguma faanee waxbaan dhisay baa lagu faanaa!!!" maanta maamul goboleed cid inaguma haystee Qaranimada ma cid baan ku haysanaa inagu? in Qaran dhismo dheefmooyee ma dhibaa inooku jira? maxaa P/land ka dhigay goobta ay ku shiraan dhiigyo cabka Soomliya oo dhan iyo gumaada yaasha shacbiga Soomaaliyeed? ma innakaa xarun u noqon qabqableyaasha iyo gacan ku dhiigleyaasha? |
    Wiil-qardhood | Thursday, November 09, 2000 - 01:35 am Walaal Real Keyse sida aan ogsoonnahay hagaamiye kooxeedka Ina Salad BOY ma ogola jiritaanka Puntland, waxana uu ugu yeeraa gobolada Woqooyiga Bari isagoo inaka xasdaya magaca aan isubixinay ee ah Puntland, xumayn iyo bahdilna waxaa ugu xun marka magacaaga la inkiro. Hogaamiyekooxeedkaas oo iska dhaaf Dawladnimo uu noo ogolaadee aanba magaceena noogu yeerin ayay KING KONG iyo Xassan Abshir uyihiin wakiilo waaweyn -"waziiro"-, dhibka weyn oo qof dadkiis ugeysankaro mabajiro(KK iyo XA waxba noolama harin). C/laahi Yussuf marna ma uusan gadan Puntland isagoo ku helilahaa qiimo kabadan midka lagu siiyay KING KONG iyo XASSAN ABSHIR -"waziiro". Marka walaal Keyse haddii aan qof waxa uu sameeyo aan sheego ma aha in aan aflagaadeeyay. Nin reer Qardho ah oo Puntland iibsanaya waxaa iiga fiican mid Buuhoodle kayimid oo ay adagtahay in laìibsado. Waayo walaal marrabo Caruurtaydu in ay la kulanto wixii dhib ahaa oo anigu aan la kulmay oo ah marna Daaroodnimo, marna majeerteenimo in naloo colaadiyo iyadoo marna naloo adeegsanayay CIIDANKII XOOG DALKA SOOMAALIYEED marna Qabiilooyinkale . Walaal Keyse waa lagamamaarmaan in sanadaha hore aan leenahay hogaamiye aad iyo aad u ad-addag. Haddii aad rabto in aad ogaato sababtana Akhri taariikhaha ummadaha kale, diimaha iyo midda ururada waaweyn. |
    wiil calisaleebaan | Thursday, November 09, 2000 - 02:15 am gobolada waqooyi bari waxay la horumari ladahay dikteetarkaas ee intey goori goor tahet aan qabano oo waqooyi bari aan barwaaqo sooran kadhigno hadii kale ogaada waxaan dhaxalnaa waa sida hawiye ku dhacdey oo kale ama xataa daarood dhexdiisa puntiland state waxaa uu rabaa midnimo waxa dadkaas kala dilayana waan kasoo horjeedaa horumar baan larabaa iyo iney soomali kadhexmuuqdaan waxaan lee yahey waxaan arkaaa gobolka waxaad moodaa inuu si u dacdareysan yahey sababtuna musuqmaasuq iyo dibnogoys marka waqooyi bari haisraacdo aamin iscandinaviankii labaad puntiland waa xero daarood ku hirin karo mustaqbalka majeerteenya hamidowdo aamiin |
    BADBADI PLAND | Thursday, November 09, 2000 - 02:31 am puntiland waxaa moodaa iney nafta kasii socoto ee aqyaarta ama dadka udhasheyoow hala badbaadiyo intey goori goor tahey . taasi waa iga talo ee horu mar iyo barwaaqo iyo midnimo haloogu midnimadii iyo is aaminkii waa gabaabsi waxaana kajira coruption xun iyo waliba misleading aniga dibada ayaan kaga noolahey mana caawin karo marka sory qore badbadi pLAND |
    Wiil-qardhood | Thursday, November 09, 2000 - 03:06 am to: qofka "mareexaan" 1969 Ayaad bilawdeen xasuuqa, dilka iyo dhaca dadka rayidka ah ee majeerteenka idinkoo watta soomaali oo dhan(CIIDANKA QALABKA SIDA EE "SOOMAALIYEED" sidii uu dilkii iyo dhicii u socday ayaa 1977 Afweyne soomaalidii dagaal galiyay isagoo ula jeedadiisu ahayd in majeerteenka oo markaas ku saraakiisha ciidamada la baabíyo si dabadhilifyadiisa uu u geeyo booskooda. 1978 ayaa dhawr sargaal isku dayeen in ay ka hortagaan caddaaladaradii jirtay iyogoo isku dayay inqilaab kaasoo dhicisoobay. Intaan SSDF laáasaasin waxay dhalinyarada mareexaanku (kuwa Mudug)ugaarsan jireen rayidka majeerteenka ee daga Gaalkacyo, Garawe iyo nawaaxigooda iyagoo tuute qaba oo aan waxba kacabsanayn ,laakiin markii SSDF la´aasaasay natiijadii waxay noqotay in mareexaankii joogay Gaalkacyo aysan ku dhicin in ay dibada u baxaan habeenkii iyagoo aan hubaysnayn waxaana yaraaday kufsigii, boobkii iyo dilkii ay wadeen CIIDAMADII XOOGA DALKA SOOMAALIYEED sababtoo ah dadkii hub ayuu hellay oo ka helay SSDF.Sidaas darteed kacdoonkii SSDF oo C/laahi Yussuf hogaaminayay waxa uu soo celiyay sharaftii majeerteenka, Iyadoo Xassan Abshir uu XIL idiinhayay wakhtigaas . Marka qofyohow "mareexaan", Xassan Abshir inaad amaanto wax la layaabo ma aha. |
    REER-MAHAD | Thursday, November 09, 2000 - 06:36 am keyse KUGUMA HABOONA IN AAD NIN DHIMASHADIISA ILLAAH U BARISID, WAANA ARIN AAD U FOOLXUN, SOOMALINIMADA AAD U DOODAYSID XAGGEE TAALA, SOO TII DHIMATAY MA AHA EE WAAYO HORE LA DUUGAY, SOMALINIMO WAXAAN TAAGEERAYA NIN WALBA MARKUU GURIGIISA KU LAABTO OO QORIGA MEELAHA QAARKOOD LAGU HAYSTO DHAMAATO. HA II ARKIN NIN C/LAHI YUUSUF TAAGERSAN ILLAAHA MACBUUDKA AH AYAAN KU DHAARTAY MAALINTII C/LAHI YUSUF LA DOORATAY WAAN KA XUMMAADAY, WAANSE KU FARXI LAHAA HADDII LA DOORAN LAHAA NIN AAN MAXMUUD SULAYBAN AHAYN, WAAYO WAXAAN AAD U JECLAHAY MIDDOWGA MAJRTEN, CID ISKU HAYSATA MA JIRTO IN C/LAHI XUN YAHAY OO XUKUN JECEL YAHAY OO WAXKASTA XUKUN DHAAFSADA. KISMAYO WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD ARAGTAY WARAAQAHA LAGA SOO DIRO KISMAYO, IN GABDHA MJ MAALIN WALBA LA FARA XUMEEYO, WAARIDKOOD LAGARAACO, HADDII AAD MOODAYSID IN SOOMALINIMO SOO LAABATAY, MAY WAX KAQABTAAN NINKA MADAXWENAHA LOO MAGACAABAY IYO NIMANKA WASIIRADA U NOQDAY, MADEXWEYNAHA INA ADERKIIS AYAA WALAASHA KISMAAYO ISGA HAYSTA, ILLAA IYO HADDA WAX KA HADLAY MA JIRAAN, CIIDAN AYAYBA U DIREEN MORGAN KA HORISTAAGA WAXAANSE U MALAYNAYAA INAA TAHAY DADKA HASHA IL WAX KU ARKA. |
    Anonymous | Thursday, November 09, 2000 - 08:57 am Walaalayaal dhammaan reer Punland,Yeynaan isku m-ashquulin hadduu Cabdulahi dhinto yaa bedelaya.Ja-waabtuna waa sahal,Waana kay reer Puntland u door-taan hogaanka.Ninka ku fekeraya Cabdullahi ka dib Puntland way kala jabaysaa,Maya arintu saas ma ah-a waayo haddaad ogaan lahayd halganka reer Puntla- nd u soo mareen in ay ismaamulaan uma aad fekerte- en sidaas.Anigu nin reer Puntland ah kuna dhashay Xamar ayaan ahay,Qurbaha ayaan ku noolahay markaan noqdana Gobolka asalkaygu yahay ee PUNTLAND ayaan Alle idinka degayaa waayo waaridkay iyo kumanaank- ii la midka ahaa qaladkay galeen,Ma rabo mid la mid ah in aan galo.Dawlad kasta oo Puntland ka ji- ha ahaato tan hadda iyo kuwa imaan doonaba daacad baan uahay waayo horaa loo yiri:Miro gunti ku jira kuwa geed saaran looma daadsho.Ilaah waxaan ka ra-jaynayaa in Punland horumarkeeda hore usii wataan, Barwaaqo,Nabadgelyo iyo midnimo ku waaraan,Aamiin. |
    bari | Saturday, November 11, 2000 - 01:32 am walaahi aqyaarta p land waa iney fikradeena gaarsiinaa oo ah iney midoobaan odey cabdulaahi lala hadlaa hadii kale majeerteen asagaa hubka iu qaanaya ogaada |
    Anonymous | Saturday, November 11, 2000 - 07:13 am I dont know if the guy who started this topic is a Puntlander,but never the less let me give my opinion. Iam a puntlander by blood and nature.I love puntland more than Somalia.Because it is the only place in this world of today i can feel at home,though iam not there yet.It is the only place i can feel safe.The only place i can build my house and a future for my children. I was born in Mogadishu.I have never seen any other part of somalia,including puntland,except Kismayo and it surounding...when i was fleeing from the savages of Mogadishu. I can not safely go back to mogadishu.I can not re-claim my beautiful family home,which is unlawfully occupied , by those who took it forcefully....Even if the so called government take over Somalia. Here Iam in a distance land.Stranded.confused and living as a foreigner.With no hope of ever living decent life except working from 9 to 5pm. So what other choise do i have except loving Puntland and making it my dream home.And making sure that it really stands on.. it's feet.. and prosper,so that at least there is a hope and a future for me and my children. This is an ordeal which every Puntlander shares with me. So where do we go from here.The choises are limited.We dont have enough room to maneuver.Neither do we dont have time to relax.It is now or never.So let Us do something about our future ,which is Puntland or be doomed forever. The question is "WHAT CAN WE DO". Well we have two choises....We can either be weak,confused cowards ,the way others label us...Or we can be real men.Men with strength,intelegence and a vission for the future.Men who can smell doom and danger from a million mile.Me who recognise that, their very existance, is at stake...Men who knows that, when Puntland fails, that, it is the end for it's people...And men who knows, that... when that happens...they will never ever go back home...the same way they can never go back to Mogadishu. "I can not help not to respect the men of Somaliland.Because they laid down the foundation for their land and people.No matter what happens they will always be in the upper hands and safe from catastrophy". WELL! let's see the scenerio! We have Abullahi yusef as our leader today.He might not be the brightest leader in Puntland.He might not be fair and just.But at least we have a leader.A fact which is very important in the existance of any nation or clan.A leader who kept away the savages from occupying Bossaso,Garowe and Galkacyo....And you all know that we would not be talking to each others today... if the enemy occupied those cities.And the only reason that is keeping them away, is... so far, Abulahi yussuf. Iam not a narrow minded.And iam not gonna wish him dead. For those of you who dream about somalia forget it.Somalia will never be the way it was.And majerteen would never be majerteen in Arta government or anything similar....Majerteen would only be an underdog.Nothing better than a MIDGAN. I hope that never happens.And i hope that you will all come to realize how important Puntland is for Us. MIND YOU....Iam only talking to those who have higher level of understanding.I have no desire to waste my time with the norrow minded...because a norrow minded brother, is no defference from the Enemy....A weak "narrow minded brother" would intead sell you to the enemy. FINALLY! to all the puntlanders.Please let us not destoy puntland,ONLY BECAUSE, we LOVE or HATE Abullahi yousuf....Let us not destroy the only hope we have... in the process of destoying Abulahi yusuf. We destoyed Somalia because of "Siad barre"....And we all know the outcome. WABILLAHI TOWFIQ. |
    Runlow | Saturday, November 11, 2000 - 07:25 am Asalaama Calaykum. Wiil Qardhood waxaad ka hadashay waa wax dhaqaajiyey shacuurtayda puntlandnimo. waxaad ka hadashay wax loo baahan yahay in qof kasta oo Puntland ah uu ku haysto calooshiisa. wiil reer mahad waxaad u hadashay si maangaabnimo ah, Cabdullahi Yusuf wuxuu maanta ka istaahilaa reer Puntland in la siiyo free ticket uu ku tago alxaramayn oo uu soo xajiyo ilaa wax hadiyad la isku siiyo wax ka fiican ah majiro. war markii Qaahiro la rabay in nalaku qusho yaa diidey, war carta waxa loo aasaasay waxay ahayd iririisim kaliya lana baabiiyo dawladnimada iyo sharafta Puntland yaa yiri no. oo wixii Geele iyo C/qaasim abaabuleen cagta ku dhuftay. waryaa ka dhigay nabadgalyo iyo amaan Puntland. waryaa yiri ha la toogto qofkii qof dila. maanta dadka ku farxaya dhimashada C/llahi yusuf qof kastoo dhimashadu waa sugaysaa kuli nafsu daaiqatilmawt. markaan England wacayna waxay ii sheegeen in uu caafimaadkiisu aad u fiican yahay shirar badana ku jiro sidii loo majaxaabin lahaa mooryaanta C/qaasim ee Xamar isku bahaysatay. C/llahi cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo maamulka PL adaan mar labaad kuu dooranaynaa, haddii waqtigaagii ku yimaadanna, waxaa nool rag la mid ah sida wiil Qardhood oo daadihin doona Puntlan. Wa bilaahi tawfiiq |
    a deep lover of puntland | Saturday, November 11, 2000 - 09:24 am it really pains me when iremember what king kon and the two abshirs did, some people say its poletics, but ifeel theyrealy did so bad and its horrible. |
    Anonymous | Saturday, November 11, 2000 - 10:00 am Reer Puntland yeynaan la mid noqon sida ninkii b- oqolka maalmood soomay ee baqtiga ku afuray.Beena yeynaan isu sheegin,Marka aynu ka doodayno arimaha DALKEENA PUNTLAND.Horta aynu is xasuusino heerark- ii kala duwanaa aynu soo marnay,Ilaa iyo aynu ka soo bilowno asaaskii SYL ee gobanimadoonkii Xoriy- adda Somali weyn.Waqtigaas Aabbayaasheen iyo Hooy- ooyinkeen qayb aad u saraysa ayey ka qaateen,Jam- huuriyadii Somliyeed ee ugu horeeysayna madaxdii hogaanka u qabatay ayey ka mid noqdeen.Siyaasiyii- ntii waqtigaa magaceena wadatay,Iska daa Gobolade- ena wax ay uqabtaane waxa ay u bixiyeen:Regione g- aari waa,Taas oy ula jeedeen Dhul aad u fog oon f- aa,iido lahayn.Taasi qalad ayey ahayd,waxaase mid- aa nooga sii darnayd markii afgenbigu dhacay ee Siyad iyo Kooxdiisu talada la wareegeen waxaynu n- oqonay kuwii ay dusha usaareen denbi aysan lahayn Somali oo idilna laga dhaadhiciyey in aanu nahay kuwii kudulnoolaa oo dhiigooda cabi jiray.Halkaas- na waxaa ka bilowday in dhinac kasta oo awooda Qa- ranka loo adeegsado baabi,inta ummadeena,waxayna noo baxsheen Kacaan diidka.Ilaa si doqon ma garata loogu xasuuqay dagaalki 77 ee Ethiopia lala galay. Markii laga soo noqdayna intii ka badbaaday waa tii Hargaysa lagu toogtay,Intii intaas kasii hart- ay waxay isku dayeen inay ka dhiidhiyaan xukunkana ka ridaan Afwayne,waase suura geli wayday.Waxaana noo bilaabatay waqtigii madoobaa ee taariikhdeena. Waxaana bilaabatay in nala dilo,Dumarkeena la kuf- sado,Xoolaheena la xalaaleysto,Dhulkeena iyo hoyg- eenaba ka qaxno.Taasna waxa ay keentay meelkasta oynu joogno in aynu ku midownay.Wiilal iyo Gabdho naga mida ahna,Ayba gaareen in ay hubka u qaataan naftoodana u huraan kuwa badan oo ka mida siday noo badbaadin lahaayeen.Taasina waxay ugu danbays- tii dhalisay dhib kasta oon soo marnayba in mira wanaagsan dhalisay ugu danbeystii.Kuwii isugu baa-qay baabi,inteenana ay maanta aad u tabaryihiin. Waa Ilaah mahadi maanta oynu gacanta kuhayno tala- da iyo aaya katalinta DALKEENA PUNTLAND. Reer PUNTLAND ogaada fursadaan dahabiga oynu maa- nta haysano hadaynu dayacno in aynaan marlabaad sugin,Carruurteena kuwa kuwa ku sii xiga uun eeda annaga na saari doonaan,Waayo waxaynu noqonaynaa kuwa u horseeday wixii soo gaara.Waana khalad aad u foolxun in aynu isu dhiibno kuwa noo miciya lis- anaya ee Xamar Dawlad ku sheegta ka dhistay. Reer Puntland iga raali ahaada hadaan magacayga halkan ku soo qorin.Waayo marka danta PUNTLAND xaalka marayso,Waxaan doorbiday in aan dhinac lay- gu tuhmin,Waayo kuwa raacsan madaxdeena iyo kuwa ka soo horjeedaba waa jiraan Dimuqraadiyada ayeyna ka mid tahay,Laakiin marka danteena guud taaganta- hay waa in aynu mid ka noqonaa,Taas oo ah jacayl aan u hayno dhulkeena PUNTLAND,Wixii baabi,intiisa ka shaqaynayana si mideysan uga hortagno.Mahadsan- idin. |
    WIIL DHULBAHANTE | Saturday, November 11, 2000 - 06:59 pm WAXAA SALAAN MUDAN DHAMAAN INTA WAX GARADKA AH EE KAHDASHAY BOGGAN. INTAA KADIB WAXAA HABOON INAAN KA QAYB QAADANO DHISKA DAWLADDA CUSUB EE U DHALATAY SOMALIA AFAR ARIMOOD AWGOOD. 1) WAXAA XAQIIQ NOQOTAY IN SOMALI DAAROOD KA MAQAN YAHAY DAWLAD DHISI KARAI WAYDI. SIDAAD OGTIHIIN MA JIRTO CID INTAY ISU TIMAADO SAYNKARTA WAX DAWLAD U EG IYADOON DAAROOD TAAGEERAYN. WAA MARKHAATI MADOONTO OO WAYNU ARAGNAY. 2) WAXAA CADDAATAY IN DAAROOD YAHAY WADANIYIIN AAN RABIN BURBURKA DALKA EE MAR WALBA RAADINAYA MIDNIMADA UMMADDA SOMALIYEED TAASNA AYNU KU SAXANAHAY. MAADAAMA DALKU DAWLAD U BAAHAN YAHAY CID KALENA AANAY U MAQNAYN AAN TAAGEERO DAWLADDA. 3) HADAYNU NAHAY DAAROOD WAXAA INA MIDAYN KARA OO KELIYA DAWLAD SOMALIYEED SABABTOO AH WAXAA KAALA JOOGNAA AFARTA DACAL EE GEESKA AFRIKA. SOMALIDA KALE SIDA HAWIYE IYO ISAAQ WAA ISKU DEEGAAN LAAKIIN DAAROOD WAA KALA FIRIRSAN YAHAY. MARKAA AAN DAAROOD MIDAYNO INAGOO KA BILAABAYNA MIDAYNTA SOMALIA. OGOWNA HADDII AYNAAN INAGU BILAABIN CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA. 4) DALKA RAG BAA U TALIN JIRAY RAGNA WAA LOO TALIN JIRAY MALAGA YAABAA INAYNU INAGU SHAQADEENII LUMINAY OO AYNU SI WACAN U TALIN WAYNAY. WAR MA JIRO CID INAGAGA HABOON DULQAADASHO EE AAN DULQAADANO OO DALKA DHISNO SIDAYNU PUNTLAND UDHISNAY. WAXAAN AAD UGU FARXAA MARKAAN MAQLO NABADA KA JIRTA PUNTLAND IYO SIDA SOMALIA AY TAHAY. CREDITKA WAXAAN SIIYAA ODAYAASHA IYO WAX GARADKA GEYIGAA. WAXAANA KU TALINAYAA HADDII QARAN YIMAADO IYO HADDII KALEBA IN PUNTLAND AY AHAATO GOBOL JIRA OO AAN LAKALA QOQOBIN MAR DANBE. SIDAAN LA SOCDO BEESHA AAN KA DHASHAY AAD AYAY U TAAGEERSAN YIHIIN JIRITAANKA PUNTLAND DAWLADI HA JIRTO AMA YAANAY JIRINE. SIDAASI BALAN HA INOO AHAATO NABAD GELYO |
    QARDHO. | Sunday, November 12, 2000 - 09:48 am waxaa marag ma doonto ah in puntland sii liiqayso,haddii aan dib u eegno wax yaabihii ugu roonaa ee uu cabdullaahi ku soo kordhiyey punt-land waxaa ka mid ah in uu badda xaalufiyey,in uu ogolaaday in cimicals waste-lagu qubo isagoo loogu sheego kaluumaysi..in uu marti qaado-dadka ugu laciifsan soomaalida,iyo kuwii sida cawaann nimoda ahayd inoo laayey,iyo kuwo badan oo halkan lagu soo koobi-karin.waxaan kaliya oo aan ku taageersanahay in majeerteen loo sameeyo dhul cusub oo beeralay ah sida habar-gidirtuba janada ugu jirto....waa in aannu eelayda gobol ku dsheeg u samayno ka dibna dhulka la`wareegno..taas ayaa inoo ah horu mar..ee boorka iyo habaskan inaga keena...aynu ku daysanno ragga. |
    Real Keyse | Monday, November 13, 2000 - 01:04 am Salaan kadib Anigu ma qabo inta badan raga bogan furay inay yihiin reer puntland Sida qofka isticmaalay magacaygi "keyse" ama wiil qardhood. Anigu waxaan leeyehey C/laahi dadkiisa ayaa doortay maantana iayaga ayay u taala hadii uu siiwato iyo hadii kale wax u udhimaayo majirto nabadeey |
    abdi | Tuesday, November 14, 2000 - 04:13 am alow guuli kuu dhoweydaa m j yow marka aan dadaalno horumar sameeno odeygaan jirana lahalno asagaa sii socdo oo jiran aqyaarta ogaada dhaxalka waa si fiican loo dhowraa p land waa dhaxalkeena odeyaashii aanu kadhaxalney waa aabayaasheen marka aanu si fiican u dhowrano aanuna dhisno dadkeena dibada joogaa dalka hadhiseen kadibna aanu dad aqoon yahan ah uqabano oodoorano oo xukuma saasaan ku horumari karnaa ayaan qabaa kuligiin fikradaha aad soo jeediseen aad iyo aad ayey uwanaagsan yihiin |
    warfaa | Tuesday, November 14, 2000 - 07:27 am Xasan abshir iyo kin kong, malabadaa nin kaliyaa ugujira puntland dowlada kumeelgaadhka ah. meeyey wasiirka horimarinta reer miyiga iyo somali prime minister. ma waxaad moodey meesha in majeerteen kaliya leeyihiin. Too differen mentality from harti people. |
    R T S for life | Tuesday, November 14, 2000 - 02:25 pm Abdillahi Yusuf waa nin old ah hadii uu dhinto aakhiro wax ugama horeeyan oo waa nin madhar ah oo dhiig islam qaba marka wuu ogyahay mesha uu galayo |
    Anonymous | Tuesday, November 14, 2000 - 04:35 pm Waxaan aad iyo aad uuga xumahay dadka wali daba socda A/yusuf oo aaminsan, runta waxay tahay inta uu noolyahay nin ka qaadi kara xukunka ma jirro wuuna ku dhimaan, Puntilandinna horumar gaarimayso. |
    BEEN-MASHEEGE | Thursday, November 16, 2000 - 01:49 am WARNIMAN YAHAW ILLAAH KA BAQA, YAA DILAY MADAXWEYNE ABDIRASHIID, ISKA DAAYA WIXII KA DANBEYAY, YAA GACANTIISA KU DILAY SOO WIIL WIILASHEENA KA MID MA AHAYN, HADDANA MAXAA DOONAYSAAN, INAA XABAASHAN GEESIGA KALIYA EE HADDA JOOGA ISAGOO NOOL. INKAARTA NA HAYSATAA WAA ARINTAAS AWGED, ISKA DHAAFA WAXYAABAHA AAN LOO BAAHNEYN EE AAD SOO QORAYSAAN. |
    cawil banderqasim | Thursday, November 16, 2000 - 02:07 am been ma sheege.. waar maxaad run sheegtay. Ina yusuf ayaa ka dambeeya doorkii majeerteen. war Majeerteen xishooda ma cid dhaamaad haysaan cabdillaahi yusuf. badanaaba waxay ka garaacaan xadhigga qabiilka. |
    faarah | Thursday, November 16, 2000 - 12:59 pm cabdilaahi yusuf should play the roll of warlods like others in moqdisho. Puntland need their worlds. As soon as the somali civil war is totaly over heshould find another job. that is not all it is also time him to recognize the assosination of abdirahman aydiid dhadhable. we did not forget him!!!!!!!!! |
    Badhan | Thursday, November 16, 2000 - 04:08 pm He is only 66 years old, and I am sure many of you will die before him. He is here to stay to safe his people from the animals in the south. Look where we are, and compare where we where before. We have ten thousand strong army forces that scares even our friends let alone the monkys in the south. We will leave the dead union, and we will declare our full independency next year. Puntland, the land of African brains. I just got back from there, and I could not believe my eyes. Give us just 5 more years, and the possipiltie are end less. |
    AHMED HASSAN | Wednesday, November 22, 2000 - 12:02 am HISTORY WILL JUDGE US BY THE ACTIONS WE TAKE IN A CRITICAL SITUATION. AS A MEMBER OF THE DAROD CLAN(DHOLBAHANTE)I FUND AN INSURRANCE IN PUNTLAND AFTER THE LOST AND PERSECUTIONS WE SUFFERED IN SIAD BARRE AFTERMATCHS. IN PUNTLAND I FUND A REGIONAL GOVERNEMENT ABLE TO SAVEGARDE MY INTEREST&DIGNITY FROM BROTHERS AT THE SAME TIME ENEMIES OF NORTH&SOUTH.OVERALL IN SOMALIA WE SE THOSE GROUPEMENTS AND I SAY THX GOD FOR THE CREATION OF PUNTLAND.EVEN TODAY,WHERE I LIVE IN DANMARK I STRONGLY DEFEND IT.AS TO CABDI AND AFTER HE DEATH WE WILL FIND DEDICATED AND PROPER REPLACEMENT FOR HIM(INSHA ALLAH).KEEP THE SPIRIT UP DEAR PUNTLANDERS WE HAVE FUND OUR DESTINY THERE. |
    culusow | Wednesday, November 22, 2000 - 06:37 am War wuxuu ku dhanyahay P/land shacab haboon waa joogaa, laakiin hogaamiyayaal ma leh waa aragtidayda. |
    Habar Majeerteen | Thursday, November 23, 2000 - 04:01 am to: culusow Puntland shacab haboon iyo dawlad wanaagsanba waa joogtaa. Sideedaba waxaa jira in shacabkasta uu helo dawladda uu kasbado. Haddii taasi ay been tahay Gabdhaha reer Puntland imlo culusow iyo yalaxow iyo Dhagaxow layiraahdo ayay caloosha ku wadan lahaayeen(wacalo Hawiye ah) |
    SomaliSista | Thursday, November 23, 2000 - 03:46 pm Asalam Alakom; I was browsing through somali net when this disscussion room caught my attention. I unfortuntly can not read nor speak somali even though its my native toungue. I was born and raised in Caarbta (Arab country), and only speek arabic and english. I'm starting to get interested in somali politics because when I grow up I want my children to know their roots and a country to call their own. All I know about my country is that My family is originaly from Lass Caanood(Las Anod)which is which part of the puntland..I guess what I'm trying to get at is would someone please post what going on in somalia (mainly Puntland) in English so Other people that are in the same position as I am can follow along and be informed with somali politics. Thank you |
    Saeed S. | Wednesday, November 29, 2000 - 07:50 pm Lets call a spade a spade. Abdullahi Yusuuf is the only honest , strong leader who could safeguard Puntland. Imagine if Mohamed Abshir had won the election two years back. He would have sold us to the first bidder. How about KinG Kong and Hassan Abshir. They seem to be confused. King Kong sold himself to Siyad Barre and tried to usurp the chair of the real king ( his brother) in 1986. He could not succeed ! Now he is leaking boots again in Mogadishu. When he wants to piss two " moryans " have to escort him to the toilet. As to Hassan Abshir, He envies Abdullahi Yusuf to the extent that his jelousy was transformed into hate. He cant differenciate his hate for an individual and his obligations towards Puntland. What a pity ! We have peace and unity in Puntland , a few charlatans are trying to destroy us by fermenting hatred and divisions among the people of Puntland. King Kong and Hassan Abshir di not join Abdiqasim's junta to build a nation , but are there for personnal gains at the expense of their people. |
    LIBAAX | Monday, January 29, 2001 - 11:51 pm wiilqardhood waawacal cimaan maxamuud sheegta. wiilqardhood wacal cismaan maxamuud sheeta |