Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: WWW oo is- casilay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Tuesday, November 07, 2000 - 03:15 pm
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta , oo magaciisa la yiraahdo Zakariye ayaa is-casilaad qoraal ah sameeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Wednesday, November 08, 2000 - 05:07 am
Jabuuti baan ku arkoo awalba ma'ahayn in Wasiir laga dhigo wuxuu ila ekaa qof yar degdegsan isuna haysta waxuusan aheyn.

Ninkii Mj iyo ragii raga ahaa oo soo taagan baa ducuflahan beenawaaska ah la magacaabey.Midhaa wuxuu ku jiraa Cv urusi cali mahdina waatuu berigii usoo sheqeeyaye.