    Muqdisho | Tuesday, November 07, 2000 - 09:59 pm Waa Gacan ku dhiiglayaal loo haysto dilkii Halyeeyga soomaaliyeed ee sharafta iyo aqoonta badnaa ee GENERAL.YUSUF TALLAN CALI. Ha dhintaan labaduba, haddii kale dawlad kama dhismi doonto Muqdisho. |
    kakane hawiye | Wednesday, November 08, 2000 - 02:40 am waraa waa ku sidee maalin walba waxaa dhinta geesiyaal sida shimen bers iyo mabuto sesoseko iyo ay iisho c/li yusuf tiibishoole cigaal aalkuliisye mar dhow ey dhimanayaan galaal waa kugu racay ha dhinto ciyoon lakiin madaxweynaha cabaar ha noolaaddo ma lasocotaa meeqa wasiir wasiir-kuxigeen aas jareer iyo gibil-cad siiyay hanoolaado hanoolaado. Adi dhimo bye |
    AnonY | Wednesday, November 08, 2000 - 03:17 am Ey Iisho aa i soo xasuusisay , haa haa ahaaaaaaa ilaaheey ha u naxariisto qofkii kasaayaa kasaayo... To kakane, jareerteena iyo gibil-cadkeena wasiiryaal aan helnay --Madaxweynaheena kor allaha ka dhigo. Cambuurana , waxaa loo dhiibooyaa maamulaha warshada Qamradda ee Jowhar....haaaaaaaaaaahaa |
    MUQDISHO | Wednesday, November 08, 2000 - 05:33 am HA DHINTAAN GACAN KU DHIIG LAYAASHU HA DHINTAAN DHAGAR QABAYAASHU HA DHINTAAN DHUUNI QAATAYAASHU HA DHINTO C/QAASIM HA DHINTO CIGAAL HA DHINTO GALAAL HA DHINTO CAATO HA DHINTO CAYDIID HA DHINTO C/LAAHI YUUSUF HA DHINTO SHAATI GUDUUD HA DHINTO MOORGAN H DHINTO GAANI HA DHINTAAN GACAN KU DHIIGLAYAASHU |
    AnonY | Wednesday, November 08, 2000 - 01:21 pm Ragga saas uma calaacalo ee ninyahoow waa jirantahay is-mana ogid ee dhakhtarka u tak, si dhaqso leh. |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 09:57 pm hawiye iyo daarood iyo isaaq ha dhacaan Soomaalida kale ha waarto |
    Anonymous | Thursday, November 09, 2000 - 03:15 am AAAAAAMMMMIIIN way na dhibeen alleha rido oo wax khayrqaba ha noogu badalo. |
    Abdi-salah | Thursday, November 09, 2000 - 12:48 pm dadka oo dhammi way dhimanayaa, idinkuna waad dhimanaysaan iyaguna wey dhimanayaan. |
    Mujaahid | Friday, November 10, 2000 - 11:19 am GAALOOY JAB NINKII LA JIROOW JAB GAALOOY JAB NINKII LA JIROOW JAB GAALOOY JAB NINKII LA JIROOW JAB GAALOOY JAB NINKII LA JIROOW JAB GAALOOY JAB NINKII LA JIROOOOOOOW JAB |
    Anonymous | Wednesday, November 15, 2000 - 05:38 am waxaan kusuaalayaa adigu ma malagii nafta qaadayaad tahay waadiga ha dhintaan ku haayee 10 sano dowlad la aan ayaad eheyd maanta dowlad ayaan helnay intaad taageeri lahayd oo aad ilaahey mahad u celin lahayd meesha waxaa latimid ha dhinteen orod xamar aad oo gacantaada kusoo dil ileyn calaacal dumarkaa lagu yaqiine nacas yahow naftaada runta u sheeg meel ragii oo idil tagay ileyn nacas wuu jilba weynaaye |