Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: MA NABAD BAAN U BAA HANAHAY MASE CADDAALAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Guled

Wednesday, November 08, 2000 - 02:25 am
Haddaan Somali nahay 1979 ayaan bilawnay inaan NABAD ka dhex raadino Somaliya gudaheeda waa laga waayay meel ey gashay waa la arki waayay 1990 waxaan niri dibadda aan ka raadino ilaa Kenya Itopiya caalamkoo dhan ilaa hadda waan raadineynaa, marka waxan la yaabanahay nabadda xagey jirtaa, mase nabad nagama maqnee waxaan naloo diray wax aan heysano oy meel ku ogyihiin oy meel ku qariyeen ileen waa NABADE ayey na dhaheen raadiya way dhuntaye, SUBXAANA LAAH laakiin nalooma dirin wixii runta u maqnaa ileen waa DAACADE. Waayo walaal wixii maqan waa lahelaa laakiin wax aad adiga qarisay hadaad ii dirto mahelayo waligey.tusaale

dowladda fadhiidka habargidir iyo dhulbahante waxey ilaa hadda ku leeyihiin nomber yar marka waxay u egtahay in maanta la yiri aan ruta raadino, wish the best

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 04:10 am
Saaxiib Axmedow labadaba waan u baahannahay oo ma kala hadhaan, haddibase aad kala reebeyso waxaan marka hore u baahannahay NABAD waayo qof nabadqaba ayaa caddaalad u baahan tallaabada xigta.tankale runta ma maantaa la raadinayaa mise markii Carta la tagayey waxaa la raadinayey run, ma heli karaa namber go,an oo qabiil walba hadii uu helo uu ku qancayo oo aan laga heleynin cid ka doodaysa sadkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Wednesday, November 08, 2000 - 11:00 am
sxb inta aynu qabiil ku dhaqmeyno dawlad ha sugin
inta aad isleedahay hadba qabiil qanci kan soo
dhawee kan fogee ayeycid waliba inaga tagtey,
mideeda kale qofka hogaamiyaha ma dalkuu hoggaami-
yaa mise qabiilooyinka, ma qabiil ayuu wax u qabta
mise dalka, tusaale haddaad tahay hoggaamiyihii
soomaaliyeed aadna gacanta ku heyso $100 boqolkaa
doolarna ka dhexeeyo shacabka soomaaliyeed sidee
baad wax ugu qaban leheydmaqabiilada ayaad u
qeybin ma dalkaad wax ugu qaban sidaad yeelid