Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: MA DANBAA UGU JIRTA D/WEYNAHA W/GALBEED SOMALIA INAY GO,AAN?!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 02:32 am
Waxaan dhamaanteen ka dharagsanahay in midnimadu ka fiicantahay kala tagga,wadajirkuna dhaamo kalinimada,dawlad taag daranna dhaanto dawlad midnimo oo tixgalin ku leh gobolkan G/Afrika ee aan miskiin ku noolaan karin cid waran dheer mooyaane,dhaqaalaha iyo horumarkana in dad tira badani ka asiib badanyahay dad tiro yar"Kuwayt waxa haystay" xataa hadii alle iska kaa dhegiyo bin Aademkaan ku dayneynin.Waxaan haddaba in baddan oo dadkeena goboladaas ku nool ka maqalaa inay goosanayaan una fiicantahay kumase qanco anigu inay u fiicantahay mana qabo. taa darteed waxaan leeyahay Xaal iyo raali galinba qaata oo jar ha iska xoorina anana(Soomaalina ha kala qaybinina cadawna ha u loogina) idinka oo cadho kaliya ka duulaya Siyaasadu cadhada kuma fiicna. Madaxnimona waad ka dhergeysaan haddaba meeshu idinkey idiin shidantahaye dee nagga xishooda oo Soomaali si fiican u hoggaamiya!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magan

Wednesday, November 08, 2000 - 12:51 pm
Inta awdal iyo sool ay ku jiraan gobalada waqooyi
goid uga dheer iyo aqoonsi waxayna u jirtaa inta xiddiga cirka ee widh widhayaa u jiraan dhulka ayay u jirtaa

waqti ha la siiyo reerkan waalan afweynaa na burburiyaay mooyaaane wax ay meesha ku hayaani ma jirto iyaagana is bur buriyey ma jirto cid logu heystaa danbi, ee koofurtu horta ha suga to nabad galyadeeda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colaad

Friday, November 10, 2000 - 09:37 am
War bal kan doqonka ah ee Magan la baxay eega war dadka aad leedahay waxbay Isaaq udiidi karaan waa dad dulman adoontayadiina ah juuq jaaq kuma dari karaan aamus yibiryahaw nacalaa kaabo qaadahaad tahay ku yaale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 11:32 pm
To: COLAAD
Salanta islaamka kadib,waxaan ku weydiin ma waxaad ka eedsheegan dulmi in lagugu samayeeye oo
aad ku faani haddana inaad wax dulmayso,sxb waa laba iska hor imanaysee kala daa hana ku faanin inaad wax dulmiday!!