    sahal | Wednesday, November 08, 2000 - 04:44 am Waxan maqlaa saddex qabiil oo sheeganaya in midkastiba isagu lee yahay: CIISE, GADABUURSI IYO ISAAQ ? Reerahaasi Gobalka miyay wada degaan? sidayse u kale lee yihiin dhulkaas? Fadlan warbixin iga siiya. |
    CAWIL | Wednesday, November 08, 2000 - 05:01 am HAYAAAAAAAY! Awdal yaa iska leh jawaabteedu waa: ISAAQ JB GADABUURSINA BOORAMA IYO TUULOOYINKA KU DHAW-DHAW IYAY DEGAAN , CIISE ISAGUNU ZEYLAC IYO LAWYACADDE IYUU DEGAA GOBOLKUNA INTAAS WAA KA BALAADHANYAHAY SIDAAD LASOCOTID. |
    C/qaasim | Wednesday, November 08, 2000 - 05:27 am Dhamaantiin Been baad ka sheegteen Awdal waxa iska leh oo dega HABARGIDIR gaar |
    WAX-oge | Wednesday, November 08, 2000 - 06:08 am Dhamaantiin waan adinku raacay laakiin taariikhdu iyada ayaa is tilmaanta 1887 markii gumaysiga fransiiska ah yimid djibouti wuxuu ugu yimid Obokh ANFAR waa ka soo gudbay Wuxuuyimid Dikhil wuxuu ugu yimiday ANFAR IYO CIISE waa soo dhaafay ilaa CALI_SABIIX IYO DJIBOUTI wuxuu ugu yimiday CIISE IYO GADABOURSI.. waa ka soo gudbay wuxuu yimiday ZEILA>> wuxuu ugu imaaday GADABOURSI... hadab warqada cadayna ID_djiboutian waxaa ku qoran sida WADDANIGA 1AAD....ANFAR WADDANIGA 2AAD....CIISE WADDANIGA 3AAD ...GADABOURSI iyo 4 OO ah dadka wadanka u soo shaqo taqay HABAR-AWAL IYO OTHER ISAAQ.. markii la waydiiyey gumeysigu wuxuu ku jawaabey waxaan raacney deegaan iyo dadwada degga heshiiska waxaa la sexeexday fransiiska XAAJI MAXAMOUD DIIDE....GADABOURSI... GEELE BATAL..............CIISE BURHAN BEY...............ANFAR GEELE waa adooga Madaxweynaha djibouti DIIDE waa adeerkii JAAMAC ZEILICI BURHA..waa adoogii cali caarif burhan oo uu dhalay gadaboursi... hadaba 1545 markii PORTUQAL dumisay magaalooyinkii ZEILA, BRAWA BERBERA< ALLULA MARKA kismao...ilaa waxkhtigaas 1545-1963 waxaa xeebaha ka tallin jirray dad GADABoursi ah halka BAriga uu ka tallin jirey majeerteen.. iyo KOOnfur oo aad loo cadaadiyey wixii ka dambeeyey xornimadii iyagoo lagu cadaadiyey dilkii JAMAA:L KAMALUDIIN more information... kala xiriir... HABAR_CELI LIBAAXLEy....where somali founded |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 07:31 am Ha ku mashuulin sida loo kala dagan yahey gobalada waqooyi, siba waqooyi galbeed iyo awdal sababtoo ah,waxay dhalin kartaa arrrimo kaa xanaajin doona oo taarikhdu sheegeyso, fadlan mawduuc ka wanaagsan fur,waayo waxa jira qabiilka la yiraa habar yoonis oo ka mid ahaan jirey samaaroonikii hore,maantana ka mid ah isaaq kana mid noqdey muddo laga joogo saddexboqol oo sano ka hor,ayaa tirada soo gali doona haddii aad ku mashuulsantahey tirro dad iyo tirro dhul,waxana ka bixi doona intii uu bucul bacayr uu dhaley soo galitaankii diinta iyo sheekh yuusuf al kanniin ka hor oo maanta kuwa badan oo tafiirtiisii ka mid yihiin qabilka isaaqa ayaa dagan hareysa ito barbara waa sida traaqriikhdu sheegeyse,saxaab ha ku mashquulin awdal,gabiley ,wajaale,bulaxaar,iyo meelo madan oo ka mid ah waqooyi galbeed, waxaa dagan gadabuursi oo ay ka maqantahey habar yoonis oo tirada idiinku jirta maanta waxan kuu sheegayaa haddii aad mawducan aad badali waydi waxaan ku fidini doona farumka taariikho dahsoon oo dhabarjab ku noqon doono adiga iyo inta aminsan xanuunka isaaqiisamka ah. |
    cali | Wednesday, November 08, 2000 - 07:32 am Awdal waxa iska leh CIISE iyo GADABUURSI cidkasta oo kale dhulkaas sheegataana way iska hadashay. GADABUURSINA waxan kula talin lahaa in ay iska dhaafaan taariikhda beenta ah ay baryahan dambe internetka ku qoraan: sida wax baan xakumi jirey, axmed gurey gadabuursi iyuu ahaa, ..... |
    jama | Wednesday, November 08, 2000 - 07:59 am Waxan la yaabey dadkan meeshan wax ku qorey ood moodid in ayna waxba ka aqoon dhulkan ayka hadlayaa. marka aan ka nimaadna taariikhdii hore oo lagu heshiinkarin sobob too ah wax taariikh ah inoo qorani ma jiraan, gobolkan Awdal waxa loo kala degaa sidatan:saylac ilaa lughaya ilaa cabdulqaadir waxa dega ciise, cali-xaydh la bilaabo ilaa gabiley, boorame,qulujeed waxa dega gadabuursi .gargaara iyo buuralayda dusheedan ciise iyo gadabuursi yaa wada dega, siday u kala sheegayaa iyagaa garan.Gargaara oo meeshii booliiska ka´ahaan jirey ah marka bari looga kaco ilaa bulaxaar waxa dega ciise iyo gadabuursi bulaxaar wixii kashi sheeyana waxa dega isaaq. anigu ma ihi qoloooyinkaas midna. |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 08:05 am Ciise awdal kama soo galo meelna, xoryada jabuuti ee uu haystan oo mida ilaahb inta ka sokeysa ay u keeneen walaalooda gadabuursi, diintana bareen ha ku mahadiyaan waxyn ciise mijaxaabin ku hayaan arrimaha gadabuursi uu ka shaqeeyay nabada uu gadhsiyey gobalada waqoyi iyo somali land. ciise waxa uu isku taxalujiyey sidii uu boos uga hely gobalka awdal iyo kuraas beenben ah oo lagu sameyey jabuuti hana ka nixin tariikhda axmed gurey waa mid ay ogyihiin awooyaasha. |
    Jibriir Abokor | Wednesday, November 08, 2000 - 08:28 am to Jama Waryee beenta dadka ka jooji, raggii Ilahay ka sookow iska kiin lahaa magacooga miyaad diiday inaad sheegtid (Jibriir Abokor). From Lowyacado to Arabsiyo waxa degaa waa Jibriir Abokor waayo Isaaq anagaa ugu cidhifayna. Takalena miyaad ilowday inaan tuulada Dila la yidhaa inaan idiin siinay Gabaati markaa saxiib nac nacda dadka kala fadhiista waayo anagaa idin naqaan waxaad tihiinba. Dagaalkii afweyne dhulka lagaga xoreeyay miyaad ilowday SNM tii joogtay xeebaha inay ahaayeen 100% Jibriir Abokor oy budh madaxa idinkaga garaaci jireen ahahahahhaah. Hadhowbaad odhan "abti iga nax ee jooji qadhmuunkaad wadaan waayo markaad waxkalee waydaan "dhuusada ayaad dhanka hawada dadka kala martaane" ilyar fooqal ilyar. Jibriir Abokor |
    makaahiil | Wednesday, November 08, 2000 - 08:39 am waxaana aad ugu mahad naqayaa raga odayaasha aha ee u sharaxaya juhalada taariikhda aan garanayn ee intarnetka ayaa wax lagu qoraa maqlay reer awdal waa la ogyahay awdal cida leh nina lawaydiin maayo ninkii soo galana luguhuu kaga guban dad ka gabdhaha naga qaba ee nala dagan waa in la ixtiraamo haday noqdaan ciise ame isaaq laakiin dhulka reer awdal ayaa iska leh ,,, ahmed guray wuxuu ahaa waa layaqaan mid cid laga waraysanayo maaha taariikhda ayay ku qorantahay....peace awdal land ..... |
    makaahiil | Wednesday, November 08, 2000 - 08:46 am jibriil abokar aabahaa iyo nacas kaa tahayb was adookale live inaan kuu arko ayaa fiic naan lahayd oo aan xaar kaaga ku cun siiyo nacas jaahil ah ayaa tahay sida loo hadlo soo baro ,,, isaaq gadabuursi way yaqaanaan inaan xaarkaaga aan ku cunsiinay ood kaa didaada cabtay markaasaad hadlaysaa duli duli dhalay...... |
    makaahiil | Wednesday, November 08, 2000 - 08:51 am jibriil abokar jahal aan siyaasad wax kagaranayn ayaa tahay dhinaca xeebta dagaal ayaa nagaga socday dowlada ciise waa jabuutiye waxaanan doonaynay inaan idan iyo ciidamada ciisaha isku kii baa bi ino jaa hil ayaa tahay adna waa bad ku faanaysaa ,, ilayn rag ayaa kuu qayilayee ..jaaahil iidoor ah oo iska hadlay ayaa tahay hadal ilayn garaad kale ma la hede ...dhooore foqol dhoore |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 09:10 am Xaafad ka mid farjano waa gabily eh, ayaa ii ugu horeysey maqalka jini abokor,waxayan ku taley laga bilaabo shaadh yare iyo dugsgii hoose ee gabiley,hadaba Abokor xafadaa la odhan jirey waxa dagana gabdho ilka cascas iyo caruur badan waxayna ahayeen gabdho ka iman jirey salaxley meel la yira oo hargeya ku dhaw(waa dumarka gada jidhkoodee). Ma kuwaa baad u jeedaa intaanan doodeyyda aanan kuu furin iyo taariikhdii bucul baceyr iyo sidii ku yimid dhula iyo cidii ka tafiirantet iyo dhammaan xalku siduu ahaa ee loo kala degi jirey ka hor xoriyada. |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 10:07 am Dulcad iyo harta sheeka miyaad ilowdeen,xoolihii barbarra xooga lagu dhoofsaneyey miyaad iloodeen miyaad ilowdey gabdhihiini boorame iyo saylac, lughaya geerisheneyey miyaad ilawdey ciisaha jabouti in aad miciin ugu dhawaaqdeen ayaa binu axmadaa....Amxaaro miyaad micciin aad moodeen midgaan miyaad wada sheegateen, cabdirahmaan aw cali miyuu ilaah iduun soo direy, gumaadkii aleybadey iyo gadabka ha hilmaamin Abti-naxariiso miyaa la idinkaga wad yeedhsin miyaad iloowdeen odayaashiini qawanaanta ku yimid suuqa boorama go a lagu saarey. nabada ayaad ku caaana maashaan ngana guleysan kartaane ku wata nabada cayda iyo aflagaadadana joogiya gul waxaba kama aad ogid nacas huure leh dheh. hadii kale reer nuur waajoogaa aduulka wali |
    Awdalm | Wednesday, November 08, 2000 - 10:15 am Awdal Somali ayaa iska leh aniga sidey ila tahey. Hase ahaatee dad ayaa lagu og yahey maxaa yeeley maanta gobol walba qolo ayaa sheegata. Kuwa ay Som..lidu ku ogtaheyna waa Qolada Boorama dagen inkastoon dooneyn innaan qabiil dhexgalo. Gobolkan hadaba dadka dagen, u badan ayaa iska leh oo Somali wakiil uga ah. Ninkii intaas wax ka badan doonaayoow u jeedadaada cadee. Waxaan kaloon iniga codsan lahaa inaad iska yareysaan magacyada(MAKAAHIIL I.W.M. sababtoo aha waxaan u arkaa magac yo aan halkan ku habooney. Hadiise uu magaciina runta ah yahey raali iga ahaada. dhulna yaan la iskaga hor iman waa waxa ugu xun ee dadka wallaalaha ah kala kexeeya.QQBIILNA XIDIDADAA LOO BIXINAYAA HADII ALA YIDHAAHDO |
    Je voudrais un Marduuf qaad ah | Wednesday, November 08, 2000 - 10:57 am Salama calikum walalayaal!!!! Waar dadkaan magaca Jibriil abobokar iyo Gadabursi sheganaayo dad aad uu lita ayaad tihiin. Waar isla yabaa koley ma tihiin qabilads ee waxad tihiin probably northern Darods. Waar Awdal waxa degaan umaad walala ah inaad isku dirtan ma soconeyso. Dad iyagaa ayaa isugu dhow Dir iyo Isaaq Djibouti iyo Somalilandba weey degaan wanaa dad isku daqan iyo diin ba leh. Awdal nin Habar jeclo inuu dagoo ma lo didi kara??? Nin Gadabursi ah inuu Hargeysa amaba Erigabo guri ka disto ma cid ba uu didi karta??? jawabtuu wa mayaa de markaas yaa meshan iyo meshas leh wa pointless Somaliland for the Somalilanders ayaan idiin leyaheey. Nabadgelyo!! |
    cawale | Wednesday, November 08, 2000 - 11:29 am To marduuf qaada: Jibriil aw bokor iyo reer noor. kalna ah gadabuursi & isaaq iyagaa isku degaana isku af ah abti ah wax naga khuseeyan ma jirto isna dhaley dhulna isa siiya. Laakiin waxaad noo shegtey in aad abarjecle tahey,waxaanse ku weydiiyey habarjecladu iyo isaaqa intiisa kale miyaaney aheyn dir group mise waa binu axmed? Waxan tuhunsanahey in aad tahey dayerkii furey bogan mana garnayo wax aad uga jeedey in aad isku dirtid dabna ka shidid dadkan walalaha ah ee wada dagan, iminkana raba inuu qaoojiyo. Daroodka waqooyiyg miyaaaney somalilandeirs ahey? |
    Haaaahooo | Wednesday, November 08, 2000 - 12:29 pm Dadkan badwda ahi halkay ka yimaadeen,waar awdal waxa dega Dhulbahante iyo Habar jeclo oo waagii qarnii kaba ka jjaacii ayay ku wareejiyeen Yementa oo iyagana ku wareejiyay digil iyo mirifleh waxa hadan bidhidhi laxwaskii xoog ku muquuriyay majeerteen oo habargidir hogaaminayso markaasay xabshidu faransiiska iibasya ingriiskuna wuu dilaalay waxana lagu shubay koonto uu lahaa Hitlar oo ay iala hada ku jirto,waraaqdii lagu kala iibsaday ayay niman isaaqi soo xadeen iyagana waxa ka sii xaday gadabuurssi ciise ayay u dhiibteen ciisihiina dagaal canfarta dhexmaray ayay kuga luntay oo Shhekadiinu waxa ay la mid tahay tan meeha ku qoran ee iska kala hoyda dameerayahaw. |
    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 12:42 pm WAAAr bucul bacaayr ma isaaqbuu ahaaaa imise habarjecle mise dhulmahane? awbarkhadle ayaa uga danbeeyey? |
    samaroon | Thursday, November 09, 2000 - 01:06 am Awdal gadabuursi iyaa iska leh .Ciddii kale ee soo raacdaana waa nimankaa abtiyaalkayo ah ee ciise. waxanan u maleeyaa in aad doonaysaan in aad dadkaa isku dirtaan. Anaga iyo ciise waxan ku heshiinay in aan gabolkan wada dhisano PETROLKANA la soo baxna.Barwaaqo iyo horu marna an gaadhno. Xaasid kayaguna hadhaco. |
    samaroon | Thursday, November 09, 2000 - 01:06 am Awdal gadabuursi iyaa iska leh .Ciddii kale ee soo raacdaana waa nimankaa abtiyaalkayo ah ee ciise. waxanan u maleeyaa in aad doonaysaan in aad dadkaa isku dirtaan. Anaga iyo ciise waxan ku heshiinay in aan gabolkan wada dhisano PETROLKANA la soo baxna.Barwaaqo iyo horu marna an gaadhno. Xaasid kayaguna hadhaco. |
    HUURRO | Thursday, November 09, 2000 - 01:40 am TO: JIBRIIL ABOKOR saaxiib aadbad u aqli yartahay jibriil abokor gadaboursi wax kama yaqaan, Gadaboursi waa ka kaa fog ee u malayso in ay ciise yihiin.. eed u naageyso miyaad ilowday gabaygii SAYID MAXAMED ABDULLE HASSAN Huushtan Haashtan Hombaridan Hoosta ka isaaqa... ayuu u jeeday.. markaad jibouti joogto waxaad tiraahda abti igala hadal ciisaha.. Walaahi waxaan ku dhaaranaya in magaalada Zeilac kaliya uu ka gudbi jirray Hadaad tahay Gadaboursi ama ciise ciisana wuu yaqaan samaroon iyo ROOBLE AFDEEB car-waydii hadaad nin tahay |
    ABTI | Thursday, November 09, 2000 - 01:48 am TO: JAMA saaxiib taariikhdu way qorantahay raac Maktabu saqaafatu islaamiya....CAIRO .........Osmaniya.......... Istanbul .........Imperial portuqal.....Lispon .........Arab roots to Africa...Oman dhulkaas waan ku dhashay waanan u dhashay.. Ciise waa reer meel yaala iyo reer reer la yaal waxayna ku leeyihiin daaqsin.. waydii reer libaaxley wixii warbixib ah |
    THE KING | Thursday, November 09, 2000 - 04:22 am ALLE IYO NABI IYO RASUUL WAAR MEESHA MA AF-DHAADHEERTIIBAA ISKU HESHAY. HEY, ALLOOW NABI. ALLEYLEHE QUDURAAN ARAGNAY. WAAR AWLADAL ILAAHAY AYAA ISKA LEH ILAAHAYNA HABAR XUSEEN AYUU SIIYAY HABAR XUSSENA, BAHABAR CELI AYAY SIISAY BAHABAR CELINA, REER XASAN CADDE AYAY SIISAY REER XASAN CADDANA, XAAJI DIIDE AYAY SIIYEEN, XAAJI DIIDANA JAAMAC SAYLICI AAYUU SIIYAY JAAMAC SAYLICINA, ANIGA AYUU I SIIYAY. ANIGAANA IMIMA U SARREEYA AWDAL ANAA CELIGAY, WAAR MEESHA KU KALA DAREERA AF-DHAADHEER DHULKA ILAMA LEHE. ABTIYAASHAY REER KUUL WAX WAAN U OGOLAHAY. FROM LAWYACADDO TO BOORAMA= BAHABAR CELI FROM AMOUD TO LUGHAYA= HABAR MUUSE FROM BORAMA TO GABILAY= BAHABAR CELI,MUSAFIIN, REER AXAMAD, BAHABAR ABOKOR AND BAHABAR ADAN. FROM QULJEED TO QULJEED= REER DUDUB, REER DUDUB, REER DUDUB, BAHABAR CELI QAYBTAA NINKII DIIDAN, QOLXADBAAN KA AQAANAA. AF-DHAADHEERTUNA YAYNA MAR DANBE MEESHA KA HADLIN. |
    THE KING | Thursday, November 09, 2000 - 04:33 am WAAR QUDURAAN ARKAY QISO IYO LAYAABE MA QARNIGAN LA JOOGAY QAAR KU MURMAYAAN AWDALOO QOOYSKII ILAAH DHIGAY INAY QIRAAN DIIDAYAAN NIN WALIBA HA QAYLYOO HAYSKU QARIYO QIIQEE QAARADANI AWDALEE QIIMIHYO SHARAFTA LEH QAADIR ANIGUU I SIIYAY QOLADAYDUNA WAA SAMARROONE KU QUUSO QUUTO-QUUTOOY QORMADAYDII WEEYIYE QAWL DANBANA HA CELIN YAAN LAGU SOO QABANE |
    DIR | Thursday, November 09, 2000 - 06:38 am AWdal laga bilaabo ilaa Kismaayo waxa iska leh oo dega Dir qabiilka la yidhaahdo oo ah ka somaali ugu badan uguna dhulka badan waxayna ku jiraan dhamaanta shanta somaaliyeed,Djabouti,(Ciise). S/Lanad(Isaaq iyo Gadbuursi),Koonfurta Somaaliya(Dir,Biyomaal). Ethiopia (Akisho,Jaarso). Dadkaas oo dhami waa dad walaalo ah taariikhdooduna aad ayay u dheertahay waana qawmiyad jirtay.Waanay Jiri doontaa. |
    DAHAB | Thursday, November 09, 2000 - 10:03 am Nin ba dhan u badi, anigu ka hadlimaayo cida leh Awdal. Laakiin waxaa la hadalayaa qofkan arintan billaabey. Wallaal intaad qolo qolo ka hadlin arintaada aniga uunbaa og. Waxey arintaadu tahey intaad Somaliland dadka barto laakiin waanu kaa diidney. Somaliland anagu waxba kama naqqaano sababtoo ah dhulkii waxaan kaga soo tagney CALANKA BULUUGA AH, ISAGA AYUUNBAANA SOCON. Dhulka ay Somalidu dagentahey oo dhani magacyo ayuu lacaa ka hor xoriyadii, dhamaan kuwiikale oo dhani way iskaga hadheen magacyadii gumaysigu u bixiyeen. Anaguni sidoo kale waan diidney wax lagu yeero SOMALILAND. Waxba Qabiilo ha ku soo daba gaban laakiin naga yaree somaliland una diyaar galow wax aanad filaneyn hadii aad Somalilandten aad nagu badiseen yareyn waydaan. Gobolkan Awdalna Callankii Buluuga ahaa iyo mid Awdal leedahey ayaanu u samaynaynaa ka Somalilandna waanu gubi doonaa. Malaha 60 ka horbaad dhalatey dadkiise 80kii barbaarey wax ay ka yaqaanaani ma jirto. WAA LAGUGU FAHMEY EE ISKA ILLOW SOMALILAND NABADMOOYEE WAXKALE KAMA JIRAAN. |
    THE KING | Thursday, November 09, 2000 - 10:14 pm MAGAALADA BOORAMA EE AWDAL WAXAN KA TAAGAYNAA TAALADII GEN.YUUSUF TALLAN CALI OO CALANKA BULUUGA AHINA KU SAWIRAN YAHAY TALLAN WUXU U DHINTAY CALANKA BULUUGA AH MABDA'A, GADABUURSINA WAA KAAS CALANKA BUULUUGA AH AYAAN U WADA DHIMAN DOONAA. |
    said | Friday, November 10, 2000 - 01:58 am To abti : Waa nasiib daro in ay dad badani wakhtiga iskaga lumiyaan wax aan dan u gujirin iyaga halkan wax ku qoray, qaabiilada ay sheeganayaan,gobalka ama dhulka halkan lagu magacaabay! Waa nasiib daro in fursadan ama qalabkan cusub ee internetka loo adeegsado qabiil, cay, isku dir. waxa ana ila qurux badan in internetka an uga faa iidaysano iswaydaarsiga fikraddaha caafimaadka qaba. waxay iigu muuqataa in ujeeddada ninkii su´aashan meesha ku qoray ay ahayd in uu isku diro dad walaalo ah oo dhul wada dega. aniga oon jeclayn in wakhtigayga qaaliga ah iskaga khasaariyo in an waxku qoro halkan iyaa haddana waxan dan mooday, markaan arkay waxad meeshan ku qortay, in an kaago digo in fulisid u jeedadii ninkii meeshan wax ku qoray. waxad la soo booday ciise dhulkaas waxba kuma leh. waxad sii raacisay daaqsin buu ku leeyahay! taasna qofkasta oo akhriyaa wuu arkayaa in ay tahay ALUF WAXBUU LEE YAHAY IYO WAX MALEH. Haddii an tixraacno sida ay soomaaliddu dhulka u kala sheegato by definition waxa weeyi dhulninkii daaqisku leh iyaa iska leh. Ciisana uma baahna cid difaacda in ay dhulkaas leeyihiin. Haddii ay run tahay in aad dhulkaas ku dhalatayna xaqiidu sida ay tahay waad ogtahay hadal aad halkan ku qortayna ciise ka rarimaayo gargaara iyo lughaya ..... siciid jaamac oo reer gargaara ah. adiguna soo qor magacaaga runta ah iyo meesha aad sheeganaysid in aad ku dhalatay si an fikrad is waydaarsi fiican u samayno. |
    Awdal | Friday, November 10, 2000 - 04:30 am TO: Said Waryaa Ciise, bal caqli xumidiina iyo cawaanimadiina, intoo Jabuuti la idiin daayay, ayaad waliba Awdalna ku doodaysaan. Somaali weyn ayaad shir ku martiqaadeen, halki waan waan iyo nabadoodana laga raadin lahaa, waxad la soo shir tagteen inaad leedihiin Awdal ood gadabursi la siman tihiin. Markii dadkii idinla yaabeenna waxad tidhaahdeen, haddii an lana siin inta kursi een rabno, shirka waan xidhaynaa, cuntadana gacanta ayaan idinka qabanaynaa, ama Police ayaan idiin dalbanaynaa. Sidaa daraadeed ayaa la idinku sii intii kursi eed rabteen oo ku meel gaadha ah. Dadkii Soomaaliyeed ee shirka Carta isugu yimid way idinla yaabeen cawaanimadiina. Waxayna ku ballan qaadeen in marka xaqu yimaado, ee soomaali ku shirto Soomliya in la idinka soo ceshan doonno, kuraasta la idin siiyay. Dadkii ka hor yimid maamul xumidiina waxa ku jiray Allaha u naxaristo' e General YUUSUF TALLAN CALI, ooy iska hor yimaadeen FAARAX FARAS. Arrintan majeclayn inaan shego, laakiin dilka General TALLAN, waxa loo aanaynayaa inay ka danbeeyeen ISMAACIIL CUMAR GEELLE iyo FAARAX FARAS. Haddii tani soo cadaatana, Ciisoow waalagu kala guuri, oo Awdal baad ka hadlaysiine, JABUUTI ayaa la idinku gubi. GAAGAABSO, OO AAMUS YAAN GAADH LAGAA QABANE |
    SAID | Friday, November 10, 2000 - 06:17 am WAX AN KUUGU YEEDHO ANIGU GARAN MAAYO MAGACAAGANA MEESHAN KUMA AD SOO QORIN. UNA MALAYMAA SIDA U HADLAYSID IN AD TAHAY GADABUURSI. WAXABAN U MALEEYAA IN AD TAHAY QOFKII SHEEKADAN FOOSHA XUNLE MEESHA KU QORAY U JEEDDADIISANA AY TAHAY IN UU CIISE IYO GADABUURSI ISKU DIRO ? WAA AYO CIDDA AY DAN UGU JIRTO IN CIISE IYO GADABUURSI XUMAAN DHAXMARTO? JAWAABTA DADKA KALE IYAAN U DHAAFAYAA. GENRAL. TALANANA GEESI BUU AHAA GADABUURSI KELIGOOD WAX UMA WAAYIN SOOMAALOO OO DHAN BAA WAX U WAAYEEYSA, GAAR AHAANA ANAGA OO CIISE AH . DJIBUUTINA MA AHA DHUL CIISE KALIGOOD LEEYIHIIN. DADKALE IYAA LA LEH IGUNA HOREEYAAN GADABUURSIGA AAD ISKU KAYO GUBAYSO. CIISANA AWDAL ALLAA KU UUMAY ISAGA UUN BAANA KA KAXAYN KARA. GADABUURSINA ILAAH BAA DJIBOUTI IYO AWDAL KU ABUURAY. DAD KANINA MAKALA MAARMAAN DHAB AHAAN MARKA LOO HADLO. UGU DAMBYS WAXAN KUGULA TALINAYAA IN AD JOOJISID XUMAANTA AY KA SHAQEYNAYSID .HADAL XUMI COLAADNA WAX KAMA TARO NABADNA WUU FOGEEYAA, QOLANA DHULKAMA RARO. NIN RAGGA HADAAD TAHAYNA MAGACAAGA SHEEGO AWDAL ADIGA LAGUMA YIDHAAHDEE. SAID |
    BAHABAR-MUUSE | Friday, November 10, 2000 - 06:38 am TO SAID sheekada meesha ka socota waad fahantay. waa sidaad sheegtay dad an samaroon ahayn iyaa sheeganaya. sida ad adigu wax u fahmayso haday tolkaa wax u fahmi lahaayeen shalayba isaaq noo masooraaceen. wixii dhacay dhace imikase waa in an ka foojignaano kuwa halkan wax kuqoray oo kale. AWDALA waan wada leenahay cid inii diidi kartaana majirto laakiin xagga cilmiga iyaan iniga badinaa sidaaas darteedna anaga haa iyaa meesha ka talinayna. sidaa ula soco said. BAHABAR-MUUSE |
    Anonymous | Friday, November 10, 2000 - 11:19 pm TO: SAID AND BAHABR MUUSE, Ciise iyo Gadabuursi waa dhal iyo dhasheed, dhulkana way wada leeyihiin. Af-dhaadheerta uu sheegay ninka isku magacaabay the King, ayayna isku keen dirin. |
    JB | Saturday, November 11, 2000 - 12:39 am HAYAAAAAAAAAAAAAAAY1 aar laba HUUNNADDII oo haddal barratay!! awdalaa? aar ciise waraabaha iyo huushta yurdhaha . labadaba dhulka karara. ina geelle iyo ina salad boy dhul ha siiyeene. |
    AHMED H IBRAHIM | Saturday, November 11, 2000 - 02:40 pm To The KING AWDLAND=MAHAD-ASSELAND(GADABURSI) How about REER MAHAMED? from malaysia |
    The King | Sunday, November 12, 2000 - 12:46 am TO: Ahmed H. Ibraahim REER MAXAMADKA WAXAN U DAYNAY INAY RIYAHA DHAQDAAN, OOY XOORAY JOOGAAN. TA LABAAD LA SOCO, WAXAD TIHIIN HABAR MUUSE. |
    ODAX_GOB | Monday, November 13, 2000 - 02:21 am saaxiib Odaxgob maxaa ku dhacay? halyeyadii ciisaha dagaalyahanadii ciisaha waxaa cunay Mamaasan iyo Bahabar-celi iyo reer Dudub.. dhulbeena ayaa laguu sheegay nabad baad diiday maxaa cali cade ku geeyey Abti mamaasan halkaa ma joogo wuu ku khiyaamey ma soo noqon oo Abtiyaalada haku ilaaliyaan Marti weeyi ciisuhu waa magan ee ii soor. waxaan ahay nin reer tokhoshi ah oo Bahabarceli ah abtigey waa kuul maanta waa qoxooti ma iman karo Jidhi.Abdulqadir. Madaxdadleey Heemaal, xariirad aroorseel, ceelbaxay uma diidani ee mamaasan iyo Bahabar MUUse ma iska celinaa LAbada cali Ithiopia wax kuma haysid Djibouti wax kuma Haysid soomaliya waad ka qaxdey ogow Ciise kale ma qaxin oo Odaxgob aheyn.. GAdaboursi waxba kuuma oga cid kale ha la hadlin cidkale hala heshiin waan isugu tageynaa sidii 1958-1977. cadceed ka roor. fiqi aaden soo noqo abti ..Kaliya la heshii REER DUDUB IYO BAHABAR CELI walaahi ninka Boorama ama Boon jooga ee CIISE Bahabar celi dhashay waa nin is huba |
    JIDHI | Monday, November 13, 2000 - 02:42 am BAHABAR CELI IYO REER KUUL WAXAY HESHIIYEEN 1997 WAXAYNA KU HESHIIYEEN BOON IYO LIBAAXLEY TODOBAATAN ODAY OO REER KUUL AH AYAA KU DUL OOYAY BAHABR CELI OO YIDHI, WAXAD TIHIIN ABTIYAASHAYO, WAANAN IDINKU GAFNAY. BAHABR CLI WAY CAIFSAY REER ABTIGOOD, IMIKANA WAXA LOO DHAQAAQAY DHISMAHA GOBOLKA CUSUB EE SAYLAC, OO DHAWR MAGAC LA ISKU HAYSTO, SIDA SALAL, IYO BADDA CAS, LIBAAXLEY IWM. |
    DHULBAHANTE | Monday, November 13, 2000 - 11:29 am WAR ABTIYAAL MA MARKAAD KIINII AMXAARO SIISEEN AYAAD MUSLINKA DHULKOODA KU QABSANAYSAAN BOORAMA CIDA LEH WAA LAYAQAANAA EE BERBERA YAA LEH. WARYAADHA GADABUURSI XAAL QAATA REERKII AYNU LA DHAQMI JIRAY WAY KA WAALATAHAYE. CIGAAL BAA INTUU INDHAHA KA XIDHAY DABADEEDNA BASBAASEEYAY MARKAASAY IYAGOO MAQIIQAN OO ILAAHBAA IGU OGE DHEG LA QABTO LAHAYN QAYLINAYANA OO AAD MOODO IN LA QANIINAY KU SOO GELAYAAN. MARKAA MAR LABAAD XAAL QAATA. |
    The King | Monday, November 13, 2000 - 02:02 pm TO: DHULBAHANTE, WAAD MAHADSANTAHAY. HADII AD U HADASHAY REER ABTIGAA, NIN FIICAN AYAD TAHAY, WAANAN QAADANAY XAALKAAGA. |
    Darod xanaqsan | Tuesday, November 14, 2000 - 11:21 am lol@ OdaxGob Reer Kuul BahabrCili Mamasan lol...magac xumaa ma yibraa to: iidoorka meelahan ka qaylsha. Abiyaal xaal qaata . Kaftanka waan isku leenahay oo Darod Ismail baan nahay laakiin marka Qashinka Gudabiirsey iyo Ciise idin caayo waa wax nin gob ihi ka xanaaqo. To Yibraha tirada yar ee Gudabiirsey. Iidorka anaga waa is caayi karnaa laakiin idinka yibro Dir sheegtaa tihiine afkiina ka deeya iidoor wagaashiye. Qabiilada somalida midba munaasab buu lee yahay ee xaq maahan in adinka oo gun ah aad gobta horteenna ku caysaan. Taas waa denbi sida ay denbiga u tahay in Hawiye Madoobe uu Daarood Ismaaciil ku aflagaadoodo isagoo gun ah oo dameero u heesa. iidoor caydayda waa ka deysanahayaa inta dad-la-moodka Gudabiirsey afkiisa huurada leh ku taagahayo nimankaas. No so fast iidoor...I will be back and torment you as usual |
    Harti | Tuesday, November 14, 2000 - 12:36 pm IIDOOR raba inuu Gadabiirsi iyo Darod isku diro. IIDooR af dhogorle walee baanad isqarin. Waa ragii Darod ee naagihiina la baryeyseen. Midgo iyo gunba IIDOORI baa ah. Gadabiirsi iyo Ciise waa Soomaali ee IIDOORI inan Ogaden ayaa dhalee maxaad gobnimo ka sheegani. Hadii aad qirataan inaad Kablalax tihiin uun baan GOB nimada inii qiraynaa. Else gun bastards ayaa tihiin ee ha isku kaaya dhajinin |
    Xayraan | Tuesday, November 14, 2000 - 07:20 pm Harti; 1. Waa yaab adoo Harti ah oo Daarood sheegta inaad Ashraafta reer sh isaxaaq wax ka sheegto. 2.GOB waa dad a.Isku asal ah b. meel loo raaco leh (asal leh) c.Aabbe wadaaga d.Isku Dhaqan ah oo ay wada dhalashadooda ka marqaati kacdo hab muuqaal iyo mid dhaqanba. Isaaq East illaa west, Jabouti Ilaa kenya, Ethiopia ilaa Southern somalia waa dad la isku soo sooco oo 1. Isku aabbe ah oo uu dhalay Isxaaq bin axmed 2. Isku muuqaal ah 3. Isku hadal ah 4. isku dhaqan ah 5. Ilaashada Dhalashadooda iyo dhiigooda oon u ogolaan in dad kale sheegto. Daarood dadka ku abtirsada 1. Ma ahan isku aabbe. Waxay ka kooban yihiin a. Beelo isu tegey sida ogaden, Bartire, majerten, dhilohante iwm b. Dad la qarameeyey oo asalkodii nasab yahay balse aan u dhalan Daarood sida Wadalmugge, Ugays-Labe,Caaqdoor, Gumasoor, Kaskii Qabe,Filkucaag c. Dad asalkoodii MIDGO yihiin laakiin la Daaroodeeyey sida Uurarweyn, muxumud, gahayle, qandhuurqabe, abirar, tuuryar,gacal muuse,Gaalgale iwm. 2.Ma ahan isku muuqaal. Ogaadeen waa nooc gaar ah oo 2 mitir ah. Majeerteenka Jaajiga ahi waa 60cm dad leeg intay gaabni ka qabaan. Dhilohante oo ka guursiga Isaaq uu beddelay mooyee Daarood waa wada Daamur madow ood mooddo in ifka lagu cadaabey. 3.Isku Hadal mahaan oo inay KABKAB iyo Kablaxlax yihiin waxad ku garanaysaa In Taleex iyo Qardho oo isu muuqda kala af looga hadlo (Lahjad). In Ceelaayo iyo Boosaaso oo isu muuqda kala Dhaqan yihiin. Waa Suaale sidee dad isku asal ah oo meel wada deggan oo xoolaha kala soocdaa kala LAHJAD u noqon karaan. Hawiye Meeshaad tagtaba ARREEY buu ku odhan. Isaaq koonahaad aduunka ka tagtoba WAARYEE buu ku odhan. Samarroon meel aad ku aragtoba Huuno ayay ku odhan halka Daaroodka ISU MUUQDA midna odhan DEE kan kalena HADDEE, or MA JIRTO(Talex) and MAJIDHO(Qardho). Come on guys, am i missing something here or what? 4.Isku Dhaqan maaha Daarod oo Labada oodood ee isu muuqda ee Ogaden iyo Dhiulohante midna XAARKIISUU cunaa(nacas)midna waa Shaqaab garac ah (Dhilohante). Warsangeli oo Afar xabbo ah iyo Dhilohante oo isna aan dhaamin waa kala dhaqan. Majeerteen iyo midgihiisu waxay isaga dhaw yihiin dhaqan ahaan Daaroodka kale. Awrtable iyo majeerteen waa kala dhaqan. Dashiishle(what a funny name) iyo Majerten waa kala dhaqan. 5. Waa dad aan Dhalashadooda ilaashan oo Cid waliba ka mid noqoto. Daaroodkii qarnigii 16, 17,18, 19 iyo kan 20aad Farqi baa u dhaxeeya. Qofkii nasab ah baa nasabadiisa ilaashada. Dhulmahante 1/2 waa midgo sida uurar-weyn, tuuryar, gacalmuuse iwm. Warsangeli 2/3 waa midgo asalkoodii oo waxa ka mid ah muxumud, jibrahil, gahayle, Ugaslabe(oo asalkiisa aan la aqoon) iwm. Majeerteen haba Sheeginba waayo 60-80%waa midgo. Gaalgale ayaa ugu danbeeyey oo hadana qabiilooyin jareer ah bay sheegteen oo South-ka dega. Ugaadeen waa nacas oo isaga Qudhun lgama ag waayo ee haba isku taataaban waa bullaacad qudhun walbaaba ku dhaco oo ka mid noqdo'e Hadal iyo Murti......Dadka aan nasabka ahayn ha dhaafeen xaarka ay saydhinayaan ee ha is ursadeen intaysan dad kale ku hallayn. Daarood waa XAAR-KA-BUUX ee sidee buu NASABAD uga hadli karaa isagoo is og mise wuxu ka dhigan yahay ninkii Guriga Xaarka ka samaysan dugsan jirey ee CADARKA UF YIDHI. |
    GUESS | Wednesday, November 15, 2000 - 01:54 am AAR SEEDIYAAL MAAD WAALATEEN KAA AQBALI MAAYO AAR MIYAYNA INANTII IDIN DHALAN KAA AQBALI MAAYO HADDAAD SOO AMAAR GOOJISANA KAA AQBALI MAAYO. |
    Jibriir Abokor | Wednesday, November 15, 2000 - 08:08 am Kuwani gudabiirsi dhuuso qadhmuunaa sowkuwani xaarkii ku dhegay, runtii markay maqlaan nin Jibriir Abokora codkiisa ayay didayaan. Waar anigoo qudha ayaa idin dhameeyay oo soomaali waa ii markhaati waayo anigunbaa sidaa idiin baacsan jiray xeebaha ila iyo Lowyacado, Siyaad markuu dhacayna waanigii Boorame ku deheeda idinku dhex wasay huush yahay waligiin dawarsan jiray. Haatanina anumbaa idin xukuma, Samaroonka aad sheeganaysaan wuxu ahaa GUDO BUUR oo ahayd SHEEKH ISAXAAQ walaashii oo garcatay sow sidaa uma ogid GUDO BUUR waana taariikh qoran oo la wada yaqaan. Intiina meeshan nac nacda ku qoraysaay runtu dadka ma dishee way ka nixisaa markaa reer Konfurta waxba ha is tusina waayo sidii aabo Siyaad idiin khalday hadaad ka joogi waydaan laf ayaan idinku wasi doonaa "LIIBAAN AKHWAAN" taasina waa intaad ku caan baxdeen ee ogaada. Dad cuqdadi ka buuxdo ayaad tihiin wallahi waxanad la mid tihiin sunta Maska markaa Allah ha idin caafiyo Huush yahay, ilyar, Gudabuur, "LIIBAAN AKHWAAN" ahahahahahhaahah. |
    shuf | Wednesday, November 15, 2000 - 08:48 am To jibril abuukar oo kaalay waan oo ogayn inuu sheekh isxaaq khaniis ahaa, waxaa igu cusub arintan aad leedahay walaashiina way garcatay, oo iyaduna ma sharmuuto ayey ahayd. IIDDOORI dhibaato uma yara ileeyn iyagaaba maanta qirtay inay Sheekh Isxaaq walaashii ay dhilo ahayd haaaahaaaa |
    Reer-nuur | Wednesday, November 15, 2000 - 08:49 am TO: GABRAIL ABOKOR Ceebay tacaal maanta ayaad ceebaysay tolkaa iyo abtiyaaladeey.. marka hore iska fiiri waxaad qoreyso waa iga tallo.. hadii gadaboursi ay garcatey gabadh sheekh isxaaq la dhalatey oo ay dhashay waa gabadh soomaaliyeed oo muslin ah lakkiin hadaad tiraahdo way garcatey waxaad cadeynsaa in gabdhihiinu waligoodba ay ahaayeen.. Suuq wareeg.. kolba gidaar lagu fuullo tolkaa ceebta ka maydh.. soomalidu ma garcato ee way kala guursadaan wayna wada degaan...... waligey ma arag nin ceebta reekooda banaanka soo dhiga oon adiga aheyn cidan wax ma aad yeelin malaha walaashaa intaad wastey ayey soo wadaa garac markaas ayaad rabtaa inaad tiraahdo.. way garcatey.. |
    Qoslaaye | Wednesday, November 15, 2000 - 08:56 am Issaaq maanta ayeey ceebtoodii banaan soo dhigeen. Illaa xiligii Shiekh Isaaq ayey dhaqankaa xun lahaayeen. Qarniyadaas hore ayey dhilaysi yaqaaneen ee halayaabina inay soomaalida ka duwan yihiin |
    xayraan | Wednesday, November 15, 2000 - 09:57 am Jibriil Abokor Waxad Tahay Daarood Damacsan inuu Jibriil Abokor iyo Gudabiirsey isku gubo. Isxaaq gabdho way la dhasheen laakiin Carab bay ahaayeen oo Yemen kama aysan soo tegin. Isxaaq keligiis baa yimid Somalia marka halkee walaashiis Gudabiirsey ku dhashay. Dadka Dhulka loog yimid ee Daarood waxay ahaayeen dad aan is mehersan waayo waxay ahaayeen Cawaan aan diin haysan. Sheekh Isaxaaq baa Diinta soo gelshey oo meherkii ugu horreyey u sameeyey Daaroodka. Tan Habrahana HABAR=BAH. Nin aan hooyo dhalin oo midgaan la xaaray ah baan BAHNIMO sheegan. Sheekhu Dhawr Bahood buu lahaa , afsomaligii horena BAH HEBLA= HABAR hebla sida Habar Gidir Habar Cafaan Ba habar Celi Ba habar yaaquub Habar Majeerteen iwm. Marka Sheekhu Ilaah ha u naxariistee 3 bahood buu lahaa sidaasaanuna BAHNIMO ugu kala baxnay. Daarood ninka la dhihi jirey wuxu ahaa nin BADHi weyn weyn weyn weyn weyn oo BOY u ahaa Sh isaxaaq. Wuxuu ahaa MA DHALAYS Dabada laga cuni jirey. Daarood qaniisbuu ahaa laga qashaafaaye Bal dadka uu dhalay eeg oo Ilaah baan idinku dhaarshee ma dad la isku soo sooco oo isku ab iyo isir ahbaa. Jawaabtu waa maya oo Makhnuud(Daarood) wax ma dhalo in la dhabo mooyaane |
    xayraan | Wednesday, November 15, 2000 - 09:59 am Reer Nuur Inan Gumeed caydu waa ku khasaare oo waxaan ku idhaahdoba garan maayo. Boqor Boy-giisii ka edebsan waayey dabadaa BAYL looga dhubaa laakiin Karaamada Samarroon baan kugu cafiyey. |
    xayraan | Wednesday, November 15, 2000 - 10:11 am 1. Waa yaab adoo Daarood sheegta inaad Ashraafta reer sh isaxaaq wax ka sheegto. 2.GOB, waa dad a.Isku asal ah b. meel loo raaco leh (asal leh) c.Aabbe wadaaga d.Isku Dhaqan ah oo ay wada dhalashadooda ka marqaati kacdo hab muuqaal iyo mid dhaqanba. Isaaq East illaa west, Jabouti Ilaa kenya, Ethiopia ilaa Southern somalia waa dad la isku soo sooco oo 1. Isku aabbe ah oo uu dhalay Isxaaq bin axmed 2. Isku muuqaal ah 3. Isku hadal ah 4. isku dhaqan ah 5. Ilaashada Dhalashadooda iyo dhiigooda oon u ogolaan in dad kale sheegto. Daarood dadka ku abtirsada 1. Ma ahan isku aabbe. Waxay ka kooban yihiin a. Beelo isu tegey sida ogaden, Bartire, majerten, dhilohante iwm b. Dad la qarameeyey oo asalkodii nasab yahay balse aan u dhalan Daarood sida Wadalmugge, Ugays-Labe,Caaqdoor, Gumasoor, Kaskii Qabe,Filkucaag c. Dad asalkoodii MIDGO yihiin laakiin la Daaroodeeyey sida Uurarweyn, muxumud, gahayle, qandhuurqabe, abirar, tuuryar,gacal muuse,Gaalgale iwm. 2.Ma ahan isku muuqaal. Ogaadeen waa nooc gaar ah oo 2 mitir ah. Majeerteenka Jaajiga ahi waa 60cm dad leeg intay gaabni ka qabaan. Dhilohante oo ka guursiga Isaaq uu beddelay mooyee Daarood waa wada Daamur madow ood mooddo in ifka lagu cadaabey. 3.Isku Hadal mahaan oo inay KABKAB iyo Kablaxlax yihiin waxad ku garanaysaa In Taleex iyo Qardho oo isu muuqda kala af looga hadlo (Lahjad). In Ceelaayo iyo Boosaaso oo isu muuqda kala Dhaqan yihiin. Waa Suaale sidee dad isku asal ah oo meel wada deggan oo xoolaha kala soocdaa kala LAHJAD u noqon karaan. Hawiye Meeshaad tagtaba ARREEY buu ku odhan. Isaaq koonahaad aduunka ka tagtoba WAARYEE buu ku odhan. Samarroon meel aad ku aragtoba Huuno ayay ku odhan halka Daaroodka ISU MUUQDA midna odhan DEE kan kalena HADDEE, or MA JIRTO(Talex) and MAJIDHO(Qardho). Come on guys, am i missing something here or what? 4.Isku Dhaqan maaha Daarod oo Labada oodood ee isu muuqda ee Ogaden iyo Dhiulohante midna XAARKIISUU cunaa(nacas)midna waa Shaqaab garac ah (Dhilohante). Warsangeli oo Afar xabbo ah iyo Dhilohante oo isna aan dhaamin waa kala dhaqan. Majeerteen iyo midgihiisu waxay isaga dhaw yihiin dhaqan ahaan Daaroodka kale. Awrtable iyo majeerteen waa kala dhaqan. Dashiishle(what a funny name) iyo Majerten waa kala dhaqan. 5. Waa dad aan Dhalashadooda ilaashan oo Cid waliba ka mid noqoto. Daaroodkii qarnigii 16, 17,18, 19 iyo kan 20aad Farqi baa u dhaxeeya. Qofkii nasab ah baa nasabadiisa ilaashada. Dhulmahante 1/2 waa midgo sida uurar-weyn, tuuryar, gacalmuuse iwm. Warsangeli 2/3 waa midgo asalkoodii oo waxa ka mid ah muxumud, jibrahil, gahayle, Ugaslabe(oo asalkiisa aan la aqoon) iwm. Majeerteen haba Sheeginba waayo 60-80%waa midgo. Gaalgale ayaa ugu danbeeyey oo hadana qabiilooyin jareer ah bay sheegteen oo South-ka dega. Ugaadeen waa nacas oo isaga Qudhun lgama ag waayo ee haba isku taataaban waa bullaacad qudhun walbaaba ku dhaco oo ka mid noqdo'e Hadal iyo Murti......Dadka aan nasabka ahayn ha dhaafeen xaarka ay saydhinayaan ee ha is ursadeen intaysan dad kale ku hallayn. Daarood waa XAAR-KA-BUUX ee sidee buu NASABAD uga hadli karaa isagoo is og mise wuxu ka dhigan yahay ninkii Guriga Xaarka ka samaysan dugsan jirey ee CADARKA UF YIDHI. |
    RUNSHEEGE | Thursday, November 16, 2000 - 10:47 am XAYRAAN, ANIGU KULA CAYTAMI MAAYO SIDAADA OO KALE BALSE ADIGU HADDAD ISAAQ TAHAY MAXAAD MALINWALBA ABTIRSIINADDA GEEDIGA UGU TAHAY???? CHECK THIS OUT: WAXAAD TAHAY IRIR,DIR,IRAAQI, RER BINIHAASHIM,YAHUUD,XABASHI IWM. BAL CALAACASHAADDA DIB UFIIRI?????? BAL ABTOOW MID UN MAAD DOORATID WE ARE CONFUSED???? DADKAAD CAAYSANA HAL ABTIRSIIMO OO KALI AH AYEY WALIGOOD SHEEGAN JIREEN WELINA SHEEGTAAN OO ABTOOW TAARIKHDA DIB UFIIR |
    Mahad | Friday, November 24, 2000 - 02:56 pm Hadal iyo dhamaad; Gobolka Awdal Afweyne ayaa asaaasay, Gobolka Waqooyi-Galbeed ayuu hoos iman jiray. Calaaya kuli xaal, Gobolkaas waxaa daga dadka daga, waxana iska leh dadka daga. Dadkaas waxaa ay iskugu jiraan, mainly Gudabuursi iyo Isaaq and little bit of Ciise. For more info you can visit this website www.awdal.com |
    SAID | Saturday, November 25, 2000 - 01:36 am to mahad WHEN CIISE BECAME " A LITTLE BIT" AND ISAAQ AND GADABUURSI BECAME MILLIONS? YOU SHOULD BE A LITTLE BE OBJECTIVE. WAA RUNTAA GOBOLKA AWDAL SIYAAD BARE IYAA SAMEEYEY SIDA UU GABALO KALABA U SAMEEYEY WAXAYNA KU LUGLAHAYD NIDAAMKIISII AHAA QAYBI OO XUKUN"DIVIDE AND RULE" ISAGA OO DOONAYAY INAY GADABUURSIGU KA DIFAACAAN SMN AMA ISAAQ.MAANTASE ANIGA WAXAY ILATAHAY KHAYR IYAY AHAYD SAMAYNTII GOBOLKAASI. MAGACA AWDALNA WAXAN FILAYAA IN AAD TAQAANID MEESHA UKA YIMID OO AH SEYLAC.SEYLAC CIDDA DEGTA HADDAAD DOONAYSID IN AD OGAATANA OROD OO IN DHAHAAGA KU SOO ARAG DHULKAAS KADIBNA BAL HAN EEGNO INAAD CIISE "A LITTLE BIT KU SHEEGTID IYO IN KALE. SEYLAC IYAANA WAAGII HORE LA´ODHAN JIRRAY AWDAL TAASINA WAXAY XURGUF IYO XUMAAN DHEX DHIGTAY CIISE IYO GABUURSI OO GOBOLKAAS WADA DEGA DAD DHAL IYO DHASHEEDANA AHAAN JIRRAY RUN AHAANTIINA IMINKANA AH.ISAAQA AD SHEEGTAY INAY GOBOLKAAS DEGENYIHIINA WAAD KU KHALDANTAY SOBOBTOO AH DHULKAAS WAAN KU DHASHAY AADNA WAAN U AQAAAN. TUULOOYIN BADANA WAAN TAGAY DHULBADAN OO BAADIYA DHULKAAS KA TIRSANA WAAN AQAAN. HADDABA ADIGU II SHEEG MEESHA AY ISAAQ KA DEGANYIHIIN AWDAL? CIISE IYO GADABUURSINA XUMAANTII WAYKA HESHIIYEEN DABKII LA DHEX DHIGAYNA WAY XUUREEN AWDAL IYO DHULNA ISKUAMA HAYSTAAN MAANTA. THEY DECIDED TOGETHER TO PREPARE, FORM AND MAKE SURE THE FUTURE OF THEIR CHILDREN AND DEFEND AWDAL AGAINST ISAAQISM. |
    RUN SHEEGE | Tuesday, December 05, 2000 - 02:01 pm TO SAID THANKS FOR YOUR UPTODATE HISTORY.TO BE HONEST I ALWAYS THOUGHT AWDAL BELONGED TO GADABURSI,ISSA AND A VERY SMALL MINORITY OF ISAAQ. DUE TO YOU I KNOW THE FACTS AND I SHALL DEFINITELY SPREAD IT |