Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Turkey iyo somaliland
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Wednesday, November 08, 2000 - 07:43 am
s/calaykum
macnaha aan ula jeedo ciwaankeyga waa turkey iyo somaliland waxay wadaagaan arin aad u fuulxun taasoo sababaysa in ay ku soo dhamaato meel aysan ka fekerin.
turkey waxay codsadeen in ay ku biiraan(eu).
muddo hadda laga joogo 15 sanadood si ay u helaan qadarinta (eu) dabadeedna ay u gaaraan meesha ay tiigsanayaan oo ah in ay ku biiraan eu ayey waxay go,aansadeen in ay ka tagaan dhaqan iyo diin waxay lahaayeen oo dhan.
dumarku xijaab ma qaadan karaan
tan qaawan jaamacadda waa loo ogol yahay tan asturana looma ogola.
500 oo masaajid ayaa istanbul ku taala haddii dhamaan la isku darana 1000 qofood ma gaaraan inta ku cibaadeysata.
xaqdaroo dhan markii ay sameeyeen abaalkoodii wuxuu noqday in maanta oo ah nov8 2000
uu wasiirka arimaha dibadda ee garmany uu yiraahdo uma maleeynayo in turkey ay weligeed buuxin karto shuruudaha loogu biirayo Eu.
poland oo shuuci ah hungary slovenia chec dhamaan waxaa la filayaa in ay ku biiraan 2003
marka diin ka dheeraadkii turkey iyo muslinimo ka cararkii wuxuu baday in hadda la garan waayo meesha ay ku tiirsan yihiin.
somaliland waxay biloowday sidii ay soomaaliya uga go,i lahayd awgwwd ay hogaamiyahooda cigaal uu codsi u qorto yuhuuda asagoo sheeganaya in ay yihiin yuhuudii africa yuhuuduna ay yihiin dad xaqooda u dagaalamay gaarayna meeshii ay rabeen
isagoo iloowsan markaa diiniyan iyo dulmiga ay yuhuudu aduunka ku hayso taasoo gaal iyo muslimba ay og yihiin
taasina waxay sababtay in cigaal xaramka ilaahay laga mamnuucay.
weligiin ma maqasheen hogaamiye muslim ah oo xaramka laga mamnuucay.
dowladdan cusub ee soomaaliya hadda ka dhalatay aasaaskeeda markii lagu jiray magaaladda carta wuxuu ku andacoon jiray waa arin u taala somalia ee ma aha mid somaliland quseeysa.
markey dhalatayna usa waxay u gudbiyeen in dowladani ay tahay al itixaad ayna suurtogal tahay in ay noqoto talabaantii geeska africa waajibna ay ku tahay dowladaha qiimeeya diimoqoraadiga in ay ka hortagaan si aysan u burburin diimoqoraadiyadda ka jirta somaliland iyo wadamadda deriska ah sidda itoobiya iyo kenya.
maadaama ay somaliland tahay seculer state oo macnaheedu yahay dowladda iyo diinta in la kala dheereeyo aduunyada waxaan ka codsanaynaa in laga hor tago qatartaan ku soo fool leh geeska africa.
taasi ma noqon kartaa qof muslim sheeganaya soomaalinimo sheeganaya in uu ku hadlo.
si aad u hubsataan booqda (somalilandnet).
codsi kalooy u qoreen bbc ay ku andacoonayaa in dhaqanka somaliland iyo kan ingiriisku isleeyahay bbc dana ay afduubteen gangs xamar ka yimid .
dhaqankaagood ka tagtaa xornimo ma keentaa?
diintaadood ka tagtaa dowladnimo ma keentaa?
soomaalinimadda ood nacdaa wadaninimo ma noqotaa?
dhaqan muslim iyo mid gaal ma is yeelan karaa?

turkey yurub ku weeysay waqooyiguna somalilandnimo ku waa.
wabilaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osman

Wednesday, November 08, 2000 - 08:45 am
Hassan, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida aad uga hadashay arrinta somaliland iyo dadaalka cigaal uu ugu jiro siduu ku heli lahaa waddan uu leeyahay.
Soomali ha noolaato, islaamkuna ha guuleysto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Goostay

Wednesday, November 08, 2000 - 09:48 am
waar nacas yahaw ma s/lsand baa gurigaaga kuu hagaajin doonta baad isleedahay. Is hagaaji oo sidan isu dhaan wax yow aan caqliga qabin. Dadka dan toodii gartay ee gurigoodii hagaajistay yaad ka dhimaneysaa soo maaha. In xitaa laguu jawaabo xaq uma lihid waayo waxaad rabtaa in cid waliba adigoo kale noqoto aan waxba isu ogolayn. Wax baabii mooyaane cilmi kale aqoon. Miyaad nagu ooyi annugu waqti kale kugu luminmayno, 40 sano yaa nagakaa lumay. Mise afkay kaaga hadhay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maandeeq

Wednesday, November 08, 2000 - 10:23 am
Waa runtaa oo walaalkeyga Soomaalilnder ka ah ayaa hadal kuu dhameeyey ee nacasyahow ama yahuud aanu udirano waraaq ama USA, adigu miyaad is ceejin, ku dhmo cadhadaada dameeryahow urayaa!!!.
Dhulkayagii goosanee miyaad dhalaali........
Nacasyahow karbaashka dheeri orodoo hagaaji xaafadaada mooriyaanku haysto ee hooyadaa iyo hablihiinaba lagu .........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdillaahi Cawed Cige

Wednesday, November 08, 2000 - 11:02 am
Ninkii abidkii indhaha la'aa ee maalin inta indhihii u dillaaceen hasha arkay dabadeedna dib dam looga siiyay waxa laga hayaa; Waar siduu hal-ka-yahay, hadda garo' oo waxkasta oo lasoo hadalqaadaba wuxuu ku metelaa hashii, illayn nin wax-kale ishiisu qabatay maahee.............

Waxan taas uga socdaa ninkan Hasan Hadhwaa iyo dooddiisa uu Turkiga iyo Somaliland isbarbardhigay.

Horta balqabsoo taariikhda Turki fantaysay ee aad sababaha keenay ku tilmaantay in Turkigu jeclaaday inuu Yurub ku biiro, Hassan Hadhwaayow taariikhda indhahaad ka ridday......

Turki waxa fanqooqay ee cidlada joojiyay waa siyaasaddii bilaabantay dagaalkii koowaad ee dunida ee reer galbeedka oo Ingiriisku hoggaaminayaa mu'aamaradda ugu sameeyeen boqortooyadii Turkiga....

Balqabsoo xornimadoonkii Carbeed oo dhan ayaa Ingiriis ku kiciyay Turkigii oo qayb-libaax ka qaatay burburkii Turkiga.

Wakhtigaas uu socday dagaalkii Turkiga iyo Ingiriisku waxay dadka reer Somaliland laab iyo niyad intaba ka taageersanaayeen walaalahoodii Turkiga ee boqortooyadii Ingiriiska dagaalka kula-jiray(Akhri buugga uu qoray Sir Jefrey Archer oo ah ninka Soomaalidu u taqaannay Caarshe ee magaciisu gabayga Cali Dhuux u ku jiray).

Sida taariikhdu qorayso wuxuu ahaa Mustafe Atatuk oo gawska ku haya wixii Carabi malkisay markii Ingiriis ku kiciyay ninkii Turki diin iyo Afcarabi labadaba ka fogeeyay.

Siyaasadda Nato iyo xubinnimada EU waa arrin dhow oo aan sii qotodheerayn.....

Bal hadda imikana aan jalleeco arrinta Somaliland ee aad intaad meelka-dhaca ku samaysay weliba isu-qososhay.

Qabsoo reer Somaliland maaha dad neceb walaalahooda Soomaaliyeed, miyaanay ahayn kuwii shuruud la'aan ku raacay Koonfurta Soomaaliya 26kii Juun 1960kii?

Xaggee Soomaali-nacaybka maanta reer Somaliland lagu karbaashayaa ka yimi?

Jawaabta may haysaa Hassan Hadhwaa? Maya baan filayaa, sababtoo ah haddaad jawaabtaas helaysid sidaas umaad hadasheen....

Anigaa jawaabtii oo kuusan kuu dhiibaya. Horta bal qabsoo ama qoraalkaaga ku dhammee wabillaahi tawfiiq ama ku dhammee subxaannallaah, waxaad tahay munaafaq.

I sug!!! hayga degdegin........

Ninkaaga qaran dhan oo Soomaaliyeed, oo kula dhashay, oo Islaam daayoo dhaqan iyo dhiig aad wadaagtaan ku tilmaamaya inay Yuhuud is-xigaan ama istolaysteen, waxa kugu cad Munaafaqnimo...

Sababta aad arrinta halkaas u geysayna kaama aha Soomaaliweynimo-doon ee waa kaa reer Somaliland nacayb.

Xiqdi iyo uurxumo ayaa calooshaada hurudda...waxba diin iyo wabbillaahi tawfiiq haku gabban.

Soomalinnimada iyo yaboohdeeda waxa laga asalqaaday Somaliland, maanta xumaan iyo ceeb aannu u hayno walaalahayaga Soomliyeed ma-jirto. Waxaannu leenahay haddii israaceennii dacar iyo deebaaq dhalay yaynaan mardambe isku aakhiro seegine aynu mustaqbalka kala ceebla'aanno..

Sarbeebtuse waxay taagantahay "Caddiir dhawdhawdu uma dhacsana". Ninkii indhaha la'aa weli humaagga hortaagan wuxuu moodayaa hashii, hashiina waa tii hadhgalay Waraabe cunay, waxa halkeedii fadhida ceesaan yar oo weyd ah oo wiil danyar ah oo Cabdiqasab la-yidhaahdaa horfadhiyo...

Waxaan Eebbe(SWT) uga rajaynayaa ceesaantaas yar inuu raxmaad ay kaga baxdo jiilaalka u shubo...

Imika iyo danna Hassan Hadhwaayow, hadalba gunbuu leeyahaye toos oo bal hortaada eeg?

Mahadsanid.......

Cabdillaahi Cawed Cige, Liverpool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danqade

Wednesday, November 08, 2000 - 06:13 pm
Ninka Xasan la yirahdo runtii buu taabtay runtuna dadkoo dhan kama wada qosolsiiso, taasi waa horudhac arinta aan jeclahay in aan sheego waxay tahay marar badan ayaad ku celceliseen midawgii koonfur la midownay wuxuu noo soo jiiday dhib, bal aan wax ka iraahdo arintaas marka ugu horeeysa dalka waxaa ka dhacay dakaal sokeeye oo meel kasta iyo cid kasta oo Somali ah taabtay mamuladii sababta u ahaana sida Mingestihii Ithiopia iyo Maxamed siyad meesha weey ka baxeen maanta sheekadu waxay taagan tahay war maamul inoo wada dhexeeya aan sameysano wixii dhacayna umadii oo dhan ayuu saameeyay,waxaad taagan tihiin waan goosanay hadaba su'aasha aan idin weeydiinayo waxay tahay haddii aduunyaddii oo dhan ay idin aqoonsan weeysay Somaliland qalalan in aad meel la soo istaagtaan waamaxay danta idiin ku jirta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGAAYE

Thursday, November 09, 2000 - 10:33 am
TO: HASSAN
runta ayaad taabatey
annagu ma doonayno in koonfur ay kala go'do
yuhuudu gardaro ayey ku joogtaa dhulka carabta
waa la yaqiin taariikhdii ay yimaadeen ama la keenay.
hadaba marka reeruhu guurayaan waxaa la dirri
jirray sahan soo sahamiyia goobta loo socdo .
shirka Djibouti intaan la qaban CIGAAL>.
waxay kulmeen C/QASIM... wuxuuna uga digay
inta aa la shirrin
djibouti dadka iinaga yaqaan siyaasadooda
ee gadaboursi aan u dirno...
waxayna ku dambeysay
woqoooyi ma go'in ee koonfur ayaa goysay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Thursday, November 09, 2000 - 12:06 pm
s/calaykum
to:cabdulahi cawad cigge

qoraal marka qof soo qoro qofba si buu u arkaa sxb
adiguse caadifad qabiil baad ka raacday sidaa daraadeed haddaad ajnabi ahaan lahayd si kalaan kuu arki lahaa laakiin soomaali uma xumid.
hashii sidee ka yahay hadii an iri adiguna waxaad wadaa 60kii maxaa laga yiri.
taariikhda turkey aad baan ula socdaa oo hadda waxaan ku suganahay istanbul laakiin waxaan ka soo qaatay inta aad iska shabahdaan sxb.
soomaali nacayb dhinaca somaliland ah waa jiraa hadii aanan runta laga leexanayn macnaheeduna ma aha shicibkaa neceb ee waa qabqablayaasha isku sheegaya dowlad .
laakiin waxaan aad uga xumahay kuwiina yurub iyo america jooga ee markeey maqleen dowlad baa soomaaliya ka dhalatay mudaaharaadyo qabanqaabiyey intaa in aad ka maxkax roontihiin baan filayey maadaama aad jahligii qabiilka ka soo baxdeed oo wadamo hor u maray aad timaadeen.
wariyihii markuu weydiiyey maxaad ka mudaaharaadeeysaan soomaaliyeey jawaabtiina ay noqotay dowlad baa soomaaliya ka dhalatay oo adigu soow soomaali ma ahid haa laakiin......
sorry sxb.
munaafaq ayaad igu tilmaantay mana ahi runtii ilaahayna ha kaa cafiyo.
aduunyadaan laydiga ahee gantaalaha lagu lashamay yaan lo iyo ari raacayaa xaalka somaliland waa sidaa.
dhibaatadda soomaaliya guud ahaan ka dhacday ma kula tahay in uusan isaaq eed ku lahayn?
kuwa isku sheegaya in ay somaliland janadii geeynayaan waa kuwee.
ha ugu horeeyo safiirkii siyaad barre u fadhiyey india mudane jaalle maxamad xaaji ibraahim cigaal
(cid) yaa xukumay 88kii. fagare muxuu ahaa sxb.
sababta aan kuu leeyahay soomaali uma xumidna waxay tahay marba kii dhegta wax noogu sheegaa na leh.
wareeysigii cigaal uu siiyey volkskrant amsterdam 20/3/93 dib u akhri haddii ay suurtagal tahay .
soomaali yuhuud kuma tilmaamin ee qoraalkeyga dib ugu noqo haddii munaafaq taa lagu noqonayana waa taqaan ninka ku noqonaya.
shirkii jabuuti markii siyaad barre dhacay oo cali mahdi lagu doortay yaa shir gudoomiye ka ahaa sxb mudane cigaal munaafaq keenee ah aniga iyo hogaamiyihiina?
waa la riyoon karaa laakiin riyo run ma noqoto sxb.
soomaaliya ilaah ha u gargaaro dhib ma hureeyso inta aan saan u fekereyno sxb
wabilahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Thursday, November 09, 2000 - 04:23 pm
War xasan nin yahow runtii baad sheegtay runtuna dadkoo dhan kama wada qosolsiiso ninkaas isaga ah meel fiican oo laablaab ku jirin ayaad wax ka tusisay waa hadii uu nin wax garada yahay. waxaan anigu hubaa in ay dadkaan Somaliland la baxay ay xumaan aad iyo aad u qoto dheer u hayaan Somali inteeda kale taas waxaa daliil u ah markii calankii shanta Somali ka tarjumayay ay ku gubeen Hargaisa,waxay kaloo ku caan baxeen in ay baneeystaan wax alaale iyo wixii maskaxdooda ku soo dhaca sidii ay aqoonsi u heli lahaayeen shakina kuma jiro in cigaal warqad uu u qortay yahuuda uu leeyahay waxaanu nahay dad is leh inkastoo yahuudii ay ku soo gacan seyrtay,miyuusan ogayn dadkii falaashaha ahaa ee ku noolaan jiray Ithiopia ee loo duuliyay Israel in midab kala sooc aad u xun lagu sameeyo jirkooda oo madaw awgeed marka cigaal ma bakhtiga ayaa u banaan sidii uu aqoonsi ku heli lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daljir

Friday, November 10, 2000 - 10:15 am
Xumaan waa xumaan wanaagna waa cadyahay. Aniga waxay ilatahay inaad ku xadgudubteen dadka reer S/land gaar ahaan Cige iyo aragtidiisa.

Nimankiina u nacamleeyey Hassan waxaan idin leeyahay keena aragti cilmiyeysan meesha aad iska dabagasheen ninkaaan wax iska qoraaya.

Personally I'm not from Somaliland honestly but I hate hipocracy. How could you call your somali brothers and sisters as jewish people!

I always wish that Somaliland people come back and be part of the Greater Somalia. However, it they choose to leave we shall never violate their Sovereign and integrity.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Friday, November 10, 2000 - 05:26 pm
My brother Daljir I swear to God you are one of the Somaliland group and please don't tell lie about who you are. You seem to me you haven't read carefully what we have said so far and let me say clearly this we didn't say that North Somali people are Jewish but what we said is your leader wrote letter to Israel that he is claiming that Somaliland people are Jewish .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colaad

Saturday, November 11, 2000 - 06:52 am
Ku hasan iyo inta la hal maasha runtii hadalkaaga xiisa darida iyo murti darida aad ku bilawday awgeed waxa ii cuntami waayay sii akhrintiisa waxaana kaga booday sadar iyo badhka ugu horeeya,macnahaaguna waa sidii uun lagu yaqaanay inuu nin koonfureed hadalku isagoo qaro waawayn uga qubto.Al-muhiim waxba anaga hanoo soo geeraarin UF UC matag ayaa iqabta wax qaybsi iyo wax wadaag baad sheegtee markaan indhaha idin saaro,adiga iyo dhako xonoo dhan Turkigaa idinka sharaf badan waayo dhulka S/land markay joogeen sharaf iyo islaanimay ku joogeen adna saqajaanimo,dhac,dil,kufsi,macaasi,dhaqan keenyaan iyo mid Talyaani.Ha isku kaayo dhejin UF AKHAS CAAC matag fooqal matag baad tihiin never ever ha ku riyoon inaad cago dambe xataa toorist aad ku timaadaan dhulkayaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Saturday, November 11, 2000 - 09:48 am
to.colaad
wax cusub ma aadan sheegin waxaad sii xoojisay aragtideenii ahayd si aad aqoonsi u heshaan wax walbaad baneeysateen.
waxaanse ku faraxsanahay reer waqooyi adoo kale in uu ku yar yahay .
hana moodin koofur in ay cunto uga baahan tahay waqooyiga kala go,una wuxuu u daran yahay soomaali oo dhan .
cali maxaa loo dilay daawo ma noqotaa?
wax garadkuna uc ýyo caac lama yimaadaan meel fagaare ah dib isugu noqo sxb wey kaa yara baxsataye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daljir

Saturday, November 11, 2000 - 10:41 am
Wadani I rest my case with you. You sweared that I was from S/land. Guess what, wallahi you are rong 100%. I only allow them to be respected that's may be my only mistake I made.

I was born and raised in Central Somalia. I moved to mogadishu later time. I left Somalia over 10 years ago. My mom, dad and many brothers and sisters of mine live in Mogadishu now. Yet, I believe Somalilanders are somalis as well. so please live the them alone with mutual respect.

To Wadani I won't respond to you no more. You don't deserve.... I also saw your postings in other places.
peace and forgiveness....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faqa/Walaal

Saturday, November 11, 2000 - 11:19 am
Walaal Daljire waxaan aad kuugu raacsanahay fikradaada ah in
Arinta soomaali-land ay tahay mid u taala shacabka reer
soomaali-land ama inagga sida aan u naqaan W/galbeed. Waxaan
taa u leeyahay reer Somali-Land waxey ila tahay in ay arimahooda u
gaarka ah ka tashtaan, haddii ay awoodii leeyihiin, shacabka
daggana dhamaantood ku raacsanyahay ma aha wax laga wada
hadlo waayo waa arin qawaaniinta adduunka waafaqsan. Aqbalka adduunkana ma aha xujo ay qasab noogu soo raacaan. Walaal aniga waxaan ahay nin Soomaali ah dagaankayagana waa Muqdisho, haddana u arko in xoriyada aanan la iska qaadin. waayo marna anigu ma jecli doonitaanka reer Somaali-Land in aan hor istaagno. Goitaankan oo kale uguma horeysa reer Soomaali-Land uguma danbeyneyso
adduunka. Leave them alone reer Somali-Land. Ha noolaato caddaaldda iyo Nabadda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawd

Saturday, November 11, 2000 - 11:41 am
Salaan,

Anigu doodan waxan ku darsan lahaa intan, horta wax dhib ah dadka Koonfurta somalia daga inaanay wax sidaas ah ka aqoon Waqooyiga somalia iyo dadka daga. Mar mar aad baan ula yaabaa doodooda, qaar baa ku dooda SNM iyo Afweyne waxay ku dagaalameen somaliland go'taankeeda..waa wax lala yaabo. Qaar kalana waxay ku dooodaan burburkii iyo xasuuqii umada soomaaliyeed gaar ahaan waqooyi waxa ka masuul ahaa dawlad tii afweyne oo kaliya..oo raga badan oo Isaaaq ah ayaa ku jiray..imisa 20 ma dhanyihiin..lol intaasi isaaaq ma aha reer koonfuraw ee hadalka dib ugu laabta.Maalin ayaanu wada doodnay nin Hawiye ah, wuxu i waydiiyay waar Isaaaqu goormay dageen Somaligalbeed..lol oo ma hadaad ogaatay baan ku idhi haa buu yidhi waa koodii aan is idhi waa loogu qaatay.

Horta la yaabi maayo oo sabab dadkani may dhoofi jirin dagaalkiina waxay ogaadeen 1988kii oo kaliya. Hawiye, waa qabiilka kaliya ee ugu badan koonfurta soomaalia laakiin dhibaato waxa weeye dhulwadaag ma nihin, oo maba soo dhaafan xadka soomalia waa hadii Wardheer ama Wiilwaal geeloodu daaqi lahaa.Doodoodu ama wax garadkoodu waxa weeyaan SECOND HAND INFORMATION oo ay meel ka maqleen. Gaar ahaan xanta ama war ku sheega waxay ka maqlaan inta bdan niman Darrood ah, waa dhibaato ilaa 1960kii haysatay Isaaaq iyo Hawiye.Adan cade oo qabay naag majeerteen ah ayaa waagi 1960 labada reerba luggooyay barigii dambe ayaa waxay u bixiyeen xisbiga IRIR Aadan Cade" Inan la yaalkii Majeerteen..lol" sheekadii uun baa socota.

Maanta markay dawlada Salaad Boy ay simiyso Majeerteen iyo Isaaaq hada majeerteen wuxu leegyahay Habar Jeclo haday ugu bataan, laakiin isma naqaano. Dhanka dhaqanka iyo afka Darood iyo Hawiye waa isku dhaqan iyo af imika macaa qurbada marka la joogo Daroood iyo Hawiye way isku jiraan Dhulbahantana ku daroo. Waa isku af isku maskax isku dood dad aanu is fahmi karnoba ma aha..

Meel kaste been bay la taaganyihiin iyo waxaaybo aan la yaabo. Qaarba ku dooda maanta Sangub ayaa ugu abwaansan iyo Juba ayaa ugu fanaansan..lol.iyo Xamarbaa sidaas ah iyo sidaa ahaan jirtay hada waa xamartii aan waligay arki jiray ee sartii Jirde Xuseen ugu dheerayd, macaa waxay ku faanayaan rag kale ayaa iska le oo u dhisay. Somaliland oo maanta halkay marayso 30kii sanadood ee tagay waligood gaadhin ayay inay wax ka sheegaan mooyee waxba u qirayn. Gaalna dil gartiisana sii.

Yahuud baad tihiin cay ma aha ninkii diinta garanyaw ee soomaalida jaahilnimo ayaa ka badatay. Yahuud yaa ka nabiyo badnaa, wax nabi sheegta oo Carab ah Maxamd ayaa jiray, laakiin bal aan yahuud tiriyo inta ka dlatay qaar baa igula doodi arintaas oo waligood maqal.

Yahuud horta waxa dhalay Ibraahim ama nabi Ibraahin ,,Isaaxaq oo Yahuuda dhalay iyo Ismaaciil oo carabta dhalay.

1- Isaaxq
2- Yuusuf
3- Yacquub
4- Yaxya ama Zakariya
5-Yonis
6- Ayuub
7-Ciise ama Jesus
8-Muuse iyo walaakii Haaruun oo nabi ahayn laakiin Yahuudi quraanka ku jira aw yahay.
9-Saleemaan

Nimnkaas oo dhan somali way caydaa laakiin waa ka jaahilnimo sabab Carabaa maskaxada naga qabsatay. Markaas Isaaaq haday yahuud ku sheegaan , ana Carab bay ila tahay reer Koonfur. Carbna halkay taagantay waa la yaqaanaa yahuuda heerkay marayso, ilaahay isaga ayay jirtaa kuu cadaabi lahaa ama jano galin lahaa , taasi nama khusayso ee dadku kala dadanimo fiican, Yahuudna dad ka dhaqan fiican weeye Nimnakaas Carabta..ina San weynana waydii..

Somaliland way ka baxday Somaliweyn, Somamliweyna ilaahay sidaas haw dhaamo, maalina 50 sandood ka dib waynu isu iman imikana waynu isku dhex jirnaa.. Oo Hargaysa xaafdo dhan waxa daga Hawiye iyo Raxanweyn macaa Jareer wuu joogaa.meel laka tagi maayo rag dooni saaran oo is rabin baynu nahay, laakiin reer Konfuraw waxad rabtaan inaad doonidii meeshiinii aad ceel ka qodaan, waa caqli xumo INa Salaad boyna haku habsaamina iyo afartan tuug.

Dumarkii iyo caruurtii ku madhe koonfur, Raxanweyn badh bay Hawiye beerahoodii ka qaadeen Biyomaalna sidii oo kale, horta dadka dhulka laga haysto waa in dib loogu celiyo Somaliland oo kaa fog intaad leeday aynu heshiino, maxaanu ku heshiinaa waabaan arkaa Raxweyn, Cabcadkii, Jareerkii, iyo masaakiintii umada soomaaliyeed sida loo galaye hadana wali layska indho tiraayo. qaxoonti bay ahaayeen mudo ah 10 sanadood, maantana wax ku dhici doonaa niyad jab oo ugu wacanyahay Ina Salaad Boy iyo afatrta tuug. nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Saturday, November 11, 2000 - 12:11 pm
To Daljir walaal marka ugu horeeysa waxaad doontid ahow waxa la qiimeyana ma aha cida aad tahay ee waa waxa mabd'a ahaan aad aaminsantahay. Run ahaantii waxaad u eeg tahay sida aad u hadleeysid nin aan war u haynin arimaha guud ee Somaliya hadana waxaad intaas ku darsatay in aad been ka sheegtid wixii aan qornay oo ku hor yaala adigoo yiri " how could you call your brothers and sisters as Jewish people" goormaan ku tilmaamnay Jewish arintaas boqolkiiba boqol waad ku khaldan tahay. Arinta kale ee aad ku khaldan tahay waxay tahay Somaliland reer waqooyi oo dhan uma wada dhama, dhulkaas waxaa wada dega Isaaq, Dhulbahante,Warsangeli,Gudi biirsi,Ciise qabaailkaas aan soo tiriyay kuma raacsana Isaaqa in waqooyi ay ka go'do Somalida inteeda kale xitaa Isaaqa dhexdiisa iskuma wada waafaqsana marka walaal soo xaq maaha dadkaas kale ra'yigooda in la tix geliyo mase waxaan tixgelinaa ina cigaal iyo kooxda raacsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Sunday, November 12, 2000 - 02:40 am
s/calaykum
ku .hawd
salaan dabadeed sxb qabiilka iyo muhiimadda kala saar.
dan soomaaliyeed ayaa laga hadlayaa ee dan qabiil meesha ma taalo.
haddii aad yuhuudnimo u cararaysana adigeey ku jirtaa laakiin anagu yuhuud baa tihiin idinma oran ee hogaamiyihiinaa idinku tilmaamay wuxuu idinku tilmaamaba haddii aad ku raacsan tihiina waa arin gooni ah.
aduunyaduna qasab ma aha dadku in ay isku degaan noqdaan si ay warbixin u kala helaan nebiyadaan yuhuuda ah ee aad tirinaysid ma degaan baad wadaagtaan misse waa laguu sheegay?
waxa aad wadaana waa qabiil baa qabiil ka wanaagsan oo ka sharaf badan taasina waa tan dhibaatadda oo dhan wadda.
daarood iyo hawiye haddii ay isku dhex jiraana waa arin wanaagsan idinkuna marbaad soo dhexgeli doontaan haddii ilaah yiraahdo.
midda kale arinta aan ka hadlayno ma aha somaliland in aan heshiis ka rabno khasab ah haddii aan wada heshiinana magaca soomaaliyeed ayey dani ugu jirtaa.
magaca soomaalina ma aha waqooyi iyo koofur oo keliya.
ismaaciil cumar geele soomaaliya kuma korin waxna kuma baran jagana kama rabo maxaa soo dhexgeliyey arimaha soomaaliya?
haddii aan kaaga jawaabo soomaali jacayl iyo dhibsi uu dhibsanayo dhibaatadda haysata walaalahii.
waxaan jeclahay in aad fahantay macnaha aan ula jeedo.
koofur haday xaqdaro ka jirtana ma aha mid lagu faraxsan yahay .
ogowna magacxumadda na haysata iyo dhibaatadoo idili soomaaliland baan ahay ee soomaali ma ahi in aysan kaa saaraynin.
mid aan ku weydiiyo ka soo qaad somaliland in la aqoonsaday oo dowlad dhisan oo dhaqaale leh noqotay koofur oo sidan ah maxaad ku samayn lahayd
kheyr ayaan noo rajeeynayaa dhamaanteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONKOD

Sunday, November 12, 2000 - 09:40 am
Waar Salama Caleikum hadaad Somaliland ka timii!!

Mr.Cige tried to explain something for you savages in a respectable manner, obviously liars and jahilin did not listen, let me be more honest then proffessional today.

Walaweynti cabadka ayaa ku batey, you low class Darood and Hawiyees think we Isaaq a clean muslim people are going to join you stinking, low class, uneducated animals NEVER!!!

Who raped woman and MEN in XAMAR WAS IT NOT HAWIYEE NACALA TULACALEK UF UF, WHO BOMBED FLEEING WOMEN AND CHILDREN WITH AIRPLANES WAS IT NOT THE DAROD REGIME???

You are a dirty, filthy trash people, faqash, walaweyn all of these names are yours. Somaliland rather join Ethiopia then join a saqajan people like you.

We have not the same culture and traditions with faqash, you are liars, thieves, dirty, uneducated, blood drinkers you contributed nothing to the ex Somali state and even abroad in America and Europe you are a disgrace for the name Somali, thus now i call myself Somalilander.

Who was the economic backbone of exSomalia, who was all the singers, poets, playwriters,educated people, and all those people that made other Somalis proud of their nation?? THEY WERE ALL ISSAQ(95%) so that is why you need us you dirty lowlifes.

Without us you are a nation of loosers!! 10 years you have produced nothing, it does not take a genious to figure out hmm Somaliland has peace we should copy their way but being the stinking, dirty uneducated savages that you are you saqajanin became jealous, believe me unlike MR.Cige and other warm hearted Somalilanders I was not expecting anything more from you cursed people because i know you are Xolo Xolo dhaley.

Digil/Mirifle seem to be the only respectable people in that cursed nation calles Somalia, but as one might expect from saqajan dorood and Hawiyee they are oppressing that innocent farming people, forget that they are majority and their land is the most valuable, in the minds of the Saqajanin they are just to educated and civilised so they have to be killed and oppressed.

My final words are that me and my people think you Saqajanin can go to HELL and we have no sympathy for you and your stinking selves, die of starvation nacaladyaheey nacaladu dasheey.

If you want war come on, this time their will be no stoping in the Somaliland border as the famous poet Salaan arabeey said "when you have defeated the enemy leave nothing on the dish wipe it clean" that is what we intend on doing this second time.

Somaliland ha nolato, Faqash ha dhacdo, SNM ha nolato, Guul iyo Gobanimo for SOMALILAND, faqash silic iyo gajo ha uu dhimato!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 03:49 pm
To Onkod ma istaahishid in laguu jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham s/lander

Sunday, November 12, 2000 - 09:00 pm
I wana say ninka bage furey Get the deal honey
somaliland danaheeda ayey ka tashadeen ee maad ka hadashid baaba soomaliya sidaan maqley reer soomaliya hADALka ayey ka adagyihiin
catch you mate

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin isaaq

Sunday, November 12, 2000 - 09:34 pm
Somaliland haddaan nahay ciddii dani noogu jirto oo dhan wax waan laqabsanaynaa haddii ay xitaa noqoto YUHUUDA waayo cidkasta waa nooga fiicantahay walalaweynta.
Nacaala idinku yaala waxaan idinku khasaaray 30 sanadood.
Akhasyahay.
Nin Isaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 02:49 am
Waryaa Isaaqu inay sidaan dhaamaan baan moodi jiray, maxay ahaayeen ileen sida loo hadlo xitaa ma yaqanaan, malaha badawnimada ayaa ugu wacan,walaahay ninkii wax ku darsado ayaa ka gar daran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaqle

Monday, November 13, 2000 - 07:26 am
From:Xaqle:
Waxaan laga ducaysan jirey ilaahayaw Haa iyo Maya ha iga wada yeedhsiin.S/Land dadkeedu weligoodba Denbi kamay gelin Reer Somalia.Kuwii Jabouti u dagaalamay iyagay ahaayeen.1977 wadankaa Somalia ahaaye Ciidanku 80%iyaguu ahaa oou dagaalamayea S/Galbeed.Kuwii iyagoo xoriyad haysta bilaa shuruud ku darsaday K/somaliana iyagay ahaayeen. maxaa loogu abaal Gudey? in la xasuuqo ragoodii. lana kufsado Hablahoodii.in in la dumiyo dalkoodii oo ciidankii iyo Diyaaradihii iyohubkii cadawga loo samaystay iyaga lagu soo jeediyo.in wiilkii afarjirka ahaa la yidhaahdo waa Idoor soo koraayee Dila. in qofkii Isaaq ahaa la yidhaahdo hadaad rabtid inaad noolaatid ha sheegan Isaaq markaad Koonfurjoogtid.in intaad ka xoogtaan lacagtiisii ku gadataan hub dadkiisa lagu laayo. ninkii intaas oo dhan loo geystey oo dhulkiisii xor ah haysta oo hadana yidhi Ilaah ban ku hadhayaa ee ku cafiyey .ma aha inaad hadal maalaa yacni ah ula timaadid iyo maxaad u go'aysaa?ma ogtahay in raxmadii Ilaahay iyo roobkii anoo u baahan oo ku faraxsan nimcadaa Rabi ii shubay in hadana murugo iila socoto oo dadkii aad iga layseen iyagoo kunkun isugu xidhan walaalahay lafahoodii oo katiinadaysan roobkii da'aba Daadkiisu dibeda ii soo dhigaayo? bal is weydiiyoo ma markaad dhiiga cabeysey baad waalnayd mise hadda? bal isweydiiyoo inta boogtaasi igu taal ma wada hadli karnaa? hadaanse ku cafiyey maxaad ii horwadaa dadkii dadkayga laayey oo aan garanaayo hebel iyo hebel? oo igala tag Haa iyo mayadan wada socota.iyo warankaad igu dhaqdhaqaajineysid oo igala fogow dhiigaagaa ii banaane.oo iskadaaya Masayrka iyo S/landtan aad ku hadaaqaysaan.inkastoo la hadlkayguba khalad ahaa ee waxaa la yidhi. Damiin far waaweyn baa wax loogu qoraa.walaalahaygii kalaa idiin sarbeebay oo idinkala xishooday inay runta idiin sheegaan ileyn way idin damqaysaaye. waad fahmi weydeen.markaa dantaa ka fursan weydey sidan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Monday, November 13, 2000 - 01:20 pm
s/c
soomaali haddaan nahay sideenaba caay iyo aflagaado ayaa naga soo hartay .
taas waxaan ula jeedaa lagama yaabo miyaa anagoon caaytamin in aan wax isu sheegno .
af caaytama ninkiisuu ku yaalaa.
ninka yiri isaaq waa wax garadka soomaalidda waan ka xumahay aqoonta aad ku faanaysid halkaan ugama jeedo.
misse og tahay waqooyigu in uusan ahayn isaaq oo keliya .
haddii aad isaaq ku soo koobtana aad luminayso waxaad tiigsanayso.
saaxiib qabiil keliya dowlad ma noqdo ee sidaa ula soco.
nin isfaanshayna waa ri isnuugtay ee faanka yaree
soomaalidu ma aha askartii siyaad barre oo keliya
hana u malaynin hawiye iyo daarood oo ku tashaday in ay isaaq baabi,iyaan in ay jirto .
imissa soomaali ah ayaa ka xumayd wixii waqooyi ka dhacay abaalkoodii ma caay buu noqday.
ogowna in nebigu (swc) uu yiri qabiil dhan oo aad wadda caaysaa in ay cadaab kuugu filan tahay.
marka weligiin ha u malaynina isaaq ma ahane inta kale in ay cadawgiina yihiin.
ogaadana dhibku in uu na wadda taabtay.
imissa isaaq ah ayaa ku dhimatay gacan isaaq misse kaad disheen waa ehlu jano oo lagama hadlo kuwa kalana weligiin uuum taad ku hayn.
khayr ayaan noo rajeeynayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 03:27 pm
Dadka caadiga ah ee boggan wax ku qorayow waxaa jira arrin aan qarinayey oo ku saabsan dhowr nin oo Isaaq ah oo maskaxda wax uga dhiman yihiin oo ah kuwii dagaallada sokeeye ku soo dhaawacmay oo weliba naafo ah, markaa waxaan idinka codsanayaa inaad u dulqaadataan.Waxaa loo keenay caafimaad Ilaahii ka badbaadiyeyna uma mahadniqin ee dhaawac soo gaadhey iyagoo dhallinyaro ah bay ku samri waayeen ee yaan la moodin in Isaaq sidan wada yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin isaaq

Monday, November 13, 2000 - 08:27 pm
Somaliland weligeed waa jireysaa. Kama baryeyno xoriyadda yada iyo jiritaankayaga cidna. waxaan la yaabaa kuwa somaliland oo isku daya inay walalweyenta wax u sheegaan. Maxaaan wax u sheegnaa oo ka rabnaa dhulkayaga waan haysanaaye. Somaliland waa dal jira weligiina wuu jira doona cida ku riyoota inay wax ka qaadayso hadda iyo markale ha soo trygrayso! waan idin sugeynaa.
Somaliland iyadaa qaldaan ahayd oo 1960 xamar tagtey hadday ka noqotey 1990 waa ilaah mahadii.
Xukunkii Afweyne wuxuu noo ahaa cadaw dhinaca kalena wuxuu na baray inaan nahay REAL QALDAAN.
FROM NOW ONWARDS WE'RE NO MORE QALDAAN.
We are country called Somaliland whether you hate it or not?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maandeeq

Tuesday, November 14, 2000 - 11:32 am
Waryaa hassan hadh-waa maanka Rabbi kaa qaadye markii rag raga ahi ku helaan ayaad sidan u cabaadaysaa!!!!!!!!!!!! doqon, damiinyahow hurdaa waligiiba Isaaq kuwaa iyo kuwa ka daran ayuu lahaa.

Maanyare maandhow hassan damiin caydana adigaa ku horeeyey oo Isaaq ku sheegay in ay yuhuud wax wadaagaan markaa markii aad jawaab u weydey oo afkii uraayey uu juuqda gabey!!!!!!!!ayaad cay sheegaysaa, adkeyso ragbaa ku helay e.

Walee in aan lagaaga jimcineyn inta aad bakhtiyeysid duliyahow urayaa,

Adigaa dooda furay ee wax ka faa'id!!!!!!!!!!!!!!
Waryaadaheen ku qosla wuu baqaye,ah ahahaaaaaaaaaa

Dal-laawe, habeen iyo maalinba dhageyso heestii wanaagsaneyd ee qiirada badneyd ee ahayd...... malaha waad ilowdey.. ileyn waadigii ooyi jirey jidhiidhicana ku qaban jirtaye. maku xusuusiyaa

Sooomaliland hanoolaatoo
hawaarto xili badanee
Waxaan la ooyaa ilmadu iiga-qubaneysaa
xornimadaan haystoo, xamarna ayna haweysan karin!
.................... .............................
Hasan bilaa macne waxaad heestaa ka dhageysan kartaa raadiyo halgan mowjada dhabar-adeyga iyo difaaca Sooomaaliland!!!!!!!!!!!!!

Haddii aadan raadyow haysana fadlan noo soo sheeg!!!!!!! lacagta sakaatul fidriga ayaanu kuu waydiineynaa in wax lagaa siiyo.

Fadlan talo aan ku siiyee iskadaa xadiisyada iyo diinta aad ku gabaneyso......... mise waxaad ku banaantahay " markey iilato ayey Alle taqaan"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliland wase

Tuesday, November 14, 2000 - 02:31 pm
Isaaqu waa maan gaab aan ka ahayn Garxajis nimankaas waa boqorada isaaqa, ee yaan la isku daalinin dad wax fahmaayo maahee markeey marqaamaan ayuu xiskooda soo noqdaaye inta ka sokeysa somaliland uum beey guri. Waryaa i dhagaysta gar idinma gasho garna idinkama baxdo kow dhaha, Somaliland Somalidu ma aqoonsana aduunyaduna lagama aqoonsana ee waxaad yeeshaan dadkiina dhinac ka soo raaca, Somalida kale wax aad dheertihiin oo badawnimo aan ka ahayn ma jirto, haddii aad taas diidaan u diyaar garoowba dagaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Thursday, November 16, 2000 - 02:56 am
s/c to. maandeeq
maandeeq waan ka xumahay waxaad qortay ma aha qof wayni wax uu ku hadlo.
marka horana maskaxdaada ka hadal ee ha ku hadlin qof kale ra,yigiisa.
markii hore waxaad tiri walaalkeyga somalilander ayaa hadal kuu dhameeyey hadana afkii cigge ayaad ku hadlaysaa sorry.
wax lagugula yaabaa ma jiraan sababtoo ah caayda ayaad murti iyo hadal wanaag moodaa.
haddii isaaq caaqiliin yihiin ama mutacalimiin yihiin ma aha wax laga xumaado maadaama aan magac wadaagno.
adigana mid aan ku weydiiyo qof walba arin ayuu soo kordhiyey ee adigu maxaad soo kordhisay?
waxaad tiri markay iilatay alle taqaan.
taaswaxaan filayaa adiga in ay kugu kooban tahay anigu ilaah dhib iyo dheefba waan ku qanacsanahay mar walbana caabudaadiisa diyaar baan u ahayn.
waxaan ka xumahay in aadan fahmin waxa aan ka hadlayno oo ah caadifad qabiil in aysan wanaagsanayn meelna aysan waqooyi gaarsiinayn.
suldaan garxajis oo jabuuti ka soo noqday ayaa la xiray bal hargaysa wixii ka dhacay warayso.
ma saasbaa dowlad lagu noqdaa haddii fagare la xirana ka waran.
ilaah waxaan kaaga baryayaa in uu xoogaa maskaxdaada ka bixiyo jiradda ku jirta waxay doontaba ha ahaatee.
hana moodin asluub loo hadlaa in ay baqdin tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi

Thursday, November 16, 2000 - 01:15 pm
Hassan inantu rag bay ka dhalataye sidaa ha ula hadlin.

Maad raga u jawaabtid intaad inanta la tirsanaysid,miyaand nin ahayn?mise waxa tahay
Gabadh magac nin la baxday oo ku gabanaysaa tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yonis

Thursday, November 16, 2000 - 06:50 pm
hassan(duuso)lol adigu hablaha laa sheekayso u jawaabna ilaayen rag baa ku helay kaa carar cagaha wax kaa daay saaxiib lol,bal kaa waran hadii aay ragii raga aha ku hilaana somalinet kaa ba waad kaa goosan lahayed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliland wase

Friday, November 17, 2000 - 01:44 am
Waryaa ninka odayga ah maxaad ugu goobanaysaan ceeb waad ceebowdeen, mideeda kale waxaad tihiin badow lagu dhuftay badow wax aad fahmaysaan haba yaraatee ma jirto, orda sakhraanka idin xukuma ee ina cigaal u taga kaas baad is sheeko garanaysaane,xaar baad tihiin adoonyahay adoontu dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Friday, November 17, 2000 - 11:39 am
to yonis
jawaab ma astaahishid marka hore.
laakiin anigoo soomaalinimadda fiirinaya hal aan ku iraahdo.
maandeeq waa gabar soomaaliyeed xaq beey u leedahay in ay fikradeeda ka hadasho haddana waxay xaq u leedahay in loo jawaabo.
misse waxaad aaminsan tahay in aan dumarka loo jawaabi karin?
jawaabtuna waa haa sidda ay kula tahay adiga
taasina waxay cadaynaysaa in aad tahay nin iska hadlay.
hadal wanaagsan ku hadal ama iska aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Wednesday, November 29, 2000 - 12:55 am
To: Hassan, saaxiib ha isku daalinnin nimankan horey baa loo arkay madax adaygoodee, waxay saaxiib inta ay soomaaliyi burburtay oo dad iska laysay ay had iyo jeer dood ka dhigtaan dad ayaa nalaga laayayey, dadkay iyagu dileen meeye markaasay sida yuhuudda film walba oo la daawanayo ama barnaamij kasta oo tv ga kasoo ay uga hadlaan dadkii naasigu laayey ay uga hadlaan dadkii dagaalka sokeeye ee soomaalida oo dhan saameeyay sababtiisana iyagu ay lahaayeen ay la soo taagan yihiin dad baa nalaga laayey. Saaxiib aad bay dhinaca dhaqanka, iyo maskaxdaba ay ugu egyihhi yuhuudda iyagaa marka wiil yar uu dhagax ku tuuro aan dulqaad lahayn, oo xabbad iskaga fura, kaftankana saaxiib ma yaqaannaan oo way iska xanaaqaan. Markaa saaxiib waxba ha isku daalinin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FN

Monday, December 04, 2000 - 10:59 am
to:xassan

saaxiib walaahay waxaad tahay nin soomaali ah oo maskax furan,caqligaaga aad baan u la yaabey
waayo doodaadu wey cimiyeysan tahay,balo waxy la taagan tahay dadkii fikrad isweydaarsiga garan lahaa aaway?fikrada xassan waxay dan ugu jirtaa dhamaan dadka reer soomaaliland oo dhan waxuu sheegey oo dhana cadey buu sheegey,dee isaaqoow haduu been sheegey dee noosheega in cigaal uusan tuugeyn yahuud&ingiriis&mareykan?


waxaan idinka rajeynayaa doodan idinkey dan idiiku jirtaayaa jawaab caqli gal ah la soo xaadira ramadaan kariim.....