Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: QURBAHA OO BIXIN KARA DHAQAALAHA DOWLADDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREE ADVISOR

Wednesday, November 08, 2000 - 08:54 am
Dadka qurbaha jooga aad ayey u badanyihiin, magaalada Toronto ee Canada ayaa lagu tilmaama ainay 100,000 oo soomali ahi ku nooshahay.

Kasoo qaad Soomaalida aduunka joogta oo dhan hadii laga helo 200,000 oo kaliya oo daacad u ah dowlada cusub. Dadkaan hadii ady bisgii 20.00 iska qaadaanw axy noqonaysaa.

4,000,000 bishii
48,000,000 sanadkii.

Haddii dowladu ay bilowdo inay canshuur aruuriso oo shilinkii xawilaad lagu daro ay saarato 5% korontada, teleefonada, biyaha, badeecada dhamaan ay lacag yar saarato waxay heleysaa intaan kor ku sheegay toban jibaarkeed.

Marka Dowladda waxaan kula talin lahaa ka dheeraada IMF iyo world bank. Waxaa horumar ku gaari kartaan waa free enterprise aad canshuur ka qaadataan.

Dadka dibadana soo jiita.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aywalinjo

Friday, November 10, 2000 - 03:03 pm
abow unuka intaas iyo ka badan waa nag agoda diyaar iyo nus wali waa u nahay ee see loo bixihaa ? yaa u dhiibeena? ma la hubaa inii meeshii la rabay iyo gacan aamin ah galeeso lacagtaas? ma jiraa wali wax gudi ah oo loo xilsaarina ? hadiis jiraani info, ma heesaa aan la xirirnee. ani intii iyo malintii la doorti madaxweyanah waxaas ka arki tvga intiis somalida aas dhahi qaaran soo gala laakin warkaas maalitaas aa igu danbeysay wax hadal haayo ma arkin runtii ani waa i niyad jabisay maxaa yeeli waxaa rabi wax kasto oos dhaho madaxweynaha iniis ficil loo badalo oo hadal lee aas lagu ekaanin xitaa waxaa la rabi iniis usi iyo dowlada aa sameeyaan urur qaaranka u xilsaaran ururintiis iyo waliba gaca amaano aas galiyo maxaa jiraa unuka mar kaleeto ma rabno inii shilineena been been lagu cuno .
ani waa kasoo horjeeda inii deen laga qaato IMF maxaa yeeli dhibkood aa badan iyo ribadood , ribadana ilaahey ma ogolo sidaas seey daraadeed inii ka fogaano aa la rabaa,
unuka dalkeeyna aa gacanteena ku soo burburini hadana gacatiina iyo jeebkeena lee ku dhiseenaa ,waxaa rabaa inii aduunka la tuso wixi gudno iyo wixii goono , inii waax dumin karno oo waliba sidi wax rajo laheen ka dhigi karno iyo in hadana wixi saas u galni dhib u dhisi karno aa rabaa ani , waana yeeli karnaa maxaa 48.000,000 iskeerso miyaa sanadkii si fiican aas noogu filnaani lahaa ani dhaqaalaha wax kistoo aa ka kasaa hada ayuuto( hagbad, sholoongo, ) aa aas aasi markase si fiican aa u arki wixii taraayo markii lays ayuu ayuu teeyo culees weyn aa kaa goaayo , waxaa ku talin lahaa madaxweyne cabdi qaasin iniis xooga saaro sidii ayuuto dalka loogu ururin lahaa oo walibo aas ku dadaala iniis gacan aamin gudi eh u xirsaara arnitaas waxaa qabaa inii somali badan la heli lahaa hadii mar lee wax macquul eh la sameeyo .
soo barya hee garabkiin su aalhey iga soo jawaaba ninkii war sugan haayo ..