    Anonymous | Wednesday, November 08, 2000 - 09:47 am waxaan ahay nin u dhashay gobolada somaliland waxaanan jeclahay midnimada soomaaliwayn markaa walaayaal miyay soomaali kala marandaa . |
    Shariif | Wednesday, November 08, 2000 - 05:17 pm ilama aha in ay soomaali kala maaranto oo simply waa ta forumka isugu timid.Waxaas oo dhanba waxaa u sabab ah koonfur oo raagtey inay xal la timaado tobankii sano ee la soo dhaafay .Haddana hadday si fiican u hirgasho waxba la isla waayi maayo ee bal horta nimankan drug dealerska ah Xamar dhex jooga si ha laga yidhaahdo.Hadday dawladda cusub xamar hanato sheekadu waa yaraanaysaa. |
    Habarjeclo. | Thursday, November 09, 2000 - 03:50 am Waxaan indiin sheegayaa, inaydan wax fican ku hadashaan hadaad wax sheegaysaan. Ama iska aamusan. maxaan uga bahan"ahay? anoo ah nin Isaaq oo meel walba maraya, in aan dhukaxun lamidoobo. |
    Jibriil Bari | Thursday, November 09, 2000 - 05:07 am Somaali maanta H/jeclodan aad sheeganayso ayaa ugu baahi badan sababtoo ah waxay ogolaadeen inay hoostagaan dad yar oo la siman H/awal idinku iska xorayn kari maysaan Soomaali soo gala taa uun baa idinka reebi karta eh kana hadha Isaaqisamkan aad meelwalba la taagan tihiin. Soo raaca meeshay mareen Gedhxejis iyo ragii kale ee waqooyi wax laga weydiin jiray ee Dhulbahante. |
    cali | Friday, November 10, 2000 - 05:03 am Somaliland ma isaaq kaligii baa iska le mise waxay ogalyihiin in reero kale la lee yihiin dhulka? anigu waxan aaminsanahay in isaaq dhulkan ay la lee yihiin DHULMAHANTE, WARSANGALI, DISHISHE, GADABUURSI, CIISE IYO QOLOOYIN YAR-YAR OO KALE sida madhibaan, muuse-dhariyo, sheekhaal... Isaaq ma kabadan yahay dadkaas oo dhan haddii la isku daro? jawaabtu waa maya? waxa kale isaaqu sheegaan in reerahaa kale ee dhulkaas Eebe ku abbuuray ay ka shaqaynayaan burburinta waxa ay ugu yeedhaan SOMALILAND oon ahayn wax kale balse ISAAQLAND. Siday isaaqu u rabaan in ay dadkani taageeraan ISAAQLAND? waxan ogahay inay dadka waqooyiga soomaaliya dega dhamaantood ay markii hore taageen dawlad ka dhalata dhulkaas. waxayse xaalku isbadalay markay isaaqu isku qaldeen SOMALILAND IYO ISAAQLAND oo is moodeen inay dhulkan iyagu kali uleeyihiin.SOMALILAND WAXAY BAABADAY MAALINTAAS WAXANA TIRTIRAY DADKA ISKU TILMAAMA AMA ISKU HAYSTA KUWO KA SHAQAYNAYA JIRITAANKA SOMALILAND. dhulmahante majeeteeniya u guur, gadabuursi xabashi ugal, ciise djibouti u qax!!!!!!!!!!1 |
    CIIDA GALE | Friday, November 10, 2000 - 11:33 am WAAR NIMANYAHAW GARDARANAA DHAKA XUN IYO FAQASH WAARYAADHAHEE WAXAA LAYIDHI NINKII BAXAAYA INDHAHAA CASAADA IYAGOO AGAA WIXII AY SNM KU DHIGTAY SIDEED IYO SIDEETSNKII AYAY WALI SOO TAAGAN YIHII WAXAAN ODHAN LAHAA REER SHEEKH ISAAQ WAXAA LAYDINKA BAAHAN YAHAY INAAD MARLABAAD CASHARO LAMA ILAAWAANA U DHIGTAAN DHAKAXUNTAN WALI SOO MIYIR LA` MIIDAAME DHAGO MALE HADII MALAG DHAWAAQEE. BAL TIISIIBA DAYACAN OO MID KALE U HANQAL TAAGAYAA |
    Anonymous | Saturday, November 11, 2000 - 01:30 am TO CALI ANIGU WAXAN QABAA IN ISAAQA DHULKA LALA LEEYAHAY AYN LA LEEYIHIIN DHULMAHANTE, CIISE,WARSANGALI IYO RAGGII CILMIGA DAADSHAY EE GADABUURSI. ISAAQNA WAA OGYAHAY REERAHAASI MEELAHA AY KALA DAQAAN. |
    Colaad | Saturday, November 11, 2000 - 06:40 am Waar ciidagalaw daanyeerkan adoonka ah ee laga dhaadhiciyay meel walba Soomaali wayn baa buuxda usheeg in AARKII miciyo kulule miciyihiisa sanqadha ka baxaysa (Garxajis)Waar waa naagaagan qabiilada manooratiga ah meesha kusoo qoraya ma is waydiisay cida dhako xun dalbaha uyeeshay?Waa Garxajis adeer waqooyi adoo gale caadaa loogu taabsadaa nacalaa habartaa dhalee khaniisyahaw. |
    Anonymous | Monday, November 13, 2000 - 06:22 am WARYAA HOTA HADAL KII WAXAA IDIIN DHAMEEYAY HABARJECLO IYO CIIDAGALE HAL ERAY UUNBAAAN KUDARI WIXII HUNGURIGA IDINKA WAYNEEYAY BAA KASAMRI LADIHIIN DIB UDHICIMAYSO SHOW WAA DAD AFKII KAWAYNAADAY. QUDHAAJADU MEESHAY WAX KU BARATO SONKORTA KA MA DHAMAATO WAR INTAY SOOMAALIDAASI HAL KAN AFKA KU SOO TAAGAYAAN IN UUSANAD KU YAHAY 2000 MIYAY NA OGAYN OOYNA AHAYN 1991 HURDADA KA TOOSA DANIHIINA KU FAAFA |
    RUNSHEEGE | Thursday, November 16, 2000 - 10:25 am HABAR-JECLO, MID BAAN KU LEEYAHAY HADAADAN XAQA DIIDAY IYO RUNTA ADAA MAANTA SOMAALILAND UGU LIITA OO QAXOOTI KU AH YIROOWE AHNA WAXA AF ENGLISHKA LAGU YIRAAHDO "INTERNALLY DISPLACED REFUGEES" MAGGANA KU AH BURCO. WAR INTAADAN DABAR GO'IN TALADA GOBTA DEGTO SOMALILAND OO KALA AH GARXIJIS IYO HARTIGA SOO RAAC ADAY KUU DAN TAHAY. HADDI KALE HILIBKA KU QAL YIROOWE WAA MAHERADAADIYE. |
    The Wise | Thursday, November 16, 2000 - 01:51 pm To: ka isku magacaabay runsheege Aan kuu sheego inaanad run sheegin ee aad ciday sidii laxdii adeerkay ee daylo. Waan ku aqaan afkaad ku hadlaysana waa nacnacdii aad lahayd ee aad xidhi jirtay markaan dhirbaaxada kagaaga dhufto. Ogow inaad itaqaanid oo aanan isu kaa sheegayn. Yiroowana anaa iska leh waana xarunta baayacmushtarka ee Somaliland taana waa lawada ogsoonyahay waanad timaadaa lacagna waan kaaga qaadaa, markaa waxaan ku leeyahay ha ka abaal kadarin sxb., ceesh oo fadhiga ku daaq libaaxana ha carin. The Wise. |
    WADANI | Monday, November 20, 2000 - 06:31 am SAXIIB YAAL HABAR JECLO IYO ARRAB BAABA UGU LITA MAANTA ISAAQ OO CIGAAL HOOSTISA KU WADA NOOL. DAD XOR AH BAANU NAHEY NIMANKA YAGA GARXAJIS MESHAANU RABNO NA WAANU MAREYNAAYE, MIYAAD IOLWDEEN SIDAANU MAR YA ALOOL KII U GALNEY RAGII ILAAYO YIROWE KU ERYADEY BAANU NAHEY E HA ILAAWIN TAA , |
    faraha togdheer | Tuesday, November 21, 2000 - 12:38 am ninka dhulbahante adigu waad itaqaan h/jeclo waa master-kaagii beryahan kuma karbaashin waase soo socdaa. kan garxajis ee niic yiri adigu miyaad ilawday in burco ay kaa eryeen oo oodweyne iyo hawd kugu shubeen jilib keliya oo h/jeclo ah waa reer daahir,haddaan h/jeclda kale sida ahmed faarax iyo reer yoonis iyo biciide aanay kuu naxariisan oo oran waar masaakiinta haddaba iska dhaafa nin kaama hareen waxaad ku baqtiyeyseen oodweyne iyo hawd kolkii h/jeclo ay raaxaysanayeen yiroowe ganacsi iyo dahab iyo doolarna ay kala rogayeen, maantana yiroowe waa suuq weyn oo caalamiya, h/jeclaa iska leh, burcana waad ogtahay ninka MAYOR-ka ka ah waa nin h/jecla, WHY b'cause h/jeclo are majority in burco magaalada saddex meelood laba meel waxaa degan H/jeclo dhinaca galbeedka waxaa wada dego garxajis iyo ciise muuse ciise muuse. magaala kasta minority baad kutihiin. waxaad doontaan yeela s/land idiinma baahna |
    Mahad | Tuesday, November 21, 2000 - 03:12 am War sxbyaal, waxaan arkay, arkan! Doqonta ayuunba marka la ag maraayo meeshi lagu dagaalamay ku dhawaaqda "Halkaas ayaa lagu dagaalamay" laakiinse, bartii lagu heshiiyay oo in yar u jirta waligeed sooma hadal qaado. Waxaan uga socdaa sheekadaas, ninkaagan la baxay "faraha togdheer" sxb bal soo hadal qaad meeshi lagu heeshiiyay e iska dhaaf meeshi lagu dagaalamay, waa hadaanad ahayn doqontaas. 75% raga meeshan kusoo qora e iska dhiga marna "Garxejis" marna "Habrawal" marna "Habrjeclo" waa rag aan ahayn inta ba. Waxay wadaan isku dir, iyo namiimiyo. Laakiin waxa cajiib ah, maxay ka helayaan taas, miyaanu Ilaahay (SWT) harimin namiimiiyenimoda. Waalee waa Youm-AlQiyaama. War ilaahay iskaga toobad keena. Wabilaahi Towfiiq |
    nin wax oog | Tuesday, November 21, 2000 - 05:02 am To toghdeer(isku sheeg) sxb magaca noo daa oo magaaladayada noo daa oo yaroowedii anu ku gayney sheegu qaxoonti fooq al qaxoonti,habr-yoonis aya iskakaa leh,mayorka magaalada burcana nin habr-yoonis ah aya qasab lagu siiyey kaa nax ilka yar futa xun. |
    togdheer | Tuesday, November 21, 2000 - 06:42 am hahaha alla maxay runta isdiidsiisay, MAYOR-ka BURCO waa layaqaan weligii waxuu ahaa h/jeclo burcana ayagaa iska leh imminkana waxaa MAYOR ka ah HAYBE oo ah reer daahir(H/J),waxuu bedelay oo asaga ooga horreeyay ninkii maxamed xuseen oo ahaa ahmed faarax(H/J). miyaadan ogayn kolka aad tiri mayor-ku waa h/yonis in hadalkan burco laftirkeeda laga aqriyaayo...lol. mahad sxiib ragga halkaani soo galaa waa garxajis xanuunsanaya wanaag wax makulaha runtaa loo sheegaa. |
    XASAN-BURCO | Wednesday, November 22, 2000 - 06:07 am TOGDHEER LAGUMA DIIDANA MAJOR KU WAA HABR JECLO OO INTAAS BAA IDINKA HAPPY LAY DANKA DIGAYAA MAGAALAD BURCO NINKA KORMEERAHA ILAAYO TOGDHEER BAA HABAR YONIS AHE ORAD ABAAHAA SOO WEYDII HADII KALE WAX FIICAN HADII ADAN SHEEGAYN KOLEYBA HA NA CAWRYIN TII BURCO UUN BAAD TIHIINE, HA NA CAWRYANINA, HABE JECLO BAA DADKA BURCO KU CAWRISA BAA LA YIRI YE GAAJO |
    XASAN-BURCO | Wednesday, November 22, 2000 - 06:15 am TO HABAR JECLO SAXIIB WALIGAA IN AAD HOOS JOOGTO MIYAAD RABTAA CIGAAL OO AAD SIDAA U DAWARSATID ILAYNE MASKIIN BAAD TAHEYE, SAXIIB XORNIMO GORMAA KU GU HOREYSEY, WAXAAN FILAYAA, HADII U CIGAAL KU YIRAAH DO XAAR WAAD XAREYSAA , HADII U KU YIRAAH DO KAADI NA WAAD KADILAHEYD BAAN FILAYAAYE,ISAAQ IDINKA BAA MAANTA UGU LIITA ANAKU MADAXTOYO WAANU SOO QABANEY E BAL MAR KA KAN ISKU DAYA BAL TUUR, AYAA AHAA MADAXWEYNIHII SOMALILAND 1991 BURCO AYAANA LAGU SOO DOORTEY E, SAXIIB YAAL RAG LAGA NAXAYO BAAD TIHIINE SIDANE ISU DHAAMAM O RAG RAG AH ISKA DIGA, HADAAD ILAAHEY UGA BAQDAAN SIDAAD CIGAAL UGA BAQEYSAAN JANODA BAAD GALI LAHEYDEEN BAAN FILAYAAYE, |
    Hangool | Friday, November 24, 2000 - 03:11 am Horta dadkan afka H/jeclo ku hadlaa iyadoo arimo siyaasadeed laga hadlayo maxey dagaalka iyo aflagaadada u keenan iyo waxbaan dilay waxbaan qabsadey meesha waxaa la isku waydiiyey Somaliland maxalbaa ana taas aan wax ka idhaahdo. Soomaaliland xalma aha oo waayo dadka reer waqooyi oo dhani iskuma wada raacsana aduunkuna waa diiday inuu ictiraafo tusaale. Gadhxejis,Dhulbahante,Warsangeli,Gudabiirsi iyo ciise toona ma raacsana Soomaaliland markaa inta hadhey foodkii waa laga helay ee ha raaceen inta kabadan. |
    hassan | Friday, November 24, 2000 - 08:17 am s/land waa xal maadaama ay ogol yihiin h/jeclo,h/awal,arab,ayuub,toljecle,garxajis inta badan, haddii xataa garxajis diido, inta diidani waa minority,qolyahan aad sheegtay dhulbahante+wersangeli waxaa ka badan h/jeclo gadabuursigaad sheegtay iyo ciisana waxaa kabadan h/awal.xataa Arab ayaa ka tayo badan gadabuursi.kolkaa haddaad diidaan iyo haddii kale s/land way soconaysaa kol haddii ay ogolyihiin the power of s/land=h/jeclo+h/awal+Arab+ayuub+toljecle |
    Jabhad | Tuesday, December 05, 2000 - 09:28 pm waar nimamyahow waxaan garan waayey ragan meesha intay soo galaan ku soo gala qabiil aanay ahayn,talow maxay ka helaan,tan kale ninka dhulbahante isagu meel kasta waa ku jiraa(dowlad walba)ilaa sayidkii ayay sidaas ahaayeen,ta cabdiqasim waa ku jiraan,puntland ayay u jiraan,ta cigaal ayay ku jiraan markaa iyagu xaalkoodu waa alaw sahal,hadaan u soo noqdo majeerteen,horta iyagu nabbiibnimo ayay hayaan iyo war,haddii umada laga dhex saaro dadku way heshiin lahaayeen,markaa nimankiinan sheeganaya H/Yonis waxay ila tahay qabiilada sidaa looma sheegto,Isaaqna waa ul iyo diirkeed,maanta iyaguun baa wada dhashay,iyaguun baana is huran,markaa waxba ha daalina. |
    REER-BURCO | Wednesday, December 06, 2000 - 07:47 am war burco ba waligood habar jeclo baryo bay ku soo galijireene, ninkii habar jeclo o ugu horeeyay o burco dagaa inan habar yonis ah buu qabey sidaabu burco ku yimi, wixii ka danbeyayna habar jeclo ninkaa bay magalda ku soo dagi jireen,markii abdiraxman tuur iyo ina cigaal ay xukunka isku qabsadeen, bay is yiraahdeen maanta bu cadowgiinii, garxajis idin jabey e ka faideysata, waxaa laka qortey agreement qolada laga badiyo dagaalka aynan mar danbe ku soo noqon burco, habar jeclo watii laga saarey magaalda e maxaa bal idin soo celiyay lol@@, majorka burco waa nin habar jweclo ah la ma diidana taa lakinse ilaayo toghdeerand sanaag gudomiya o waliba kasareeyay majorka baa ah nin habar yonis ah e bal hada sidaa u la socda,waligeenba sidaa un baad habar yonis idinku xukumeysaa burco e, |