    WANLAWAYNE | Wednesday, November 08, 2000 - 01:22 pm Waxaan u malaynayaa ina cigaal inuu xoog ku haysto isaaqa oo wax taageero ah uusan ka haysan waxaa taageera waa qabiilkiisa oo kali ah waana habar awal sidaa owgeed wixii ka horyimaada sidd garxajiska umbuu lugta marin ina cigaal waxaan kula talin lahaa inuu taagrro dowlada cusub ee soomaliya u dhalatay ileen isaga lama yaqaanee bye ahmedey |
    ISAAQ | Thursday, November 16, 2000 - 03:03 am to wanlawayne saxiib adiga is ka dhaf isaaq iyga ayaa is ka kaa xiga, walaluho way islaayaan wayna heshiiyaan. ee niyahow shaqakale yeelo. isaaq way iska kaa jecel yihiin/ markay runta timaato waa dad walal ah remember back days in SNM we destroyed siad bare rulles and other rulles, who was that people.was a hawiye or majeerteen, dhulbahnte.gadabguursi or ciise it's a no it was ISAAQ/ ISAAQ HAYBET EEBE SIIYEY HABEEN KA MADHAXDEE NIMANKII DOLARKA IYO POUND KA CONAYAY ILAAH ISAAQ BUU KADGEE TIBJIRKA DAAROOD IYO KA WALAWYNBA, DAROOFAADKII SOOMARAY WAA KUWII KU LA YACAY ISAAQ WANA GEESIGII DUNIDA |
    WADANI | Friday, November 17, 2000 - 01:37 am WALAWEYN HORTA XALKAA WAXA IGA MUUQHATA IN AAD MAR YA ALOOL TAHEY , HADII ANUU RAACNO SOMALIWEYN MAXAA KAA GALEY, MA SIDADAD BAANU CIGAAL SLAVES U NAHEY NIMAN XOR AH OO MESHAY DOONAAN KA DACA BAANU NAHEY , |
    Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 09:04 am Ina ibraahim Cigaal Sanka ayou Isaaq oodhan Waxaana umalaynayaa inuu yahay inimank dictators ka ah ee africa kuwa ugu taajirsan unuu ka misyahay wsaxaa lagu soo qoray Joornaal South africa ka soo baxa in uu ina Cigaal ka iibsaday Palace 3 milion oo doolar jooga. Lacag badana Bangiyada south africa ayuu ku shubtay Maanta hadii uu katago meesha uu hayo waxaa ii cad in uu is meeleeyay. Dadka uu maamulana waa dad aan iska fahmin. wax na ufiirsan iyo dad baqaya. Dawladaa uu samaystay So called Somaliland waa meesha keliya oo habeenkii dadka lawaayo hadii aad ina cigaal waxkasheegtid ama dawladiisa. miyaad aragtay ninka soo horjeeda doladaa. waa maya waayo maanta hadaankasoo horjeesto ama anaa laywaayayaa ama dadkaygii. haaduu kugu arko in aad garab wayn oo aanu ku soo dhicikarin waa uu ku laalooshi. |
    Anonymous | Wednesday, January 31, 2001 - 07:52 am INA IBRAAHIM HIGAAL HBARYOONIS NA GEED BUU KU XIDHAY INTA KELE EE ISAAGNA ISAGAA HOGAMIYA OO SIDUU DOONO U MAAMUSHA WUXUU YIRAAHDONA WAA IN AY SOCDAAN. |