Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Waqooyi Galbeed Ma Gadabursi ayaa leh mise Issaaq?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 08, 2000 - 02:02 pm
Jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurbaaaawi

Wednesday, November 08, 2000 - 02:44 pm
maxaaa kaa galay nacasyahow adigu...ma dhuljiif baad tahay....just get a job u fool.
waa iga naseeexo hadaaaaaaaaaa sxb.
qurbaaaaaaaaawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salmaan

Thursday, November 09, 2000 - 03:53 am
Ma W/gabeed baa waxsan la
maxaa gudubirsi waqooyi galbeed keenay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 11:06 am
Who are the Gadabursi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DULMIDIID

Thursday, November 09, 2000 - 11:29 am
dadka dacaayada qaladka ka fahansan,

marka hore gudubiirsi iyo isxaaq waa niman DIR ah isku degaan ah isku diin iyo dhaqanba leh hadaba propagands kan raqiiska inta iska dhaaftaan nimankani way idinka horeeyaan idinkana dabeeyaane dhuusada kala taga meesha!!

ninkii yiraahda gudabiirsi waa kuma waa nin yiri daar'ood waa kuma magaca gudibiirsey magac la makiino maahee iska ilaaliya waa the masters of somali education.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 10, 2000 - 12:28 pm
Magaca si fiican u qor : waa Gadabiirsi. Wuxuuna ka soo jeedaa. Gob is biirsatay. Asalkoodii horena waxay ahaayeen, qabiillooyin is biirsaday.
oo isugu jira Isaaq iyo Sheeqaal. Markaas dadkani way is yihiin, oo meel ma kala jiraane, adigu, diradiraalanimada, aakhir ayaa kaa dambeysee, jooji.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILANDER

Saturday, November 11, 2000 - 01:46 am
DADKAN MAXAA KAGALAY CIDDII WAQOOYI GALBEED LEH! WAA YAAB! WAAR WAQOOYI-GALBEEB SADDEX QABIIL IYUU GEELLOODU WADA DAAQAA : ISAAQ - GADABIIRSI - CIISE . MANA DHACAYSO INAY FAQASH DADKAN WALAALAHA AH AY ISKU DIRTU. SOMALILAND HA NOOLAATO. HANA MOODINA IN GADABIIRSI IYO CIISE SOMALILAND KA SOO HORJEEDAAN. NINKA INA CUMAR GEELLANA KALSOONI KAMA HAYSTO CIISAHA SAYLAC IYO LUGHAYA DEGAN. WUUNA KU FASHIRMI DOONAA SHIRQOOLKA UU WADO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colaad

Saturday, November 11, 2000 - 06:44 am
waar S/lander wuxu waa wuxuush dabosocod mooyee aan wax kale aqoone halayaabin la,aanteen xabajada iska maydhi karaane,haku riyoonina in Rabi riyadiina idinka aqbalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DJibouti

Tuesday, December 12, 2000 - 02:12 am
Ciise ka reeb dawlad ayuu leeyahee, isaga buuqa soomalida ka dhex bixi, ma rabno dagaalka soomaalida iyo buuqeeda yaakhii..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lughaya

Tuesday, December 12, 2000 - 02:46 am
to Djibouti


ma dhulkayaga iyaan anaga oo buuqka cararayna ka soo guurnaa?

Yeeli mayno taas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dardaaran

Tuesday, December 12, 2000 - 06:43 am
S/c
Ciise waxaan odhan lahaa waxba ha soo sheegan dhulka soomaaliyeed Lughaya ilaa lawyacado Gadabuursi ayaa iska leh xabad xabada inan layaalka ah ee ciisena jar ha ka tuurina oo ha u qoonsanina meelaha uu riyaha daaqsado.

Ciise waa dawlad la yidhaa D'jabuuti ma dal balaadhsi in aad hada samayn kartaan ayaad is moodeen.
Maanta gadabuursiga dhexdiisa Ugaas Nuur badan ayaa Jooga kii la idinku khuukhin Jiray.
Ha soo hawaysanina Lughaya iyo meel u dhaw toona.
Ninka labaxay D'Jabouti waa dantii yaqaan is og, oo dadkiisa u nasteexaynaya laakiin kan la baxay lughayow malaha inan yar ayaad tahee ha is moodin Baarqab kuray ayaad tahee riyahaahgana aayar ilaasho.

Ciisow nasiib iyo Faransiis idin ilaasha ayaad dawlad ku hesheen oon idiinka hadhnay oon is nidhi fidmo ma fiicnee bal ka roonaada oo iska dhaafa iyaba waa Soomaali ee.
Hadaadse dhul Soomaaliyeed oo S/Land ha gadabuursi faraha la soo gashaan idinkaa is hoday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUGHAYA

Wednesday, December 13, 2000 - 01:06 am
TO DARDAARAN

LUGHAYA ANAA KU DHASHAY CID UGU QABSAN KARTAANA EEBE MA UUMIN. INAN LAYAAL HADAAN AHAYNA KAALAY OO IGA SOO RAR LUGHAYA IYO GARGAARA ..... GADABUURSI HADAAD TAHAY IYO HADAAD ISKU DIRE KALE TAHAYBA GADABUURSI WUU YAQAAN DHULKIISA DADKUNA WAY OGYIHIIN. HADAADSE LEEDAHAY XOOGBAAN LEENAHAY OO DHULKAAN INIGA XOOGAYNAA WAA ARINKALE OO RAG DAMAC IYO DACARI KAMA DHAMAATAA LA YIDHI. BALSE NABADU WAA INOO WADA DAN YAANA LA ISKU GAFIN ABTIYOOW.HADAAD TAHAY NIN DHULKAAS YAQAAN OOD LEEDAHAY BUURTAA IYO DOOXAA MA DEGTIINA DOODU WAY INOO FURANTAHAY. CAYNA YAYNAAN ISKU GAYSAN SIDA MEELAHAN KU BADAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise muuse

Friday, December 22, 2000 - 03:17 pm
waryaa IIDOOR xaarka ka duwa qola ay din gaarin iskana ilooba caqliga xumee soomaliland waxaad lee dihiin burco iyo hargeysa oo quree ku ekaada
hadii kali iska erya odaga baruurta la qurmay hadaad doonaysaan inaad wax noqotaan.....kolay iidoor baad tahay daganaasho caqli ma lihide,,,,
surprize me this time IIDOOR,ok, ok,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lixle

Saturday, December 23, 2000 - 08:20 am
Ciise Muuse

Bal caqli xumaantaada Magacyadayadiina waad sidataa waad na caayaysaa ee maxaa kaa si ah. Ma dhalfadaan kugu dhaabi jirey baa waxan kaa keentay oo ina dhali iyo dhuq weynoow waad nagu dhadhabaysaa.
Kalsooni muuji oo Koonbe, kaanbe, kiimbe, kuumada, iyo kunkiinnii magac ee la idinku yiqiin la soo bax oo Ciise Muuse noo daa, haddii kale ina kuulo weynoow isku kaadi weligiinbaad xaarka iyo kaadida xuursan jirteene.
Ciil uma qabo Daarood mar haddaan reer koonbe kabayare aan SEYLAD intaan taagey Carab ka iibshey. Imisa ruux oo Daarood daba weyne ah bay Reer Axmed iyo Muuse Carre dhoofsheen oo seyladaha carabta taageen 1600s-1800skii.
Maxaan Naagihiinna Rubux sonkor ah iyo Kaarad Timir ah ku doorsaday oo intaan dhalfoo la dhacay ay iyadoo qoyan ninkeedii damiirka xumaa ay u soo gurya noqotay. Ugaadeen iyo DHulbahante kala badh waxa dhalay KABADHAYAADHII ISAAQ. ha ha ha...Wacal baad tahay ee DNA test samee waa intaas ood anaga noqotaaye...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed cali

Saturday, December 23, 2000 - 07:44 pm
lixle rageedi lol