    Mirre | Thursday, November 09, 2000 - 07:21 am Waxaa maanta markii ay saacadu ahayd 3:00pm GMT hoteelka wayn ee London Hilton oo ku yaala wadada Park Lane kana soo horjeeda xadiiqada caanka ee ah ee la yiraahdo Hyde Park Corner ka dhacay shir jaraa'id uu qabtay madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland Mudane C/laahi Yuusuf Axmed. Shirkaas oo ay isugu yimaadeen dad badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee magaalada london waxa uu sheegay madaxwaynahu in xaalada Puntland eey heer sare marayso dowladuna ay ku jirto qybtii ugu danbaysay ee cahdigiisan sadaxda sano kaas oo dhamaanaya bisha August ee fooda inagu soo haysa Mar wax laga waydiiyay arinta maamul goboleedyada, waxa uu yiri "Sida aad la socotaanba Somaliya inteeda gobol waxaa ka jira maamul goboleedyo sida Somaliland, Puntland iyo kan hadda ka socda magaalada Baydhabo ee ay isug yimaadeen lix gobol oo soomaliyeed taasi waxa ya ka dhigaysa in 14 ka mid ah 18 gobol ee jira ay leeyihiin maamul jira oo xasiloon kana soo bilaaba una horseeda bulsho wayna horumar iyo baraare". Mar wax laga waydiiyay dowlada Ina Salad Boy waxa uu ku jawaabey in uu kula talinayo lana jecel yahay walaalahayaga Reer Xamar iyo inta soo hartayba in ay maamul goboleed samaystaan ayna xasiliyaan dhulka markaas ka dib ay somali isu timaado oo ay maamul sameysato. wuxuu intaas ku daray "Waxaa ay maanta somali ka dagi waysay oo ilaa tobonkii sano ee la soo dhaafay loo xayirnaa waa meeshaas mar ahaan jirtay caasimadda Somaliya laakiin waxaan u sheegaynaa in aan mar dabbe loo xayinraan doonin. |
    Realkeyse | Thursday, November 09, 2000 - 07:27 am Walaal mire wax malaga waydiiay inuu rabo inuu jagada sii hayo sadaxda sano ee soo socota iyo inkale |
    Xasan | Thursday, November 09, 2000 - 07:52 am Realkayse haddii aan aniga kaaga jawaabo arintaas, jawaabtu waa isaga ayay u furan tahay haddii uu rabo iyo haddii kale in uu doorasho isu sharaxo deedna ha ku fashilmo ama ha ku guulaysto. Markii horeba 2 nin ayaa la tartamay wuuna ka guulaystay sababta uu uga guulaystayna waxa ay ila tahay in ay dadku dareensanaayeen in uu ka karti badnaa labadoodaba, hadase hadii la helo nin isaga ka karti badan kana aqoon sareeya ileen isaga waa askariye in uu ka guulysan doona tani waa rayigayga khaaska ah |
    mryuu | Friday, November 10, 2000 - 09:35 am to; qoraha saaxiib waan fahmay waxaad qortey laakinse maxaa ideecadaha looga maqli waayey haduu shir jaraaid aqabtey mase in la caayo ayaad rabtaa waayo in uu shir jaraaid qabtey adiga lee kaa maqalnay mase dan kale ayaad leedahey ,marka waad naga raali ahaaneysaa jaale bye |
    naagys- diide | Sunday, November 12, 2000 - 10:00 am ma cabdullaahigan hindida iyo sirilankaha isbitaalka whitechabel kula jira oo duqsigu kor heehaabayo ayaa hilton jooga..iilleen doofaar ma daahiro cumar-maxamuudna faan ma daayo...waqtigiinnii waa galbadaye ..dadka soo raaca adinka waynu idin aragnaye.middeeda kale isagu ma shaar-gaduudbuu af-hayeen u yahay?,waa jago wanaagsan. |
    Anonymous | Monday, November 13, 2000 - 04:19 pm TO NAAGAYS walba naagays baad ahayd...... |
    Mareexan | Tuesday, November 14, 2000 - 02:16 pm abdillahi yusuf waa mother fucker madhar ah wax uu madaxwayne yahay baa iska yer hadii aan arko waa dilayaa ee ogaada majeerteenow anaa idin wasa all your mother fucker waxaad tihiin qabilka somali ugu munaafaqada badan somali dowladii somaliyana idinka ayaa burburiyey oo ka dabeeyey burburki dowlada idinka ayaana daarood u jebiyey hawiye wuxuu ahaa ayaa iska yer hadii oo waashto nagama uu san saarilahayn xamar marka waxaan idinleeyey you all your clan siiba ninka layiraado abdillahi yusuf, |
    JABARTI | Thursday, November 16, 2000 - 04:50 am war yaa MAREEXAAN FUTO WEYNE war yaa intee dowlad ku ogogeed soo maahany adiga ragii ugu reeyay in ay kaqaxaan XAMAR ayda oon dagaalkaba xumaan soo maheen RAGII SULDAAN koodii SIYAAD ee saldanada MAREEXAAN hayeh KASOO CARARY maali har cad ah oo ay MAJEERTEENKA aad afaka ku taageysid DUQAADII SIYAAD ahaa kasoo FAKIYAY VILLA SOMALIA asagoo ku khamreysaN. waryaa HAWIYE maxaa afku ugu taagesaan ileen ayagaa daha XAARKA udhaqadaayee ogo inaad hada XAMAR laheeste kuwada tihiin. MAREEXAAN yuuba hadlin ileen aygaa wadanka maanta ugu liitee uugaajada ku dishay Gedo iyo meel xili war idinka horey baa odaygii JABARTI ISMAACIIL ahaa idiin inkaaray oo idinyiri ILLAAHEY CIIR HA IDIN GASHO MARKII LA IDIIN YAABO ILLAAHAY HA IDII ASIRO. Ileen wax ikaaran baa tihiinee ilaahayna hada CIRIIR idingily ileen hadasoo HABAR GIDIR oo fatada xabad idinka soo galisay oo aan idinka dhignay hada soo raacdeen. MAREEXAAN HABAR GIDIR BAA SADEX IDINKU QABTA EE AAMUSA RAGA HASOO DHEX BARAAQ SANINEE. |
    Anonymous | Sunday, November 26, 2000 - 07:20 am to jabarti marna anaa ku lahaa marna hawiye marna isaaq waxa tahay ninka ugu danbeentii ABGAAL naf ka raadiyay dagaal kastoo anaga iyo hawiye na dhex mara markasta anaa xamar kaa masuul ah ogow. majerten waa naa mar horaan maqli jiray |
    Anonymous | Monday, November 27, 2000 - 09:08 am war yaa ninkan isku sheegaya mareexaan waa qaldantahay ee aaway adeerkaa. Hada jago ha ku siiyeeh soow ninka ku aasan neyjeeriya ma ah. Adeer orod ka soo duceeso asagaa wax caaqibaleh laydinku arkaaye. mise ayadana ma aadikartid oo lacag laan baa ku haysa reerbadiyeyahow Adeer tuugsiga iska dhaaf . |