Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Soomaali haday dawlad rabtay maxay ku diidayaa dawlada cusub?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 11:16 am
waxaan la yaabaa soomaalidu waxay odhanjireen waxaanu rabnaa dawlad noo dhalada markii ay u dhaladayna waxay idhaahdeen wasiir hanala siiyo markaa ma dawladbay rabaan mise gursi walaalayaal,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cofffee

Saturday, November 18, 2000 - 02:42 am
if you do't know why the majoratity of the people refuse to wollcome this newly function made by Djibouti, nobody can't help you my friend.

Wake up and smell the coffee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

looyaan

Saturday, November 18, 2000 - 10:29 am
aaway dawlada intee joogtaa, ma riyoonaysaa,
ilaah ha ina siiyo dawlad aan wada dooranay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 11:52 am
Shacbiga Soomaaliyeed dowladnimo aad ayuu ugu baahan¨yahay balse waxaa haysta hogaamin xuma(leadership crisis). Somaaliya intii ay qaranka aheyd ma helin hogaamiyaal fiican. Qaran burburkii ka bacdi ma hayso hogaamiyaal fiican oo ka samata bixin kara masiiba ku habsatay shacbiga Somaliyeed.
Dowlada hadda la leeyahay waa la dhisay ma aha mid leh qaabkaa iyo nuxurkii qaranka Somaaliyeed badbaadin lahaa. Dowlad marka laga hadlayo waxaa wada shakhsiyaadka madaxda u ah. Nimanka hadda dowladda carte lagu soo dhisay madaxda ka ah waa niman qayb ka soo qaatay 10 sano uu qaranka somaliyyed buburayeye. Hadaan soo qaadano labada nin ee Madaxweynaha iyo Wasiirka 1aad ka ah dowladda carte waa laba nin oo qaranka Somalida danbi ka gale.
Ninka Madxweynaha hadda isku sheegayaa qaranku markuu burburay waxuu ahaa lataliyaha qab-qablayaasha dagaalka habargidiir. Wuxuu ahaaa ninkii ku baaqayey in qabiilka la dhaho darroodka la tirtiro ee caydiid u raacay ila Kismaayo. Hadda wuxuu Madaxweyninimada ku sheeganayaa maha in doorasha xaq ah uu ku helay balse waxay tahay mooraanta xukunta koonfurta Somaaliya oo ay yihiin Habar_Gidir oo ah qabiilkiisa. Wuxuu Rabaa in uu dowladeeyo dhulka beeraha iyo ilihii qaranka eee habargidir boobtay.
Ninka wasiirka koobaad isku sheegaya waa ninkii ka qayb-galye shirkii burco ee qaranka Somaliiyeed lagu burburinyeye markii dambana shirkii boorame isku sharaxay in uu madaxweyne u noqdo goono-goosatad idoorlanka "somalilan":
Hadaba Ummada Soomalidu siday ku aamini karaan niman shaly midi ku mintidaydeed in uu taageero mooraantii habargidir ee dumarka masaakinta ha ku kufsaday masaajidada ka kalena u dagaalamay burburka qaranka Sooomaaliya.
Soomaaliya waxay u baahantahay shakhsiyaal nadiif ah oo hogaamin kara uma baahna Habargidrisim iyo goonigoosadnimo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasiin

Friday, January 05, 2001 - 08:02 pm
thankx anon

walaalkiis waa runtaa intaan dhihi lahaaba adaa dhameeyay, soomaaliya ha noolaato, inta dhibka ku haysaa ilaah ha inaga qabto.
long live somalia