Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Puntland maxay rabtaa maxase cabdulahi loo odhanwaayay u waxay rabaan chabigu?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 09, 2000 - 11:21 am
waxaan la yabaa sabata ay odhayaasha puntland runta ugu sheegi waayeen cabdilahi oo u odhanwaayeen dawlada cusub waa rabnaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MACALIN

Monday, November 13, 2000 - 09:06 pm
AF SOMAALIGA SOO BARO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Doqon-toosiye

Monday, November 13, 2000 - 09:36 pm
Sac ciyey baa tahay hagaaji luuqada aad wax ku qoraysid oo af soomaliga soo barro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cardoofe

Friday, November 24, 2000 - 05:34 pm
War yaa tanoo kale arkay ama tuloo dhigu war
ragiinaan ama hablihiinaan isugu waca reerbari
waxaan layaabay runta maqaadan kartaan marka ilma adeerayaalow in taad is ka daysaa duudboorka
dad kii naan wax laqaybsada odaygaan ay leeyihiin cabdulaahi yusuf oo hadba wadnuhu uu is taagaa
in taad meel ow dhimashadiisa ku sugo gaysaan,
inanka kan reer dhuusa mareeb oo quruxda badan,
oo inan ka yar ah dowladiisa hoos imaada waa iga waano ku socota reera hii naan lafta cad qoorsagaaryada ku haaya haatii kale mahbar aa nilika dhigaa marlabaad