    waa yaabayeey ma yaabteen | Thursday, November 09, 2000 - 06:14 pm aqyaare waxaan idin warsadey maxay cidaan la dhaho haaweeye isagu dhiibaan qabiilada daaroodka oo weliba dhaar ilaahay ugu maraan in ay yihiin daarood, maxayse magacyada daaroodka u isticmaalaan miyeynan ogayn in la tagaayo maanta maalin ka daran oo cadaalad iyo xaq daro la kala saari doono, ilaahay maka yaabaan miyaa maxay ugu dhaaranaayaan magac aysan lahayn,gaal haddii la qayaamo ilaahay mala qayaami karaa,waxaa aniga meesha igala cad in ay daarood iska doon yihiin qof aan caynaayo aniga magaciisa ma sheegteen in aan ku dhaartana iskaba daa oo magacii ilaah u maro. marka hadey dawlad yihiin maxaa wadankii kasoo raray?, waxaana muuqata in ay qaxooti yihiin ee may magacooda isku dhiibaan..maxayna u isticmaalaan hadalada& magacyada daaroodka iyo isaaqa ... bal umadeey arintaan tab dhaha |
    Anonymous | Sunday, November 12, 2000 - 06:33 am mahadsanid sababta aan isku dhiibayno waxay tahay in aan halka aad joogtid markale kuugu wasno sidaa kuu wasnay dagaaladii |
    tanum | Tuesday, November 14, 2000 - 06:13 am wiil jooga norway marka aaan ka hadlo sida daacada ah hada waxaas way dhmaaadeen hada wa koofur yaa kayimid |
    waa yaabayee ma yaabteen | Tuesday, November 14, 2000 - 07:30 pm to anon female or male what ever oo kaalay wixii lagaa sheegaayey waa run oo wax xaaraan ku dhashey aadba awalba ahayd sababtoo ah waa maxayna taariikh kale la idinka waa aan ahayn wasmo saa waxaad ku faaneysaan 10 sano ka hor wax ma wasin oo raganimadiinii meeday? tan kale hadaadba tiri dawlad baan nahay dawladi waa in ay wadanka maa mushee maad goobtiina joogtaan anigu hadaan 21 sano ku soo xukumay horteyna rag aan ogahay gaalkacyo kugu gumaysteen ilaa iyo keenadiid ,waan isku kiin direy waadna is cunteen markaan isaga kiin dhex baxay sidii dugaagii ma niyadaad ku dhisanaysaa adaan kaa daba imidna ma waxaad rabtaa in aan siyaasada ku baro ileen waad ka dhaarsaneede maxaadse magacayga ugu qaraabanee ma wicil kii laguugu sheegaayey aa run ah, ileen marqaati waa is furtaa.. teeda kalena qof laga raayey oo qaraaro aa ceytamo su aal aan ku warsadey ka jawaab maxaa la caytamee, meesha nuxur la imoow ama dee aamus sidaad awalba ahayd ..... mar kale aqyaarta aadayaan ugu faraxsanahay qofkii la yimaada jawaab wax ku ool ah |
    siigale | Wednesday, November 15, 2000 - 12:15 pm anigu anon ayaan ku raaacsanahay maxaa yeelay sxb su'aal wax ku ool ah la imoow markaasan kaaga jawaabeeynaaye intaa kahor anon ayaa kuu jawaabay ee hakugu taagnaato foooooool. |
    waa yaabnayeey ma yaabteen | Wednesday, November 15, 2000 - 05:01 pm shaatigaagii hore ayaa kuu sharaf badan mid cusub wax uu noo kordhinaayo aaba iska yar....,kolba is rog-rog oo nick hor leh la bax... hadal iyo dhammaan su aasha lagu warsadey ka jawaab ama aamus,ninkaad sheegeysidna sidaad u hadashey uma hadline glaas soo qaado aad wax ku aragtid.... |
    Gabar | Wednesday, November 15, 2000 - 06:28 pm To Waaayaabnay: Wax lala yaaabaa badanee maxaa iskaga dhigee sidii inaad wax la socon...Marka ugu horeeso somali waa soomaali iska ilooow ina adeer waxii hore qabiiil, dalkeenii quruxda badnaa ayuu naga baa bi'iyay, afar jaahil neh way isku baaa bi'iyeen marka waxaa lagaa rabay inaad iska ilooowdo waxii hore u dhacay ee aad Energy-kaaga ku lumiso wax aad berito wax kuu tari doono mise waxaad tahay afarta Donut shop ka ku gubatay siday habeen walbo qabiil ku dhisaayeen yaaaah?? Ilaaah aqli ha siiyo adi iyo kuwa kale oo noocaaga oo kale ah... Is time we move on, since we have new government Now right???? |
    waa yaabayee ma yaabteen | Friday, November 17, 2000 - 03:04 pm wax xooggaa garaad yar baad u eg tahay ,teedakalena adoo naag ah uguna liita naag oo idil wax loo jawaababa ma tihid marka sheekada ragga ka bax af caytamana naagteeduu ku yaal marka haween baad tahay dantaada garo hana isku soo daalin in aad isoo jawaabtoo intuu alle qaatumo san kaa siinahayo. waxaan ahayna adiga wax lagaa wareysanaayo ma aha mise suaasha ayaa wadnaha kaaga dhacdey waa adigan leh maxaa sidii qof aan wax ogeyn iskaga dhigee ,hadalkaas siyaabo badan ayuu u fasirmaa ee dib ugu noqo waxaana ugu weyn sidii inuu cad yahy oo miyaadan ogeyn in aan weligiin mgacyadiina isticmaali jirney oo aaba iska jecleyn in aan wax walba idinka daba saameyno ,, ooaan idinku dayano maxaad isaga dhigee qof aan wax ogeen ayaad tiri marka naagyahay warkaas ayaa lagaa hayaa ee ha murmin waaba is qirtee. |
    waajire | Friday, November 17, 2000 - 09:26 pm Magac gaar u ah Darood Hawiye lamabaxo. Laakin magacyadda muslimiinta kadaxeeya kuligeen waan labaxnaa. Marka haddii aad leedihiin islaannimmadda ayaan idinka xignaa waa arin kale! |
    waa yaabnayeey ma yaabteen | Saturday, November 18, 2000 - 05:06 pm to:waajire waxaan kuu sheegayaa inta aadan diinta wax ka sheegin horta hurdada ka toos oo aqri waxa laga hadlaayo waa haddii aad aqris taqaan haddii kalena yeelkadeed .. |
    nasro mahamed | Tuesday, December 05, 2000 - 02:49 am to. waa yaabeey ma jaabteen. waayoow waxaan kuweydii magacyada aad labaxdaan- maxey yihiin? maxeysa kaga duwanyihiin kuwa kale ay soomalidu labaxdo? magacyadan mawax aan aheyn baad labaxdaan? habar jini ,habar jecel habar inkirto. anigi ma ahi hawiye. waxaan ahay boqorada xawaadle |
    GEEL-JIRE | Tuesday, December 05, 2000 - 02:17 pm NASRO XAWAADLE MA AHA HAWIYE MIYAA?WELIGEY WAXAAN U HEYSTAY INAAD USC(HAWIYE)TIHIIN. MISE WAAD ISKA KAFTAMEYSAA WALAAL.HAWIYE HADLA AMA DAD DHEXDII KA DOODA WAXAA NOOGU HOREYSAY 1991.HEHEHEHE MASE OGTIHIIN DHULKA AAN KA IMID SIDA HAWD,AMA SOMALIDA WAQOOYI IYO GALBEED AMA CIISE IN HAWIYE QOFKA AH AAN LOO HAYSAN INUU QABIIL FIICAN KA YIMI.MAXAA WELSKU WAR LA YAHAY.HAWIYOOW SOO JAWAAB ADIGOON SIDII DHAQANKA KUU AHEYD(WAAN KUWASAA)ORAN.WAX AAN WASMO AHEYN KUMA HADASHAAN. |
    ninka kuwasay | Tuesday, January 30, 2001 - 04:30 am sababta mataqaan daarood waa naagaheena aan qabno adigana mee shaad joogto yaan kugu wasine aamus daanyeer baatahayeninka |
    Wiil Hawiye | Thursday, February 01, 2001 - 08:01 am KU:waayaabnay wax daran ha kugu dhacaane aamus daarood adiga wakiil kama tihid waayo umad dhan afkeeda nin kuma hadli karo. kolay anigu jawaabta aan doonayo in aan kusiiyo waxay tahay:1-majirto cid gaar ah oo qabiil kale sheegato mida kale ruux waliba waxa uu sheegtaa markii uu doonayo in laqaabilo hadba waxii socda bal ufiirso somalida waxii kahoreeyay 1990kii marka layska dhiibayo yurub waxay sheegan jireen somalidu isaaq waayo fursadu ayiga ayay ufurnayd waxii sagaashankii kadanbeeyay somalida oo idil waxaa loo aqoonsaday in ay qaxooti yihiin. mida kale ogow fursad daarood kaligiis ufuran majirin kaliya mareexaan ayaa fadro yar ufurnayd taasina ma badnayn fadradaas yar cidii sheegata mareexaana badanaa ayiga ayuun baad jaajuusi jiray oo waxa ka faa,iidaysta ayaaba iska yaraa halka isaaqu uu jaajuusi jiray somalida inteed kale kolay anigu reer pakistan ayaan ahaa xiliyadaaan danbena fursada somali ufuran waxay ahayd xamar marka U.N.H.C.Rta layska dhiibaayo mana jiro ruux reer xamar ah ama hawiye ah ee jaajuusay cid sheegata halka iidoor uu jaajuusi jiray xiligii ay ayagu fursada ufurnayd sidoo kale ogaadeen sidaas darteed waayaabayow ogow dadka midgaha ah ee aan lasheegan karin waa daarood iyo iidoor dadka nasabka ah ee hadii lasheegto aan waxba kuu dhimayn waa hawiye waxaana kuusheegi karaa dhawr ruux oo xamar sheegtay oo daarood ama iidoor ah waana magacaabi karaynaa hadii laysku qasbo marka waayabayow iska aamus hadii kale waxay noqonaysaa in aan qarxino waxii daarood ah ee maanta kuqaabilan hawiye ee jooga america iyo canada. mida ah 21 sano ayaan xakunka haynay taas waxba kama jiraa waayo in daarood xakum haynin waxaa kuugu daliil ah siyaad bare hadii uu lahaa awood qabiil garbo haaray ayuu dhisi lahaa mida kale dadka wadanka xakumi jiray waa hawiye markuu xakun sharaf lahaa markii uu hawiye kategayna somali meeshay kudanbaysay waa la ogaa bal ufiirso aadan cade oo ahaa madaxwaynihii ugu horeeyay bal ufiirso commanderkii ciidamada bal ufiirso dowladii daakhiliyada ee cabdulaahi ciise dhamaantood waxay kategeen ayigoo sharaf le.markii ay daanyeerada xukunka soo galeena ufiirso halka ay siomali marayso wali waa holcaysaa marka dhooqo ayay kudabaalanayeen ee waxa siyaad bare iyo cabdirashiid xukum ma ahayn. sidaas iyo garaad wanaagsan |
    Raghe | Sunday, February 04, 2001 - 02:02 pm Wiil Hawiye. Waad mahadsantahay laakiin markii u dambeysay baad caytantay, 80kii iyo horaantii 90ka waxaa laysku dhiibi jiray Somali Galbeed iyo Isaaq, marka somaalida siiba reer koonfur ma yaqaaniin is rufiyaan waxaa yaqaano reer waqooyi oo qabiil walbo leh, ee ha dhihinina Hawiye maxay isku dhiibaan magaca Daarood halkaas waxaa ka cad in ay dhibanyihiin, 90kii bartimihiisa wax isku dhiibaayo Daarood ma arag waxaana leyku dhiibi jiray " reex xamar, Barawaani, Raxanweyn 9 & 8, Galgale, Madhibaan, Jareer, ect. or Others qabiilada la yiraahdo... Mideeda kale Darrod 21 sano wadanka xukumaayey iyagaa is nacbanaay oo Dowladda Daarood ka soo hojeesaday haddana ku faanaayo in 21 sano xukumi jiray..Aniga Hawiye ayaan ahay waxaan degganahy Montreal, Canada waxaana soo galay December 1985 waxaana isku dhiibay HAWIYE. waa tii markaas socoto ayaa leysku dhiibaa ............ |