    xaa waayena tan | Thursday, November 09, 2000 - 06:27 pm ar umadeey maxay tahay magacyadan qaabka daran ee umadaan iskugu wacaan sida: alalabi laanshood dhoori-maa bacadle samagaab yabaroow yalaxoow culusoow culuseey nimcaale dheer-macaan faranle foolculus habar ceji dhuxulow marteelo!!!! dhooblow xuuriye dhuxul wacbuudan(arxaan wacaa) dheelimaa aqyaarey waxaanu ma magac baa mise qaarkood waaba phrase ii sheegaboh... |
    Laaska | Monday, November 13, 2000 - 03:44 pm War waxa aad magaca ku sheegaysaa ma shayaadiin baa? Waxaan u malaynayaa waa magacyada "Baantuuga" dee!! Naw! Waa nala soo galay. Oo dadkasi ma Soomaaliay joogaan mise adigaa iska samaystay? hayaay..War bal noo jilci oo na fahnsii waxay yihiin. |
    xaa waayena tan | Tuesday, November 14, 2000 - 07:57 pm to laaska saaxiib haa soomaaliya iyo qurbahaba wey joogaan ee waana wax umadii oo idili la yaaaban tahay waxaan in ay magac yihiin iyo in ay dugaag yihiinba ... mar kale soomaaliyeey arintan wax ka soo tiriya waxaad ka og tihiin |
    xaa | Saturday, November 18, 2000 - 05:24 pm ??? |
    Anonymous | Tuesday, December 05, 2000 - 04:33 am waryaada ragiina xaarka cuno waxaa la idiin qaatay inaad iska aamustaan waxaa idin dishay cuqdad hawiyee caadana waad u lahaydeen waligiinba inaad sidii naagaha u hadashaan dagaal wuu dhamaadaye danahiina yey idin seegine |
    xaa | Wednesday, December 06, 2000 - 05:35 pm to anon waad hurudaaye faham waxa laga hadlaayo waa hadaad wax qori taqaan haddii kalese yeelkadeed bye |
    Anonymous | Thursday, December 07, 2000 - 04:40 am wasaq wasaq dhashay?????? |
    xaa waayena tan | Monday, April 02, 2001 - 08:41 pm caay looma baahna su aasha ka jawaab amaba na dhageyso period.... |