Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Sidee ayay idinlatahay in Puntland loo xukumo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-qardhood

Friday, November 10, 2000 - 02:39 am
Gole odayaal ,Gole siyaasiyiin, Gole aqoonyahano, Milatariga iyo Madaxweynaha kee ayaa mudan in aan awooda uguweyn siino ,sideese u kala dooranaa mustaqbalka?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bandarbayla

Tuesday, November 21, 2000 - 08:01 pm
INA BANDARBAYLA
Uma malaynayo su aashaada in aad ka fiirsatay
sida loo maamulayo pontland mid la is waydiinayo ma aha so takecare your self

Boosaaso

Thursday, January 11, 2001 - 12:31 am
Salaama calaykum:

walaalayaal arimaha aad ka hadasheen waa arimo

wanaagsan.Laakiin waxaa aniga ila wanaagsan

in aan ku laabanno, sidii hore oo aan isku

xukumi jirnay oo ahayd "Boqortooyada",sababta

oo ah waxaan u baranay sidaas!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Thursday, January 11, 2001 - 01:26 am
Aniga laftigaygu waxaan qabaa in aan boqortooyo samaysano -BOQARTOOYADA PUNTLAND-.
waayo dad taariikhdoodii dib uraacay baan ahaan lahayn. Laakiin madhahayo reer hebel halasiiyo ee waxaan aaminsanahay in markii lagaboxo dhibaatooyinka taagan ee carta iyo burburka haysta wadanka intiisii kale aan isu nimaadno oo aan boqortooyadii Daarood dib u soo noolayno iyadoo loo wax laga badalayo sidii hore oo ay ahaan jirtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAASKA

Thursday, January 11, 2001 - 02:20 am
war annagaa belaayo araganay.
waar goormaa Daarood boqortooyo lahaa xaggeese ku lahaayeen.
haddii boqorka Majeerteen aad magaca ka raacayso waa mid hayeeshee runtu waa in Boqorka majeerteen uu kaliya Mjeerteen boqor u yahay,kama duwana Suldaan Saciid Cabdisalaanka Warsangeli ama ugaas yaasiin allaha u naxariistee ama Garaad Cabdi qani.
Markii akhwaanii hawaawiga iska daaya oo waxaa tihiin ka duula,ishafarkana iska daaya ma fiicnee.

annigu nin reer Bosaso ah baan ahay si fiicanna idiin yaqaanna.

Waa idinkaa
Nabadeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TANADE

Friday, January 12, 2001 - 05:02 am
UGAAS AFGAAGA CAANO LAGU QABAY.MIDA KALE WAA RUNTAA WAA NIMANKII AAD TAQAANAY, ILAA QIYAAMAHA FAAN IYO BAKH-BAKH AYEY HAYAAN. ANAGGA KISMAAYO LEH, PUNTLAND WAA TAAYADII IYO WAX LA MID AH AYAA LAGU FALAY, INTII AY WAXBARSHO IYO AQOON BARAN LA HAYEEN.

MIDA KALE BOQRTOOYO, ALLAA BOQOR AH KALIGIIS, BINI-AADAMNA WAA ADOON ALLE.

"CIGII WAA KA BARYEY, NINKII CUNAA KA LIITA"