Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Reer Khalaf iyo Reer Mahad oo carabiga diintii u diidan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Friday, November 10, 2000 - 07:13 am
Asalaamu Calaykum

Waxaa dhulka khaliif ka ah Binu-Aadamka, khaasatan dadka muslimiinta ah.
Waxaan shaki ku jirin in ceebtii ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee C/hi Yuusuf iyo dabo dhilif Dhuubane ay sameeyeen ee ahayd in kitaabada ku qoran af cariba laga aruuriyo iskuulada Gaalkacyo.
Waxaa cad in diinta Islaamku ay ku qorantahay af Carabi laguna soo dajiyey, arintaana waxay ku tusinaysaa sida ay nimankaasi uga aradanyihiin diinta Islaamka! Shakina ma leh in ay aqbaleen arimo Zenaawi ka dambeeyey.

Waxaan la yaabey maxay dadku qabanayeen markii kutabada diinta la aruursanayey maxayse radi ficil ah oo ay sameeyeen.
Xataa mudaharaad ma gabeen!
Ogaada diinta Allaah baa iska leh Dhuubane iyo C/hi Yuusuf Ciid uun bay ku shubeen ee wax ma qaadi karaan, laakiin markii reer Gaalkacyo ama nimankaas dhib la maago waxa dhici karta in dadka kalana ay saamayso, Waxaa ka badbaadi kara qofkii ka hadlay oo yiri nimanyahow waxaan daran joojiya, sida Allaah quraanka noo sheego in dadka macruufka fara badanaa ciqaabka markuu soo dago uga badbaadaan.


Qabiil ahaan waxaan shaki ku jirin in qabiiladii nimankaa ka dhasheen oo arinta qaarkood raali ka yahay qaarna ka aamusay ay dulinimadaa mar dhow iyo mar dheerba soo daahiri doonto.


Qabiilyahow afkeed hadhow ku dhihi doontaan ilmo libaax san ka taabte iyo ilmo keer baan nahay.Waxaad tihiin ilmo Zenaawi gomod (cago) taabte.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 05:13 am
I have read alot of silly things in Somalinet,but i never come across one as damn as this.

Are you telling Us that there no muslim left in Galcacyo.By the way, what are the sub-clans you mentioned gonna do with the Holy Qura'an.You think they gonna changed it into devil language.When you wanna say something say something that would make sense or else shut your urgly mouth.Iam neither the sub-clans you accused.But when you say somthing unfounded about them,is same as you said about me.And dont generalize people.I dont believe any word you said is true.And remember that you will face Allah in the day of gudgement.A day equals to 50,000 years.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runlow

Saturday, November 11, 2000 - 06:41 am
Asalaama Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaat.
Cabdiwaaxid arrinta aad ka hadashay waa arrin been ah oo kadaabnimo ah, Galkacyana lagumo guri karo kitaabada ilaahay meelahaad tilmaamaysid. masaajidada iyo dugsiyada quraanka ka furan Gaalkacyo meel ay ka furan yihiin Soomaaliya way ku yar tahay. Galkacyana dadkeeda taariikhiyan waa
la yaqaan waa dadkii Gaaladda raacdeeyey. Cabdiwaaxid ma waxaad ka naxaysaa horumarka sare oo ay Gaalkacyo gaartay, waa meesha laga dhawray in qof qof dilo kii dilana la dilayo. waa meesha lagu amaansiiyey nimankii laayay odayaashii reer
Galkacyoodka ah oo 80 jirada ah iyagoo wada xaafidiin quraan ah oo haystay sunihii oo sax, kana caaganaa weligood waxyaabaha suufinimada. waa
meesha qofna gurigiisii aan la dhicin. waa meesha
one day lagu dilay 500 oo shacab ah. walaal waxaad u sacab tumaysaa munaafiqiinta iyo mooryaanta Xamar isku aruursatay oo xalaalaystay dadka dhiigiisa, dadka xoolahooda, oo ay isugu garbinayaan xaqdarada kuwaas baa aaminsantahaye orod u tag, daacad uma tihid xaqa. yaa kaadib.
orod ina Salad boy oo dilay 17 wadaad xamar lagu toogtay 1974tii wax ka saxiixay qoriga u soo qaad oo u soo halgan. orod ina Salad boy oo shuucinimo
taageerayey oo gaalnimo ah hubka u qaad. cawaaqib xumo ayaa kuu danbayn markaad xaqa cagta saartid.
Cabdullahi miyaadan ogeyn in Mengistu-Haile-mariam
oo Generaladu ka kaadshaan uu ku yiri war masheegan kartid dhulka Soomaaliya weliba asagoo jabhadda uu ka diiday in uu wax ka maqlo, sidee buu wax uga maqlayaa maanta menazanaawi isagoo boqortooyada Puntland madaxweyne u ah. miyaadan la
socon in uu ahaa G/dhexe dagaalkii 1964tii aanu la
galnay Ethiopia oo uu hogaaminayey guutooyinkii ugu xoog badnaa ee kaga cabaajiyey boqor hailesalase. miyaadan la socon in uu ahaa G/sare dagaalkii 1977kii ee ethiopia aan la galnay oo u watay guutooyinkii ka dagaalamayey Baali iyo Siidaamo ciidamadii Soomaaliyeed ee halkaa ka dagaalamayeyna uu u ahaa sidii aabahood oo kale uusan nina ka tagoon meesha galaal iyo cumar xaaji, Cali samatar ay toogteen askar badan oo soomaaliya ah oo mujaahidiin ahaa.

taariikhda lama socotide wax baro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqiiq

Monday, November 13, 2000 - 09:02 pm
Beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
naaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaale
xaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaasid
galkacayo waa xarunta gancsiga puntland
kutub la ururiyey ma jiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Tuesday, November 14, 2000 - 10:13 am
Asalaamu Calaykum.
Koley ani waxba idin oranmahayo niman marqaansan baad tihiin.
Oday C/laahina Diin nacaybkaas iyo caqli xumadaan ku nacaye ee ma aha nin qabiil ahaan aan u caayayo maxaa yeelay isku qabiil baan nahay.
Qisada aan sheegay waa qiso ka dhacdey Gaalkacyo, mana aha waxaan been abuuranayo, sow ma wanaagsana inta aadan aflagaadoon inaad warka hubsato.

Odayga adeer ah Soomaali oo dhan baa taqaan wuxuu yahay aniga iyo adigana cid na waydiin mayso.

Waxaa jirey nin Haashima ah baa wuxuu ku yiri niman culumo ah aayada Quraanka ah ee hadii aan Afsoomaali ahaan u qoro, waa aayad qaarkeed " inahu la dikru laka wali qoowmika" wuxuu yiri anaga reer bani Haashima bay khaas noo tahay, markaaseey dhaheen culimadii qaarkeed tolkii Quraysh buu ahaa waana idinkula jirnaa, markaasaa Haashimigii yiri maya anaga kaliya bey khaas noo ahayd.Marka Shiikh la yiraahdo ibnu Abii Caa'isha oo quraysh ahaa baa yiri ku darso aayadan kale " Wakadaba bihi Qoowmuka wahuwal xaqu".

Waxaad fiicnaanlahayd hadaad taariikhda C/laahi ka hadashey inaad ku darto kuwii ugu dambeeyey oo qaarkood sheekadan ba keentay.
Iyo tii ka dhacdey Xamar ee inta Caydiid u tagay rabey inuu Ra,iisul Wasaare ka dhigo, Caydiidna Madaxweyne noqdo, waliba in C/laahi uu yiri ha loo istaago Mujaahidiintii USC ee Xamar Maraykanka kula dagaalamey waa suu asagu yiri. Cajaladihii laga duubayna isagoo taagan London waa laga heli karaa.

Marka afkeed aniga ugula hadlaysaa oo Ina Zenaawi aad rabtaa inaad ka dhigtid Ina Sanwayne?!
Hadaad hadalkayga wax ku qaadan weydid ogow Diinta Islaamka iyo Soomaaliyaba Allaah baa iska leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARDHO

Thursday, November 16, 2000 - 05:53 am
War yaa tuug yahow waan aqaan kuwa noocaada ah waa kuwa inta ay GAR labaxaan isku sheega wadaado waryaa intee jirtay markii gabdhaha MASAAJIDADA kadhexdooda lagu kufsnaayay Xamar, intee jirtay markii ay MOORYAANTA xamar KUTUBKA jaranjaro kadhiganaayeen si ay u BILILIQASTAAN saacadaha kudhaganaa MASAAJIDAD YAAQSHIID?????
Intee jirtay markii ay gabdhaha kudhex kufsanaayeen GURIGA ILLAAHEY dhexdiisa maagalada XAMAR 1991 siiba gabdhii reer XAMARKA ahaa ee MASAAAJIDA ku cararay si ay uga fakadaan YEYDA MOORYAANTA layiraahdo. laakiinse MOORYAAN taa garaney XUSHMADA IYO KARAAMADA MASAAJIDka oo

(DHAHAAYAY AROOY HADEYBA NOO GALEEN MEEL DUGSI AH OO AAN KUKUFSANO)

oo xataan aan shaqadood aheyn waxa MASAAJID layiraahdo marka intee jirtay markaa UMADA MUSLIMKA ha soo loo galaayay, oo maxaa hadaad DIIN taqaan uga hadli weyday??????????
waryaa Galkacyo iyo PUNTLAND waa meelaha diinta si fiican loogu dhaqmo ordoo tag maagaalo walba oo Puntalnd katirsan arki maysid halgabar oo XIJAAB aan wadan. Markaa dadkaa baa kusheygeysaan dad aan diin heesan. MUNAAFIQ baatahay waana naqaan waa kuwii hada kahore gobalada Bari iyo Nugaal laga soo sifeeyey.
Hada ayaa raga adiga oo kale ah iyo ina SALAAD BOY iskaga keen dhigaayaan dad diinta yaqaan oo MOORYAAN kii kutubta kutumanaayay dhahaaya MUJAAHIDIIN. Hadii aad run rabtaan waxaa kujihaadi laheedeen MOORYAAN ta ee MUNAAFAQ yahow dadka PUNTLAND meel ha uga dhic.
Maaka hada shid GABDHA 9jirka ah ee KISMAAYO lagu kufsaday ee hada isbitaalka taal in ta aad BEENTA ka alifaysid dadka ILLAAHOODA yaqaan ee reer PUNTALND.

Markaa bay INA SALAAD BOY iyo kuwaan isku sheegaaya WADAADO dhaheen KISMAAYO iyo meelaha ay hada dadka ku gumaadayaan dhaheen NABAD baa kajirta.

TUUG MUNAAFAQ AH BAA TAHAY EE DADKA MEEL HA UGA DHICIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garsoor

Friday, November 17, 2000 - 02:23 am
asalmu alaykum,

waxaan aad uga yaq ayq saday mawduucaaga beenta kudhisan, iyo labada qabiil ee ugu sharafta badan oo aad damacday inaan sumcad xumayso,

nin yahow afkaaga edab uyeel,
mardanbe qabiilkeena haku qorin meeshan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Friday, November 17, 2000 - 09:20 am
Asalaamu Calaykum
Layaab ma leh qofku markuu yaqaan waxa uu la hadlayo, anagu waxaan tilmaamey dhib ka dhacdey dhulkaan ka imid iyo dadkaan ka imid waana aniga qofka ay waajib ku tahay inaan dadkeyga runta u sheego, badaawi yahay hadaad adinku diideen in waxaan idiin sheegay aad fiirisaan oo hubsataan,seed iileedihiin dad kale la hadal.

Seedse u leedihiin qabiilkayaga noo daa, hadayba nimankaas aan sheegay ay ka dhasheen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARDHO

Friday, November 17, 2000 - 09:38 am
WARYAA ANAGA WAXAA SHEEGAYSO WAALIGEEN MA MAQAL LAMAN SHEEGIN EE WAA WAX AAD SOO SAMAYSATAY EE WAXAAN KU IRI WAXA DHABATA AH KAHADAL INTAAD BEEN SOO ALIFI LAHAYD TEEDA LABAAD WAXAA TIRI MEESHA IYO DHULKA AAN KA IMID AYAAN UUN WAX KASHEEGAAYAA HADAAD QOF WAX GARD AH AHAAN LAHEED WAXAAS KUMA HADA SHEEN.
YAA KUU DIIDAY IN AAND RUNTA DHABTA AH AAD KAHADASHID EE SOMALIYA.
PUNTLAND CADOWGEEDA BAAD TAHAY WAXAAD NA ISKU QARINAY SAA MAGACA WADAADADA TAASINA CID WALBA BAA UJEEDA IN AADAN KA IMAAN PUNTLAND NA WAAN LA SOCONAA. TEEDA LABAAD HADII AAD QOFDIINTA YAQAAN AHAAN LAHEED MAADAN CAYSEEN QABAAÍL SOOMALIYEED OO AAN WAXANA GALABSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Saturday, November 18, 2000 - 06:07 am
Asalaamu calaykum

Qardho Diin baa wax loo dhimay baan kuleeyahay adiguna waxaad ka hadlaysaa Putland iyo wax la mid ah anigu Mudug baan ka imid hadaad rabto dheh Waqooyi Bari.
Marka ma qabiilkaa kaaga qiimo badan doqonyaho diinta Allaah, marka adkaysta waa waxaad galabsateen dulinimada.

Teeda kale Putland umaad dhalan iyo sheekadaa ka bax anigu waxaan kuleeyahay Soomaali baan ahay, waxaana u sheegay meeshaan ka imid inaan loo qaadan nin qabyaalad ahaan u xanaaqsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIGALE

Saturday, November 18, 2000 - 08:52 am
Ma jecli inaan waqtiga qaaliga ku dhumiye waxyaabo aan macna lahayn ama dad maangaab ah sida walaalkey adan.
Waxaan la yaabanahay imisa ayaa lugugu siiyey propoganda. Hawiye markii aay waxkale wax ku qaban waayeen oo ay dhinac kasta kaga ciirsatay xag siyaasadeed iyo xag milatari ayay haatan u soo jeesteen in diin iyo munaafuqnimo la dhaxgalaan dad aysan wax kali ka qaadi karin
Yaanan hadal kayga ku sii dheering kulayba macno ma suubinayee waxaan rabay inaan ku waydiiyo aadn yaa u baneeyey in dadka addka soo jeedo oo hawiyaha ah inay qalaalaystaan dhiiga muslin iyo hantidooda iyagoo waliba ay suubiyeen wax aan waligeed ka dhicin caalam muslim ka ah taaso ah in lagu kufsado caruur dumar masaajidka ilaahay adigase halkee baadjirtay oo maxaad u cambaaraynwayday maxaase ku tusay kutaab nin urursaday markaad dambiyo taas ka waaweeyn aad faraha kula jiro?

DHamaan dadka kale oo aqristayaasha ahi waan ka xumahay in waqtigaana qaaliga ah idinka qasaariyo u jawaabida ninkan bal raali ahaada wuuna heley waxa uu rabay oo ah in aan siino ATTENTION!
nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runlow

Sunday, November 19, 2000 - 04:31 am
Boowe- Cabdiwaaxid:
Waxaanu nahay dad muslim ah, kuna dhaqma sunihii
nabigeenii suubanaa, mana adigu na gaalayn kartid. waxaadan fahmin sidaan ugu heeganahay ilaalinta iyo difaaca Qaranimada Puntland. yaa rabi casaawajalaa, yaa daljalaal ha ka dhigin Puntland forever sida ay mooryaantu ugu rafatay Xamar, Baydhabo, Kismaayo, Burco, Hargeysa oo lagu xalaalaystay dhiigga baniaadamka, laguna bikri jabiyey intaas oo ah ugubkii gabdheheenna, allah taariikhdaasi foolxumaa, yaa rabi iyagana ka badbaadi dulinimada haysta adaa awood lehe.
Boowe Cabdiwaaxid sheekadu ma taalo C/llahi yusuf
Xasan abshir. arrintu waxay tahay sidee dhidibadda loogu taagaa Puntland oo waxyaabaha xaaranta ka ah shareecadda Islaamka looga badbaadiyaa dagaladeenna bal daawo dacaladda Boosaaso, Qardho, garwe, Galkacyo. waa jiriiracoonaysa oo mulaaqayoonaysaa. ee Beenta uu kuu soo akhriyey Cumar Faaruuq ha dhagaysan. markii ay awood, dhaqaalle, maskax ku gaari waayeen bay waxay rabaan in ay diinta Islaamka ku soo qaraabtaan oo ku been abuurtaan, haadaa xaaraam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 19, 2000 - 02:50 pm
waxaa yaab leh in qof iska dhigo qabiil uusan ahayn si uu propagando uga fido dad muslim ah.
hal arin ayaa xaqiiqa ah, ninkaan in uu yahay nin neceb Puntland, taas ayaa noogu filan warkiisa, hawiyuhu waxay balo ku dhigeen dad wax ka dhawr sannaya maaha, waxay isku dayayaan in ay diinta allah danahooda ku gaaraan, Magaalada Ottwa waxaan ku arkay dad asalkoodi ka yimid Puntland oo la marin habaabiyay, waxay wax ka maqlaan niman hawiye ah oo ku xiran Xamar, halkaas ayaa propogando looga soo afuufiyaa, hal wax ayaan garowsaday taas oo ah in hawiye ay leeyihiin dad badan oo diinta bartay si kastaba ha ugu dhaqmeena.
waxaan leeyahay qifkii diinte alle ku qaraabanaya balada uu wado isaga alllaha ku cesho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayidcumar

Sunday, November 26, 2000 - 08:55 am
ninyahow c/waaxid waxbadan ayaan halkan ka sheekaysanay inagoon wajigeenu is arkin runtiina hadii laykaa waydiiyo ra,yigaan kaa qabo waxan oran lahaa waxaad tahay dadka halkan waxku qora dadka ugu macquulsan

hadaba walaaloow adoo raaliya waxaad iisheegtaa waxa kugu kalifay inaad qoomiyad dhan oo shiikh iyo shariifleh aad hal figrad kadhiibto qabiilkase hadii nin xun ka dhashay iyaga oo dhami ma xunyihiin

anigu qabiil kuma shaqeeyo allaah baanka baqaa hagaagna aan dalkeena iyo dadkeena ugu baryaynaa
hadaba anoon afkaartaada waligay hada ka hor dhaliilin waxan ku oran lahaa maqaalkaan mid kale oo dadkaad u gaftay aad ku xaalmarinayso daba dhig mar danbana meeqaan kaa hooseeya ha galin hadii kale xagxagasho iyo ceebaa kuu danbaysa

aniga mowqifkani waa iga talo walaalnimo ee caadifad qabiil igama aha

wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garoowe

Sunday, November 26, 2000 - 09:02 am
subxaanalah war dadyahow ilaahay kabaqa oo cadaabka aadku yaacaysaan ka jooga

c/waaxid diintu ma banayn qabiilo dhan oo layska canbaareeyo
itaqulaah aaway xushmadii diinta aad dadka ugu yeeraysay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Saturday, January 27, 2001 - 02:55 pm
SABABTAY UGU DIIDANYAHIIN CARABIGA DIINTA WAXAA WEEYE AF CARABI MA YAGAANAAN.