    Ismail | Friday, November 10, 2000 - 07:43 am Xukuumad dacaad ah, Nabadgelyo, Shaqo iyo Is Aamin, Kala dawayn, Wada tashi, Israac, Istaakulayn, Daacad, Wadashaqeyn!!!!! Intaas ma laga helaya somaliya,Hadii laga helo miyeysan noqon karin sida wadamo badan oo ku hor marey muda kar, Sida Wadamada (Far East asia). Somaliya waxey leedahey khayraad dhaqaale oo aad u fara badan waxaana ka mida, Xoolaha dhool, Kualuunka, Cuntada la beero oo Isugu jira Noocyo kala gedisan, Dalkiiska , Xeebta dheer iyo Buuraha Bilicsan, Waa dal ku hoobeen Ganacsiga waxuuna yeelankaraa Dekada badan, waxaan leenahey dhul aad u badan oo loo adeegsan karo, Warshadaha wax soo saarka Macdanta iyo kharaad kale . Hadaba "af wa kanee may ku amee" Iga raali ahaaada Reer baydhaba hadaan qaldey maahmaahda! Waxaan Aminsanahey in Dawladu AMAANKA IYO SUUQA KORTA ahba kordhiso aadna u soo dhowoyso maalgelinta shishiye siiba Warshada, is gaarsiin, Tech &El, IT, IWM oo muhiinka u leh wax soorka dhaqaalaha, kana qaado canshuur, isla markaan ay ku maal geliso meelahaan 1) waxbarashada 35% 2) Caafimaadka 20% 3) Jidadka/Isg 10% 4) Nabadgeliyada 20% 5) dib u dejinta 15% Inta kale hartey waxaa laga helikaraa Lacagta canshuurta ah ee laga qaado Ganacsatada somaliga ah shaqalaha somaliya jooga iyo Lcagta adeg ka imaneysa dibada iyadana waxaa loo isticmaali karaa 1) Maamulka guud ee dala 25% 2) Mushaharka guud Dawlada 25% 3) Tabarada/shaqao abuurada 10% 4) Guryanta/Hor u marnta Gob 15% 5) Kortada/biyaha 25% Lacagta caawinada ah ha loo isticmaalo meelaha muhiinka ah sida darweelka cafiimadaka, cawinada dan yarta iwm Thank Ismail Osam MSc LSE ,UK FG. Waxii figradiina iyo wixii dhalil ama aad u artaan inan qaldey waa soo dhoweynayaa waad na ku mahadsantihiin waana dood furan |