Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: CAQLIGA DOONI LAGASAARYE INA CIGAAL CAQLI DARANAA (MA IMINKUU TANA KUDARSADAY)?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FIKIR-DHEERE

Friday, November 10, 2000 - 08:05 am
SHRJARAAID OO LADOONAYAY IN INA CIGAAL KU QABTO MAGAALADA ADIIS ABABA EE DALKA ETHEOPIA AYUU SAAKA KASOO XAADIRI WAAYAY KADIB MARKII ISAGAGA IYO WAFDIGII LASOCDAY AY SI DOQONIMO KUJIRTO UGA HAGARBEELEEN CABITAANKA KHAMRIGA LAGUSAMEEYO DALKA ETHEOPIA

NACASNIMADA WAALA ISQAADSIIYAAYE INA JAANBIIRNA WAA KUDARSAMAY WAXAANAY NOQOTAY IN GOOBTII UUTAGO FAGADHE OO ISAGUNA CIRKAA HAADAYAY MARKUU GOOBTII TAGAY IN KABADAN 10 JEER AYUU ISDABA MARIYAY SU AALIHII LAWAYDIIYAY TAAGNIDANA UU KADUULI GAADHAY
WARHADABA RAGAAN DAWLADA U DHIIBANAY EEN KASUGAYNO IN AY AQOONSI RAADIYAAN IYAGAA UBAAHAN IN DHARKA LOOXIDHO ALA TOLKEEYOW MAXAA TALO INA LA GUDBOON WARYAADHAHEE TANA MA NOODANBAYSAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sorry

Friday, November 10, 2000 - 11:22 am
I am very sorry!!!!!!
Aad baan uga xumahay inaan wax jawaaba kuu haynin
sababtoo ah togba taagii ayuu rogmadaa
nin waliba garaadkiisuu hadlaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Friday, November 10, 2000 - 12:41 pm
To: Fikir-dheere saxiib waa nasiibdarada haysata umada somaliyeed oo wax garad mooda hadba kooda ugu liita ina cigaal hada mabilaabin balaayada aad sheegaso ee waligiibaa laguyaqaanay in ay taasi dhici doontana waan filaayay hadaan la'iska qabana waxaa dhici doona wax kadaran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUUFAAN

Friday, November 10, 2000 - 01:49 pm
Yaa kuu sheegay in uu cabayay hadii aanad ka mid hayn kuwa la cabayay ee hanbada dhalada inta ku hadhay aanad fuuqsan.miyaanad ka baqayn in uu nafsigu ku qabto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saalax

Friday, November 10, 2000 - 03:20 pm
alah qosol waaynaa lol maa maanta ayaad oo gaatay in oo ina cigaal cabo khamrigaa lol waar waa alcoholic#1

anigu lama yaabo isaga laakin waxan layaaba tolkay reer shiekh isaaq nimanka kaas oo kale meel oo dheebtay madaxwaaynana ka dhigtay alah qasaara waaynaa

ragii raga aha ii isaaq wakuwii SNM ku madhay ii maanta ina cigaal oo isku xaara hanoo taliyo waa nasiib daro iyo rag laan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FIKIR-DHEER

Friday, November 10, 2000 - 05:31 pm
To: Duufaan
waan ku salaamay marka hore, intaas kadib, waxaad layaabtay cida ii sheegtay arintaas ku dahacday cigaal iyo wafdigiisii. Waxaa ii sheegay ragii Addiis ababa joogay ee doonayay in ay ka qayb qaataan shirka jaraaid. Duufaan waxaad tahay raga hadalku laba shubka ugutago wuxuu maqlana aan kafikirin ee sida qaladka ah u fahma. Sida akhyaarta kale ay qirayaan adna aad ogtahay cigaal iyo fagadhe waa rag ku ababay cabida khamriga waxaana ku leeyahay nin aan damiirkiisu joogin tala xigmad iyo caqli ubaahan ma' gooyn karaa?

Nin maalintii oodhan sirkhad la' hurdaa habeen kiina cabayaa ma' hogaaminkaraa umad baahideedu badan tahay oo ubaahan in dhulkeeda loo helo aqoonsi caalamiya ma'hogaamin kaaraa umad islaama saaxib si wacan ufikir oo xigmadaada sheeg garashadaadana cabir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 01:18 am
iSAAQ AN KHAMRI CABIN MIYAA JIRA?
AAR REER WAQOOYI HADDAAN NAHAY TALADA FAQASHTII NOOGU DHIIBA AMA WAA HADAAN DOONAYNO JIRITAANKA SOMALILAND QABIILADDA KALE EE WAQOOYIGA DEGA NOOGU DHIIBA. KUWAAS OO KALA AH TUSAALE AHAAN DHULMAHANTE, WARSANGALI, CIISE IYO GADABUURSI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Saturday, November 11, 2000 - 02:16 pm
To:anonymous
sxb waad iska kaftamaysa bay ilatahay wadankaa somaliland niman isaaq ah aya oo dhintay iyagaana xaq oo leh in aay maamushaan

God bless reer shiekh isaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darwiish

Thursday, November 16, 2000 - 01:14 am
TO libaax
ma w/galbeed baa isaaq xornimadeedii ka qeybqaadey ? been dheh waxey ahaayeen ragii saajinadii ingiriiska dhabarka ku qaadi jirey una jaajuusi jirey halka DHULBAHNTE darwiish xabad ku ridi jirey ma idinkaaba ley damiirkaas ama geesinimadaas.ma iloowdey gabeykii alahah unaxariistee ninkii ku xoreeyay sayidka.ceebtaada ha hadlin yaanan lagu maqlinee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MACALIN

Thursday, November 16, 2000 - 06:41 am
SAXIIB I DONT AGREE WITH CIGAAL BUT YOU CANT BUT THE BLAME ON THIS DRUNKEN, YOU SHOULD BUT THE BLAME ON THOSE WHO BUT HIM IN POWER FOR MONEY SAXIIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARXAJIS

Thursday, November 16, 2000 - 06:45 am
SAXIIB MAR KAAAD KA HADLEYSAAN FAQASH BAA SIDAN INOO GASHEY OO INA LAYSEY MIYAAD ILOW DEEN SIDA UU CIGAAL GARXAJIS U GALEY, THATS WAY IAM SUPPORT SOMALIWEYN WE HAVE FOUGHT TO GET RID OF ONE DICTATOR JUST TO REPLACE HIM WITH ONE OF OUR OWN,QURAANKA AYAA SHEGAY MAALINTAN WAA MALINTA NINKA UGU LITAA WAX U TALINAYA,I HOPE THEY WILL NEVER GEY REGOCNISION SO SUPPORT SOMALIWEYN I ADVICE YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUBAAYE

Thursday, November 16, 2000 - 10:43 am
Ina cigaal lama yaabee kuwa caabudaan layaabaa meelkasta oo la isugu yimaado waxay sidii xadiiskii u akhriyaan khuraafaadka sirkhaanka ina cigaal ku akhriyo waxaan layaabaa marka warlasheegayo waxay yiraahdaan ina cigaal ooxalay shaqdiidhexe soosaaray go'aan ileen waanin wixii uu dhalada ka dhax arko ku dhawaaqa kuwa caabudaana ay dariiqa kaga hadaaqaan. tolow yaalataliya reer abtigay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUJAAHID

Thursday, November 16, 2000 - 12:02 pm
To:Garxajis
saaxiib hadda ayaad fahantay
garxajis Gadaboursigu wuxuu u yaqaan
Difaaca Isaaqa dagaalyahaniinta isaaqa
siyaasiyiinta isaaqa,
Habarr awal way kugu gaftey 90% Hargeisa
waxaa dumiyey faqash
90% Burco inna Cigaal.
waa cadow kulla nool intay qori iyo
Garxajis ka carra ay wadaan waxba Hagaagi maayaan
walaahi waxaan xasuustaa maalintii
aan Boorame soo galney ayuu nin igu yirri
ma adigoo GAdaboursiya ayaad la sicotaa
SNM haa,TOlkay waa isaaq.
Hub meesha yaaley ayaa oday wuxuu igu qaata
waxna ha dillina Adinka ayaa Berrito isku leeyn doona , Walaahi inna been kuu sheegayn
annigoo ahaa Gaashaanle JIIBABKA ah..
ayey rabeen niman habar awal ah in ay i dilaan
waxaase inta badan kaga kalsoona aaga
uu gadhxajis ka dagaalamayo..
saaxiib dadkii wada deganna way kala fogeeyeen
mawqifkiina waxay u badaleen ISAAQISME>