    xingood sare | Friday, November 10, 2000 - 02:16 pm Waxaan la yaabaa marka reer qardhood buntland ka soo horjeestaan oo ina boy sacaba utumaan miyaaydaan ogayn in c/laahi yusuf in uusan lahayn dhulka ee aad idinku leediheen ninkana la doortay oo uu haynayo ila iyo in ta ay uga dhamanayso xiligiisu marka ama jeclow ama ha jeclaan sug marka doorashadu timaado anigu waxaan ahay reer qardhood kuna dhashay qoryacade ay sacabada ku qabatay CAWADO YIBIR kana soo horjeeda c/laahi yuusuf laakiin aysan maskaxda kaga doobnayn qabiil iyo wararka king kong iyo ragga kabaha uqaadda ina boy oomarna xamar laga soo cayriyo marna loo yeero ay dhulkeenna aamino dowladeena la shaqano soona celinno dawladda nimadeenii oo aan ka harno xamar iyo wixii na halaagay ee noo bixiyayARI BOOWE BARI LAGA RAYSAY!!!!!! |
    GUREY | Friday, November 10, 2000 - 11:12 pm TO XINGOOD SARE: firs of all I do not believe that every one who lives in Qardho is against Puntand, there are different of opinions, do not forget this is politics. you have presumption that all Reer Qardhood are anti-Puntand, which is not the case in my opionion. Hasan Abshir and Mohamed Abshir are members of newly elected Government, therefore reer Growe are anti-puntland is that what you meant? or perhaps some one who lives in Galkacyo who dissolution how Abdullahi yusuf managing Puntland affairs. every one have the right to demonstrate or reject if the Governtment is not doing the right thing, for the last 10 years Puntland has been stable comprison to other regions of Somalia, thanks to the elders and intellectuals, women's groups who relentlessly sorted problems out peacefully. we are part of wider Somalia, in Puntand constitution, not a secessionist like Somaliland. If you do not want to go back to Muqdishu and stay in QORYO-CAD that is marvellous idea, you should be proud to be reer qardhood, invest in your town..schools, Universities ,hospitals, water, electricity.... FINALLY XINGOOD SARE YOU HAVE MENTIONED THAT YOU NOT LIKE KING-KING AND OTHERS AT SAME TIME YOU ARE AGAINST A/LLAHI YUSUF THE QUESTION IS WHERE DO YOU FIT IN THE PUNTLAND AFFAIRS AND WHAT IS THE ALTERNATIVE FOR PUNTALAND FUTURE ONE OTHER THING CAWADO WAS THE MOTHER OF MOST REER QARDHOOD, REAL SOMALI LADY..A MUSLIM I DO NOT KNOW WHY YOU CALLED HER YIBIR..SHE MUST HAVE OTHER NAME AND YOU PARTICULARLY SHOULD KNOW IT. I WAS NOT BROUGHT UP IN QARDHO BUT I KNOW OUR PEOPLES MENTALITY WAS IT TO PUT HER DOWN...... |
    Keyse | Saturday, November 11, 2000 - 01:45 am Salaan kadib Guray aad ayaad u mahadsantahay. War ninkaan xingood labaxayoow anigu qadiyadaada ma fahmin laakiin hadaad waa ku noolaan jirtay ama aad kala taqaanid maxaad intaad beenta u sheegto u leedahay reer qardhaan ahay. Waxaan hubaa hadaad tahayna inaad inan gumeed yibira tahay sida hadladaada ka muuqata. Mida kale C/laahi yuusuf qardho waa magaaladiisi siyaasaduna waa meeshada waana wax wasakhaysan laakiin walaalnimada iyo qaraabanimada masoo dhex geli kartowaxaa laga yaabaa wiil iyo aabihii inay kala fikrad ka dhigto. King kong iyo Hasasn abshir haday ka mid yihiin dawlada layiri soomaali ayaa u dhan waxaan filayaa inaanay ceeb ku jirin. Nabadeey |
    XINGOOD SARRE | Saturday, November 11, 2000 - 01:23 pm ku gurey iyo kayse mr gurey hadii aan kuugu jawaabo af aadan aqoon ka waran vous pouvez repondre ma question waa maya hadaba nacas yahow englais baradka ahi ku hadal af kaad u dhalatay anigu waxaan kuu sheegay cuqdada aad qabtid ee aad qardho la fadhidid ee kuma caayin tan yibirka ma caay ee waa magac loo yaqaanay waxaan u malaynayaa waagaas waxaad ku maqnayd baadiye oo wali reerkiinu qardho ma soo degin nimanka aad sheegaso ee aad magacowday haday caqli lee yihiin maanta ma aysan daba ordeen mooryaan idaacadana kama caayeen c/laahi yusuf, marka kaabo iska saar cuqdada kugu jirta oo ddhiso wadankaaga waa taqaan waxa xamar kaaga soo dhacaye haddii kale dameer dhaan raac ahaw laakiin DIB DAMBE LOO ORAN MAAYO ARRI BOOWE BARRI LAGA RAYSAY! IYO GAARI WAA |
    GUREY | Sunday, November 12, 2000 - 12:29 am Kayse iyo X. sare waad salaaman tihiin. TO MONSIEUR X. SARE VOUS NE COMPRIS PAS MES COMMUNIQUE', ET VOUS TOUT IGNORER DE SUJECT (INCULTE)!!!!!! haddi aad af somaliga taqaanid sida loo akhriyo and bit of Francois waa alhamdu lilaah..anigu ma caytamin ee waxaan ku waydiiyey haddi aad cabdulli yusuf ka soo horjeedid isla markaana aad jeclayn siyaasada King-kong and others waa maxay the alternative ama maaxayna kula tahay in Puntiland lagu xukumo siyaasad noocee ah? waxaan ku waydiiyey ra'ayigaaga arinta kale baadiye waa meesha nin walba ka yimi.. mana ah wax laga faano waa wax lagu faano..waana dhaaqaalah Somaalida meesha uu ka yimaado.. marka ninyahu siyaasad faraha ha lagelin hadaadan ka jawaabi karin wax lagu waydiiyey arinta Cawado u malayn maayo in ay raali ka ahayd i loogu yeero YIBER hadi Abahaa yiber ugu yeeri jiray marna ma is waydiisay why? |
    mryuu | Sunday, November 12, 2000 - 03:49 am to; dhamaantiin salaan kadib,puntland ma waxaa loo sameyay in digtatoor u xukumo amase in maamul wanaagsan loo sameeyo dadka daga gobaladaas,marka waxey ila tahey in puntland ninka maanta xukuma u u heysto in uu isaga leeyahey ,hadii laga soo horjeestana maamulkiis digtatooriga u dadka u hanjabo isagoo amxaaro dabada ku wata,marka king kong iyo hasan abshir iyo mohamed abshir,reer sool ,reer sanaag ,reer goldogob ,reer burtinle dhamaantood waxey dagaan dhulkaas laakinse waxey rabaan in somaliya dowlad yeelato lagana baxo figradaha qabqablayaasha ,marka dowladaan cusub ma ahan mid ku shaqeysa saad moodeen ee dowladku shaqeysa axdi la dhigtey iyo baarlamaan somaliyeed oo idil.marka hadii c/laahi uu rabo xukun sida u rabo kuma heli karo ee yuusan been idin sheegin ,wuxuu gacan saar la leeyahey ina ceydiid ,caato,qanyare ,muse suudi,shaati gaduud i wm ah oo duluf ah oo ahaa kuwii dadka laayey hadana ku soo indha cad,marka king kog iyo hasan abshir garoowe ma keenin nimankii dadkaada laayey ee waxey asxaab la yihiin kuwa doonaya in soomali midoowdo oo dowlad noqoto,marka hadii aad is leedahey puntland reer mahad baa iska leh saaxiib waxaan ku sheegayaa in aad qaldan tahey ee dadkaada dhinac ka raac. maxaa ku diidee in guryahii xamer aad ku noqotaan maamula dalkana la qeyb sado, ma ogtahey in claahi yusuf uu marwalbo ka shaqeeyo isku dirka dadka wada dhashey ee daga jubaland,maogtahey in kismaayo uu rabshada ka bilaabey xiligii gen morgan ka talin jirey isagoo ka lahaa ujeedo,marka waxaa ku sheegayaa in jubaland cidna ay sheegan karin dhawaana maamul balaaran loo sameyn doona oo dadka dhan u dhan yihiin,ee iska iloow riyada beerlaawe oo ah uu dalka emaraaryo ukala goa,marka fiirso muxuu ka qabtey puntland ninkaas school malaha dayactir haba sheegin ,canshuurta jirada jufadiisa ah buu ku bilaa, marka yaan la idin sirin puntland dad baa wada daga yaan wax aan socon doonin yaan la gu fakarin beelaha walaalaha ee wada daga yaan la isku dirin ee shaqsi dantiisa jecel yuu idin halajin ma rabno warlord we want peace and new goverment bye mryuu |
    Aada | Sunday, November 12, 2000 - 05:43 am From To all, It is not the language of intellectuals the way you have described or named some of the most respected people in Qardho (Cawado peace upon her). As I was borne and brought up in Qardho I can remember that honourable lady pretty well I was also present when she died in the late seventies. could you therefore please respect the deceased, who deserve a lot of respect from all of us (reer qardhood). In addition I agree with the gentleman who says politics and qabiil is different,it is one of the characteristics of Qardho people that they are farsighted and intelligent, so if they express their opinion on the right direction I do not think there is a problem.Let the will of the people to prevail. Mr Yeey has been in power in considerable years and doubt it he will leave even if his term ceases. Finally if any one speaks from Qardho, kindly could you give my regards to all. I feel home sick as I have not been there for over 20 years. " Dhoobada Qardhood lama huro waad kudhalateene" I hope to walk again freely in the place I was born, brought up and educated me. To see again Aada and Midhicir (Wadeeba) which are full of green and water, where the cows, and the camel, goat and sheep grassing side by side. I love it to is again and get in early morning one haruup gaal of camel milk, something which I missed for many many years. My apology any mistake that occurs unintentionally. |
    Wiil-Qardhood | Monday, November 13, 2000 - 12:19 am To:X.Sare Puntland sideedaba baahi loo qabo ayaa keentay ee ma aha wax iska yimid. Baahidaas oo reer Qardho la qabo dadka kale reer Puntland. Marka Qofyohow(X.SARE) reer Qardho waligood baahi ayay uqabaan Puntland kamana maarano. Magaalo, tuulo, qabiil ama qoys waxkasta iku raacikara majiraan,sidaas darteed waakhalad in aad Somalinet.com ku qorto reer Qarho ayaa diidan DATOODA OO AH PUNTLANDS. oo waxaad naga dhigtay danti mayaqaano |
    Keyse | Monday, November 13, 2000 - 12:53 am Salaan kadib: Guray marlabaad aad ayaad u mahadsantahay sidoo kale X_sare Aada Iyo wiil Qardhood. Runtii X_sare raali ahaw hadaan hadalka kugu kululeeyey waa waxaad iga keensataye. Reer baadiyanimada aad igu sheegatay waa wax jira oo wiil soomaaliyeed oo "Nomad" ah ayaan ahay Qardhona waa hoygaygii an jeclaa,kusoo barbaaray,anigoo sebi ah hooyaday daadah igu tiri, awoowayaashayna waa kuwii asaasay. Hadaba walaaloow waxaa kaa muuqata inaad dhinaca siyaasada daciif ku tahay, ee marka hore dib ujoogso TO:Aada War qofyohow aada iyo dardaare iyo celkii timirka ayaad isoo xasuusisay hadii boholyoow kuu hayo maad yara bakhooshid bilicdii sheerbi iyo guudcad baasha kasoomartid bidhaanteedu markay kuu muuqato alla saxansaxo udgooniyo maxaan ku sifeeyaa. Nabadeey |
    x/ sarre | Monday, November 13, 2000 - 10:04 am ku: MRYUU ka dhex bax doqan yahow ragga kaftamaya, waxaa ka ogtahay baa is ka yar waxa laga hadlayo. intiina kale gaar ahaan gurey,je voudrais vous démande ou vous habitait excectement au Qardho, aganna raali ahaw haddii aad ka kululaatay reer baadiye! caay kuuma oran lakiin in aad ahaan jirtay ayaan ku sheegay, je suis desole, c'est un metier d'être nomade mais je ne suis pas namade. Runtii annigu siyaasi ma ihi mana sheeganayo waxaanan ahayn sida aad ka soo baxday kuliyadah siyaasadda lugu bartoha iila hadlin waxaase waa waxa rogay soomaali oo dhan siyaasi baan ahay waxaan jeclaan lahaa in qof walba uu joogo boos kiisa, laakiin fekradayda yar baan dhiibanayaa, waana ogahay in aysan dad badan qancinayn oo u badan dadka jiran ee aad ka mid tahay (gurey iyo kayse) ee qabiilka qof ku raaca. Haddii aan idiinka jawaabo su'aashiina, annigu wxaan jeclahay in lugu maamulo puntland habka demaqraadiga ah ee ku dhisan in dadku soo doorto qofkay rabaan; hana ka xumaanina fekradada waa anni iyo kaskay(nin waliba kaskiisuu kortagaa habeenkii) |
    Mudug | Monday, November 13, 2000 - 10:37 am Walalayal, Waxaan filayaa in uu title-ku ka khaldamay X-sare, oo uu malaha u jeeday maxay reer Qardhood Abdullahi uga soo horjeedan, haddayba kasoo horjeedaan. Laakiin in la dhaho Qardho Puntland waa kasoo horjeedaa is absolutely wrong. Kayse, ma qabo inay ammaam mudan yihiin odayaasha renegades-ka ah oo dad jiritaanka Puntland ka soo horjeeda taageeraya. Waase kugu raacsanahay in laga xishoodo dhamman odayaasha oo aan public lagu caayin, no matter what. Waxaan dhammantiin idin waydiin lahaa, war horta yaa Puntland u hadla. War ama Abdullahi jeclow ama necbow, haddii aadan kasoo horjeedin jiritaanka Puntland, waxaa khasab ah inaad uga danbayso dadka loo doortay intaa muddadoodu u dhammaanayso. Sax ma aha in la is feer yaaco, oo ninkii inta Puntland u tartamay looga adkaaday uu shir uga qayb galo oo ku hadlo magaceeda, iyadoo aan la dirsan. Make no mistake about it, Qardho is an integral part of Puntland State and it will remain so, regardless of who the ruler of Puntland is. If people of Puntland, including the respected ISSIMO, and other elders did not approve the way ina Yey run Puntland during his tenure, they will show him the door,when his time is up. What is not fair to him, is his mandate be undermined and constantly challenged by some, without offering any alternative, or better approach to govern. My fellow puntlanders, let us focus on the betterment and improvement of our state, without fingure pointing. Even Myruu, the most narrow minded member of the group by far, has mentioned the importance of our unity, and solidarity. I am sure whatever differences we have with the current and future leaders of Puntland, we will always respect the will of the people. regards, Mudug |
    gurey | Monday, November 13, 2000 - 12:00 pm Asalaamu alaykum to you all waad kuwada mahadsan tihiin fikradihiina wan-wanaagsan oo dhan..keep it up the good work. x/ sare kama kululaan reer miyi ..somalida ayaa khalad ka fahamsan..oo wixii xun reer baadiye ugu yeera, qofka xuna waa laga helaa miyi iyo magaalo mon amis jesuis dosole aussi. jesuis plus a^ge' que toi' j'ai hibite' au QORYO-CAD pendant 1970s je-sais tout environ(QARDHO) mais j'ai demaneger a' Baydhabo et puis a' MOQDISHU en 1980. Another point why are you against your king publicly don't you know your his subject? |
    daarood | Tuesday, November 14, 2000 - 09:51 am to; kulmis waryaada puntland waxba kama ogidiin ee kulmis baan nahey amase mahbar amxaar kabaha u qaade baan nahey maad iska dhahdin, puntland wax la dhahaayo ma jirto hadii aad is dhadeen kuraas ku hela socon meyso ee amxaaro u gala ha idin raratee , bye |
    AYL | Tuesday, November 14, 2000 - 12:16 pm war maxaa ninka x/sare u af qabanaysaan horta waa nin xishood badan kana jawaabeen sida aad doonaysaan waa nimanka kayse iyo gurey annigu ma ahi reer qardhood laakiin waan ku noolan jiray , dadka dega waadad xin iyo xasarad badan waa tii layiri QARDHO YAA KA QADHMUUN OO QARIIB UGA LIITA marka meel lugu noolaan karo maaha wagaan ku noolayn habeen kasta waa nala dhegxin jiray gurigayaga waan ciyaalka iyo dadka waawaynba oo dhagatuuku waau caado qariibkuna ku ma noolaan karaan;marka in ay diidaan puntland waa wax dhici kara oo waxay ka xun yihiin casiimadda laga dhigay GAROWE |
    GUREY | Tuesday, November 14, 2000 - 01:18 pm MR Darood I thought this discussion was between the Puntland people, sorry mate you are at the wrong place write your idiotic ideas somewhre else. AYLE I DON'T KNOW WHY YOU CALLED YOURSELF AYL. I DO NOT WANT TO START ANOTHER DEBATE, BUT YOU REALLY MAKE ME SICK FOR YOUR PATHETIC CLAIMS, REER QARDHOOD WAXAY KA XUN YIHIIN GROOWE AYAA CAASIMAD AH WHAT A LIE!!! IN SOMALIA TRADITION EVERY TOWN HAVE SOME SORT OF STEREOTYPING WHICH IS NOT A FACT OF COURSE. THE ONLY REASON WHY QARDHO'S CHILDREN COULD THROWN STONES AT YOU IS IF YOU LOOK LIKE AN APE OR EVEN WORSE A............? |
    WIIL-DHULBAHANTE | Wednesday, November 15, 2000 - 05:06 am REER QARDHO MADIIDANA PUNTLAND IYAGAANA LAF DHABAR U AH EE HA LA JOOJIYO XASARADA AAN RAADKA LAHAYN. NINKA DAAROOD ISKU SGHHEGAY EE PUNTLAND CAMBAAREEYEY HA OGAADO INAAN DAAROOD MAGAC AAN PUNTLAAND AHAYN UUSAN HORENA UYEELAN HADDANA LAHAYN. SHIRKII QAAHIRAY AHAYD MARKII MASAARIDU SOMALI UQAYBISAY LABO: CALI MAHDI IYO INA CAYDIID. WAXAA JIRTAY IN DAAROODKII SAXA AHAA KA CAROODEEN KUWII HAWIYE KABA QAADKA U AHAA MOOYEE. TAASAANA DHALISAY IN MAGICII DAAROOD LASOO CESHO EE LADHISO PUNTLAND. MEEL KALE OO DAAROOD TAQO KU LEEYAHAY MAJIRTO OON PUNTLAND AHAYN EE NACNACDA DHAAF DAAROOD ISKU SHEEGA AAN U MALAYNAYO INUU IIDOOR AMA YAHAY AMA U SHAQAYNAYO. |
    BOSASO | Thursday, November 16, 2000 - 04:33 am TO: X-SARE WAXAA TIRI REER QARDHO BAA KASOO HORJEEDA PUNTLAND! HORTA MA OG TAHAY RAGII SOO HINDISAY DHISMAHA PUNTLAND IN AY REER QARDHOOD AHAAYEEN. HADANA AAN KUJIRIN MAAMULKA RABANA JIRITAANKA PUNTLAND. MA UMALEENAY SAA HADII AY QARDHO DIIDI LAHAYD PUNTLAND IN AY WAX PUNTLAND LAYIRAAHDO JIRI LAHAYD? REER QARDHO WAA DAD WAXGARAD LEH MAAHANA DAD AY ISKA ISTICMAALAAN SHAQSIYAAD SIDA KING KONG. HADIISE AAD CAYSAY KING KONG ANIGU MAAHA IN AAN ISKA DIFAACO SABABTOO AH QABIIL CIDNA LAGUMA DIFAACO KING KONG CIDKAAGA XIGTAA MAJIRTO HADII AAD CAYSID HA UMALEEN IN AAD REER QARDHOOD WAX UDHINTAY. TANKALE C.YUSUF AYAAD WAXAAD INOOGA DHIGTAY NIN MALAAIG AH WAR WAAN WADA NAQAAN C.YUSUF TAARIIKHDIISA MAAHANA MID AAN HALKAAN KU QUFAYNO OO WAA ODEYGEENII SIDA UU KING KONG UYAHAY ODAY REER PUNTLAND AH. DAD WEYNAHA REER QARDHO WAXAY KASOO HORJEEDAAN MAAMULKA HADA MEESHA KATALIYA EE KAMA SOO HORJEEDAAN PUNTLAND OO WAABA AYAGA MEEL LOO KALASARANA MALEH PUNTLAND IY QARDHO. WAXAYNA UGA SOO HORJEESTEEN WAA MID BANAANKA TAAL OO ADAA ARKI DOONA MARKAAD DHULKA TIMAADID. OO WAXAY KUXIRAN TAHAY WAX QABAD XUMADA MAAMULKA, DHAMAAN PUNTALND WAX BADAN BUU MAAMULKA UQABAN KARAA SIDA DHISMAHA JIDADKA IYO CISBITAALADA IYO ISKULAADKA TAASINA DHAMAAN KUWAAS AAD BAY UGA LITAAN DHAMAAN PUNTLAND TAASOO KEENAYSA CARO KATIMAADA XAGA DADWEYNAHA TAASINA XAQBAY ULEEYIHIIN OO CASHUURTOODA BAY LAWADA BAXAAN INTAA OO MILLION OO DOLLAR BAA PUNTLAND SOO GASHA ISBITAALDANA WAA OGTAHAY SIDA YA YIHIIN. OGAADA RAGAAN MEESHA MARAAYA IN UU NIN WALBA USOCDO DANTIISA KULIGOOD SAY UDHAN YIHIIN. C.YUSUF SOO MAAHEEN NINKII XAMAR CAYDIID UGU TAGAY AYDA OO DHIIGII GAALKACYO UU WELI QOYAN YAHAY. MARKA REER PUNTLAND MAAHA IN AY ISKA DIFAACAN RAG AAN DANTOODA KA FAKARAYN. OGOWNA C.YUSUF MAAHA PUNTLAND. DADKA PUNTLAND WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN AY KAKAAFTOOMAAN DADKA AAN HORUMARKA UHAYN. PUNTLAND HANOOLAATO. QARDHONA HADA CAANO IYO HILIB BAA LAGU CUNAAYAA WAANA OGTAHAY INAY TAHAY MAGAALADA UU C.YUSUF UU KUNASTO. EE NIN YAHOW WAXAANOO KALE HAKUSOO HADLIN ANAGOODHAN BAAD MEEL NOOGA DHACAYSAA |
    daarood | Friday, November 17, 2000 - 09:03 am to ; reerbari waryaada maqla reer mudug baa idin raba in uu idinku xukumo been iyo afmiishaarnimo puntland waan ka baxnay hadaan nahey dadka daga xeradaas waayo waxaa jirta in aan xaq wax lagu maamulin ,waayo dhamaan dowlad ku sheega puntland waa mj ,cid taraxda ma leh ,marka waxaan garaney in aan ka baxno oo dowlada cusub aan wax la qeybsano waayo qiimo ayaan ka leenahey waxaan sidanaa xilal sare wax badan waan qabsaneynaa,marka suaal hadii puntland uu dago mj kaliya ha xukumo ma xumo hadii ay kaligood dagan yihiin ,laakinse waxaa ii cad i umada kale ay dagaan kuwaasna xaqooda in la inkiro bey goaan ku gareen maamulkina .marka hadii cadalad jirto dhamaan beelaha walaalaha ah ee wada daga si wanaag ah wax haloo gu qeybiyo ,amase hadii kale faataadhukta beerlaawe nagala taga reer qardho waxaan dhihi lahaa ka hara mafiyada amxarada wadato reer mudug waa fulayaal sacad bey ka baqaan, reer garoowe waa la heystayaal gurigoodii baa ina ceydiid iyo caato iyo qanyare lagu marti soorey reer bari canshuur baad ah baa laga qadaa waaw ceeb badanaa dadku bye daarood hadusan jirin sacad baa bari idin kugu imaan lahaa ,somali idin ma rabto daaroodna idinkaa ka cararaayo ,oo hada eelaay baa d miciin bideen alloww hana ceebeyn,kismaayo waa magaalo daarood welkom ,cid sheegan karta ma jirto viva daarood,ma doonayo colaad dhaxdeena ee runta aan isku sheegno bye |
    QARDHAAWI | Friday, November 17, 2000 - 09:50 am KISMAAYO WAA MAGAALO SOOMALIYEED KASAKOW WAA MAGAALO HARTI KUWIINAAN FATADA XUN GOORMAAN DAAROOD ISLA NOQONAY????????? DAAROOD MUXUU YAHAY MA ISWAYDIISAY WAAYO MASKAXDA DAAROOD (MAJEERTEEN) DAAROODNA INTEE KUBARATAY DULI YAHOW ILEEN HADAAD HABAR GIDIR DABADA UDHAQAYSAAYEE. MAREEXAAN GEED IIGUMA SOO GAMBADO WAAN IDIN AQAAN LAAKIIN WAKHTIGIINII UUN BAA WELI DHACIN LAAKIIN WAXAAN IDIIN BALAN QAADAY INAAD BOQORTOO YADIINA MARJEENTA CAGAHA KADHUNKA TAAN EDEBTII IDINKA LUNTAYNA DIB LA IDIIN KUSOO CESHO. REER QARDHO IY REER MUDUG INTEE UKALA WADAA DUF KUBAXEE WAADAD WALAALO AHA EE JAQ JAQDA ISKA DAA ADIGA CASHARKAADII WELI MA BILAABANEE. MAREEXAAN DAAROOD MAAHA HABAD GIDIR BAA 3 IDINKU QABTA. MAGACA DAAROODNA MA WADAAGNO EE PUNTLAND AFKAADA HUURADA LEH KADAA. WAA INOO KISMAAYO (DIINTIINA IYO NABIGIINA AAD KU KUFRISEEN HADAANAN LA IDIN BARIN) |
    Aada | Sunday, November 19, 2000 - 04:12 am To Mudug, Keyse, X-sare Mudug, My fellow Puntlander, you are right if you suggest that we should leave finger pointing and focus on betterment and development of our beautiful region. I agree entirely with you. However, we never have been a people who agree 100% on one issue. This is a politics, we should therefore respect the will of the people, " majority defeats minority. It is not only people from Qardho who do not like Mr Yeey's management and the way Puntland is run, I think they had enough and it is the time for change. You are thinking that Mr Yeey will leave when his term ends, I doubt it. It is in the Puntland's constitution that there can be an opposition parties, allowable to operate, there can be also a free press. These are now non existence in the region now. We should all appreciate the restraint and the patience showed by the people of Puntland, who always advocate non violence and peaceful demonstration. The gentleman killed when the people expressed their opinion peacefully, he reacted violently. He tried to put conflict within the societies and clans in the region.Take example what happened in Bosaso last year, when he invaded in the Power Station (Enneo). Despite the destruction of the Somali Government and its institutions, the power station was running efficiently and it has been saved from "bililiq". This was due to the good management team. Mr Yeey's intention was just fulfill his needs, that is to protect his rule and to put in every economic sector a pro-yeey member. The port was under his auspice but not "Eneyo". His Majesty the king and other heads intervened and the matter was resolved peacefully. My suggestion is Mr Yeey has to go as soon as possible before we see any bloodshed in our region. He loves power but he cannot handle it. Keyse, Thank you very much for your suggestion and I will follow it suit very soon. I will go there and recite " Dal shisheeye deef maleh habeen dhixitin mooyaane dhoobada qardhood lama huro waa ku dhalateene". Mr Darood you should shut up and close your mouth Wax maskax ah kuma haysid meesha ee aamus. In laguu jawaabo ma mudnid laakin way dhacdah. " Wanka madaxa weyn iyo hartaan kaala meeldhigaye". Regard Aada |
    Aada | Sunday, November 19, 2000 - 07:15 am To Ayle You are talking absolutely nonsense. I do not see any difference between Qardho, Ayl and Garoowe. Politically, before 1969 do you know that the Regional capital of what is now Nugal and Bari used to be Bosaso bearing in mind because of seasonal climate about six months Qardho used to be the capital. However, My point is that quality is what matters. Whichever is the capital makes no difference. Our unity and integration is essential. Qardho is the mother of many Somali elites and you do not have to deny that. Don't deny its credit in the history. bye |
    qoryo cad | Thursday, November 23, 2000 - 04:56 am magaca keyse xaguu kasoo jeedaa asalkiisa reer qardhoodku lama baxaan soo sheeg jawaabta |
    daarood | Thursday, November 23, 2000 - 09:39 am to; faataalayaal waryaaya ceeb aiga qof ma ceyn laakinse suaal kismaayo somali baa dagta laakinse daarood oo dhan baa daga dagi jirayna hadana daga ,marka welkom xa xanaaqin 3 sano baa kismayo lagaa heystaa xabadna waa taqaan cid ay u roon tahey ma jirto ,marka aniga waxaan ogalahey in daarood kismaayo dago laakise reer mudug usan sheegan karin cid kasto waa ku noolaan kartaa ,marka hadii aad u diidey mareexaan maxaa ku diidee in inta kale oo magacaas wadaagta in ay xaliyaan qilaafka,waxaan ku sheegayaa in aad tahiin dad indho la oo kale ,ka hadla runta xabad cid aad wax uga gureysaan malaha ,gaalkacyo yaa kaaga xoreeyay mooryaanta ,marka caasi maa tahey marka nabada faana marka colaadaa yaa daaroodey dhaha ,marka waxaan u maleynayaa in rajadiinii aheyd in amxaaro kismaayo nii xoreysa waa dhamaatey oo amxaaro iyo somali waa hesshiisey ,elaayna waxba idiin tari karto oo maqaar aan cunsiinaa adinkana xabad idin ma quuuro ee saaxiibayaal imaada kismaayo idinkoo nabad ah ,hadii kale waligiin duurka jooga, ma ogtahey in daaroodkii kale aan heshiinay oo dhowaan kismaayo shir lagu qaban doono,ma ogtahey in ciise mohamud aan heshiinay dhawaana kismaayo ay imaan doonaan,ma ogtahey in beerlaawe uu buko oo amxaradii soo ceyrisey ,ma ogtahey in daarood heshiiyay aan ka aheyn faatadhuglayaasha ina yeey wato maahee, ma ogtahey in daroodka dowlada ku jiro ay kismaayo tagi doonaan si ay maamul ugu dhisaan macsalaama ceyda joojiya runta qaata |
    Keyse | Friday, November 24, 2000 - 03:27 am to qoryacad Keyse Afguduud mataqaan marka hore intaa kadib magacaan maaha kaygii saxda ahaa laakiin qurabaha ayaan ku helay Nabadeey |
    cardoofe | Friday, November 24, 2000 - 05:49 pm Wayaada sheeka fiican baan idiin hayaa majeerteen war marka ugu horeeysa waxaad isku qabtaan in aad tihii dad jira qofwalba dad nimadiisa waxaa la ogaaday toban kii sano oo lasoo dhaafay runta wax i diin sheegaad way seene goobaha raga isku soo hor fadhiis taan habla baad ka no qotaan araabewe saad u jirtaan baa wax walba la idin ka hoosbixiyaa waa shirkii jabuuti afkaad cirka u taag teen odaygaan wadnha xanuunka qabana waxaan u malay naa sidaad nin cumarmaxamuuda wadnahiisa loogu bedelaa in aad ku dhamaatann war somali wax la qabsada dad matihidiine ala buun da dii araare markaan idin ku helo sidaad u cari jirteenaan jeclahay rag jilic san baatihiine somali meel ka raaca taa waa iga talo . |
    MR. ALULA | Friday, November 24, 2000 - 11:42 pm To: cardoofe waa cay tan tay laakiin anigu kulama caytamaayo. waxaa tiri Majeerteen waxna maaha meeshii la iskugu yimaadona wax kama noqdaan!!!!!!! Taasi wax kajiraa mijiraan saad adigu laftaada ula socotid Majeerteen meel uusan kujirina oo wax laga gaaray mabajirto, taasi waxaad ka arki kartaa taariikhda tasoo aan been lagasheegi karin halkaana dhoor tusaale ayaan kaasii nahayaa. 1-1991 shirkii lagu qabtay Jabuuti waatii laga dhisay Dowlad uu hogaa mina hayay nin Hawiye ah (Ali Mahadi) arintaana waxaa kadanbeeyay Majeerteen oo siyaa sadii uu karabay ka gaaray hadaad wax garad tahayna waad garanay saa guulihii uu kagaaray meeshaas oo aakhirkii Hawiye wuxuu isaga dilay 50.000 oo qof. 2- Markii uu Hawiye shirka weeyn kuyeeshay Xamar 1991 wax yaalihii laga soo saaray waxaa kamid ahaa in dhulka Majeerteen iyo walaalihii aydagaan kuligiis in gacanta lagu dhigo ilaa iyo xamar ilaa iyo Bosaso ilaa iyo Laas Caano Kadibna ay lagorgor tamaan Isaaq eeyna dhisaan dowlad IRIR markaa isku day deena waa tay Hawiye uga dhima tay 80.000 oo wiil kadibna dib dan be u haweesan waayay. 3- Dowladii Salbalaar oo Caydiid dhisay waxaa ladhisay rag Majeerteen ahaa oo Xamar tagay taasina guushii laga rabay waalaga gaaray oo tii kadhacday waa ogeed ilaa uu akhirkii halyegii Hawiye kuaftirsan jireen halkaa lagu DILO. 4- Dowlada Carta waxaa wax kadhisay Rag Majeerteen ah oo hada weli kuhol jira ayadana qorshaheedo waa udagan yahay goolna waalaga gaaridoonaa. Iyo inkale oo farabaday aydaan lasocon laakiin ay Majeerteen ku guuleystay baa jirta halkaana kuma soo qoraayo. Majeerteen hadii uu dhaago yahay iyo hadii kaleba Siyaasad iyo Xabadba waa kugu dilay ciilka aad qabtaana cidkaloo soomaali ah oo qabta majirto, marka nin yahow waana kufah mahayaa markaad caytantaan in aad tihiin dad NIYADJAB ah oo waxaan cay aheen aanan u banaaneen Jidwalba aad martaan MAJEERTEEN baa idiin fadhiya marka uu idinka dhameesto na hal hal baad ukala baxaysaan. Hada haduu MAJEERTEEN ay kudii deen maxaa iskugu dhijinaysaa mise kama maaran tidoo waxaad ogtahay meel ay MAJEEERTEEN kamaqan yihiin waxna in aan laguma gaari karin. |
    GUREY | Sunday, November 26, 2000 - 05:15 am THE QUESTIONS WAS WHY THE INHABITANTS OF QARDHO ARE AGAINST THE PUNTLAND(not true of course) But it seems to me that some other people hijacked the discussion to incite hatred between communities. MR Darood cuqdada kugu jirtaa waynaa you are suffering fron an infiority complex..there are no cures for that, you are jealous (xaasid) because you do not like to see that Puntland has its own admistration, its self-relaiance etc. you beleive that you have no other enamy axcept me..that is your conversation wherever you are '' so and so are not our enamy only ******is our enamy''. If you had supported me when i was defending my homeland thanks to you that is what brothers for that is our common interest, but you do not like to admit that we supported you in many places by fanancial means as well as manpower AND KISMAYO ONLY TIME WILL TELL WHO WILL BE THE LAWFUL OWNER..BUT I WOULD LIKE TO REMIND YOU THAT YOU ARE PLAYING WITH FIRE.. |
    Aada | Tuesday, November 28, 2000 - 03:30 am To Qoryacad, My fellow Qoryacadian, That name is very much to me, are you real qoryacadian? To identify myself I was born right in that place, brought up, went to quranic school. Could you tell me how did you inherited that name. Please note it is not political, just friendly okay. I value very much people who have that roots. God save the Qoryacadians. I tell you one thing please keep it up that name and do not loose it. I will teach my children that root which I belong to and I hope to trace it again the life, families, friends I missed for many generations. I hope you also will. regards fellow qoryacad |
    Aada | Tuesday, November 28, 2000 - 07:11 am To Darood Listen, wax daarood layiraahdaa majiraan, Kismaayo Harti baa leh, lahaan jirey, welina leh. Waa magaalo Harti, sidaas darteed ha ku seexan in aad lahaatid for ever. Raga taariikhda yaqaan waxaa lagu qiyaasayaa in Harti teganaa mudo hada ah (approximately 300 years) waa run. that is for genarations it is like the British who settled in Australia or North America for centuries. Daaroodka aad mooryaan hoosta kala gashay hayso, Kismaayona haku dejiyo. Soo baro Harti waxa uu yahay marka hore ninyohow addoon hadba qar isku rarin. |
    keyse | Wednesday, November 29, 2000 - 02:36 am Salaan kadib: TO: Caluula walaal arinka halkaad la,aaday malaha waad deg-degtay,arimaha aad sheegtay wax ayaa ka jira laakiin ujeedad waxbaa ka si ah ayaan qabaa anigu oo C/rizaaq iyo ragii uu wtaya markay djabuuti ku dhiseen cali mahdi waxaan u malaynayaa inaanay ahayn lafageri iyagaa laysku jebshaa laakiin wayba iska timi. TO:Qoryacad walaal jawaabtaydi kuma kaafayn miyaa TO:Aada ninyohow waad iga qoslisay ee waad mahasantahay,waxaad i xasuusisay anigoo garoonkii laanta kula ciyaaraya kubada alaha u naxariistee Bicirood iyo rag uu kamidyahay. Reer puntland& qardho ha idiin macaanaato. nabadeey |
    Badhan | Wednesday, November 29, 2000 - 04:05 am Iska hadle waa ina igare. Waar anaga busteyaal ha noo huwanina qarmuunkii Afweyne ka hadhay baa tihiine. Magaalooyinka Puntilandna magacyadooda u daaya, hadaad rabtaan in aad wax isku dirtaan idinkoo caqliga yari futada idinkaga jiro meel ka dhac bay ku tahay reer puntiland. Mar kale, idinkoo qaaqaawan baa dadkani is maamuli jireen oo is xurmayn jireen. Afweyne iyo hadhaagiisii ha dhaceen. Faqash tii hore iyo mida iminka wiilka cayr daba socotaba ha dhacdo. Puntilnd ha noolaato. |
    Aada | Thursday, November 30, 2000 - 03:14 am To Keyse and Qoryacad, When there is a sunshine here in Europe reminds me Qoryacad. What the beautiful atmosphere When there is a water stream coming from Timirka going through Waadi Kubo (dhuuxa kubo), Laanta and all the way to ceelmur.When we were young we used to play with the stream. Any one who has got a clue of what I am talking about please refer to Qorcad and Keyse for further discusion. I fed up with political discusions, and hardly understand people views these days. So please join me and let us talk about nature and how to preserve it. Further more I am envirommentalist. Qardho is my birth place and I love it very much. I have never been in any other town in Bari region other than Qardho,However it is my future plan to go each and every one, especially, Hafun, and the headquaters of the late king, (Boqor Osman). Why I should not see where my grandfathers and forefathers used to go for discussions, planning and even war agaist the mardurer My Abdulle Hassan. Its my history gents and I hope I would not offend some one. Regards Aad |
    cumar | Friday, December 01, 2000 - 09:56 am Asalaamu calaykum, Ramadaan kariim dhamaan. MR : alula waryaa waa adigaan ku farxaaya hawiyye konton kun(50,000) iyo sideetan kun (80,000) kun bu iska dilaye miyaadan ogeeyn ineey yihiin dad muslim ah oo kula dhashay maahan inaad ku faraxdid marba hadii qofka dhintay uu yahay muslim, waxaad iiigula muuqataa nin reer baadiye ah oo axadii dagaalka sokeeye(sunday people) magaalo yimid, waryaa waaa la is dagaalaa ka dibna waa la heshiiya ee cuqdada iska saar nacasyahow dad isku dhaqan iyo diin ah baad isku direeysaa mida kale rabbi weeydiiso inuu kuu danbi dhaafo maxaa yelay waa laga wanaagsan yahay waxaad qortay. dhamaan dadoow rabi halaga cabsado qabiikana hala joojiyo oo ogaada in la dhimanaayo. wasalamu caluykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu |
    Cambaaro | Saturday, December 02, 2000 - 06:27 pm Aada Walaal maxaa dan iyo wanaag moodey inaad qof bini addam ah ugu yeertid YEEY? Haddaad qoryacad ama Qardho ka timid micneheedu maaha inaad nin dhan oo gobol haysta, oo waliba loo dhiibtay, inaad YEEY ku tilmaanto. Reer qardhood-nimadu maaha license wax lagu caayo oo wixii la doono lagu yiraahdo. Sharci Islam iyo mid gaalo oo dhigaya in qof bini aadma ah YEEY loogu yeero ma jiro. Haddii aad Abdulahi A. Yusuf neceb tahay, Qardho mesha ha soo gelin. Qardho dadku waa wadaagaan laakiin fikrado kala duwan ayeey reer Qardhood leeyihiin. Cambaaro |
    Aada | Sunday, December 03, 2000 - 04:32 am Cambaaro, Thanks for your commmens on my earlier opinion. Yeey anigu uma bixin, ugumana yeerin wax uusan raali ka ahayn, A Yusuf Yeey, waa magac loo wada yaqaan, meel uu ku yiri magacaana halayga daayo ma arag mana maqal. Nacayb personal ahana uma qabo. Its my personal opinion and nothing to do with reer qardhood, do not miss that point. Wixii fikradaa ila qaba, reer qardhood iyo cambaaroba, waa wax dhici karo sida aad tiri fikradaha waa lagu kala duwanaan karaa. Reer Qardhood in ay aragti dheer leeyihiin ayaa cad, una jeedaan cawaaqib xumida iman karta hadii uu sii joogo. Nin ladoortay baad tiri, xagee lagu doortay? Cambaaro, mida sare mise tan hoose? regards Aada & Weyla |
    MR. ALULA | Sunday, December 03, 2000 - 08:07 am To: Cumar aniga kulama caytamaayo, teeda labaad aniga kuma farix dhimashada dadka muslimka ah ee waxaan tilmaamaayay makaxda ay dadka qaarkood ku hsaqayaan ayagoo aan wax dan ah ulaheen umada maatada ah iyo inta aan wax galabsan. Mida kale aniga kuma dil laakiin carada ha igula soo dhicin hadaad idinka isleeseen. Waxaa tiri dadku waa diriraa laakiin waa hishiiyaa taas aniga waan kugu raac sanahay laakiin taas markay imaanayso waa markii uu dhinac walba uu QIRTO khalad kuu galay. Laakiin Hawiye waa diiday in uu kumonaan maato ah dilay, dhacay, kufsaday, marak inta uu Hawiye ku adkeesanaayo khaladaakiisa foosha xumaa umaleen maayo wax HISHIIS ah in uu imaandoon. ANIGA KUMA NEDHBE MANA JIRTO QOF AAN KUNOCO QABIILKIISA LAAKIIN ANIGA WAXAAN QOFKA KUNACAA FICILKIISA XUN. Ugu danbeentii aniga waa iska kay caysay laakiin adoonan ufiirsan hadal kayga meesha uu kusocday oo ahaa nin ka lasoo baxay CARDOOFE ana waxaan usheegay RUNTA DHACDAY uu beenta kasheegaayay. HUBSASHO HAL BAA LA SIISTAA |
    Wiil_Qardhood | Tuesday, December 05, 2000 - 09:03 am To:Aada maxaad talo ah oo aad haysaa waa adigan dhaliisha u soojeediyay madaxweynaha Puntland waliba meel ay dadkoo dhan akhrisanayaan(somalinet.com). soomaalidaa waxay ku maahmaahdaa "Habar fadhidaa lagdin u muuqdaa" marka walaale waxaad isku daydaa in aad fahamtid dhibka ay leedahay in loo taliyo Gaalkacyo ilaa Boosaaso oo isku hadaf laga dhigo iyadoo ay dadku aysan isku si u arag dhibkii ku kalifay in la dhiso Puntland. In badan baan arkaa dad Ina YEY dhaliilaya iyagoo aan wax talo ah oo SUURTO GAL ah keenin, marka walaal somaalidu waxay ku maahmaadaa ookale "Dibiga geesahawayn Saca mana ahbaahiyo(galmo) lagamana abaahiyo" oo cidkale uma ogola. Mida kale hadalkaaga waxaad moodaa sidii nin aan waxba xaqiiqada soomaaliya kala socon. Waxaa jira dad badan oo aan xaqiiqada soomaaliya waxb akala socon oo aaminsan in ay aqoon leeyihiin, mark aad dhaliil ama amaan siyaasadeed soo jeedinaysid waxaa muhiim ah in aad keentid QIIL ama CADAYN. waxaa iga talo ah marka aad qof masuul ah dhaliilaysid in aad xal keento.Haddii kale dadka ayaad kaladilaysaa. anigu waajiraan wax yaabo aan ku dhaliilayo Ina YEY Iyo Reer Qardho (qaarkood) oo ah magaalo aan ku nasab tirsado(REER TOLKAY) laakiin mamudna in aan halkan kaga faaloodo. waxaanse kale oo aan ku waydiinayaa waxa aad ka wadid (reer Qardho in ay aragti dheer leeyihiin ayaa cad). Walaal ha igu kalifin in aan ceebteena halkan kaga sheekeeyo mana dhicidoonto |
    Mudug | Tuesday, December 05, 2000 - 01:31 pm To: Aada, I have seen your response to my earlier comment on this issue. You started positive at the begining, but later in your writing, it was clear that the devil was in the details. I don't agree with your explanation of the incident of Bosaso Electric Power Plant. First of all, you have to understand this plant is owned by the Somali government, and in the absence of a national government, it is the responsibility of the state government to administer its operation. It was therefore wrong for one local clan to claim ownership of this national property. I am aware of how the the dispute was resolved, and while the respected ISSIMO, included the Boqor deserve some credit, the ultimate credit belongs to the President and his administration, who could have used force to take over the power plant, but instead opted to resolve the matter peacefully. Speaking on whether or not ina Yey will leave when his term ends, there is no term limit in Puntland's constitution. If he decides to run again, in the upcoming election, that is perfectly legal. If you don't want him in office, then bring your candidate forward (if you have one!), and let the people of Puntland decide. Regardless of who wins and who loses, we must all respect the outcome and the will of the people. Also, we must never question the legitimacy of an elected president during his term, if we want to keep our Puntland intact. regards, Mudug. |
    XINGOOD SARE | Friday, December 08, 2000 - 12:29 pm TO:DHAMAAN Marka hore waad salaaman tihiin dhamaantiin inta ka qayb qaadatay doodan aan annigu furay, tan xigta waad mahadsantihiin sida sharafta iyo haybadda mudan ee aad iigu faa'idayseen, qaf bini aadan ah oo dhan ma jiro waxaa la yiri fikradda kaa maqan waxay ku jirtaa walaalkaa,tan kale aad baad ii soo xasuusiseen QARDHO IYO WAAYO WAAYO iyo dhulkii aan ku ciyaari jiray caruurnimadaydii sida laant, xorgoble, kubo ceelmur iyo aradadii alafkaa dembe, GUNAANAD: WAXAAN JICLAAN LAHAA MADAAMA AAN AHAY NINKA DOODA KEENAY IN AAN HALKAA KU SOO XIRNO ANNIGA OON CIDNA KU KHASBEEN. NOOLAW QARDHAAY,NOOLAW PUNTLAND NINBA WUXUU QABO QARDHO LA IMAN DOONEE!!!!!!!! walaalkiin idin jecel |
    asad | Monday, December 11, 2000 - 03:36 am reer qardhood hanoolaado meelkastoo ayjoogan waxaa isoo xsuusiseen ciyaal qoryacad iyo waayo waayo anigoo laanta kubad ku cayaaraya oo qalqalooc udabaaltegay waatahay qardhooy nabadeey |
    Keyse | Monday, December 11, 2000 - 06:24 am Salaan kadib: Xingood sare aad ayaad u mahadsantahay sida wanaagsan ee aad mawduuca usoogebagebaysay War ninyohow markii hore waan ku dar-daraye i cafi Walaalkaa keyse |
    faarax xidig | Saturday, December 16, 2000 - 03:46 am to. aada.sheemagca saxda ee ruugshalaw hadaad tahay asal reer qardhood to. keyse sheeg magaca saxda ee lixfarood hadaad asal reerqardhood tahay wayga su,aal idinkoo raaliya |
    Burhan | Saturday, December 16, 2000 - 07:46 am The topic of this discussion is useless, QARDO, is an important part of Puntland.Just like other population centers thought the State, there are those who support the administration and there are those who oppose it. I have no doubt that the majority of the population do belive in the State of Puntland. I will draw you back to a time before Puntland, when we were fighting for our survival, from the dictator, from the warlord and from the Somali prejudice. We(Puntland) have found no peace any where else in Somalia. Our differences where used by our fellow countrymen in order for for them to dominate us. We abandoned our homes and our dignity and fled. Our name was run through the mud, and Vengence was sought from us all. It happened in Mogadishu, when we where the most valued catch. It happened in Kismayu, when our closest kinsmen allied themselves to a common foe. In the decade past, only Puntland has been a success. It has made us strong, and has given hope to everyone, most of all those in the Diaspora. We found a noble cause, which has seen a dramatic rise in our stature. Know Puntland is in question why? I think this is the ignorance on our part, and arrogance on the part of other Somali groups, who seem to make it their job to discuss issues which does not concern them. For the citizens of the state. Puntland is bigger than any individual, Including the president, including the opposition such as KINGKON, HASAN ABSHIR etc. Puntland is our state, it was created by the people for the people. It shows weakness on our part, that we allow others to meddle in our affairs. This brings me to the new Somali government. It is absurd that this government, wants us to gett rid of our leader, scrap our state, because it is not in their interest. What are they affraid of?, and why is Puntland such a threat to them? Ask your selfs whay should Puntland deal with these people? Our interest is to make Puntland strong, then to unite Somalia. But it is not to weaken Puntland so that Abdulqasim, can be strong and that his group can have access to our region like they do to KISMAYU. And what happend to kismayu, where are all our so called members of parliment. Peace to all of you. |