Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: AYAA IGU RACSAN IN AY GODO PUNTLANT
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaafuun

Saturday, November 11, 2000 - 01:35 pm
maxaa ka qabtaa goida puntland ee wadankii la oron jirey soomaaliya? haday runta isu sheegno maanta waan agnay in aan ka maarano soomaali maxaan hadaba uga goiwayana sida reer soomaaland maxaa yeelay reer koonfureed uma xayirnaan karno oo ma sugi karno xamar iyo mooryaanta ku nool hadii aan taariikhda dib uraacno goormayno ka mid ahayn soomaalida, soo taynu lahayn xukuumad gooni ah oo aan cidna nala wadaagin waa labdii saldandood ee MAJEERTEENYA ma fekradda talyaanigu noo keenay baa run moodeen oo aad ka fuqiwaydeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RaasCaseyr

Sunday, November 12, 2000 - 04:38 am
Dad badan oo reer Puntland ah ayaa waxay isweydiinaya 'Majirtaa haba yaraatee wax aan la wadaagi karno dadkan dugaagoobey ee konfurta? ee bililiqada, mashaqeystenimada, Laaluuska iyo dhaca ubartay. Waxaa hubaal ah in reer Puntland ay san aqbali doonin in muqdisho ay magaalo madaxdeena noqoto, iyo in Somalia ay markale yeelato Dowlada dhexe (central Gov)oo iyadu xukkunka dalka gacanta kuwada haysa. Waxa kaliya oo ay Puntland aqbali karto waa: Federation, Confedaration, ama inay si toos ah uga go'do Somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawil bander qasim

Sunday, November 12, 2000 - 08:02 pm
waar raas casayr iyo xaafuun baad ka timaadeen ood leedihiin aan goosanno. waar aamusa oo dadka la jooga yaan gaajo idin layne.
dhulkii qaraxa ahaa maxaad kusamayn dulli fowqal dulli...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, November 13, 2000 - 01:46 am
ok maxuma aan gooni isu taagno laakiin dadkaan aad leedihiin waa bahaloobeen inaga ayaa barnay isda loo noolaado ,sida xabada loorido laakiin maynaan barin sida keebka looga koco oo xabada loo joojiyo, bal intaynaan gooni isutaagin aan barno marlabaad

hadii kale miyanaan cadoga soomaaliyeed u noqonaynin sidii sadexdii dibi iyo libaaxii.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil somaliyed

Monday, November 13, 2000 - 05:16 am
waa hadal wanaagsan walalayaal ma xumo waa fikrad fiican waayo adunka hada an kunoolnahay firiya
waa isted isted gobal walbo asagaa is maa mulaayo
waayo putland haday goda waa ok waan ku farax sanahay waa wadan ween oo is dabirigaro oo ganacsi ka socdaan mida kale wa dad siyaasatoda fiicantahay laa lakaxumaanin waa walalaheen somali
waxaa fiican in ay wax isku ogalaado walayaal
aniga aad baan ugu farax sanhay goitaankooda
somali way is xasitaa waxbo iskumo ogalo waa cadow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaafuun

Monday, November 13, 2000 - 10:35 am
ku B/QAASIM
Horyta boowe iska dhaaf magaca aad sheeganaysid, haddii ay run kaatahy ma caydeen xafuun iyo raas casayr waa meesha kaliya ay ku baxsadeen dadka dega ma maqashay oraahda oranaysa(aa quusoo qabso)
KU WIIL SOOMAALIYEED IYO RAASCASAYR
aad baad ugu mahadsantihiin fekradiinna aad ila qaybsateen ee ah yaynaan sugin reer koonfureed;
KAYSE: waxaan kuu malaynayaa in aad tahay nabadoonadii siyaad barre abuuray ee hadda wadanka qasaya ee aan titre ay lee yihiin uu san jirin,sida kuwa meel kasta taagan; nnigu waxaan soo jeeday war ma goosanaa mise xamar baan waqtiga ku dhuminaa, ma faanin mana caayin qabaa'ilka dega koonfurta ee walaaheen ah mana oron wax baan barnay, hadaynu barnayna ma ku faanin waa dad nala mid ah oo fekara iyagaa xabadda isu keenay iyagaana joojin kara laakiin waxaan ku iri fakradda oronase haday soomaali fadaral naqato itopia ayaa laqaysa iska saar itoobiya iyaduba waa fadaral ee maxaa loo laqi waayay, maxayse noo laqi wayday hadda ka hor ileen waxan soomaalinimdu 1960kii kama horayne,marka waxaan kuu malaynayaa kuwa yar ee ka xun goonni isu taaga puntland in aad tahay ee raba in ay na hoos geeyaan mooryaanta xamar yaacaysa, wxaan kuu sheegayaa puntland c/laahi yusuf ma iska laha ee wxaa leh reer puntland taas ogaw ninkanna iyaga ayaa doortay haddiiuu dhamaystan midka fiican baa la dooran ama isagaba hadba ninkii ku guulasta ee ilaahayna u garto;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, November 13, 2000 - 11:44 am
Maya, ma kala go'go i karno. Somali baa la ina yidhaa. Putland, Somaliland, iyo iwm waa illusion.
Somalibaan ahey kaman iman mana arag putland laakiin waxaan ka socdaa W. Galbeed ee kama socdo Somaliland. Waxaan se ini waydiin lahaa magaca Putland xagee buu ka jimid, Somaliland Dadkii gumaysan jirey ayaa ula baxey; K.somaliyana waxaa loo la baxey Talyaani Somali hadaba Putlanda maxey ugu yeedhi jireen. Somali ayaan wadanahay iyaa diidi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Tuesday, November 14, 2000 - 03:12 am
Salaan kadib.
Walaal xaafuun marka hore waxaad isoo xasuusisay dhul awoowayaashay fadhiyi jireen laakiin maanta cidla ah, Baargaal,Bareeda;xaafuun,geesaley,murcanyo.

Intaa kadib walaal Puntland waa dadkii Soomaali xornimada usoo hoyay weligoodna wadaninimada ku dheereeyay marka hadaad ileedahay maanta bakhtiga aan cuno waa meesheeda.

mida kale maanta aduunka hadaad la socoto hadalada qaarkiis kuma hadasheen,hawiye waa colownay laakiin dhulka soomaaliyeed ayaa ina ka dhexeeya kaas oo halyeeyadeni usoo halgameen.

Mida kale nabadoon oday ah maahi laakiin hade dagaal doona maahi siyaad barena markuu awooda lahaa maahayn laaluushqaate ee waxaan dhiganaayay dugsiga sare!.

Xaafuun nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil bander qasim

Tuesday, November 14, 2000 - 03:39 am
Xafuun
wallaahi qabiil ahaan waxaan ahay reer bander qasim. ha yeshee waxaan ku dhashay Djibouti waxaana ku koray khaliija(umul-qaweyn0.
waxaan ka wadey saaxiib runtii dhulkeena ilaah petrol sida khaljka innoo fura ma ahee dhul nolol fiican laga samayn karo ma aha. waan khaldanaan karaa.ogow.
waxaan leeyahay aan ummadda iska dhexyaacno..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaafuun

Tuesday, November 14, 2000 - 12:35 pm
KU SOMALI
HADAAD DOONAYSO PUNTLAAND MACNAHEEDAakhriso taariikhda somaaliyeed ARAGA PUNT MACNIHIISU WAA UDUG AMA CARFUUN, wax hada la bixiyaay maaha walaa talyaani walaa gumasta kaleeto ma bixin hadii aan kuu kor mare wax yar waxaa bixi yay boqortooyadii nabi suleebaan (roi salmonet rein de saba) ama balqiisa markay ka qaadan jireen waxyaaba carfa ee loo yaqaan FUUXA! hadii aad u sii baahan tahay waxaan kuu tilmaamayaa meel aad ka heli karto waxaa tagtaa DAYRUL BAXRI WAA ASWAAN DALKA MASAN MEESHA LUGU SIYAARTO XITSABSHUUD. MARKA TALYANIGU MA BIXIN WAANA ERAY KA HOREEYAY SOOMAALIGA IYO WAXA HADDA AAD LA SOO TAAGANTAHAY talyaanigu wuxuu uyaqaanay mareerteenya tag oo iyada kasoo baro taariikhdeeda roma(ISALO AFRIQUE)MATXAFKA LA YIRAADO EE KU YAALA ROOMA EE TALYAANIGA
kaysa annigu qabiilka aad magacowday waxba kama sheegin maxaa yeelay wadad walalaheen ah laakiin waxaan kuu sheegay in aan gooni isu taagi karno
bandar qaasim si tu est ne à djubuti moi je suis né à aden mais je conias bien à mon pays alors il faut que tu apprenné ton pays avont que parle les choses qui ne conaisaispad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil Bander Qasim

Tuesday, November 14, 2000 - 01:57 pm
Bien que j'aie laissé Djibouti dans niveau quatre, mais je me souviens encore de quelques-uns de mots français. M. Xafun Let je vous dis une chose et c'est, que j'aime ma région d'origine et Somalie à grand. Mais je sais il y a aucun tout bénéficier à nos gens faire scission du reste du pays. En tout cas je respecte votre idée, cependant, que je suis à côté du mien. Laissez-nous consentir à être en désaccord.
Dans tôt 50e quand mon père a émigré à Djibouti, les gens lui ont demandé, où il est de, il a répondu je suis de Bander Qasim. Alors ils l'ont donné “Bander Qasim” comme un surnom, et c'est la raison j'utilise ce nom. “Cawil Bander Qasim.” Cela qui au sujet du vôtre, je signifie Xafun.

Par pour maintenant

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garoowe

Tuesday, November 14, 2000 - 09:24 pm
dhamaan waad salaamantihiin salaan kadib horta waa
wax wanaagsan danaheena inaan ka sheekayno laakiin
waxaa wanaagsan inaynan cidkale aflagaadayn waanku
farxay sida uu xaafuun u sharxay erayga PUTLAND maxaa yeelay waxaa jirta waxaan deganahay magaalad
london halkaasoo waxbarasho iiga socoto hadaba waxa jirta habeenada jimcaha iyo sabtiga inaan dhalinyaro badan oo hawiye ah aan wada shaqayno halkaasoo marka ragu is xifaaleeyo badanaa ay i waydiiyaan meesha magaca Putland ka yimi badanaana aan u sheego sida uu yahay iyo dhulkii carafta waxaan hadaba xaafuun ku mahadiyey faahfaahinta dheeraadka ah ee aad iga siisay eraygan beryahanba dadku ka dooda.

hadaan usoo laabto mida soomaali sidaan ka yeeli lahayn walaahi waa arin wayn run ahaantina anigu shaqsi ahaan majecli inaan noqono kuwii soomaali
kala go,eeda bilaaba waxaase hubaala inaynan tobansano oo kale oo nidaam la,aana aynan ku jiri
karayn,bandarqays ninka layiraahdana waxaan oran lahaa boowe dhulkaad ka ordaysid waligaa matagtay
ma ogtahay in jayniis shalay garoowe kadagay isagoo raba inuu kilometre 22 batrool ka qodo oo ay ciise maxamuud hortaagan yihiin iyagoo soomaaliya rajo ka qaba mase ogtahay inaanu isku filnaansho gaarnay goor hore

anigu maahi soomaali diid laakiin maanta yaa isku soomaaliya wakhti badan baa lakala maqnaan hada yaan farasku kula gaabin soomaali nin wali dhulkiisuu dhisayaa adna kaayagibaad internetka noogu sooqoraysaa ma lagu noolaan karaa waryaa waxaan ku noolayn 1000sano iyo dheeraad soomaalina sharaf iyo magac aanku lahayn hadana waaba iyadoo garoowe iyo laascaanood batrool laga helay


qore sayid cumar garoowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/HALIM

Wednesday, November 15, 2000 - 12:50 am
CAWIL B/QASIM

SXB HADDII AADAN WADANKA GARANEYN OO AAD MEEL KALE KU NOOLAAN JIRTAY, HADDABA HA NOOLA IMAAN WAXYAABAHA LUGUUGU SHEEKEYAY, HADDDII WAXYAABA
XUNXUN LAGAAGA SHEEGAYNA, HANOQON MAKARAFOON,
WAAYO MAKARAFOONKU HADAL QOF AYUU GUDBIYAA EE
ASAGU MA HADLO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARDHO

Wednesday, November 15, 2000 - 01:25 am
waa salaamantihiin kuligiin.
hadaan wax yar ka iraahdo arinta gooni isku taaga waxaan dhihilahaa waan wada og nahay in aan ilaa iyo hada meelfiican marayno KOONFUR la aan teed anaga oo aan ku dhawaaqin gooni ugoosi arintaana waa arin la isku soo qaaday shirweynihii lagu qabtay BOOSAASO oo loogu golol xaarayay SHIRKII PUNTLAND lagu dhisay ee Garoowe. Waxaan la isku raacay markii meel walba laga fiirshay in aanu maamul gobaleed sameeno laakiin aanu iska dhaafno Gooni isku taag. Taasimarka maxaa keenay maaha dhulkeena oo dhul abaarah taasina waxna kama jiraan ordoo QARDHO arag beeraha kuyaal, ee waxaa keentaya in aanan goosan dadkeena walaalaha ah ee reer KOONFUREEDKA sida KISMAAYO iyo jubooyinka oo dagaal xunlaguhayo sidii dadka udhashay looga kicin lahaa oo dadkale loo daginlahaa, midkalene waa jirtay in ay dadweenaha reer BAY iyo BAKOOL si cad uga codsadeen reer Putnland in ay dowlad Federaal ah loo sameen lahaa taasina waxaa kuraacay gobolo kale sida HIIRAAN oo markaa lagu dhaqaaqo sidii walaa laheen soomaaliyeed ee Digil iyo Mirifle gacan looga siin lahaa siday dhulkooda oxoreysan lahaayeen taasina ay ku guuleysteen. Hadana lafilaayo in looga dhawaaqo Dowlad gobaleedyo kadibna ladhiso dowlad FEDERAL ah. Marka siyaasad ay reer PUntland ciyaaraayan aay waxay tahay in walaheen soomaaliyeed inta diyaarka u ah in ay wax qabsadaan sida Puntland aanu gacan kasiino anagoo isla markaana xoriyad aanu ku haysano dhulkeen anana SOOMALI kala goyn taasi tii la isku raacay bay aheed midaasna waa mida xooga lasaaray insha ALLAH mar dhoowna waa lagu guu laysan doonaa, XAMAR mardanbe ay MAGAALO MADAX ay noqonatso majirto hadana saan ujeedno dadkii shalay burburiyay ayaa isku dayaaya in ay kudhistaan magaca SOOMAALI taasna midsuur tobaysa maaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PUNTLANDER

Wednesday, November 15, 2000 - 11:56 am
Waxaan aad ugu faraxsanahay,Anigoo aan Puntland ku
dhalan ee Xamar ku dhashay.Aan ku faano una hanwa-
ynahay PUNLAND.Waayo waa kan keliya aan isku hubo
in aan leeyahay,Waxaana idin leeyahay Dalal badan
oo dunida ah ayaa isku luuqad iyo dhaqan,caado iyo
Diinba ah hadana aan maamul qura hoos imaan.Hadaan
tusaale u soo qaadano:Wadamada Afrika ee Sawaaxil-
iga ku hadla ama kuwa afka Xawsaha ku hadla ama
Carabiga ku hadla,iwm.
Hadaba walaalayaal indhaha fura Ilaahay nooma ab-
uurin inaan dhib iyo halaag ka marno xalinta Soma-
li wayn.Afka haynaga dhexeeyo waxba kama qabo,Fed-
eral sharuudaha wadamada hore umaray uyaal oo kale
sida:In awooda la qaybiyo ilaa State walba uu u
madaxbanaanaado dhamaan arimihiisa gudaha,ha noqo-
to dhinac kasta,Ha leysla galo waxba kama qabo.
Hase yeeshee aynu sheekada Xamar isugu gayno,Han-
aanka Caalamku ka ilbaxayna aynu isku maamulno,ta-
asi wax dhici kara ma aha.Waxaana noo wanaagsan
haddii aynu rabno Caalamka horay umaray inaynu ka
daba tagno,Waa inaynu gooni isu taagnaa.Reer Punt-
land aynu ogaano in noloshu ku wanaagsan tahay in
qofkasta xoogiisa iyo maskaxdiisa maalo uuna sugin
nin qabiilkiisa oo xukun qabta inuu wax u qabando-
ono,Taasi waxa Dunida 3aad baaba,shay ayey ka mid
tahay.Ogaadana nin tiisa daryeela ayaa tu kale ku
dara,Danta PUNTLAND ha ka horeyso wax walba,
Walaalayaal,yaynaan marna ilaawin in hadafkay la-
haayeen una nafwaayeen,Allaha janadii ka waraabiy-
ee ABWAANKII KHALIIF SH. iyo kuway isla halgameen
uu ahaa PUNTLAND oo xor ah inay gaaraan.
VIVA,VIIIIIIVAAAAAA,VIIIIIIIVAAAAAAAAA PUNTLAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Thursday, November 16, 2000 - 03:52 pm
Let us leave the dead union once and for all.
We need full independence right now.

We will never go back to those animals in the south.

I agree let us seperate from south now.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Prince Parihu

Thursday, November 16, 2000 - 04:34 pm
looooooooooool Allow maxaa dakuu beenta ku jecladeen???

You majeertenis are a bunch of illiterate , uneducated people, ASK ME WHY, common ask me!!

Find do not ask i will explain anyway, the name Punt is the land which the Egyptian queen of the 17th dynasty, Queen Hatsheptsut visited. It was referred to as the" land of the Gods" and as the land from which the ancient Egyptians originally originated. The ruler of Punt at that time was the prince of the name Parihu.

If you pick up any book about queen Hatsheptsut, it will refer to the ancient land of Punt as present day Somaliland.

WHAT are you calling me a liar??? Waryaadhaheen ma aniga beenale ileedahay, cajiib go to the nearest library and look this up, all books will tell you that PUNT is present day Somaliland, you can twist your history about dorood etc but you can not twist this one it is in black and white loooool good try though.Puntland=Beenta-land lool.

Nabadgelyo!!!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARDHAAWI

Friday, November 17, 2000 - 10:12 am
IIDOOR WALIGEES WAX UUSAN HUBSAN AYUU LA HAB HAB YIRAAH DAA WAAR WAX MUKUU SHEEGANAA PUNTLAND WALIGAA CIIL UQAB SIDA AY UHORMARTAY WAXA KAA DHAWAAJINAAYANA WAA PUNTLAND MAXAY UJIRTAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA.

DOQON YAHOW ARO DOO SI FIICAN BUUGA AAD SHEEGAYSO SOO FIIRI WAX SOMALILAND LAYIRAAHDO MAJIRTO
ANAGU SOMALIA BAAN NAQAAN TEEDA LABAAD TAARIIKHDA AAD SOO XIGSATAY WAA MID PUNTLAND AH WAANA MEESHA AY KASOO BILAABA TAY DIINTA MUSLIMKA DHANKA BAREEDA, BANDER QAASIM , ALUULA ORODOO SOO ARAG BUUGAAGTA TAARIIKHDA ILEEN WAX MA AKHRINTA QAANIDEE FIIRI MEESHA LAGU TILMAAMO GATE TO HORN OF AFRICA WAA INTEE?????? SOOMAAHA ALUULA IYO BAARGAAL. WAR WAXAAD KU HADLEESID KAFIIRSO. SOMALILAND TAAN AAD ISKU DAYAY SAAN IN AAD IIDHEH U SAMEESAAN SOCON MEYSO. LAAKIIN ISKU DAYA IN AAD WAX WALBA BADASHAAN TAARIIKH WAA MID AYSAN IIDOORKU BADALI KARIN.

SU´AAL. OO MAYSAN IDINKA AHEEN RAGII YIRI ANAGU SOOMALI MANIHIN EE YAHUUD BAANU NAHAY OO AAD BARYOOTAN ULA TAGTEEN KUDFAARTA YUHUUDA?????
HADANA TAARIIKH KALE IIKEEN WALE WAA IDINKA FILANAAYEY LAAKIINSE HADA WAXAA LAYAABANA HAY FUDEEDKAAN MEEL WALBA AAD KALA DHACDEENE, MEESHA HADA IDIIN HARTAY IN AAD KALA DHACDAAN TAASINA WAXAAN KABAQAYAA IN AY JAR AYDAN KASOO NOQON IDIN KARIDO.

HADAA SOMALILAND LABAXDEE INTA KALE EE SOOMALIDA DAGTO YAALEH? MA HABARKUULEY BAALEH?
WAXAAD ISKUDAY DEEN IN AAD SOOMAALIDA KALE KAFOGAATAAN LAKIIN MAKA MARANTAAN XATAA AFKEEDA/MAGACEEDA/TAARIIKHDEEDA/GOBANIMADEEDA.

MAJEERTEENKA AAD CAYEEYSIDA IYO DAAROODKA WAA KUWII KUU KEENAY DIINTA ISLAAMKA, ADOONKANA GEES KA GEES UKALA GOOSHAAYAY IDINKA OO WELI AAN MAAGALO WAX LAYIRAAHDO ISKABADAA GANACSI AAN AQOON KUNA BARAY ADUUNKA EE AFKAADA FOOSHA XUN KADU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Friday, November 17, 2000 - 10:29 am
Stupid, stupid.

The point is not the name and where it came from.It is the land and it's people, the people of Puntland or call it whatever you want.

I would rather call myself any name other than the one that my masters gave me, Somali land.

We have to leave the dead union and restore our dignity and our name.

I will never forgive our misguided leaders who took us to Mogadishu in the first place.
Let us separate, and move forward. I know what I am talking about because I just got back from home, Badhan, Puntiland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAFUUN

Saturday, November 18, 2000 - 10:02 am
ku:prince Waxaan u malaynayaa dadka qaar aan waxba akhriyi karin baa ku jira meesha loogagama hadleen somaliland ee puntland baa doodu u furantay; KAB CIYAABRTA CIYAAL AAN QAANGAARIN MEESHA LOOGAGMA BAAHNA OROD MAANDHOW HOOYADAA ILMAHA U HAY!
INTEENA KALE DOODU WAY UFURANB TAHAY
SU'AAL ayaa garanaya halka ay ka jiri jireen dowlada maamul leh iyo inta ay ahaayeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Prince Parihu

Saturday, November 18, 2000 - 10:45 am
The name is a mistake, you are not considered the land of Punt waa beenaad uu weyn!!!!

I am not against the formation of a stable majeertenia government, far from it, I even support it 100%.

But that was not what i was talking about, you have tried to claim PUNT, you were not Punt thus you can not call yourself Puntland.

Change the name, the name is somebody elses!!

According to the History books the land of Punt was present day Somaliland, do not try to falsify history, you are trying to build up your history on our name , never!!

All your bad comments are useless we all know who is what in Ex-somali no need for bad talking eachother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Saturday, November 18, 2000 - 12:04 pm
ku:prence
wxaan ku su'aalay hadii aad garanaysid macnaha punt waa udug carfuun ama caraf marka ma isheegi kartaa geedka carfoon oo ka baxa waqooyi ma ka baxdaa beeyadu ama fuuxu ama maydigu waxay ka baxaan haddii aad waxayarna ka taqaan cilmiga boyolajiga waa dhulka buuralayda ah ee laba calood calmiskeed iyo cal madaw oo labaduba ku yaal dhulka udgoonka la magac baxay ee puntland;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jantal amiin

Monday, November 20, 2000 - 11:32 pm
janta aamin sxbyaal dooda haleys waarsado oo yaan laka xanaaqin doodu waa furan tahey waxayna u furan tahey oo kaliya reer p land state
saasaa larabaa dhaliyaro hala doodo doodana waa iney noqotaa mid miro dhalisa iska hadal looma baahna hadal badan haan ma buuxsho .
arinta p land xooga hadalkana soo gaabiya
mahadsanidiin .
jantal aamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

carab saalx

Tuesday, November 21, 2000 - 12:15 am
ugu horeyn wax puntland la yiraah ma jirto oo waxaa jira oo kaliya somalia iyo somaliland siada taariiqda aduunka sheegeyso

tan kale bari waxaa ku nool dad aad u yar waana dhul desert ah oo wax beero ah ma leh teeda kale ma laha awood difaac sida ku xamar ama somaliland oo ay ku difaaci karaan hadii la soo weeraro waa dad is degen oo kulumeysato oo weligood dagaal arag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Tuesday, November 21, 2000 - 05:18 am
The way you wrote your name "Carab saalx" shows that you're not member of this people.
Secondly, we are not very proud of killing more Pantuus in East Africa.
Fishing, and hard work is what makes us distinct society. There is nothing wrong with having small population, and what is important is the quality of the people which is beyond your imagination..
Go ahead and do something with yourself.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL RER MOGDISHO AH

Tuesday, November 21, 2000 - 05:57 am
WAXAAN DAWENAHA SOMALIYED OGAYSIINAYAA PUTLAND
WAA DOWLAD GABALEED. LAKIIN ILAA HADA WAXBA DAGAALK KADHICIN ILAA DAGALKII SOKEEYE MIDA KALE RER PUTLAND WAA WADAN ISKU FILAN OO DHAQAALE IYO CILMI HEESTO HADAAN NAHANAY SOMALI WAXBO ISKUMO OGALIN WALALYAAL HADAY GOSOTO RER PUTLAND LAGAMA MAARMO EE WAXAAN ORANEENAA WALALAYAAL SOO DHAWAADA
GACMO FURAN LAKIIN SOMALILAND WAALAKA MAARMAA WAXAY TAHAY BAA ISKA YAR WAA WADAN SAXARO AH SIDAA
LASOTIIN DAWLADA KUMEELGAARKA AH ILAA HADA WAX AYXOOGLEEDAHAY MAJIRTO DOWLADANA DHAQAALE FIICAN
MAHEESATO LAKIIN SIDEE LASOCOTIINBA HABEEN WALBO WAXAA LADILAA DADKII MADAXDA AHAA XAATAA WALI MASAMEESAN MEEL EE KU SHIRAAN OO MAARLAMAAN
WAXAY KU XAREESANYIHIIN HOTEL ILAAHADA
MARKA WAXAAN KACODSANEENAA RER PUTLAND IN AY NAGACAN QABTAAN WALALAHEEN MIDA KALE JEBHADA JOOGA XAMAR WAXAY KUKOLSOONYIHIIN DOWLADA PUTLAND
MARKA WALAYAAL ANIGA MAIHI RER PUTLAN WAXAAN AHAY RER XAMAR LAKIIN WAXAAN OGAHAY DHIBAATADA JIRTO MAANTA EE RER MOGDISHO HEESATO EE WAXII JIRA AYAA SHEEGAY WALALAYAAL SIDAA IYO NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cardoofe

Friday, November 24, 2000 - 08:15 pm
Somali hadaan nahay aadbaan u qaab daranahay maan garanayo waxa naga qaldan aad baan u jeclahay in aan ka hadlo somalida siyaa sadeeda maxaa yeelay aad baan u ahay qof wadani ah waxaana aad uwanaag sanaa lahayd in somalida oo dhan ay fiiriyaan maxaa wadanka u fiican intay fiiri lahaayeen maaxaa qabiilka u fiican war niman yahow wax layiraa putland ama somaliland majiran soamiya waa hal wadan waa halcalan waa hal luqadood waa isku dad iyo is ku dhaqan waxaan idin ku guu baa binaayaa dhalin yaradeena joogta banaanka wadanka ha la is ku dayo in wadanka wax lag bedelo maxaa yeelay odayaashaan is ka dhigaaya in ay qabiilka dan u wadaan run ahaantii dan tooda ayaywataan ee hadii aad ka hortimaadid oo aa tahay in adeerkii wuu ku tooganaa. waad og tihiin somalia saan masii ahaan doonta war dhowna hadii ilahay yiraahdo way wanaagsanan dootaa hadeerna dowlad baa inoo dhalatay war ragu waa is dagaali jireen waana la heshiin jireene waxaan layaabaa dadka caadifa qabiilka wali niyada uga jirta ayaa aad iila jiran
war somaliyay wax barta ee wadankii nii unoqda
wada madadii dagaalkii labaad oo aduunka ku jabay ayaa aduunka oo dhan kala wada maata war waxaa naloo keenay meeshan in nalaku dhaqan bedelo ilaa hadeerna aad bay uga salgaareen maxaa yeelay waaxahay dad aad u dhaqan jilicsan war adinkoo dhaqan kiina haysta baa meeshaad rabto gaari kartaa maaxaa inoo yeelay dadkale dhaqankood maxaa gabdheheenii nalo kugu hor wataa war somaliyay in taa waan ka dhiig bad naa jirnee maxaa ingu dhacay ma qabiilkii baa diin inoo noqday goormaa la ar ki doo naa nin somali ah oo dayaxa taga goor maa la ar ki doonaa gabar somali ah oo jalaabiib wadata oo qaliinka maskaxda ka qayb galaysa war waan leenahay kar ti daa ye
xagee aritu is ka haleeli ladahay u fiirsada hadalku yuusan sahal in ku gelin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cardoofe

Friday, November 24, 2000 - 08:38 pm
ku socotaa xaafuun marka hore waa caytantay laakin in lagula mid noqdo baa lagaa ga cad goosan karaa waalo warka aan xaqiiqda kuu taabto nin yahow nin jiran baa tahay dadka adiga camal ahna waaye waxa somaliya ka degi la dahay sheeka fiican aan ku hayaa meeshaan aad leedahay bari waan is og nahay ingaa is ku dheeleeyna maahane sanadkii 4 biloodbaa la deganaadaa waxaa waad u ugu sheekay saa caruurtii laga soo caray siiyay
oo xoogaa dhuudhigu otaango ku soo cunay
waa kaa waa iga caraysiisay ku la midbaana noqday
saxiib mooryaantu waa dowlad 2 intay inii soo sherxayn bay idin yidhaaheen ka doorta markaas baa adin koo tala raac ah baad mid dooratee
cabdiqaasin waa nin daacad ah oo somali nimada jecel ee ragii naa naan layiraahdo majeerteen somalika midnoqda cudur baa tihiin somalida ku jira toban afbaad leedihiin waana la is bartay in aad tihiin rag jilicsan waad og tihiin waxba kuu ma qarinaayo waan is og nahay dowladaan adinkaa danu idii ku gu jirtaa mooryaan tu guyo aysan ijaar ka bixinayn bay degan yihiin warka cab diqaasin raaca mooryaan tuu guryaha idii kaga saarayaaye. marka waa is og nahay in ay afka idiinka ga soo hartay ee iska hadla meelaha duudka boora wax kale oo aad qaban kartaa ama aatihiin baa is ka yare waa lasheegay nin majeer teen ah wajiga isagoo soo fadhiya ama xabadka xabadu ugama dhacdo way idiinkaga wada taalaa dhabarka iyo futada adinkoo siicararaa waa la is bartay sifiican sanadkaan la is ku ma dhuumanaayo waa la og yahay in aad tihiin rag jilicsan oo xaar kooda ku fadhiya.
halmidna aan kuu gu soo gaba gabeeyo waxaan na ahayn ha is moo dina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 09:05 pm
cardoofe waxaad ka hadashay waa runtaa hadii ay majeerteen aay xasuusan yihiin wixii lagu sameeyey
ma'ay soo noqdeen wana abal-goda runtii way istahilan in aad ku sheegto dad jilic-san
haddan tariikhda dib u racno dowladii maxad siyaad
waxaay ku sameysay waa la oga. waxaa dhacday inaay badbadiyeen oo lagu beer laxaw-saday DAROOD manta hawiye wuxuu ku sameeyay waa la oga 10sanno kadib waxaay ku noqdeen meeshi lagu dhibateeyey.oo boqorododii iyo odayashoodi aay tageen.RUNTII waa dad jilicsan oo xarka cunnay markay dawladda wax ka dhisaana waa la soo eryi sidii cadada ahayd too bad I feel sorry for them

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taager

Wednesday, November 29, 2000 - 05:09 am
cardoofle you pech dhaaf majeerteen dhiladii siilka weyneyd oo ku dhashey mar labaad wase ey yohow hawiye anaguba hadaan hawiye nahey futadaan xabad iskala dhacnaye
hawiye fudo madoobe daarodku markey nalahaayeen run bey nagu sheegeen sababtoo daarood markaan ceyriney maxa nagu dhacey
kajawwwwwwwwwwwwwwwaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab.
ey yohow cartoooooooooooofle futo catir
idaa majeeeeeeeeeeeerteeeeeeeeeeeeen mafantey waa rag jiree ala daayee
anonmous khaniis maa tahey reer galbeed waso
oo kobenheegan dagan waa ninka is qariyey oo anonmous isku sheegey
•••• you for ever mahantey
labadiinaba dhiig daarood inaad qabtaan baa moodaa< you soun like sily


so majeeerteeeeeeeeeeen be unite and self stand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaafuun

Saturday, December 02, 2000 - 12:29 pm
ku: cardoofe
Hotra mandhow kuma fiicnid wax loo jaabo oo qoraalkaaga iyo aqootaada waa is ku mid haddaan ku waydiiyo intaa ba aduunka isku luqad ah intaabaana isku diin ah, mase ogtahay in ay jiraan gabdho faro badan oo qaliin iyo aqoon ka sii durugsanba leh, marka hore adigu waxbarro oo wax akhriso ka bacdi dood soo gal iyo meelaha latsku dhaafsado aqoonta, annagu hadda nooguma horayso dowladda aan dhisano waan lahaan jirnay ayadoo aysan jirin dowlad soomaali ka dhaxaysa, hadaan wax yar kaaga taabto,
1 dowladdii BOQOR CISMAAN
2 SALDANADII MAXAMUD CALI SHIRE
3 SALDANADII CALI YUSUF
4 KACAANKII DARAWIISHTA EE SAYID MAXAMED
Intuba waxay ka jirijireen beri(waa) puntland dhulkii udugga, marka annaga gumaysigii dad uu dowladnimo baray ma'aan ihin, tan kale reerka aad magacawday puntland madegaan oo kaliya dad badan baa degga oo la bah ah marka iska daa maseyrka oo wax samayso meesha ha taagnaanine, hana filin in aan mar labaad xamar dhiso hadaad rabtid dhiso, waan ku faraxsanahay lakiin haysugin anniga waan tashadat oo dhulkayga dheef iyo dhacaanba ka sugayaa ma maqashay oraada oranaysa AABOW AAKHIRO KALUUN MA LA DABANAYAA? MAANDHAW NINA MAAN LA'AAN MEEL UMA FADHIYO!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL

Monday, December 04, 2000 - 04:05 pm
LOL.MR CARAB SAALAX.SXB ANIGAA NIN MEHERI AH.MA AAMIN SANI IN PUNTLAND KA GO'DO DALKA INTIISA KALE WAAYO WIXII MIDNIMO LAGU WAAYO TAFARAARUQ LAGUMA GAARO.TANKALE EE AAD TIRI BARRI WAXAA KUNOOL DAD YAR.CUQDADAAS IYO NECAYBKAA CIDEY KU JIRTO WAAN NAQAAN.HADAAD CARAB SAALAX TAHAY DHULKAAGA IYO DADKIISA MA AADAN HABAARTEEN.