Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: DOOWLADU MAXAY KA YEELAYSAA RAGGII QASHINKA ISKA LAHAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Sunday, November 12, 2000 - 07:42 am
tobankii sano ee bugta iyo bacda,waxaa dalka ku soo batay rag isu maleeya in ay iyagu leeyihiin waddanka kana yeelaya waxa ay rabaan.qaasatan magaalo madaxda waxaa ku soo batay niman sheegta in ay iyagu leeyihiin,dhismayaashii ummadda,waddooyinkii,wershadiuhii qaranka,iyo tan ugu yaabka badan qashinkii magaaladda oo ay leeyihiin waxaannu ka soo dhammaysannay qab-qablayaasha dagaalka qaarka mid ah oo annaga ayaa ka mas`uul ah qashinka kaydintiisa iyo in aan marnaba la xaaqin.haddaba nimankaasi waxay la mid yihiin ragga haysta dekeddii,airiboorkii iyo dhismayaashii doowladda,.haddaba maxaa laga yeeli doonaa?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doowladda hose

Sunday, November 12, 2000 - 07:45 am
waa arrin meesha ku jirta doowladduna waa eegtay rainkaas waxaana la`rajeeynayaa in shaqo wanaagsan laga siiyo minishipio..waa haddii ay wax qabsan karaan..haddii kale iyaga ayaa yaqaan meesha ay qashin ka raadsanayaan.