Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Qabaaisha soomaaliya dhamaan danbi mawada galin.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil Geedi

Sunday, November 12, 2000 - 10:57 pm
waxaan ogsoonahay in dhamaan soomaliya dhibaato kadhacday dhibaatadaasoo geeysatay xanuun aad udaran oo maanta uykasoo kabsan ladahay umada soomaaliyeed. waxaan laodhan karaa dhibatada waxaa gacmahooda kukeensaday bulshaweeynta soomaaliyeed. siwalba haahaatee soomaaliya waxaa kajiro qabaail farabadan runtii qabaail farabadan kamaqeey qaadanin dhibaatada kadhacday dalka soomaaaliya waxaa laba odhan karaa ayagaaba dhibaato loogeeystay. waxaa kamid ah qabaaishaash dhibaatada loogeeystay 1- reerbanaadir 2- asharaafta 3- shanta culimo ookalaah 1- reeroow xasan 2- foqo cumar 3- foqo muxumad 4-sheehkaal
siwalba haahaatee maanta indanbiga lawada saaro umada soomaaliya ma aha waxaa danbigaan geeystay qabaaisha waa weeyn. waxaan aniga qabaa in aragti gooni ah looyeesho qabaaishaas xuqooqdoodii laraadiyo taasna yaa noolqaadanin in Kaamil kadhashay qabaishaas ee dulmiga loogeeystay ayaan kuraacsanahay. ee yaaiguraacsan? waa suaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 12, 2000 - 11:07 pm
Hi Kaamil qabaail aan waligeey maqlin ayaad sheegtay oon tiradaba iigijirin oo aad sheegtay in dhibaato loo geeystay saaxiib balwaxaan kabaa dhayaa buugeeyga xusuus qorka qabaaishaas aad sheegtay anigu hada kohor mamaqlin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaane

Sunday, November 12, 2000 - 11:10 pm
kaamil waaruntiis ee adaan aqoon ulaheeyn umada soomaaliyeed eebaro umada soomaliyeed taas adaan kuleeyahay tankale kaamil waxaad katagtay qabaaisha waaweeyn eedanbiga geeysatay kuligood mawada geeysanina ee ayagana noosheeg?