Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Dhaq-dhaqaaq lagu damacsanyahay in lagu afgembiyo DKMG!!!! (Sir qarsoodi ah)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Monday, November 13, 2000 - 07:18 am
Warar xoogogaal ah ayaa sheegaya in sarakiisha Habargidir wadaan qorshe hoose oo ay ku damacsanyihiin inay ku afgembiyaan wadaadka C/aasim. Waxay saraakiishu qorsheeyeen heshiisyo hoose oo dhexmaray Majeerteen & Habargidir.

Wararku waxay sheegayaan in ururinta ciidamada iyo hubka loo xilsaaro dad lasoo xulay oo ku jira urur qarsoodi ah kaasoo majarha u qaban doona ciidamada milateriga ah.

Ajandayaasha ugu waaweyn waxaa ka mid ah: in dadka xilalka sar-sare ee ciidamada soo qabtay kana mid ahayn ururkan qarsoodida ah laga takhaluso sida Jan. Talan

In hibka aan gacanta loo gelin cidaan ka mid ahayn ururkan qaroodida ah.

In ururka rag daacada ku yeesho ciidamada lagu wado in la dhiso dhawaan qeybahooda kala duwan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 01:49 pm
Axmed - Meesha ma waxaa u maleysey coffee shopka tolku ku sheekeysan jirey!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 08:25 pm
anon,

lol. that was funny one

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Tuesday, November 14, 2000 - 12:05 am
Ahahaah, waad iga qoslisay, dowlada haba la afganbiyee xagee loogu soo hagaagaa, xaaafiis iyo xero ciidan marka ay yeelato, alaha na gaarsiiyo.
CABDIQAASIM waa nin aqli badan waligiis la afgenbin maayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bargaan

Tuesday, November 14, 2000 - 10:44 am
AF GANBIGA CEEB MALEH LAAKIIN INA SALAAD BOY MAXAA
LAGA AFGANBINAA ISAGAABA SOO DHAAFI LA`
""FIAT""

QORSHAHA LOO ABAABULAY DOWLADAAN WAA IN LAGU TUUGSADO OO LACAG LAGU RAADSADO

LACAGTAAS 00 AY KAM DHAXEEN DOONTO INA SALAAD BOY & INA GEELE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 07:01 am
Way wanaagsan tahay inaad iska qorto wixii aad doonto adigoo aan aqoon lahayn ixtiraam iyo kala dambayna aan kusoo korin. Waxaan uga jeeda dawladda c/qaasim waa dawlad waa dawladdii ummadda intaasoo sano lasoo dulmayey, dadkuna iyada ayuu raacsan yahay jaahilkaagaas oo kalena ma carqaladayn karo ee ka fiirso waxaad qorayso jaahilyohow shalay Gorayo-cowl ka yimid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Thursday, November 16, 2000 - 03:49 am
waad iga qosliseen ninka beejka qoray waxaa ka danbeeyay qolooyin shidan oo murti ku duugan tahay.
kafeega tolka.
goroyo cowl. lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelbuur 1

Thursday, November 16, 2000 - 08:46 am
waa ku salaamay ninka yiri cabdiqasin waa aqli badan yahay oo la af ganbin maaayo waxaa igala soo xariirtaaa emailkan dhalin68@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalo-jiid

Thursday, November 16, 2000 - 09:16 am
raggu waa seddex:-
1-nin kaa caqli badan oo aad wax ka faa`iiddo dhegtana u taagtid markii uu hadlayo.
2-nin kula caqli ah oo aad wax kala faa`iidaysataan oo ninba mar la dhegeysto. iyo
3-mid axmaq ah, oo aan waxna laga faa`iidin, isna faa idaysan karin.waa nooca axmed one.
laakiin waxaa jawaabtiisi haley ninka yiri meeshu ma maqaaxidii tolka, oo aad ugu caqliga badnaydbaa?..