    Anonymous | Monday, November 13, 2000 - 09:51 am garxajis waa faqash lamana rabo------wiil habar awal |
    anan | Monday, November 13, 2000 - 10:52 am Waa in Garxajis la cibiidiyo. waxay leeyihiin sadex doorasho oon mid sadexaad lahay: 1. Faqash ha raaceen oo somaliland ha ka guureen. 2. Hawd iyo baadiye ha ku noolaadeen. 3. Sida falastiiniyiinta Israaíil ku nool ha ku hoos jireen xukunka Subeer Awal |
    BAD NEWS FOR AWALS | Monday, November 13, 2000 - 11:06 am YOU GUYS KNOW THAT SIYAD BARE INFLICTED HEAVIEST CASUALTIES IN HIS LAST DAYS,WELL SO AS YOUR DRUNK IDIOT IN HARGEISA, AND I ARGUE YOU TO MAKE GOOD USE OF IT FOR YOU WILL RUN OUT PRETTY SOON. |
    Anonymous | Tuesday, November 14, 2000 - 11:51 am Garxajis iyo Awal waa waallo, ee shaqo kale yeesha. Garxajis waa kii Faqash hel ka waraabiyay, wuxuu u dagaalamayna in Somaliland ay xoroodo oo ay madaxbannaanaato, tiina ilaahay mahadiis way hayaan. Lixle caawa jannadii ayuu raaxo ku jiifaa. Haragwaafi, sidoo kale, Koodbuurna kaba daran, Haddaba, idinka oo aan taariikhda SNM iyo Somaliland waxba ka aqoon ayuun baad maqashiin Garxajis, ee malaha waxaad moodiin cid kale? soo kala barta qabaa´ilka iyo waxay kala yihiin iyo wax isu yihiin. Midda kale ha ku daalina waxaan idinka soconaynin. Danihiina raacda. Somaliland socotay, idiin mana soo noqonayso. Ku biyo cabba taas. Garxajis iyo Awal ilaahow isku dhufo, intaad ku ducaysanaysaa maad ku duceystaan ilaahow aniga wax ii qabo, nabadna i sii... iyo wax kuu dan ah.... Waa wax lala yaabo. |
    ciidagale/yonis | Tuesday, November 14, 2000 - 04:00 pm adeer awal iyo garxajis saa la isaguma diro ee shaqo kale yeelo. suldaanka ciidagalena waa la xirayaa dee haduu danbi ka kaley umada somaliland. noone is above the law! anagaana ku raacsan. |
    kood-buur | Tuesday, November 14, 2000 - 11:36 pm TO: YARKAN CAS EE CREAM KA MARSADEY . ANAN waxaan kuu sheegayaa adeer in ay mamnuuc tahay in laga hadlo shuyuukhda iyo madaxda isaaqa ee dhaqanka ,adiguse waxaad tahay ayaan u malaynayaa kuwii lagu dhaley fakinka hargeysa waayo hadaad xalaal tahay kamaad hadasheen madax -dhaqameedyada isaaqa,ninka siyaasiga ah waa la caayi karaa laakiin suldaan waa mamnuuc ee ogow. waxaanse kuu sheegayaa taariikhda dib u raac inta ilaahay ka sokaysa anigaa ku leh . ahahah waaaaaaaaaaaaaaaaaaw .cream kana iska yaree qof dumar ah ayaad u eekaatee.!!!!!!lol. |
    Yoonis | Wednesday, November 15, 2000 - 01:10 am To: Ciidagel/yonis Walaal xageed joogtaa. Waan xiisaynayaa inaan kula xidhiidhi maxaa yeelay waxan ahay cidda aad isku sheegtay iisoo sheeg meel aan kaala soo xidhiidho siiba e-mail |
    CIIDANGALE | Saturday, November 18, 2000 - 06:08 am CIGAAL O ALKOHIC ISKA AHAA WALIGEEBA , HIS DRINKING HABITS ARE WELL PUBLISICED AND THERE IS REMOURS OF HIM EVEN BEING GUY, SOMETIMES I WONDER TO MY SELF WHICH ONE IS WORST STILL SIAD BARRE OTINA CIGAAL,ITSA CASE OF THE WOLF OR THE FOX, ATLEAST YOU KNOW THAT THE WOLF HIS ONLY INTENTION IS TO KILL YOU AND AS QUICKLY AS POSSIBLE,BUT THE CLEVER WOLF JOINS YOU MAKES FRIENDS WITH YOU AND THE MINUTE YOUR BACK IS TURNED AWAY HE KILLS YOU, WE KNOW BUT OF THESE THINGS YOU SEE |
    shoodhe | Monday, November 20, 2000 - 01:22 pm Anaga hadaan Habar-kuuleynahay nimanyahow waan idinka harnay soomaaliya waynaa rabnaa.waxaa ladhay habeenkii habar-habar maalintii oday-oday.Waa salaamantihiin! |
    HABAR KATIIMBA | Monday, November 20, 2000 - 05:38 pm ANAGA HABAR KATIIBA HADAAN NAHAY FUQASH IYO MUKULAAL MADOOW MARABNO CAPICHI MALO DUCATO! |
    subeer | Tuesday, November 21, 2000 - 12:15 am runtu ragga way kanixisaa mase disho, kolka garxajis uraaye waa kaba qaad faqash,xukunkayga ku hoos jira waxaad tihiin baa iska yar. |
    kood-buur | Thursday, November 30, 2000 - 08:36 am to:yaryarkan habar awal ee guy-ga miidhan ah . wax badan ka sheegi maayo laakiin sanad ka hor waxa hargeysa maxkamada la soo taagay laba dhalinyaro ah oo sacad-muuse ah oo is qaba (subxaana laah) waxaanay maxkamada horteeda ka cadeeyen iney is qabaan waxay noqotey arin aad loola yaabo ,waxase ka sii yaab badneyd markii xaakimkii maxkamada oo isna awal ahaa uu ku xukumey in dadka dhexdiisa aanay ka odhan karin waanu is qabnaa laakiin guurkodu uu caadi yahay .hahahaahaahhaahahah waaaaaaw . arinta fajicisada noqotey waa arinta xaakimkaa awal uu sameeyey . hadaba dhalinyarada garxajis ee sharafta leh waxaan u sheegayaa in aanay la sii wadwadin cayda inamadan awal ee kiriimka hablaha marsada ,sida hablahana u socda ee xidha .........dumarka ,waayo sayid maxamed ayaa yidhi (hawo been ah hadal aan wax tarin habarawali baa leh ) wan ka baxay |
    saciid samaroon | Thursday, November 30, 2000 - 11:25 am waar yaada garxajis baroortu raga kuma wanaagsanee dhareerka iska duwa. maantana waxaad keenteen inaad tidhaahdaan gadabuursi ayaa burco ka dagaalamay. waa yaab. |
    qoslaaye | Thursday, November 30, 2000 - 09:50 pm Samarroon Siciid ...saaxiib LOL Nimanku waa walaalahayo laakiin waalli bay soo wataan baan u malaynayaa. Waxay na leeyihiin Habar Jeclo oo isaaq ugu badan uguna xoogweyn baan Burco ka saarnay. Waxay kaloo na leeyihiin Nimankii Samarroon oo hubkoodii u dhan yahay baa HJ taaageerayey oo Taangiga ridayey. Waxay kaloo Yidhaahdeen dhulbahante iyo Warsangelina waa marayeen oo Burco ayay nagula dagaallameen. Kaba sii yaab badane waxay yidhaahdeen Cigaal iyo ciidankiisii Dawladda isna waa marayey. Samaroonoow nimanku waa tolkayo ee ha ku qoslina. Weligiibuu rag waalan jirey oo hal qof toban u noqon jiraye. Weli way roon yihiin haddaanay odhan Hawiye ayaa isna Burco ka dagaallamayey.lol lol lol |
    Qurji-Hater | Thursday, November 30, 2000 - 09:56 pm waxa la sheegay in Garaad Abshir Saalax Berbera lagu wasay oo uu uur lee yahay ee maxaa arinkaas ka jira. |
    REER-BURCO | Friday, December 01, 2000 - 06:24 am QOSLAAYE SAXIIB HADII BAL HABAR JECLO AY RAG RAG AH YIHIINE, MAXEY SE HABAR AWAL U SOO RAACEEN OO AANU GOONI ULA DAGAALMEYNAY, TAASI WAXEY KU TUSEY SAAA IN AY HABAR JECLO YIHIINE{OPPURTUNISTS} MASAAKINNTA INTAASO SANO BAA BURCO LAGU GUMEYSAN JIREY ILAAYNE, KULA MA YAABAYO,AS FOR HABAR AWAL WAA RAG AAD U LIITA,SIYAASE NA CIGAAL BAA U JOOGA SOMALILAND,HABAR JECLO NA IN AY KA DABA NAGEYSO MOOYEE WAX KALE MA HAYAANE, BAL 7 QABIIL BAAD NOOLA SOO DAGAAL DOONATEENEN, MA TASAA, RAG NIMO AH LOL@@ AS FOR BURCO, INTAANU HABAR YONIS TA BURCO BAAN KU ORANAAYE, LABA MAALIMO KA BAXA MAGAALDA OO HADOWTO, KU SOO NOQDA SI AY HABAR JECLO U TIRAAH DO HABAR YONIS BAANU KA SAARNEY MAGAALADA E, LOL@@@@@@@@@ |
    ciise | Friday, December 01, 2000 - 06:40 am Eh ar raggu maxay ku hadlayaan! war marag baa la fuulaa! Anaa ciise madoobbe. war raggiinan isaaq ee tagga xunlihi raggu way is qabtaan, way is dilaan, iskumase caayaan waxan oo kale:nin baa nin fuula iyo wax la mid ah. war rag rabbi iyo rag yaqaan haddaad tihiin waxan oo kale joojiya. |
    Anonymous | Monday, December 04, 2000 - 08:03 am To Ciise Ragga sacad muse waa raga kaliiya ee dabada laga fuulo marka ruunta ogow |