Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Soomaali, Soomaali Baa Leh<<<Sharaf Ku Dhimo,>>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadni

Tuesday, November 14, 2000 - 06:00 am
Saxiib

Wanaaga wuu cad yhay ninkii rabo, waxaa eed buuxda usoo jeedinayaa suudi caat iyo ceydiid
Waxaan idin sheegayaa in aad mas,uul ka tihiin
dilkastoo dhaco, waayo idinkaa ayaa degan meelahaa ka dhcayaan waa qorshe aad ka danbeysaan
waxaan idin sheegayaa godka aad qodeysaan idnkaa ku dheci doona