Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Marxuumka la dilay ee dowladda KMG ah - taariikh nololeedkiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Tuesday, November 14, 2000 - 06:13 am
Jariiradda "Ayaamaha" oo qortey maqaalkaan:


Taariikhdii marxuum Xildhibaan Xasan Jaalle
Muqdisho, (Apress)-
Xasan Axmed Cilmi wuxuu ku dhashay magaalada Jowhar sannadkii 1950-kii, waxbarashadiisa dugsiga hoose, dugsiga dhexe iyo dugsiga sareba wuxuu ku dhammeystay magaalada Jowhar.
Xasan Jaalle Allaha u naxariistee wuxuu ka baxay Kuliyadda Dhaqaalaha, wuxuuna xilal kala duwan ka soo qabtay shirkaddii Muuri, 1995-kii wuxuu u shaqeeyey UNOSOM, gaar ahaan shirkaddii Brown and Root, haddana wuxuu ka mid ahaa Guddi hoosaadyadii Golaha Baarlamaanka, gaar ahaan Guddiga dhaqaalaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusow

Friday, November 17, 2000 - 08:52 am
war waxaa ka tegtay beriguu guulwadaha ahaa, xaa u qari hee qandho ku dishee, ar ninka lama xasdee xaad u kala reebaysaa.
degmadaan u arki jiree asagoo firimbi yeeri haayo saasaa loogu baxshay xassan jaale.