Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Waa yaabe yaad u dhalatay!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daljir

Wednesday, November 15, 2000 - 09:53 am
Waxaa isweydiin mudan qabiilku ma ceeb iyo caybaa asalkiisu?
Markaan u fiirsaday dadka iskuweydaarsada fariimaha halkan waxaad moodaa inaan qofna sheegi karin cida uu u dhashay ilaa difaac iyo dhaliil dhanka kale uga timid ay qasabto.

Haddaba waxaad cad in qoladaada aad uurka ka jeceshahay lakin korka ka necebtahay. Waa iskahor imaad shakshi ahaaneed.
Waxaa dhacda ummadaha kale inay adeegsadaan magacyada qabiilkooda si shaaca (public) sida Irish, Kukuya, Xadramout, iyo ITC lakin somalidu waxa kaliya loo laga maqlaa qabiilka markii la is caayo oo kaliya. Waa yaab!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 15, 2000 - 01:11 am
anika makacaygu jimcaale ilbaa ika duuban oo wax ii fura ayaan doonayaa? mujaahidiintii xagee gabaxeen