Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: GADABUURSI IYO CIISE OO KU HESHIIYAY IN AY SOOMAALI WAYN WAXLAQABSADAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUUTAALE

Wednesday, November 15, 2000 - 10:13 am
Shir ay isuguyimaadeen aqoonyahanada, oday dhaqameedyada,waxgaradka iyo siyaasiyiinta beelaha ciise ayaa dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada jabuuti shirkan oo is aragiisii hore kadhacay magaalada boorame waxaa la isla sooqaaday arimabadan oo ay kamidahaayeen sidii loo dhamayn lahaa khilaafaadka yaryar ee kala dhaxyaalay labada beelood mudooyinkii danbe.

waxaa shirka in tiisabadnayd looga hadlay siyaa sada mustaqbalka ee labada beelood iyo siday isu kaashan lahaayeen meela uga soowada jeedsan lahaayeen hagardaamooyinka isaaq wado.

waxa kale oo sidheer looga doodaday aayaha soomaaliland. waxa ay xeeldheerayaasha shirka kasoo qaybqaataay islagarteen in wixii hada kadanbeeya aanay doonayn in isaaq danihiisa kufushado magaca soomaaliland iyo beelahadaga

waxay sheegeen in afartankii sano eelasoodhaafay ay isaaqu soomaali kadhaadhicinayeen in ay iyaga uun ay dagaan gobalada waqooyi shar iyo khayra iyaga lagala xidhiidho. waxay sheegeen in arin taasi ay isaaq dhawrjeer u hirgashay iyaga oo adeegsanaya kuwo maqaar saara oo katirsan beelahas

waxa hada lasoo gaadhay xiligii lamidayn lahaa fikirka iyo xooga beelaha wada daga gobolka awdal loona xoojinlaha iskaashiga dhinacwalba

waxa ay uga digeen isaaq in uu kutashado beelaha awdal uuna ogaado in aanaan lala wadaagin fikrada ah isaaq baa dawlad noqonaya isaga oosheeganaya gobolada waqooyi oodhan ama soomaliland la oran jiray xiligii ingiriiska. waxay sheegeen in beelahaasi aanay garanay waxay uga go aan somaali taasi ooy sheegeen in aanay faaido keenayn

waxay ugu baaqeen dhamaan dadkla ku abtirsada beelahaas ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudihiisa in ay lasocdaan isbadalka siyaasadeed eekadhacay gobolkaas waxa kale ooy gaar ahaan ugu baaqeen dadka dalka gudihiisa kunool in la ilaaliyo nabadgalyada

ugu danbayn waxay u soo jeediyeen dadka soomaaliyeed meelkasta ooy joogaan in la iscafiyo loona soojeesto danaha dalka iyo dadka soomaaliyeed. waxaanay ugu baaqeen xubnaha katrsan beelahaasi ee kujira dawlada kumeelgarka ah in ay gutaan xilalkooda sida uguwanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabilay

Wednesday, November 15, 2000 - 10:22 am
Warhayaay warbal huushtii daya waryaa usheega. warhadaydaan cagadhigan walee ciidaa idin liqi markale ayaa ciida la idin kudari waxaaba waxaa nagaadhsiiyay ina cigaaloo yir haladaayo way nacawryayaane. war isaaq waad ku qasban tiihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabiley 1

Wednesday, November 15, 2000 - 10:37 am
Gabiley iyo Gutaalle.

Ilaahina ka baqa kana dayaa waxyaabahan aad
ku qoreysaan halkan ee cayda iyo isku dirka
umadan walaalaha ah ee wada nool

wasalamu wacaleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabiley 1

Wednesday, November 15, 2000 - 10:37 am
Gabiley iyo Gutaalle.

Ilaahina ka baqa kana dayaa waxyaabahan aad
ku qoreysaan halkan ee cayda iyo isku dirka
umadan walaalaha ah ee wada nool

wasalamu wacaleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mamaasan.

Thursday, November 16, 2000 - 01:27 am
TO: GUUTAALE
saaxiib ciise ma tihid magacaaga ayaan garyay
Ciise halkuu aqoonyahan ku leeyahay..
waxaad tahay Odaxgob qaxooti ah oo is
qarinaya
waar sidaas xal maaha.
maxaa Boorame ku geeyey dadkii ku qixiyey ayaa
ka sokeeya ee la xaajoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUJUU_GAJAA

Thursday, November 16, 2000 - 01:29 am
TO: Guutaale
Ciise waa shiqib jaan
waa shaydaan xadhigii
Shan ninkii ka dilaa
cadaabtuu ka shilmaa
janaduu shaf yidhaa.
Robleh Afdeeb.1897

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Thursday, November 16, 2000 - 03:46 am
Wixii Soomaali ah ee wax wanaagsan iyo horumar ka hadla waan ku farxaaye waanu idinku garabtaaganahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE MADOOBE

Thursday, November 16, 2000 - 05:10 am
waxan ahay nin ciise mamaasan ah waxanan aad iyo aad u la yaabay ninka mamaasan isku tilmaamay haddana caayaya odaxgab kuna sheegaya qaxooti.Ninkan oo ah nin habayaraatee ciisaha wax ka aqoon iyaa doonaya in u isku diro ciisaha. Ma´ogtahay saaxiib in odaxgobku yahay curradka ciisaha sidaa awgeedna an xushmayno. Ciisana la´iskuma dirikaro munaafuqyahow:CIISE WAA WADDA CIISE NINNA NIN CAARRO MA´DHEERA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUGHAYA

Thursday, November 16, 2000 - 05:20 am
GUTAALE WAR FIICAN OO LAGU FARXO IYAAD SHEEGTAY SOBABTOO AH WAA MID LOO BAAHANYAHAY MAANTA AWALNA LOO BAAHNAA IN CIISE IYO GADABUURSI OO GOBALKA AWDAL WADA LIHI FAHMAAN DANTOODA KANA WADDA TASHADAAN AAYAHA GOBALKOODA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Thursday, November 16, 2000 - 10:37 am
Kudhamaan akhyaarta warka uu guutaale sheegay waa war dhaba waxaana jira in arintaa si loo siiwado loona xoogiyo ay shirarkale kadhicidoonaan meelo kala duwan oo qurbaha kamida waxaana arintaas ugu wayn sidii looga tashan lahaa iyada oo lagu kala tagay somaliland oo garxajis iyo dhulbahante aydawlada cusub hogaaminayaan habarawal oocigaal horkacayana ay iminka shir u aadayaan saca halkaas oo uu cismaan caato cadeeyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarbi

Thursday, November 16, 2000 - 11:26 am
TO:Ciise-madoobe
saaxiib waan ku fahmey inaad tahay Mamaasan
waad xanaaqdey, waxaad ka xanaaqdey runta.
Odaxgob waa curadka abtiyaalday.
way qaxeen waxayna joogaan.
CALI-CADE.. qoxootigaas abtigey ayaa jooga
aadna waan uga xumahay, oo xitaa biida ,caarey
iyo maar-maar maanta hal nin oo
Reer Kuul ah
Reer Geedi ah
Reer macallina
Cali guran ah iyo reer macallin ma joogaan.
sobotaas adigaa iska leh.
aniigu ma diidani abtiyaaladey
laakiin saaxiib waxaan diiday gadaboursi
ma degana dhamaantii.. Gubanka iyo banka
Odaxgob tol kale ma leh
oon ahey
BAHABAR CABDALLA
BAHABER-CELI
REER DUDUB
MAKEYL DHEERE
BAHABAR HASSAN oo ah Ugaaska Hooyadii
abti run aan isku sheegno IWM
ogow daka dhulka lihi ma qaxaan
markaa Mamaasan Maslaxad ayaa ugu jirta
wareerinta CIISAHA IYO GADABOURSIGA
Waayo haday qaxaan.
Mamaasan xaguu taggi
Fuurlabe Dulcad ayaa ku sugaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAASHASSAN

Thursday, November 16, 2000 - 11:32 am
TO:CIISE MADOOBE
waa runtaa ciise la iskuma dirri karro
ciise waa ciise oo midna caaro ma dheera
dadkuna waa Ciise iyo Celi oo waliba Celi
uu caaro dheeryahay..............,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caasha boqore

Thursday, November 16, 2000 - 11:35 am
TO: CIISE madoobe
Ciise ciise u dhaaf
oo col shisheeye ku duul,
Anniga waa ila cajaa'ib.
ROOBLE AFDEEB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER UNUUN

Thursday, November 16, 2000 - 11:41 am
TO: CIISE WARAABE
DANAAKILADAABA LAGA HELAA QAAR LA DAAWADO'E
ALLAHAYOW DAD LAMA CAASIYO,E DUMAR XUMAA
CIISE.......
SAYID MAXAMED ABDDILE HASSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE-MADOOBE

Friday, November 17, 2000 - 02:06 am
TO XARBI:

AADO WAXAD IGGA DHAADHICISAA CIDDA ODAXGOB DHULKAN AD SHEEGAYSID KA QAXISAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guutaale

Saturday, November 18, 2000 - 07:36 pm
warhorta nimankan isaaq cuqdada miyay kusoo dhashaan markay maqlaan dadbaa heshiiyay beelaa waxwadaqabsanay maxy uga xanaaqaan walee idikaa ku ciilqaba waawaxay meel lagaari laayihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cigaal

Sunday, November 19, 2000 - 06:46 am
Ciise iyo Maxamed case waan ognahay waa minority labaduba waanan idin diiwaan gelinay hadaan soomaaliLand nahay, labadiinaba maalin gelinkeed bada ayaan idin liqsiin karnaa ileen dhul aad ku qaxdaana ma jiree.
Ciisena waa ciise madoobe oo neefka xoolaha ah ayuunbuu wax yar dhaamaa, Nin ciise ah ayaa waxa la yidhi wuxuu arkay maroodi markaasuu yidhi maanta Illaahay ayaa inoo yimid oo u sujuuday Subxaanalaah, Ileen Illaahbaa weyn ayuunbuuu maqli jiray.
waar wuxu caqli xumaa ma ciisaa ayuunbaan maqli jirnay.

Kuwan maxamed case ee gadabuursina waa kuwa kaliya ee fusuq, xin iyo xasad Tolkoodii kale ee gadabuursi ay ula heshiin waayeen. waa kuwo ka takooran gadabuursi oo dhan, oo buka. Ciisena dabada ku wata caqlixumaa kuwa ciise dad mooday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 07:56 am
ISAAQ OO DAD GAALNIMO KU CAAYAYA KAALAYA ARKA. SOOMAALI DHAMAANTIIN WAY IDINTAQAAN EE KHAMRIGIINA ISKA NUUGA. MIYAAD ILWDEEN GAALKII BERBERA IDINKU TUJINJIRAY. GOBTA CIISI IYO SAMAROONA AFKA HAKU TAAGINA AFKA IYAA INI QALOOCSAMIYE. BARYAHAN DAMBE WAXAD DOONAYSIIN IN AD GADABUURSI ISKU DIRTAAN MASE SOCONAYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 08:33 pm
CIISE MAROODI WALIGII IYUU ARKI JIRAY MAROODI EE MAAD WAXKALE KUSHAYSID. CAQIIDDA DARRANA ISAAQBAAD U TAHAY. ANIGU ODHAN MAAYO ISAAQU GAALADAY U SUJUUDAAN QAAR EEBE U SUJUUDAA IYAA KA MID AH LAAKIIN GAAL JACAYL QOLADDII LAGU YAQAAN SOOMAALIDDU WAY OGTAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHABAR-CELI

Tuesday, November 21, 2000 - 01:49 am
TO: CIGAAL
saaxiib marka hore waad khaldantahay
Mxamed case waa samaroon Siciid
sheeko kale keen ... hadalka iyo qaabka
aad wax u qortay waan ku fahmey
aadna waad u mahadsantahay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-DUDUB

Tuesday, November 21, 2000 - 01:58 am
TO: CIISE MADOOBE
dhulka dadka lahi ma qaxaan
adiguse maxaad u diidantahay
in Odaxgob qaxay oo cali-cade joogo
ilaa hada la laayahay xal.
waxaa ku qixiyey abtiyaaladaadii
aad ka nafsi gashay
ee orod oo Mamaasan eedso way ku khaldeen
Ethiopia qoxooti ayaad ku noqotay
marka laga reebo Shiniile
Djibouti waxba kuma haysatid
Somaaliya halkee ayaad ku noqoni
XAyska xooluhu halkeey kuu daaqayaan
MA Biida iyo maarmaar dusheeeda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur-Haad

Wednesday, November 22, 2000 - 09:06 am
Marka meesha Af-dhaadheertu ka baxdo, ee Habar Cise iyo Habar Xuseen oo gudboon la isku soo hor fadhiisto oo loo wada hadlo ayaan anigu meesha kusoo biiri donaa.
Intaa ka horna waxan idin leehay, shimbiriba codkeed ayay cidaaye, iska darrooshimeeya, oo iska duryama, oo iska danana, oo iska dunuunuca, oo iska dooryaama, oo isku dan seega.

Ogaadana Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa, saddex lalama dago
(1). Fule daan-daansi yaqaan
(2). Doqon fiiro taqaan iyo
(3). Bakhayl damac yaqaan