    Wad Daarood | Wednesday, November 15, 2000 - 10:50 am Nimanka Daarood ee Soomali kala diley, kala direy ee maanta Reer Sh. Isxaaq ka filaya inay saamaxaan oo u hiloobaan waa riyooneysaan. Shalay maannu iloobin markii hoobiyaha lanagu garaacayey. Anigu gaar ahaan carruurteyda waxan ka dhaadhiciyaa cadowgiinnu waa Daarood(Faqash). Haddaba waxad yeeleysaan Hawiye ku khiyaameeya (malaa yagaa idinka yeeli)Somalinimadii aad jarka ka xoorteen. Cid waloo kaleba way noolaan laakiin Daarood ma noolaan karo Somaliweyn La'aantii. Waayo markii hore yaanay waxba ahayn. Ina Cigaal heshiiska uu la saxeexday xabashi wuu ku hagaasanyahay. Xabashi yaa 100% ka fiican Daarood. |
    Colaad | Wednesday, November 15, 2000 - 11:22 am Waan kugu raacsanahay 90%,laakiin Daaroodku xaqiiqdii waxay malyan goor ka fiican yihiin wuxuushta hadal niiclayaasha ah ee HAWIYE NAAREED. |
    Basbaas | Wednesday, November 15, 2000 - 11:22 pm to...Wad daarood: Walaal aad baan uga naxay markii aad tidhi caruurtaydaan ku abuuraa in Daarood cadawgooda yahay. Miyaanay ka wanaagsaneyn adigoo khayrka bara caruurtaada oo ay markaad dhimato kuu soo duceeyaan, ayna suurowdo inaad sidaas janada qaaliga ah ku heshid Mideeda kale miyaanaad ogeyn in Ilaahay inagu yidhi : naca gaalada oo Muslimiinta jeclaada. Walaalow aniga, adiga iyo Muslimiintoo dhan wanaaga Ilaahay ha garansiiyo |
    Anonymous | Wednesday, November 15, 2000 - 11:45 pm Inaad ciil qabto ama cadaawad way ka duwan tahay inaad ar,yi qabto. Somaliland yaad u jeedaa ma Isaq mise British Somaliland,haddaad Isaq ka waddo daris fiican uun ahow kabadan nina kaama doonayo kla yarra lagaama rabo.Haddii aad ka waddo dhulkii iyo dadkii Ingiriisku gumeysan jiray nina qoorta kuuguma jiro haddaan walaaltinimo dan u arag..Hadduu Daarood kala dilay Somali may Iidoor iyagoo kaa shanaye Hawiyeiyo Qabaa,il kale isu keenaan mayn iyagu rag ahayn,mise taariikhda tagtay uun baad kartaan inay ku dul oydaan!!!. Daarood ma noolaan karo Somali weyn la,aanteed waa runtaa waana sharaf,waana is xilqaan,waana masuuliyad,waana shahaado sharaf,waad ku mahadsantahay inaad qirto wax yar oo san oo Daarood leeyahay,Idinku Isaqow maxaad Soomaali u soo waddaan inaad kola Hawiye caydaan kola Daarood caydaan mooyaane maxaad soo waddaan ma af xumo uun baa? Waxba ha saamixine oo adaa Aakhira la tagiye,Somalida kale ee aan Darodka ahayn ma la noolaan kartaa??? Heshiiska ina Cigal,hub uu Garxajis ku laayo hadduusan ka soo qaadan Darood wax dhib gooni ah kuma hayso.wuxuuna wakiil ka yahay In yar oo Habarawal ah.Haduusan kuu xumayn aniga iguma xuma (saadambe ayaadse garan inu kuu xunyahay iyi in kale),ma intaad Daaroodka Dariskaaga ah nacdo ayaad u busaylaysaa Xabshida galbeedka G/Afrika deggan ee inay is xasuuqdo mooyaana aan nabad & kalgacal aqoon?!! Ma waxaad uga horjeedaa Somaliweyn inuu Daarood ku farxo ayaad ka baqaysaa? (Caryaa wiilkaa arkoon qoslin) |
    Isaaq | Thursday, November 16, 2000 - 12:05 am Waaryadhaheen imikay lo dii daaroodna hadlayaan Horta ninkaan soo abaabulay bayjkan wuu ku mahadsanyahay. waxaanan u sheegayaa inuu ciyaalkiisa iyo ciyaalkiisu ciyaalkay dhalaannba uu ku abuuro in ay cadawgoogu yihiin daarood. cadawgayagu waa daarood. markii horena waxay noogu soo dhuunteen dawlad isku sheegtii afweyne waxaana burburiyay 4 geesi oo snm ah. Imikana mar hadii aanu nahay wadan iyo qaran hadalkiisaba daa. Waxaan ku soo gabagabaynayaa in aanu melkasta oo aanu joognaba aanu kurka ka goyno daarood faqash faqash dhaldhalay. Waxay soomaali u doonayaan kabaqad ay ka baqanayaan Isaaq markaas ama Hawiye soo kaxaysta ama soo kaxaysanina e waxaad ogaataan in aydaan waxba noo ahayn anaga uskag fooqal uskag |
    Nugaal Godan | Thursday, November 16, 2000 - 03:26 am Nimankiinan afka Isaaqa ku hadlaya ee daciifnimada isku raacay hadaad caruurtiina Daarood colaad ugu abuurtaan iyo hadii kaleba Daarood waxba maad yeelin ee caruurtuun baad shakhsiyda iyo aqoonta ka xumaynaysaan waana arin aan weligay idinku aqaaney caadifada yar ee aan waxba la kala reebin. Runtii adigaba aabahaabaa sidaa kuusoo koriyay laakiin adigu inaad wax garato bey aheyd qaladkii aabahaana aad saxdo. Waa waxlaga calool xumaadaa indadkiinaaso kale aan hawo kuwada neefsona maskaxdiinana xaar baa ka buuxa. War maanaa caruurtayda dad marna islam ah marna Soomaliya oo walaablahay ah xumaato uga sheega war xitaa gaalaadanan xumaato u gelin kari dambiga ugu horeeyana caruurtaad ka gesheen. Xageese lagu arkay shakhsi mooyee qabiil dhan oo cay iyo khald wada leh. idinku eg. |
    FAQASH SHIIL | Thursday, November 16, 2000 - 06:44 am ninka dooda furay waan ku raacay in cadawgeenu uu yahay faqshta oo iminka sheekooyin aad ujilicsan bilaabay oo ay isticmaalayaan magac aan xabaalay oon cidina igu qasbikarin ooy ku leeyiin somaali weynbeynu nahay su,aal?markaad caruurahayaga ,hooyooyikeey,iyo maatida aan waxba galabsan aad somaali oodhan kaqaybqaadaneysay burburinta daaraha iyagoo adeegsanaya diyaarado iisheeg xagey kumaqneyd somaali dan aad ii sheegayso maanta kamidbaad ahayd garacdaa afweyne dhalay markaa waa in lashiilaa inta kanool faqshta ana diyaarbaan u ahay inaan dhawaan noqdo si aan qaarbadan ushiilo . |
    The son | Thursday, November 16, 2000 - 01:24 pm Runtii waxaan aad uga murugoodaa markaan soo xasuusto xasuuqii iyo burburkii laynoo gaystay taas oo ahayd siyaasad cad oo waxshnimo ahayd aadna ay usoo qorsheeyeen nidaam kusheegii ka jiray wadankii hore loo odhan jiray soomaaliya iyo huwantiisii kaleba. Waxaa haddaba nasiibdarro ah in ay dadkii huwanta ahaa kuna gabbanayay magaca Soomaalinimo ka dib markay baabi'iyeen magacii jirijiray ay weli moodayaan inay mar labaad wax ku cuni karaan dadna ku siri karaan iyoo adeegsanaya magacaas. Haddaba waxaan odhan lahaa dadkaas weli aamminsan Somaliwayn inanay jiri doonin wax Somaliwayn la yidhaahdaa qofna aydaan ka dhaadhicin karin oo aad danihiina fushataan Somaliland iyo arrimaheedana aad faraha kala baxdaan waayo afka oo laga hadlo ficil la sameeyo ayaa dhaanta. Aniga carruurtaydu waxay iga mudantahay inaan baro taariikhda iyo sidii cadawgu ula dhaqmi jiray una baab'iyay dadkoodii iyo dalkoodii. Mar idage Alla ha dago; laba jeer idage se anaa isdagay! |
    warsame | Tuesday, November 21, 2000 - 06:57 am Cudur iyo kalsooni daraad caruurtii ku ridiine is badh qabta oo runta u soo noqda Xabishina Dawladii kmg ahayd la heshiisay xagaad geli. |
    Mahad | Tuesday, November 21, 2000 - 05:28 pm Hortu aad iyo aad ayaad u salaamantihiin dhamaan. Waa tabtii Siyaad Barre hunguriga uga soo rideen, Been ayay ku sheekaystaan oo nafta ku maaweeliyaan. Afweyne ayay ku odhan jireen "Waa Afar nin oo dibjir ah, wanaan soo qabqabanaynaa maanta" Afartii wax ilaahay uun ogyahay ayay ku noqdeen. Maantana tii ayaa taagan, waxayba ku leeyihiin, Somaliland waxa sheegta afarta nin ee Awal, Laakiin waxay ku noqon doonto ilaah ayuun ba og taana. Inay Afar noqonto iyo inay Afka u dhacdiin waa loo jooga. |
    WadDaarood | Tuesday, November 21, 2000 - 10:13 pm TO all Ma danbi baan galey haddii aan idhi caruurteyda ayaan u sheegayaa wixii Darood igu sameeyey,oo ah sidii ay noo faro xumeyn jireen markii aan xabsiyada aanu ku jirney,wali waan ku riyoodaa faroxumadaas.sidaa ula wada socda |
    warsame | Wednesday, November 22, 2000 - 01:54 am Waryaa midhaa kuwii kula xidhnaa baa ku faraxumeeyey waxaanse ku su'aaley adigu soo nin rag ah ma tihid ma naag baad tahay iyagaa faraxumeeyn sheegan jiraye war xishood wax walba laguma hadlee. |
    ciidagale | Thursday, November 23, 2000 - 11:19 am ninkaa nugaal godan la baxey hadal raganimo ku jirto ayuu sheegey ee ninkii aqli leh ee wax garad ah garan karo. adeer-yaal somali weligeed wey is dili jirtey sidan looma hadli jirin iminka garn maayo halkaad waxaan kala soo baxdeen. |
    NUGAAL-MAN | Thursday, November 23, 2000 - 03:54 pm KUWA LEH DAAROOD AYAAN NECEB NAHAY WAXAA IGA TALO AH.DAAROOD IDIN MA OGA INAAD NECAB TIHIIN IYO IN KALE.HADEEY OG YIHIIN INAAD NECEB TIHIINA DAN KAMA LEH NECEYBKIINA.WAKHTIGU YAANUU IDINKA LUMIN.ILAAHIIN JECLAADA ISAGAAD JECEYLKIISA KU JANANO TAGEYSAANEE,SHEYDAANKANA NACA. |