Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Hawiye iyo Fursadii ugu danbaysay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 02:19 am
From Sooyaal Newspapper


Waxaa la is weydiin karaa shacabka Puntland ma masuuliyad gaar ah ayaa ka saaran qaranimada Soomaaliya?,malaha waxay quudareynayaan in ay sadbursi heli doonaan, mise waxay ku taamayaan deyn hore loogu lahaa magdhowgeed.

Maalmihii dhowaa reer Puntland waxay sugayeen soo dhoweyn jidbeysan oo lagu soo dhoweynayo Dr. Cali Khaliif Galeydh oo la filayey in uu yimaado L/caanood, kadibna u soo talaabo Garoowe iyo Boosaaso.
Sida la filayey reer Puntland 90% waxay u guuxeen Dowladda KMG, halka siyaasiyiinta gaarka ahi tilmaamayeen in wax la hubsado, sida ay dad badani qabaan Dowladda KMG ahi halbeegeedu wuxuu ahaa sida ay Muqdisho wax uga qabato, nasiib darro Dr. C/qaasi weli kuma guuleysan in uu furo dekedda iyo garoonkii Caalamiga ahaa ee Muqdisho.

Beesha Hawiye ee shirkii Carta ka qayb gashay waxay ballan qaadeen in ay daacad ka yihiin wixii lagu heshiiyey, maanta waxaan xusuusan karnaa in aysan beeshaasi si nuxur ah ugu bisleyn dhisid qaran Soomaaliyeed oo ay ka door bidayaan in ay Soomaaliya weligeed sidatan ahaato.

Shacabkayagu wuxuu ku faani karaa biseylka garoodkooda iyo in nabadda iyo kala danbeyntu tahay aasaaska nolosha, waxay ku guuleysteen in Col. C/laahi Yuusuf iyo kooxda ku xeerani quus ka noqdaan wixii ay ku taamayeen, waxaan meesha laga saari karin hadalkii uu dhowaan sheegay Dr. Cali Khaliif "Nin dameer dabadiisa " tanoo macnaheedu yahay in wax walba laga hormariyo helid qaran Soomaaliyeed oo si dhab ah lugaha isugu taaga.
Shacabka Muqdisha waxaad u maleynaysaa in aysan weli ku duxin xaqiiqada jirta iyo in fursada maanta tahay toodii ugu danbeysay, weli waxay ka hadlayaan, Muuse Suudi, caato, Qanyare, Ini Caydiid iyo..iyo.., taaasoo inoo caddeyn karta tuhumo horay loo qabay oo aheyd in reer Muqdisho yihiin wax burburiyayaal (destroyers).

Waxaa shacabka reer Puntland u bareereen in ay Muqdisho tagaan si naf huranimo ah, si Caalamku u arko in ay Soomaalidu heshiis tahay, nasiib darro, waxaa soo ifbaxaya burburka Dowladda KMG, iyadoo Dowladdaha deriska qaarkood ay daneynayaan in Soomaaliya gobol gobol u kala dhanbalanto, aynu is weydiinee yaa masuul ka ah kala kaca Soomaaliya, ma waxaynu dusha ka saarnaa degdegida Dr. C/qaasin, mise ballan furyada Iimaamyada, Duubabka iyo Indheergaradka beesha Hawiye ee dacal furay wixii looga soo heshiiyey Carta maalmo aan fogeyn.
Isku soo duuboo, fursada Dr. C/qaasin ma isku hayn karayaa saddex toddobaad kaleiya Dowladda KMG ah, Barlamaankeeda iyo weliba mushkilada ka haysata beesha uu ka dhashay oo dowladda KMG ahi marti ugu tahay magaalada Muqdisho, iyadoo weliba aynu ogsoon nahay in beesha Hawiye loogu sad buriyey hilba qaybtii shirkii Jabuuti.

Gabagabadii, Hawiye iyo fursada maanta sida ay u dayacayaan ayaa la oran karaa waa Fursadii ugu danbeysay ee Haweiye soo marta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 17, 2000 - 11:13 pm
waa ku raacsanahay inta badan waxaad meeshan ku qortay,A/qaasim wax ha kaqabto mooryaanta xamar inta uusan cidkale la xaajoon. haduu ku guulaysan waayo waa fursadi ugu horaysay uguna damaysay ee Hawiye soo marta. marka waanu sugaynaa sida dawlada cusubi wax u qabto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadoofe

Friday, November 24, 2000 - 05:11 pm
Walaalo walahi qodobo badan oo taabasha leh baad ka hadashay laakin markii aan aqriyay waaxad iila cod ekaatay nin fadhi ku dirir ah oo
iska hantaatacaya.
Mida labaad walaal hadii aad taariiqda dib u raacdid waaxad u cod egtahay nin tariiqi ah hawiye
waa dad kii ugu horeeyay oo somaliya dowlad ka noqda maraka taa' taa baan kaa idhi.
Een dowlada ka dhalatay somaliya mahan mid hawiye ama mid qabiil waa mid somaliyeed. oo duubab kii somalida oo dhan baa in tahay fadhiisteen bay si daacadah nin somali ah u doorteen. iyadoo la ee gayo sidii aad kor ku soo xustay danaha somaliyeed.
Marlabaad markii aan sii dhugtay hadal kaadii waxaad u egtahay mar nin wadani is ka dhigaya marna hadalka dad gooni ah ama duubmo gooni ah baad hadalka ku duraysaa run ahaan tiina maanan jelaysan.
boqorada waan ogahay in aad tihiin maskaxdii
dad waynaha somalida, waan ognahay in aad tihiin
siyaasi yaasha somalida ama sida aad jeceshihiin in aad maqashaan oo ah fadhi ku dirirka somalida
muraajaxa yar aan ku siiyo taa bayn baynoqotay
marka ragii naan la yiraahdo majeerteen somali wax laqabsada waad og tihiin goobaha ragu xaniinyaha is ka taabtaan rag jilicsan baad noqotaa oo maatadiina baad ka carar taan in adeer xuumaato ma u qaadan hadal kayga waa xaqiiqadii.

Marka ragiinaan qoraxda taagan marlabaad somalida cudur koodaad tihiine wax laqabsada in tay gooru goortahay taana waa iga talo
walaal aan ku xasuusuyo rashiya marbay ahaan jirtay quwada labaad oo aduunka maxaa salkiciyay
aduunka ay hub isugu dhiibi jireen marka ragiinaan qiyaamada dadka is ku gu dhiiba walee way idin ku soo laabanaysaa wacadla tasaane baan manoqon doonto ee is la waynan iyo duud boor aanan meelgaarayn yaa idin yiraahda is ka dhaafa oo ka tanasula. intaa iyo ismaqal danbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMIYA ALI

Friday, November 24, 2000 - 10:21 pm
cadoofele horta halmid ayaan ku sheegaya dagaal haduu wax tara hawiye ayaa wax ka geni laha waxaan hadal kaga ka gartay in aad ku fanaysid dad baan dhacnay gabdhii baan xognay hadad hawiye tihiin waxaad babi'iseen qaraan dhan ummad dhan maha in aad DAROOD kali wax yeeshen somali oo dhan qasatan nafsadini 10 sanno wax ba waad qaban waysen hal mid ayaad ku gulaysateen taas oo ah in aad xoojiseen xaraanti marka maxaytahay waxaad ku fanaysid ood ledahay majeerten wa rag jilicsan ama darood. dad baad dhibatay say wadan baad cunteen wana aad ku fanay-saa marka in aad noga dhigtid cay waxaad tihiin dad aan xaraanta cunin waxna dhicin caruurtii agoon ka dhigin. Waa wax layab leh hadalada u firso.
Manta hawiye adiga dadkii dhibatayay hadana adgi baa wax sheeganaya.mana aha wax adigoo kaliya qaba dhamman hawiye figratada xun bay badan kadoda haystaan.
WAXAA MEEL IDIN TALA MAHA IN AAD DAROOD DHIBATAYSEEN OO KALI LAKIIN WADAN DHAN BAAD ADDUNKI KA SARTEEN. MARKA ISKA HADAL HADAL HADUU WAXTARA 10 SANNO AYAAD HADLAYSEEN.
DAROOD WAA LAGA MARMAN INTAAD RAGANINIMO SHEGANAYSO KA HADAL RUNTA OO QALADKINA OGOLOW WAX LAGU FANO MAHA WAXAAD SHEEGANAY-SAN MANA IDIN BAHNA RUNTI DAROOD DHUL BUU LEYAHAY HADAY 3 BILLD JOGAAN SANADKII IYO HADAYSAY 12BILOOD JOGAN WAAD MESHAAD KA HESHAN RASHINKA WANA MEELSHA AAD BAYAC MUSHTARI KA SUBSATAAN OON NALIGU DHIBATEEN MARKA YUU KU QADIN FICIL AAN MEEL JIRIN WAXAY IDINKA ISTAHILAN RALI GALIN MANA AHA MAJEERTEEN RAG JILIC SAN WAA RAG WANAG SAN OO MASKAX LEH HADAY XABAD KA SOO CARAREEN ADIGA MAXAAD KA SOO CARARTAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mmj

Saturday, December 02, 2000 - 08:49 pm
to cardofe
waa tii ugu dandeysay. ka fa idaysta somali wada jirkeda iyo in nilii hagajiyo wadankina aad haleysen. Teda kale intaad edeynay san majeerten bal idinka is firiya dhibatada aad isku geysaten iyo sidi aad wadanki u babi'esen. wa inad ka fagartan nabada waddanka iyo daryeelka,xaqdhowrka dadka. ficil aan meel jirin baad wadaa wax aan jiro ahayn u ku tarayo majirto ee isku day in aad horay u socodo/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Sunday, December 03, 2000 - 03:57 am
To Daarot

Ineydan xishooneyn goobaha fadhi-ku dirirka iyo marfishyada waxaa idinla socda xaasaskiina oo ragga ku nacnac leh marka hore dumarkiina la hadla oo iraadda meelaha ragu ku xisaabtamayo haka hadlina hana imaanina.waa ceeb.

Midda kale anigu maahi Darot iyo hawiye midna waxaan ahay Isaaq waxaana aaminsanahay somalinimo marka labadiinuba wax isma dhaantaan hala sii kala xumaadee Darot waxaa tahay cidda dhibkaan keentay waana abaalkaa in sidan laguu galo, hada iyo dan dowlad somali waxey dan ugu jirtaa adiga amaad joogtaa war heedhe amaad joogtaa, waa iga talo.hadii dalka kala googo`o hawiye ilaahbaa oge waa KUWEYT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yussuf

Sunday, December 03, 2000 - 08:19 am
TO: SOMALI

Daarood markaad lahad leysid horta waxaa isku daydaa in aad afsoomaaliga sifiican u sooqortid.
Nin yahow Isaaq ama Hawiye waxaad rabtid sheego aniga cayn maayo qaaruumo soomaalida katirsan ee adaan waxaan kudhihi lahaa in aad kakacdid Marfishka aad fadhidid iskana deysid afkaada HUURADALEH oo aad Boqortooyada DAAROOD kutaageysid, orodoo shaqo doono ee kakac Qaadka oo adiga uun meel iska soo saar DAAROOD, HAWIYE walaa ISAAQ waxna maad ku ogidee.
Waan ogahay waxaad rabtay oo ahaa in aan halkaan kucayno Hawiye iyo Isaaq.

Ee ninyahow waa waano walaalnimo iyo muslinimo orodoo meesha kakac oo soo cadayso huuradaadii meesha waala fadhin la'ayahay.

NABADAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, December 04, 2000 - 01:01 am
to huuraale yusuf

war ugaar baa tahaye xageed ku aragtay boqortooyo makuwii hawiyuhu waseen baa boqoraa alla maxaa doqon waliba tiraa boqorbaan ahay, war waad hurudaaye adigu ka kac meesha.

haddaan ku iri dumarkiina edeb u yeel ma waxbaan caayay,. mase hadaan runta sheegay oon iri cayayaan baat tihiin ma runtaad diidi. huuraale
meesha ka toos maanta waa SHEEQ ISXAAQ ama HAWIYE labadaa mid dooro ugaaryahoy foosha xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSSUF

Tuesday, December 05, 2000 - 02:32 am
NIN CIIQABA BAA XANAAQA anigu waan aqaan waxaad tahay iyo meesha aad kasoo jeedid QARNIYO ka hor baan kusoo darisnay oo waanaqaan dabeecadiina iyo maskaxiinaba. Hada bal ufiirso waxa naac naac kadhacay taasbaa natusay sa in aad aad tahay nin CIIQABA oo kaxun dadka kale horumarka ay gareen kuwa noo caada ahna CAAFIMAADMALEH wakhtigayga iskagama khasaarinaayo adiga iyo waxii lamid ah.
OO waxaan iraahdaa WAA COMPUTER kudirir.

CIILKA AAD MAQBTID WAA PUNTLAND MAXAY HALKEE JOOGTO U GAARTAY oo waad kaxuntahay in ay UMADA SOMAALIEEYD in ay wax gaarana oo dhulkooda dhistaan. waa lasocoonaa waxa aad jeclaan laheed waa in SOMALIA inteeda kale ay BURBURSANAATO idinkana kaligiin aanoqtaan kuwo horumar gaara islamarkaana ku JEESJEESTEEYA umada soomaaliyeed
DAAROD IYO HAWIYE labaduba waxaa jeclaan laheed in ay XAARKA CUNAAN aa hadhow ADUUNKA been u quraaftiin aad tiraahdaan arka soomaaliya oo dhan anagaa ugu sareena. HADANA MARKII PUNTLAND LADHISAY OO SOOMALI OO DHAN NABAD KUNOOSHAHAY DAAROD IYO HAWIYE BA HANOQDAANEE OO MEEL ISKA SOO SAARAY WAXAA ISKU DAYAY SAA IN AAD DAD WALAALO AH OO SOMALI WADA AH IN AAD ISKU DIRTID ( CAMALU SHAYDAAN.)

MAXAA UMALAYSAY IN HAWIYE CAQLI UUSAN LAHEEN OO AAD KU ISTICMAASHID SIDII SOOMAALIYA DAGAALKALE UGA SI OOGI LAHAYD TAASI WAXAY IILA MUUQATAA MASKAX XUMO.

NACEEBKAANSE AAD SOOMAALIDA KALE UQABTID AYAABA XAY TAHAY WAX LAGA ARGAG GOXO WAR NIN YAHOW ORDOO MARFISHKII AAD KATIMID KUNOQO MEELA XIGMADA LA ISKU DHAAFSANAAYO ADOO KALE LOOGAMA BAAHNA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Tuesday, December 05, 2000 - 04:20 am
somali waa hal ninkii raba inuu kala dilana cadawgaad halis u tahaye ogow.

is-kaashi iyo wadajir ayey umad ku hormartaa.

ramadaan wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garoowe

Wednesday, December 06, 2000 - 09:35 pm
hadii goob rag isugu yimaado si u wada xaajoodaan ama akhbaar u kala qaataan lagama waayo doqon ka garab cida bal dadyohow hada cawaantan ila arkoo

malaga yaabaa inay wax murtileh inaku soo siyaadiyaan waa maya

malaga yaabaa dadkan cawaanta ah in danaha soomaaliya waxlaga waydiiyo-waa maya

malaga yaabaa qoysaskooda iyo caruurtooda inay wax cilmiyaysan u sheegaan-waa maya

ma laga yaabaa inay lee yihiin wax waxgarada
waa maya

malaga yaabaa inay wax soo barteen-waa maya

malaga yaabaa waalidkood inuu tarbiyada islaamka ku ababiyey-waa maya

malaga yaabaa inay ogyihiin ramadaan inay dhalatay-waa maya

hada ma istaahilaan nin soomaaliyeed inuu u jawaabee haku dayanina

wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil shidan

Thursday, December 07, 2000 - 10:31 pm
to garowe

arinta jamac ayaad ka dhigtee waa kuwee ragga aad ka hadleyso

wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hangool

Friday, December 08, 2000 - 07:23 am
To.Wiil Shidan

Ninku wuxuu la hadlayaa qofka afka Isaaqa ku halaya ee Magaca Somali sheeganaya waa yaabe meeshii la tagaba waxaa taagan mid Isaaqoo caytamaya war maxaa xigamadii iyo aqoontii iyo xishoodkiiba ka qaadey waxey kaga ururtey qabiil cay iyo dumar cay idinku eg dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

www

Sunday, December 10, 2000 - 10:36 pm
isaaqa marka ye marqaamaan uun miyey soo galaan qadka