Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Midnimada miyaanay Diintu inna farayn?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Thursday, November 16, 2000 - 03:45 am
Waxan Moodayey diinteenna suubani in ay inna farayso in hadday labo qof ama labo qabiil is khilaafaan ay haboontahay in lakala dhex galo oo la heshiisiiyo si horumar loo gaadho. Hadaba Soomaali ma waxay dan mooday in, wax kastoo dhacayba, qabiil walba meeshiisii isku oodo? Haddaba, Haddaan Illaahay laga baqayn, miyaan Adduunweynuhu xaguu u socdo la arkayn? Eega Yemen, eega Jarmal, eega Kuuriya, eeg maraykan oo isagu ahba qaranka qaxootiga - "Nation of Immigrates" aaduunkana uu ugu horeeyo!!