    WADANI | Thursday, November 16, 2000 - 06:52 am MEEYO NIMAKII GARXJIS E LIBAAX YADA AHAA SAXIIBY YAAL WAXAAN IDINKULA TALIN LAHAA MEEL WALBA U AAD JOOGTAAN BA ISLA SOCDA, IS RAACA TAAGEER NA ISA SIIYA MAANTA WADANKEENI SHAKI BU KU JIRAA, HANA ILAAWINA SIDA INA CIGAAL IYO MAR YAA LOOL KII SOO XAXASTEY IN OO GALEEN E WAA LAYNI ISKU KEENTAGEY E WAA NAAGO WUXUU NACAS MAHA ; WE SHOULD FIGHT THEM ON LAND ON THE SEA AND ON THE AIR; WINSTON CHURCHILL |
    GARXAJIS200 | Thursday, November 16, 2000 - 02:46 pm FIRST OF ALL NINKA GARXAJISKA AH SIDAA UMA HADLO MIDA KALENA HADII LAIS DAGAALO MICNAHEEDA MAHAN WAAN KU DHAGRAYAA WALIGAA! SABABTOO AH CIGAAL IYO TUUR KUMA AYSAN DAGAALAMIN KU DARSASHO SOUTH EE WAXAY ISKU DAGAALEEN WAA POWER SHARING! KALANA SAAR GOONI ISU TAAGA SOMALILAND IYO LOCAL ISSUE. NINI YAHOOW SOOMALILANDTAN SOO MA'AHA TII BURCO LAGU SOO DHISAY? YEYSE DAN GUUD IYO MID GAAR AHBA UGU JIRTAA? OF COURSE YOUR ASS,YOU DIGNITY AND DESTINY EXAMPLE ADIGA INANKAAGA MIYAAD KU DARI LAHAYN MEEL DHALAAN KALE LAGU GOWRACAYO. MA IS WEYDIISAY XAALADA S/L WAQTIGII INA SIYAAD IYO MAANTA HEERKA AY KU SUGAN TAHAY? NINKII MIYI QABA XAQIIQDANA OG MAANTANA YIRAAHDA CIRID BAARIDA SOUTH TIX RAACANA WAA TRAITOR AMA CRAZY! |
    H/Y | Thursday, November 16, 2000 - 03:15 pm As Abraham Lincoln said on the brink of civil war,"Thought passion may be strained,it must not break our bonds of affection.'Now is not the time for either side to stand on legalisms and public relations tricks.We have wounds to heal before we can move ahead in a spirit of common purpose,but we can,we must and we will. Wadani supposedly you're garxajis(which I think you're not)what makes you confuse somaliland with non-garxajis,let me remind you that somaliland was built in BURCO in 1991 by garxajis not tuur but good honest SNM warriors(garxajis),Well happens other isaaqs gathered or dislike of the garxajis clan is no justification to throw away something we as garxajis and also isaqqas fought very hard for and paid a high price for our independence(BY BULLETS AND BLOOD) Let me ones more remind you that the SNM and it's leaders were mainly garxajis,brother this isaaq internal conflicts are not new,we have been fighting among ourselves since shiekh isaaq had us,But what's new is bringing outsiders into our camps using non-isaaqs against isaaqs(cigaal used gadabursi&ciise&darood&amxaar against garxajis)that was something unforgivable unforgettable,Having said all of this I still believe in isaaqism or bringing isaaqs together,The only reason why we won the war against afwaayne and his ruthless army was because we were united we were as one. WE ISAAQS UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL. inta'as ayaan kaga baxaay sheekada salaama deh |
    WADANI | Friday, November 17, 2000 - 01:15 am MY GARXAJIS BROTHERS AND FELLOW COUNTRY MEN SAXIIB YAAL IAM SOMALILAND AND WILL ALWAYS BE I WAS BORN IN BURCO, I AGREE WITH THE IDEA OF SOMALILAND OF ONE NESS AND LOVE FOR ALL ISAAQS BUT IN PRACTISE I CANNOT SEE THAT, I DIDNT VOTE FOR CIGAAL BUT SO CAALEED GARXAJIS REPRESENTATIVES WICH HE PAYED VOTED FOR HIM, IN THE LAST TEN YEARS SOMALI IS BEEN IN WAR, WETHER IN XAMAR OR SOMALILAND, SAXIIB LA YAABI MAAYO CIGAAL E DAD KA SOO DOORTEY BAAN LA YAABANAHEY, QURAAN AYAA MALINTAN HORE U SHEEGAY, MAALINTA RAGA U GU LITAA WAX U TALINAAYAAN BAA LA YIRI,ITS A SINE OF COMING OF THE END OF THE WORLD, |
    RE:WADANI | Friday, November 17, 2000 - 07:38 am RE:WADANI let me tell u stinking faqash isaaq will never separate,..we know who u and what u are about and if u think that u can stir here well think again. As an Ciidagale my loyalty lays with Somaliland and noth Somalia. If you think that those who talk part of the Arta conferece well, every tribe has one or two opportunist people. So in short don't dream of Isaaq separating that will never happen and as far as Cigaal is concerned he is the President of Somaliland and when his term finishes it will be another Somalilander representing our interest. So mr Darood man we know your game stop stirring isaaq is not that gulable like some other tribes we know our enemies and we know that they are many,..and we will never give them the weopon to beat us with.Isaaq is isaaq is isaaq!. |
    guutaale | Friday, November 17, 2000 - 09:40 am To dhamaan raga isaaq ku abtirsada: idin layaabi maayo oo waxaad tihiin niman caqli gaaban balse waxaan isku dayayaa in aan wax idin tusaaleeyo waxaad ku andacoonaysaan in aad soomaali ka go aysaan taasi oon suura galayn marnab waxaa layaable in aad meesha ka saaraysaan xaqaa iqa jira niman yahaw maanka gabani marka hore iskudaya in aad daarood ka xoroobikartaan taasi ooy daan awoodikarin waxay waligiin dan tiinu kujirtaa daarood, waad ogtihiin gooni isu taaga somaliland waxay ku xirantahay daarood dhulbahante iyo warsangali la aan toodna waxba idiin mahagaagayo waxaanad ogaataan in ay daarood yihiin. hadaba sidee kuu aminayaa in uu danahaaga kuu fuliyo nin og in aad cadawgisa tahay. hadii aad somaliya joogtaan daarood baa ku xukumaya hadaad itoobiya jogtaana daarood, waqooyiga somaliyana daarood la aantii waxma noqonayo daaroodna kaayeeli maayo oo wuu kaa garasha badanyahay hadaba miyaad isgawrici. waxa kaliye eed samaynkartaa waagaalada dabada uleef kooda madoow iyo kooda cad hadba kii kuudhaw taasina maaha markii kuugu horaysay oo markii dhulka aad iminka sheeganayso laxoraynayay ingiriiska ayay awawyadaa dabadhilif u ahaayeen oo awrta ku gadhqaadayeen markii dawladii somaliyeed udagaalamaysay xoraynta dhulaka maqan mingistu waatii aad guska unuugayseen markii danbana gacatiina idin ku qasbay in aad magaalooyinkiinii ku gubtaan taasi oo nin caqlibadan aanu kufikireen iminka oo loosocdo in lawanaajiyo mustaqbala shacabka soomaaliyeed idinku waxaad wali kafikiraysaan halkii aad ka raadsan lahaydeen gaalkale ood dabada ka leeftaan . dadaba talada udanbaysaa waa dantiina garta hadii kale waad garan waxa kuu danbayn doona. |
    kalabeyr | Friday, November 17, 2000 - 04:34 pm Garxajis, yaa ku jidhi waa reer somaliland. Garxajis waa Ethopian. Waxeyna diidan yihiin, Somaliland. Soow kuwan ma'aha durbadiiba dabacarayo Abdulqasim. Waxaan idin weydiyed Ma ciidigale iyo Habaryonis baa nagugu soo celinkarto Somalia, alayaa wax u sheega aqalkii bay gogleysaa. Waryaaqa, ama Ethopia u laabta and Somaliland haka hadlina. |
    warfaa | Friday, November 17, 2000 - 05:16 pm soomaali wali dhibaatadooda mafahmin. qabiil is the problem. qabiil do not have limit. Cigal nin naxaya maaha. |
    GARXAJIS 200 | Friday, November 17, 2000 - 09:16 pm guutaale, waa kuu jaahilnimo inaad sidaa u hadasho isxaaqa aad sheegayso waa kuwii amxaaro la dagaalamayey 1977 iyadoo ay amxaaro ku dulaysanayso adiga iyo inta qabiil ee dagan reserve area adoo qaxooti ahna ganad refugee camp ku soo dejiyey aadna kula soo jeesatay qori caaradii hadaba amxaarka aad nagu dhakabinayso miyuunan ka wanaagsanayn kaaga soomaalinimada mala awaalka ah ku an dacoonaya? mida kale, c/qaasim waakan iminka jooga ethiopia oo wadahal lawadee miyuu soomaali ka iibinayaa amxaarka? kuula muuqda cadow maxayse olf ay hawdka u soo dhaafi la'dahay? ma tabardari baa haysa mise soomaalidii kale ee ethiopia degenayd bay heshiin l'a yihiin?. adeer runta isu sheeg isxaaq u malayn maayo in dad ka soomaaliyeysan uusan jirin ee xeerada hoosteeda baar oo u kuur gal nac nacdana iska daa. inta kale, cayayaan baad tihiin oo in sidii xasharaadka oo kale baad buufis u baahan tihiin garxajisna waa isxaaq isxaaqna waligii one buu ahaa ka naxoo nafta waa. |
    WADANI | Saturday, November 18, 2000 - 01:25 am I DIDNT SAY THAT I DIDNT BELEIVE IN SOMALILAND, BUT RATHER THE LEADERS OF THESE SO CALLED, GOVERNMENT WHO ONLY CARE ABOUT TAKING ALL THE MONEY FROM THE GOVERNMENT, MANY OF MY FAMILY HAS EITHER BEEN KILLED BY THE LATE SIAD BAARE OR WERE S.N.M. FREEDOM FIGHTERS,AND THEY DIED SO THAT WE MAY HAVE FREEDOM OF EXPRESION, CIGAAL IS BEEN GOOD FOR THE COUNTRY THE LAST 10 YEARS HE WAS PRESIDENT , BUT I FEEL ITS TIME FOR HIM TO GO BEACUSE AFTER ALL HE IS NO DIFFRENT FROM THE SIAD THAT WE WERE ALL FIGHTING AGAINST, HAVE WE ONLY GOT RID OF A DICTATOR JUST SO WE CAN REPLACE HIM WITH ANOTHER ONE OF OUR OWN ,AND FOR US GETTING REGOCNISITION THEY WILL NEVER BEE REGOCNISED AS AN INDEPENDANT STATE, |
    caynaashe | Saturday, November 18, 2000 - 01:36 am atleast markii dowlada siad baare haystey waa lays jeclaa oo mid kaliya baa lawada ahaaye, intee aynu dowlad somaliland. layiraahdo aynu sameysaney ayaa, garxajis iyo mar ya alool, lookala baxey wuxuna cigaal noo soo adeegsadey amxaar, ciise, gadabursi, war 7 qabiil oo isaaq sheegta baa nala dagaalameay, e sidee baanu u ilownaa sida na loo galey waa habeen xaley tagey, e walahi ina aan loo aqoonsaneyne,the fighting is not over my friends it is just begining, |
    Caynaashe dhab ah | Saturday, November 18, 2000 - 03:53 am salaan, waar waa ninkan faqashta ah ee shaaganaaya reer caynaashe, iyo nimanka kalee iska raadinayaa lahajada Isaaq waar nimayaw daciif nimo ayaa halkaas idin gaadhsiisay..lol horta waxan ku qsolaa mid baa is odhanaaya..isaaq is dhig. markaasu marku afar eri yidhaahdo..ayuu odhanayaa..yiri..iyo dhahay..iyo iri..lol wuxu caqli xumaa xoolo xoolo dhashay iyo xaabo xaabo dhashay bal waxuun aduunkan ka soo baxa..lol nabadeey |
    OUTSIDER | Sunday, November 19, 2000 - 06:02 am Tou may call yourselves isak/habryonis/awal/cidagale and so but what really unites you is that you are all somali refugee skinny asses! You are no better or worse than other proud but ignornat somali refugees who wonder this planet from country to country. Everywhere you you come across skinny ass somalis who blame other Somalis for their state of anarchy. You Somalis need to be recolonized for another 100 years. |
    AWAL | Sunday, November 19, 2000 - 06:25 am Anigu wax yar hadaan halkan ka idhaa ama Faqash ahaw ama gadhxajis ahaw anakuunbaa kuu talina AWALNA maanta gacantiisa midig ayay ku jirtaa dawladnimo, waanakaa dhaqaale ahaan, Siyaasad, Xoog iyo aqoonba maanta guusha hayna cid waxnaga qaadi kartaana ma jirtee jelousnimada iyo ciilku yaanu ku dilin. Habar yoonis cashar labaad hadaad u baahantihiin masaakiin aan ka naxayno ayaad tihiine waalida iska dhaafa oo ha isku duulina. Madaxweyne cigaal sanadkaa maanta ah wuu miciyaystay yaanu idin qaniinin. xitaa habar jeclooy siilaanyo is casilye is dhawra. |
    laasqoray | Sunday, November 19, 2000 - 12:21 pm garxajis waa rag aad iyo aad oo fiican laakin nimanka kale ii isaaq caay iyo xumaan moyaane wax kale kamaan arag,habr awal waa dad colaad badan oo calool xun. |
    wadani | Monday, November 20, 2000 - 01:43 am habar awal oo anu waligeenba dilin jirney saxiib, dad kale maad soo kaxeysan laheeyn hadii add rag rag tihiine,naago in aad tihiin uunbaad noo sii cadeyseene, as for cigaal he is a drunk whos term is nearly finished so we will let him injoy his last days in power,put i will promise you that that wont be the last of it, do i need to remind you that garxajis leaders of the s.n.m. who biuld somaliland in 1991 in burco, so as far as somaliland goes we are true somalilanders, |
    gacamey | Monday, November 20, 2000 - 06:00 am to awal saxiib mar ya alool xun baad tahey e maxaad u talin kartaan, there is no such thing as somaliland or ountland only somalia, markaad wadankan aad joogtid timi maxaad isku diibtey somalia,not somaliland so dont forget it man,waad hurudaane huradada ka kaca, rubish mar ya lool |
    LONIE | Monday, November 20, 2000 - 11:24 am GACAMAY WELL SAY. TO AWAL. YOU ARE MARYO-ALOOL.A COUTABLE PPLE. |
    mar ya lool | Tuesday, November 21, 2000 - 12:19 am guys what mar ya lool means ,ist h/awal name |
    Mahad | Tuesday, November 21, 2000 - 03:25 am Warbal dhilooyinkan eega, miyaad xafashteen, mise waad kacsanaysaan, waaba la'yaabe!!! Waxaan akhriyay akhrisan!!! Afkeydu kawada maqasheene maxaad tiqiin. Isaaqna ma tiqiin cidna matiqiine iska aamuunsa bulaaacadyahay qudhuntay. Suuliyahow Qaxayaaa, Xaaryahow urayaa, maydyahow fuuray, laxyahay bakhtiday...Isma dhaanto fooqal isma dhaanto waar meesha waxa wax kusoo qorayaa walee aaanu ahayn Isaaq. Afkooda ayaan ka garanayaa. Nijaas fooqal nijaas. War raga isaaqa ah ayaan la hadlayyaa, yaanay idinka faa'iidaysanin waa siday rabaane!! Mar haday sheekadu gaadho Isaaq badhtankiisa, Arag maqal warkana dhaaf!!! sidaa ha inoo ahaato. Ha is mashquuliyaan!!! |
    ciidangale | Tuesday, November 21, 2000 - 03:29 am saxiib let me tell you that means mar ya alool waaxaa loo yaqaanaa habar jeclo habar awal iyo gadubursi iyo arabka ciisa iyo wixii daba dilif cigaal u ahaa markaanu dagaalameyney. mar ya lool, anakuna garxajis baana yiraah daa |
    nuur/aldiin | Tuesday, November 21, 2000 - 05:08 am waa nimanka garxajis ragaw is ooogada wada sucda nimakaa kale ii reer shiekh isaaq xumaan mooye wax wanaag ah noomaa soo jeetaan ii iska jira oo iswata ia oo wada sucda,awal iyo ilka yar iyo arab dad maaha cudur la yiraahdoo garxajis ayaa haya. |
    WADANI | Tuesday, November 21, 2000 - 05:26 am NUUR/ALDIN SAXIIB I AGREE WITH YOU THEY ALWAYS HATED US, AND WE MUST KNOW OUR ENEMIES,THEY HIDE AND SAY WE ARE ISAAQ BROTHERS BUT THEY ARE LYING, THEY WOULD NOT FIGHT THE GARXAJIS,SO GARXAJIS WALAL YAAL LET US BE UNITED, UNITE US UNITE US, |
    Anonymous | Tuesday, November 21, 2000 - 06:24 am HAHAHAH WAA YAAB WAAR MALAHAN WAXAN SIDAANI U CALAACALAYAA MAAHAN GARXAJIS OO GARXAJIS GOORMUU SIDA UDHINTAY OO OOHINBAA HADALKOODA KA MUUQDEE,WAAR NIMANKA SIDA KADAAYA,HADDAAD XINIINYAA KA SAARTAAN CADAWGOOD BAY U JABIYE GARXAJIS CIDINA IDINMA NECBA ISAAQQ BAAD TIHIIN ISKA NOOLAADA,NACNACDUUN JOOJIYA IYO DABALEEFNIMADA AAD CADAWGA DABADA ULEEFTAAN. |
    arab | Wednesday, November 22, 2000 - 12:01 am waar dadkanii maa isaaq ba waar maa garxajis ba walee mahaa isaaq is one ppl haa noltoo somaliland |
    burco-boy | Thursday, November 23, 2000 - 05:58 am saxiib yaal somaliland tii garxajis ku magaalada burco 1991 lagu disey, sow maaha tuur madexweyn neheenii ugu horeeyay of somaliland miyuu nan ahyen, as for the mar ya alool jealous bay garxajis ka ahaayeen markaasey la dagaalmeen, laakinse waxaasi waa lasoo dhafey in malin walba na laga hadlo maaha e, sidan isu dhaaam reer sheik isaaq, |
    aa | Thursday, November 23, 2000 - 06:10 am TO everybody These above remarks are showing you that Somaliland are united as ever and there is no no no one can create problem amoung us unlike the south of somali people. If i go to Mugdisho today with some money, i can create a new fuction without any problem, the people there are so curpt, and they know nothing but to kill and loot each. |
    REER-BURCO | Sunday, November 26, 2000 - 02:29 am SAXIIBYAAL NIMAN GARXAJIS AH HADEYNU NAHEY SOMAILAND, MARKII DAGAALADA SOCDEEN BURCO BAAN JOOGEY RAG MAR YA ALOOL AH OO HABAR JECLO IYO ARAB AH IYO GADBURSI WAR XITAA RAG AMXAAR AH, BAANU KU LAYNEY MESHAANE, WAXII NALA DAGAALMAYAY SOW MAR YA ALOOL MAY AHYEN WALEE MAALIN CAD BAANU KAGA SAARNEY RASAAS, RAGII ILKO YAR YAR ILAAYO YIROWE BAANU KAGA SOO HADNEY, HA NOOLADAAN GARXAJIS, |
    FIIRAAN | Sunday, November 26, 2000 - 02:36 am to reer burco lol@@ saxiib walee waxaad isoo xasuusisey barigee anu burco mar ya alool ka ku layney, e waxaan ku waydiiyay xafadee baad ka dagaalameysey anigu, waxaan joogey goobta tuurtaturwaae, dagaalku badankiisuna, wuxuu ka socdey suuqa iyo meelaha hoose markii laysku galey amaad ahyed ragii magaalad xooreeyay long live bro hada laakinse saxiib waa la heshiiyay e dagaalka inaga daa |
    jaamac | Sunday, November 26, 2000 - 07:15 am hahaha ninkan kor hadalkani ku qoray bal fiiriya time-ka uu qoray asaga oo laba magac oo kala duwan qaatay midda hore oo isku magacaabay REER BURCO waxuu qoray 7,29,midda labaad oo isku magacaabay FIIRAAN-na waxa uu qoray isla markuu ta hore dhameeyay oo ah 7,36am, hadalada siduu uqorayna waa isku mid..lol.. garxajisaw mawaxaad waqtigiinii kulumiseen intaad netka toban magac oo kala duwan qaadato inaad qortid waxaa nala dagaalamay isaaqq,gadabuursi,dhulbahante,xabashi..lol.. waar garxajis xoog badanaa..lol.. wallee faankiina looma fadhiyo. iyo waxaad lasoo taagantihiin burcaanu cid ka saaray ciidankiina burco ugu soo dhawaa waa la ogaa halkuu joogay,burco haddaad qabsateen bal in aad waalantihiin h/jeclo maatadoodu yiroowe ayay degtay gawaadhida BERBERA kasoo baxdaana ay toos u imaanaysay yiroowe, kolka haddaad burco qabsateen illayn wadada dheer ayaa martee saw wadanka maydun kala xidheen hadday taasu runtahay.waad ogtihiin in burco aydaan shaqo ku lahayn oo debeda ka fadhideen dadka idinka saarayna may dhammayn 1000nin ama waxaad tiraa awal ama arab ama h/jeclo ama gadabuursi ama dhulbahantaa ila dagaalamay, h/jeclo kolka toddoba loo qaybiyo qayb may dhammeen waxa kula dagaalamay...lol. hayna watreerinina dagaalkaas shaluu ahaa waa la ogaa siduu ahaa. |
    REER-BURCO | Sunday, November 26, 2000 - 09:30 am JAMAC DOQON ILKO YAR YAR AH HANA NOQON E WATII LA OGAA MAR YA ALOOL IN 7 QABIIL O ISAAQ AHI ISAGU TAGEEBNE NAAGO IN AAD TIHIINE , WAXAAD NOO SOO RAACDEEN MAR YA ALOOL GALABTII MARKII DAGAAL LOO SOO KACAYNA IDINKA BAA UGU DANBEEYAY WIXII NALA DAGAALAMEY E WATII ILAAYO YIROWE LAGU BAACSADEY E WAX KALE MA HAYSAA MARKAATI TAA ANIGA AYAABA JOOGEY GOOBTA E, |
    Gaashamo IYO Aware | Sunday, November 26, 2000 - 10:13 am looool Faqash fowqal faqash Garxajis weliigin iska dhiga waxbaa idiin ma tareeyso!!!!!! Who is Garxajis fighting??? Habar awal?? That is like saying Garxajis kill your mothers 50%of us have Habar Awal mothers lool should we kill our mothers?? Habar jeclo is my cousins, wifes, mothers, aunts, uncles if i am an Garxajis should i kill them lool??? lool waa caqligi faqashta lagu sheegi jireey!! There can be no such thing as a war between Isaaqs, it is an impossibility it would mean that i kill my mother, cousins, aunts, uncles loool!! Shut your stinking faqash mouths and leave our names alone!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    Anonymous | Monday, November 27, 2000 - 01:29 am Gashamo u are on ignorent person.Incase u don,t now or u been in coma I like to inform u that there were two wars in Somaliland since independence ,and it was between ISSAQ. The last one was the worrest in the hestory of ISSAQ becaouse Habarwaal done something never done in the hestory of duriiyadda. They use Gadabuursi,Ethiopian ,and the rest of ISSAQ clans.The Garxajis stood their ground in the war,but we will never resepct any ISSAQ clan anymore ,and we will decide where Somaliland will go in the future. |
    REER-BURCO | Monday, November 27, 2000 - 01:54 am announmous well said saxiib, we know what the rest of isaaq done, when abdiraxman tuur was pressident of somaliland, they started this war and we will finished it, so you see only the president we choose as garxajis is gona be president, mar ya alool ragii kasaarey baanu nahey burco iyo hargaisa ba e xa;kan is keena hadii ad rag isku haysataan, |
    fiiraan | Monday, November 27, 2000 - 06:01 am reer-burco saxiib ragedii baad tahey walee, e anba reer burco baan ahyen, xafadii ilma qalombiyo baan ku jirey e, waxaan ku iri ilko yar yar wax ba wakhtigaaga, ha isaga lumin runta bay necebyihiine, sow nimankii maaha yiri, tuurtaturwaa iyo taiwa, taiwa baanu dooraney, historyga bay ku qoreen in u ina higare burco u talin jirey waqtigii ingriiska 1899, e habar jeclo burco waxey soo galeen 1950 wixii ka danbeeyay e ha u bixin, |
    AQAYAAR | Monday, November 27, 2000 - 03:14 pm SALAAAN DHAMAAAN DURIYADA [THE REAL SONS OF SH/I] SALAAAN DHAMAAN MY LOVELY BLOOD . waxaan aad ugu faraxsanahay iskulana waynahay inaan ahay nin ISAAQ AH . Wax macno ahna iima samaynayso hadii aaan iraahdo waxaan ka ahay reer kaa ,sababtuna waxay tahy inaan aaminsanahay isaaq inuu mid yahay meel kasta uu joogaba ama uu kau dhashaba . Anigu waxaan ku dhashay MUQDISHO,anigoo 7jir ah ayaan mar tagay hargaysa ,halkaason joogay mudo weegag ah,ka dibna ku soo noqday muqdisho ,halkaason ku soo qaatay noloshayda intii ka danbaysay ,waxaan ku dhaartaa jirida,midnimada, sharafta iyo garashada isaaqa.Waxaan ku farxaa jabka cadawga [DURIYADA]. Isaaqu waa dad walala ah iyagaa wada dhashay, ma kala laha garxajis H/A ,Y,J,iwm [JUST ONE STRONG UNIT ]iyagana xalinaya dhibaatooyinka dhex yaal iyagayna u talaa,balse waxay ayaan daro haysataa loser-ka soo huwanaya magaca ,awoodkale markuu waayay is leh bal habkan ku aargooso HELOOOOOOOOOOOOOO ISAAAAQ WAA WADA WAXGARAD...... TALO: The wiseman of ISAAQ waxa uu ku leeyahy U ENDED UP xerooyinka qoxooti ee aduun waynaha . Ma u bisishahay maskaxdaada bukta in lagu dhiso oo lagu daaweeyo J/SOMALILAND? iyadoo ay tabarucaad tahy waxii qiimo ah ee waliba ku baxa barnaamijkaa lamagac baxay [dib usoo noolaynta qalbiyada quustay ]. ILOVEISAAAQANDILOVEMYHOLYSOMALILNDGODBLESSEALLOFU |
    REER-BURCO | Tuesday, November 28, 2000 - 01:31 am aqyaar saxiib nin , dacaad ah baad tahey laakinse saxiib, isaaq hadii uu united yahey, ismu dagaali laheyne, as foe somaliland wax soconaya maaha e somaliweyn in lagu biiro mooye wax kale majiraan, anigu nin isaaq ah baan ahye, oo habar yonis ah, waxaan ku dhashey magaalada burco,way fiican tahey in isaaq is raaco o mid noqdo, laakinse maanta isaaq mid maaha, oo taa wala wada ogyahey baan filaayee, |