Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: DAGAALO CUSUB OO HARGAISA KA DACEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA-HIGARLE

Friday, November 17, 2000 - 07:12 am
WAR HARGAISA SAAKA IGA SOO GAAREY BAA LAY GU SHEEGAY, IN LABA NIN OO CIDAANGALE AH LAGU TOOGTEY MAGAALADA HARGAISA XAAFADA DUNBULUQ, YAGA LAAYEY 3 NIN AH O ASKARTA SOMALILAND AY KA DILEEN , RAGASOO LAGU SHEEGAY IN AY SACAD MUSE IYO ARAB ISUGU JIREEN.

ILAAHEY HA U SAHLO SOMALILAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qambob

Friday, November 17, 2000 - 08:26 am
nin nin diley ninbaa loo dilaa waa dakanihiise.
rag waa kii rag iska dhirbaaxa,meeydyaalla meeydbaa loo dhigaa,ee ragga xaqdarrada wadaa halayska celiyo,haddii kale berrito carruurtaada ayeey iskuulka ku dilayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANAADIRI

Sunday, November 19, 2000 - 01:25 am
waxaat taha mer maran waxaad u haystaa in dacaayadaha beenta ah meel lagu gaaro, khayaamada iyo waxaad wadaan waa tan maanta xamar meesha ay taalo dhidhtay ee isku xishood beenta iyo xasadka ka dhawr waxaan u malayna inay dhaqankiinaba tahay inaydaan wax fiican arki karin dadka reer hargeysa waa maskax iyo aqoon wax ku xaliya ee taada ka hadan, anigu adiga inta kula dhalatayba si fiican ayaan u aqaanaa , hal xalaal ah ma taqqantaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 19, 2000 - 08:48 pm
hawiye futo madoow! ma adinkaa dadkoo dhan u malaysaan. oo fawdada ah soomaaliya meesha ay ka fadhiisan la' dahay waa adinka ilaahay si ha idiin galo waan idiin ducaynaynaa, kolay xoolaha wax ma dhaantaan. bani'aadam idinka liita uunka ma saarna ee waxaad yeeshaan dadka ilaahay yaqaan oo nabada iyo barwaaqada ku wada nool afkiina qurmaya ka dhawra.