Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Maxay shacabka soomaalyeed u garan la'yihiin dantooda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Dahir Farah

Saturday, November 18, 2000 - 12:13 am
shacabka soomaaliyeed oo ku jiray mudo dhan 11 sano colaad iyo dhibaato ayaa weli waxaa maskaxdooda ka tirmin qabyaalada oo ay wax kasta ka hormariyaan xataa markii ay joogaan masajidka waxay ku sheekaystaan waxyaalo ku sabsan qabiilo is haysta hada ka soo qaad niman ayaan waxay isku sheegayaan siyaasiin waxayna mucaaradayaan dowlada dad ayaa taageersan wax kale maaha ee waxay ku taageersanyihiin inay isku qabiil yihiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, November 18, 2000 - 12:33 am
walaal mahamed waa ku mahadsan tahay sida aad runta uga hadashay waana kuu raacsanahay soomaali hadaan nahay waxaa naga awood badiyey talo jaahilqabiil iyo wax aanan aqli lahayn ee ku fikiraayo wax aan waligood soconaynin uguhorayn waa in laga fikiraa sidii dadkayna aan ugu bixin lahayn nabadgelyo la,aanta ,gaajada ,iyo cudurada oo aan soo ceshan lahayn sharaftii aan caalamka ku lahayn si taas lagu gaaro waxaa loo baahan yahay in uu kacaan dhasho kaasoo an kacaan wadaninimo layskuna duubmo,hadii aan ka hadlo rayigayga waxaa layiri dowlad la,aan waxaa ka roon dawlad xun ee aan iska dayno ku fikirka qabiilka iyo haduu ninka madaxwaynaha ah haduusan qabiilkayga ahayn mucaarad baan ahay,soomaaliyana maanta waa hilib geedsaaran, ilaah talada fiican hana waafajiyo,,,,,,,,
wadani