Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: BAL WAA TAN SOMALI KA DHAMAAN WEYDEY ANAA QABIIL FIICAN IYO ADAA GUN AHE , YAA HADABA INAKALA SAARAYA, SUUTAGALNA MA TAHAY IN ARINTAAS LAGA GAADHO XAL KAMA DAMBAYS AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Basbaas

Saturday, November 18, 2000 - 12:15 am
Bal arnintan aan wax iska weydaarsano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

banana

Saturday, November 18, 2000 - 06:44 am
gadabursi kaliya ayaa gob ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaqa

Sunday, November 19, 2000 - 05:15 am
Aniga waxay ila tahay wakhtigan immika ah waa la wada ilbaxay oo aduunkii afartiisa crif ayaa la kala aaday markaa waxaan odhan lahaa dadka ha la tiriyo, oo Computer inta faraha lagaga qaado si aanay isku labagoor tirin ha lagu tiriyo oo runta sidaasi lagu ogaado, Isaaq, Dhulbahante, majeerteen, Hawiye, Gadabuursi, Raaxanweeyn, kuli markaas ha la ogaado cida gun ah iyo cida kale.

kadibna la isku ogolaado in majoiritygu taliyo.