Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: WAXAAN AHAY GABAR SOOMALIYEED...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAADSAN 19 SOMALIYEED OO QARAXANYAN

Saturday, November 18, 2000 - 03:28 am
WAAN IDIN LAAMAY DHAMAAN SOMALIYEED GAAR AHAAN SOMALILNAD !
FANUUNYO QANIINSAY AYAA IDIN KUTAAGAN QOFKASTA OO SOMALI AHNA WAA OGYAHAY BALSE KALIGIIN MA AH QOFKASTA OO SOMALI AHWAA CARNASAY WAANA LAYAQAAN SHAKI KUMAJIRO CARADAA IYO CEELKAA WAX KEENAY SIKASTABA HADEE WAXAAN IDIKA CODSABLAHA AHADAY TAHAY MACQUUL HALAYSAKADAAYO NECBAASHA CUSUB DADAKA SOMALIYEED MIDLAWABA MAANTAY WAA AF BUURAYAA LAAKIIN GOOR MUU KABAXAYAA AFBUURKA WAA MARNA ILMA AAN DHANAYNO AYAAN LA JEEJIN ADUUNKA IYO WALAALADOODA CEEL GOORMAA LAGA BAXAA MARKII LA MIDOOBO OO CILKII HORE LA ILOOBO AF RIKA MOOYAANA AYAA ADUUNKA CEEL QABA MAANTAY ?
DHIBAATADA SOMALIYA GADHACDAY YAA KAMASUUL AHAA WAA SIYAAD BARE SOMAALILAND WAA DAAROODBAY TIRI MA AH DAAROOD WAA SIYAADBARE XATAA MAREEXANA AHA YAA UU SAXAAN U SAMEEYEY AFGABIGII SIYAADBARE AYAA SOMALI HALAAGAY WALIGEENTA KASAWAACSANMAYSO INATAY ISFIRINAYSO !!!

DHIBATA HALAYSK ILOOBO SOMALYEED INTA DANBE CAYBIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guutaale

Saturday, November 18, 2000 - 07:23 pm
Hota gabadhyahay waan kusalaamay waanad ku mahadsan tahay waanada aad somali u soojeedisay laakiin waxaalayidhi "abuur waana layaab, dhagihii ilaahay waaniyaa waansan." dhibaatada somaaliya maanta kataagan waxaa gaarsiiyay wadamada somaliya cadawga la ahaa oo adeegsaday wax magartaayaal somaliyeed oo ay kamidyihiin SSDF. SNM. USC. SPM iyo kuwo kale. gabadh yahay taariikhda dib uraac markaad somali dhibaatadeeda raadinayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Friday, November 24, 2000 - 08:22 pm
To:guutaale

saaxiib adigaa taariikhda garanayee, maxaa keenay in ururaddaa aad sheegaysid ay la dagaalamaan Siyad?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run-sheeg

Thursday, November 30, 2000 - 08:22 pm
to:cali cali ururada uu sheegay walaalkay ma aysan doonaynin inay siyaad meesha ka saaran lakiin waxay wateen arimo iyaga u gaar ah,ha ahaatee mid qabiil ama mid xukun doon,marka saaxiib kuwii doonanay inay siyaad meesha ka saraan ma aysan wadan qorshe ay soomali wax ugu qabanayeen,tusaale ahaan snm,,,,waxay doonaysay ujeedo isaaq,,,,,ssdf,waxay wadatay ujeedo xukun doon,,,,,usc,,,,,,waxay ahad ujeedo mar uun ka aarso ragii ku liidi jiray aniga aragtidayda sidaas aya ila tahay,,,,marka saxiib ururadaas oon somali danteed hayn ayaa soomaliya meeshay taalo dhigay,,,,,tusaalo ahaan itoobiya ururadii ka dagaalamayay waxay wateen ujeedo ahayd inay mingiste meesha ka saaran oo umada itoobiya wax u qabtaan waanay sameeyeen,,,,,,teeda kale fiiri kenya mio markuu diiday inuu ka dego xukunka oo maalinba maalin ku sii darsanayo ururada ka soo horjeeda mio iyo kuwii ka soo horjeeday siyaad way kala aqoon badan yihiin waana kala wadanisan yihiin waxay go,aan ku gaareen in uu mio doonayo dagaal iyo wadanka oo burbura wayna ka soo hor jeesteen taas ayaa ku tusaysa ururada aan kor ku soo sheegnay iyo kuwa soomaliya ka jiray waxay ku kala duwan yihiin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halgame

Friday, December 01, 2000 - 10:55 am
ala maxaa faqash ku jira forumka

war yaadha miyay daan wax akhrin oo ay daan ahayn dad wax bartay how come after all the think that happen you are blaming the SNM and USC for what happen to somalia. I know because you are the Guiilty ones who have divided our nation and abuse the power. I am sure that u are all daarod.

well i guest i hane nothing more to say but guys wake up and face the reallty ofwhat you did to the somali people

Halgame reer somaliland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 08:00 am
Halayaabin, walaal, musuq-maasaqii iyo xoolihiin ay dhici jiriin markay dawlada haysteen ayay la yihiin, hadana riyo ayay moodayaan waxyaalaha somaliya-somaliland ka dhacaaya. Ilaa hadana kamay samrin oo waakuwan CArta ku shiray.
*Bal amankaakan daya, koormay hordada ka kici*
*Dawaco meeshay macal kubarato, ayay macaluul ugu dhimataa*
Salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam
God bless Somaliland