Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: DHIBAATADAA SOMALIA OO DHANBAY KADHACDAY AM AH SOMALILAAN OO KALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAADSAN

Saturday, November 18, 2000 - 03:32 am
HADII AAN WAX QALDAY IGARAALI NOQDA WALAALAYAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Saturday, November 18, 2000 - 03:44 am
Salaan,

Waan akhriyay waxii aad qortay inkastoo aad calaalisay hadalada qaarkood. Waxan la yaabay maxaad ka taqaanaa somaliland kaad sheekaysid, 19 jir baad tahee anigii ahaa 25 jir ayaaba waxba ka aqoone.

Aniga hadaan kula taliyo waxan ku odhan lahaa, reerkaad ka dhalatay ee reer koonfur ama faqashta waxay ku maah maahaan, "nin gambar kuu dhiga ayaa gambar loo dhigaa" hada waa hadaan ka soo qaado siyaasadii iyo taarriikhdii badnayd wax yar , ilay se kale igu fahmi mayside, macanahii Somaliland ama Isaaaaaaaaaqland "anigu ma aaminsani somaliland..waxan u aqaanaa dhulkaas Isaaaaaaaaaaaqland" kuma rabto ama somalinimo sheego ama matacalin sheego ama muslin sheego.

Anaku meeshan ma rabno somaliweyne bad ha ku dhacdo, nin baa yidhi:

Nin iga maarmi kara anigu muraad uma yeesho.

anaku waanu ka maaranaa koonfur, ama diida ama ogalaada, meeshan dhiig ayaa lagu xoreeyay nacnac iyo beerlawsiga dhaaf, inta meesha dagan ee faqashta ah...Gedbursi, Darood(Warsangali, iyo ReerDhilo) labadaasna doonida ayaanu soo saaraynaa waa hadaanu nahay Habar Yoonis, imika Ina Cigaal baan kafan u tolayaa iyo Habar Awal ducaysta faqashhhhhhhhhhhhhhow.

nabadeey