    WADANI | Saturday, November 18, 2000 - 07:47 am SAXIIB YAAL ARAB KU IYO NIMANKAN HABAR JECLO MAXAA KA SI AH CIGAAL BAY AMINSAN YIHIINE WAR NIN KU MA RUSUULBA, MAXAAD UGA DABA NAGEYSAAN , O CIGAAL BAA SIDAN YIRI MAM CIGAAL, BAA SIDAA YIRI, UUN BAAD HAYSAANE, NINKU WAA DULI ALKOHOLIC AH E MA SHARAF BUU LAHAA AWAL BA, |
    Haber jeclo/ arab boys | Sunday, November 19, 2000 - 05:53 am My friend let me tell u facts about this man, this is the only leader which has managed to stabilise the country, haber jeclo and others who support this leader know that he is a good leader, if we all critisis him then, we would be all fighting one another, this would been distruction, so haber jeclo men and arab are using their brains. War brings nothing but misery. so all of those who passionatly care about somaliland we should stick together and support our leader regardless of his tribe. P.s silaanyo is our next president when cigaal retires |
    abdikarim hassan | Sunday, November 19, 2000 - 07:09 am TO DHAMMAAN REER WAQOOYI Cigaal waxba kama taqaaniin waa doqon, jaahil waxaan idiin sheegayaa inuu yiri hadda ka hor mar wareysi lagula yeeshay newyork markii isak iyo dawladdii siyaad barre dagaalamayeen waana markii uu ahaa guddoomiyaha rugta ganacsiga wuxuuna yiri. waqooyi anigaa u dhashay kana imi waxna kama jiran maanta waxa uu idin leeyahay somaliland baa layna yiraahdaa yuu idin hodin he is an idiot person i never see my live. waxaana filayaa inuu mid uun yahay inuu doqon yahay ama haasid yahay.waxaana ila quman in aad ka fiirsataan ninkaas, nabada aad heysataana waxa keenay baan filayaa odayaal dhaqameedka iyo dadka oo daaley, kana daaley dagaal wax ku doon, maxaase idiin diidey in aad wada hadal la yeelataan walaa- lahiina soomaaliyeed ee kale, dhibaatadii somalia ka dhacdeyna waa ay u siman tahay umada somaliyed |
    arab | Sunday, November 19, 2000 - 11:37 pm To wadani waar ninyo arabku iyo habarjecalo waxay jecalyhiin nabada somaliland ee ugoo walaal long liv somaliland |
    WADANI | Tuesday, November 21, 2000 - 03:47 am WAR CIGAALE WAA NIN DACIIF AH E WAX DAMA BAA LA HAYAAYE AS, WAXAAD U TAGEERAYSAAN CIGAAL ISKU MAR YA ALOOL BAAD TIHIINE WAAN IDIN AQAANE,AS FOR SOMALILAND CID NA MA DIIDANA, LAAKINSE WAXAAN DIIDANAHEY MARKA AY YIRAAHDEEN SOMALIWEYN BAANU KASOO HORJEEDNAA, AYAAN KA NOQDEY OO AAN CADOW U AYE CIGAAL IYO WIXII RAACSAN BA SOMALIWEYN BAAN AHYE, |
    S/land | Wednesday, November 22, 2000 - 04:07 am Cigaal has came to power one man one vote, unlike the wardlords in South of Somalia. Again when he finish his term he will be vote out of office or reelect if the poeple of somaliland want him. My frieds while you critise a man who have a metion and knows where he is leading to his people and country, why do;t you critise the people who are still fighting looting each other? |
    daruuraha | Friday, November 24, 2000 - 07:34 pm KU;FAQashtaa hadaaqdeysa ;waxaan kuu sheegayaa maxaa kaa galay ama kaa khuseeya siyaasada noo gaarka ah ee aanu ku difaaacayno wadankayaga hooyo oo aananu mardanbe garacdii afweyne katagey inaaney hadhkayagha soo istaagin aanu ku tashaney intaanu noolney faqsh fooqal qaxba. |